Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 6)

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Oo Hor Tagay Golaha Guurtida Somaliland

(maantasomaliland):-Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Maxamed Biixi Yoonis ayaa saaka hor yimid golaha Guurtida Somaliland. Fadhiga Saaka ee Golaha Guurtida oo uu shir Guddoominayay Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Golahaasi, ayaa waxa uu Wasiirku mudaneyaasha siiyay warbixin dheer oo ku saabsan xaaladda guud ee Wasaaradiisa iyo halka ay ku dambeeyeen wadahadaladii labadda wadan ee Somaliland iyo […]

Sheekh Maxamuud C/laahi Geele Oo Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay

Sheekh Maxamuud C/laahi Geele Oo Xukuumada Axmed Siilaanyo Oo Xabsiga U Taxaabtay

(maantasomaliland):-ciidamada Somaliland ayaa xalay fiidkii xabsiga u taxaabaty Sheekh Maxamuud Cabdilaahi Geele oo ah Gudoomiyaha Urur Diimeedka Xisbulaha Ee Somaliland. Xadhiga Guddoomiyaha ururka Xisbulaah, ayaa waxa warbaahinta u xaqiijiyey Xubno ka tirsan urukaasii, walow aan ilaa hadda aan wax war ahi ka soo bixin dhanka xukuumadda Somaliland oo ku saabsan sababta xadhiga Wadaadkan. Sheekh Maxamuud […]

Dalkan Casaabad Baa Gacanta Ku Haysa, Waxana Aanu U Sheegaynaa Inaanay Annaga Casaabadi Na Xukumi Karine Nin Kastaaba Waxa Uu Doono Ku Kici Doono Oo Wax La Iska Celin Doono”..ENG. Faysla Cali Waraabe

Dalkan Casaabad Baa Gacanta Ku Haysa, Waxana Aanu U Sheegaynaa Inaanay Annaga Casaabadi Na Xukumi Karine Nin Kastaaba Waxa Uu Doono Ku Kici Doono Oo Wax La Iska Celin Doono”..ENG. Faysla Cali Waraabe

(maantasomaliland):-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali-waraabe, ayaa eedo Culus Dusha ka saaray Hab-dhaqanka Xukuumadda uu Gadh-wadeenka ka yahay Madaxweyne Siilaanyo, waxana uu jawaab ka bixiyey Qaabkii loogala dhaqmay Munaasibaddii qalinjabinta jaamacadda Hargeysa ee Shalay. Eng. Faysal Cali waraabe oo ka waramaya dhacdadii jaamacadda Hargeysa ee shalay ku tilmaamay mid baalmarsan Hannaanka maamulka […]

Agaasimaha Warfaafinta Oo Tababar u Soo Gabagabeeyay 21 Suxufi

Agaasimaha Warfaafinta Oo Tababar u Soo Gabagabeeyay 21 Suxufi

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee wasaaradda Waraafinta Somaliland, C/rashiid Jibriil Yuusuf ayaa shalay tababar ugu soo xidhay hoteelka Imperial ee magaalada Hargeysa, weriyeyaal ka tirsan idaacadda Radio Ergo iyo kuwo ka kala socday warbaahinta dawladda ee Somaliland iyo ta madaxbanaan. Tababarkan oo socday muddo afar maalmood ah ayaa waxa ka qayb galay kuddadii uu socday koow iyo […]

Maayarka Hargeysa oo Wareegto ku Mamnuucay Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah

Maayarka Hargeysa oo Wareegto ku Mamnuucay Qorsheynta Dhulka Buuraleyda ah

(mSL)Maayarka caasimadda Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Solteco) ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku hareeraysan magaalada. Wareegtadan oo uu maayarku ku saxeexan yahay ayuu ku faahfaahiyay sababaha keenay inay joojiyaan qorsheynta dhulka buuraleyda ah ee ku yaalla caasimadda Hargeysa.Wareegtadaasina waxay u qornayd sidan:- “Duqa caasimadda Hargeysa, ahna guddoomiyaha golaha […]

Guddoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda Oo Ka Jawaabay Dhaliilo mucaaridku u jeediyeen xukuumadda

Guddoomiye Ku Xigeenka Wakiiladda Oo Ka Jawaabay Dhaliilo mucaaridku u jeediyeen xukuumadda

(MSL)Guddoomiye ku xigeenka 2-aad ee golaha wakiiladda Somaliland Dr. Cali Aw Yuusuf Axmed, ayaa si adag uga jawaabay eedaymihii ay xisbiyadda mucaaradku ugu soo jeediyeen golaha wakiillada xeerkii takadiifta iyo horumarinta waddooyinka. Cali Aw Yuusuf oo shalay u waramayay wargeyska DAWAN, ayaa tilmaamay in aanay mucaradadnimadu ahayn wixii horumar ah ee ay xukuumaddu ku talaabsato […]

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhaqan geliyay Digreeto uu ku soo saaray siayaasadda miisaaniyadda sanadka 2014-ka taasoo uu ku dhaafay dhamaan Cashuurihii laga qaadi jiray Riigagga, Caga cagafyada, Laashashka Kalluumaysiga iyo qalabkooda oo dhan.

  Hargeysa((maantasomaliland):- ) Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa dhaqan geliyay Digreeto uu ku soo saaray siayaasadda miisaaniyadda sanadka 2014-ka taasoo uu ku dhaafay dhamaan Cashuurihii laga qaadi jiray Riigagga, Caga cagafyada, Laashashka Kalluumaysiga iyo qalabkooda oo dhan. Talaabada ay qaaday Xukuumadda Madaxweyne Axmed Siilaanyo waxa ay ku tilmaantay siyaasadd Miisaaniyadeedka 2014 in ay […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Shahaadooyin Guddoonsiiyay 744 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Kuliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Hargeysa

Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Shahaadooyin Guddoonsiiyay 744 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Kuliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Hargeysa

(maantasomaliland):-)Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) Madaxweyne Siilaanyo Oo Saaka Shahaadooyin Guddoonsiiyay 744 Arday Oo Ka Qalin Jabiyay Kuliyadaha Kala Duwan Ee Jaamacadda Hargeysa, la qaatay Farxada Qalinjebintii Dufcadii 10-aad ee ka baxday. Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu ardayda ku hambalyey guusha ay ka gaadheen mudadii ay wax soo baranayeen sidoo kale madaxweynuhu […]

Munaasibadii Xisbiga Kulmiye u Qabtay Soo-dhawaynta Maayarka Berbera oo Mar kaliya isu Dhalan-rogtay Weji ka geddisan Ujeeddadii loo Abaabulay iyo qodobka sharci ee ka horyimid akhriso isagoo dhan

Munaasibadii Xisbiga Kulmiye u Qabtay Soo-dhawaynta Maayarka Berbera oo  Mar kaliya isu Dhalan-rogtay Weji ka geddisan Ujeeddadii loo Abaabulay iyo qodobka sharci ee ka horyimid akhriso isagoo dhan

Berbera (MSL)– Munaasibad Ballaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay oo lagu taageerayay Siyaasaayada Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE ayaa manta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Berbera Munaasibaddan oo markii hore ujeeddadeedu ahayd soo-dhawayn xisbiga   Kulmiye u samaynayey maayarka magaalada Berbera Cabdishakuur Ciddin iyo Xildhibaan Cabdirashiid Maxamed oo ka soo baxay […]

Xukuumadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay sanadkan in Garoomo lagu ciyaaro kubadda laga dhiso dhamaan goboladda Dalka si looga baxo Garoomo la’aanta ka jirta, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo sidaas faray Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa.

(MSL)Xukuumadda Somaliland ayaa Amar ku bixisay sanadkan in Garoomo lagu ciyaaro kubadda laga dhiso dhamaan goboladda Dalka si looga baxo Garoomo la’aanta ka jirta, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo sidaas faray Wasiiro ka tirsan Xukuumaddiisa. “Waa in magaalooyinka waaweyn laga dhisaa Garoomo Ciyaareed, iyadoo Dhulka laga dhisayana ay ka wada hawl gali doonaan helistiisa Wasiirka wasaaradda Dhalinyarada […]

Burco: Shil Baabuur oo Qof ku Naf-waayay, Tobaneeyena Kalena ku Dhaawacmeen

Burco: Shil Baabuur oo Qof ku Naf-waayay, Tobaneeyena Kalena ku Dhaawacmeen

Burco(maantasomaliland):-Hal qof ayaa ku geeriyooday, in ku dhow toban qofna way ku dhaawacmay ka dib markii afar baabuur isla goob kaliya shil ku galeen duleedka magaaladda Burco ee gobolka Togdheer. Afartan shil ee ka dhacay duleedka barri ee magaaladda Burco ayaa keenay dhimasho hal qof iyo tobaneeyo dhaawac ah iyo hanti badan oo halkaasi ku […]

Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Ee hore Madashu waa Raad Abeeso”

Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Ee hore  Madashu waa Raad Abeeso”

(maantasomaliland):-Wasiirkii hore ee Wasaarada Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland [Wakhtigii Madaxweyne Cigaal), Dr. Cabdijibaar Maxamed Cabdi, ayaa markii ugu horeysay ka hadlay mawqifkiisa Siyaasadeed ee ku wajahan marxalada uu dalku marayo, waxana uu si adag u naqdiyey Siyaasiyiinta la magac-baxay ‘Madasha Wada-tashiga iyo toosinta Qaranka. Dr. Cabdijibaar oo bare ka ah (Macalin) Jaamacada Burco, waxa uu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com