Madaxwayanayaasha DalalKa Somaliland Somalia Iyo Maamul Goboleedka Puntland Oo Walaac Ka Muujiyay Xayiraadaha Baanka Ingiriiska ee Barclays Ku Soo Rogayo Xawaldaha Soomaalida
Hargeysa(maantasomaliland):-Madaxweynaha Puntland Cabdiraxmaan Sheikh Maxamed Faroole ayaa sheegay in xayiraadda Xawaalada somalida ee Baananka Ingiriisku ay tahay cuno-qabateyn ka dhan ah Bulshada Somalida. Baanka ugu weyn Waddanka Ingiriiska ee ay Xawaaladaha somalida dirista lacaga u fududeyn jiray ee Barclays, ayaa bishii May ee sanadkan sheegay inuu xidhayo Acounts-yada in ka badan 250 Xawaaladood oo ay […]
Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan maanta ka hadlay qaabka ay u dhacday hawsha derejo siinta Ciidanka Bilaysku iyo Cabashooyinka ka soo noqday.
Hargeysa(maantasomaliland)-Taliyaha Ciidanka Bilayska Somaliland Cabdilaahi Fadal Iimaan ayaa maanta ka hadlay qaabka ay u dhacday hawsha derejo siinta Ciidanka Bilaysku iyo Cabashooyinka ka soo noqday. Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan oo Maanta la hadlay warbaahinta, ka dib shir jaraaid oo uu qabtay maanta hambalyo u diray Askarta qaadatay derejooyinka iyo Guddida soo diyaarisay qorshaha derejo […]
Siyaasiyiinta,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Reer Xuseen Ee Gobolka togdheer oo oo beryahanba shir docedyo iyo kulamo joogto ahi u socdeen ayaa digniin culus iyo baaq u diray xukumada Siilanyo iyo shirkad shidaal baadhis ka wada degaamada beeshu degto(warsaxaafadeed)
(msl)Siyaasiyiinta,Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Reer Xuseen Ee Gobolka togdheer oo oo beryahanba shir docedyo iyo kulamo joogto ahi u socdeen ayaa digniin culus iyo baaq u diray xukumada Siilanyo iyo shirkad shidaal baadhis ka wada degaamada beeshu degto Baaqaa ay beesha reer Xuseen soo saartay oo dhamaystiran wuxuu u dhigan yahay sidatan:- “Sida aad wada […]
Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababaha loo sameeyey golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka.
Hargeysa (maantasomaliland) -Mujaahid Xasan Ciise Jaamac ayaa markii ugu horaysay ka hadlay sababaha loo sameeyey golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka. Mujaahid Xasan Ciise Jaamac waxa uu kale oo uu ka hadlay halka ay marayaan wada hadaladii u dhaxeeyey urur siyaasadeedkii Xaqsoor iyo xukuumada, isaga oo sheegay in wada hadaladaasi ay wali […]
Daawo: Raysal Wasaaraha Norway Oo Si Aragtida Codbixiyayaasha Uu U Helo Ka Dhex Tagsiileeyay Magaalada Oslo
Oslo, (maantasomaliland Raysal Wasaaraha Norway Jens Stoltenberg, ayaa si uu fikrada cod bixiyayaasha u ogaado, isla markaana wacyigooda uga dareen qaato, dantu ku kaliftay in uu tagsile dhawr saacadood ka dhex noqdo, magaalada caasimadda u ah dalkaas ee Oslo. Jens Stoltenberg, oo ku labisan muraayad madow iyo dirays kuwa tagsiilayaasha u eg ayaa qaaday rakaab […]
Abigail iyo Brittany Hensel waa laba hablood oo ah mataanihii isku yaallay ee inta la og yahay dunida ka badbaaday in ay saqiiraan ama geeriyoodaan xilli yar uun dhalashada kadib, waxay dhasheen iyaga oo leh jidh isku yaal, balse leh laba madax, laba wadne,
Oslo(maantasomaliland) Abigail iyo Brittany Hensel waa laba hablood oo ah mataanihii isku yaallay ee inta la og yahay dunida ka badbaaday in ay saqiiraan ama geeriyoodaan xilli yar uun dhalashada kadib, waxay dhasheen iyaga oo leh jidh isku yaal, balse leh laba madax, laba wadne, laba lugood iyo laba gacmood. Waxaana ay hawl-wadeenada caafimaadku sheegeen […]
Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka in uu noqon karo mid sii shaqayn kara mustaqbalka
Washington(maantasomaliland) Madaxweynaha Maraykanka ayaa sheegay inuu dib u qiimayn ku samayn doono xidhiidhka uu dalkiisu la leeyahay Ruushka in uu noqon karo mid sii shaqayn kara mustaqbalka. Madaxwayne Obama Waxaa uu cambaareeyay Madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin oo uu ku sheegay inuu u fakarayo sidii berigii dagaalka qabaw. Obama ayaa ku eedeeyay Putin inuu caqabad ku […]
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo meesha ka saaray in dabkii ka holcay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee JOMO KENEYATTA, aanu ahayn fal aragagaxiso,
(maantasomaliland) Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa gaashaanka ku dhuftay oo meesha ka saaray in dabkii ka holcay garoonka diyaaradaha ee caalamiga ah ee JOMO KENEYATTA, aanu ahayn fal aragagaxiso, sidaana waxa ku sheegay booqasho uu ku tagay garoonka diyaaradaha ee dabku qabsaday, waxaanu tibaaxay in amaanka garoonku uu yahay mid sugan oo si weyn […]
Tiro lagu Qiyaasay lix qof oo tahriibayaal ah oo ku geeriyooday doon ay saarnaayeen ooku qarqantay xeebaha dalka talyaaniga
(maantasomaliland)- tiro lagu qiyaasay lix qof oo tahriibayaal ah oo ka mid ah tahriibayaal ku safraayay doon ayaa lagu soo waramayaa inay dhinteen ka dib markii doontii ay saarnaayeen ay kula qaraqantay xeebaha wadanka Talyaaniga, halka tahriibayaal kale oo doontan saarnaa oo aan tiradooda la cayimina ay soo samata bixiyeen doonyo ay leeyihiin ciidamadda Talyaaniga […]
Muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka Maxamed Cali Cumar
Hargaysa(maantasomaliland) muwaadinkii aan xiirin tinmihiisa intii uu kulmiye hayey talada dalka maxamed cali cumar oo ahaa xildhibaanadii hadhay doorashadii golaha deegaanka ee dhawaan ka dhacday dalka ayaa dhamaan shacabka somalilannd tahniyad u diray ciidal fidriga awgeed isagoo ilaahay uga baryay inuu uu sanadka sanadkiisa ku gaadhsiiyo caafimaad qab iyo cimri dharer.muwaadinkan oo isgu aqn kala […]
Masuuliyiin Ka Kala Socda Somaliland iyo Itoobiya Oo Maanta Shir Balaadhani Uga Furmay Hotel Ambsador Ee Magaalada Hargeysa.
Hargeysa(MSL)Wasiirka Wasaarada Duulista iyo Hawada Somaliland md Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa si rasmi ah u furay isaga oo ugu horaynba hadalkiisa ku soo dhaweeyay waftigii ka socday dalka Itoobiya,sheegayna in shirkan ay labada Dawladood kaga Wada hadlayaan Arrimo ay ugu muhiimsan yahiin, Dhinacyada iskaashiga Ganacsiga iyo Amaanku oo lagu lafaguridoono labada cisho ee uu socondoono […]
Ogeysiis , Ogeysiis project briefing and fundraising event for the Somaliland National Library.
Somaliland’s 2013 People’s Project that seeks to Empower-Enlighten-Inspire A Nation Friends and Citizens of Somaliland please join us for the London project briefing and fundraising event for the Somaliland National Library. Date: Sunday 5th of May 2013 Venue: Harrow Civic Centre, Station Road, Harrow, HA1 2XY Time: 5pm-8pm £20 at entrance Main Speakers on the […]