Xaflada labaatan guurada maalinta qaranimada Somaliland iyo Germany
Ugu horayn waxaanu hambalyo kal iyo laab ah oo ku aadan labaatan guurada maalinta qaranimada hawada u marinaynaa Bulshada gobta iyo geesiga ah ee Jamhuuriyada Somaliland oo aanu leenahay way ahaataye maanta siwanaagsan u ciida. Waxaa farxad iyo sharaf weyn noo ah inaanu nasiib u helo noqoshada Jaaliyadii ugu hor dabaaldegta labaatan guurada kasoo wareegtey […]
Gabaygan cusub ee la baxay EN-JII-OO
Gabaygan cusub ee la baxay EN-JII-OO wuxuu ka digayaa waxyeelada hay’adaha UN-ta iyo kuwa kale ee Caalamiguba ay u geysan karaan dalka iyo dadka ay gacanta ku qabtaan haddaan laga digtoonaan. Wuxuu gabeygu ku andicoonayaa inay suurta gal tahay dalka ay gacanta ku qabtaan hay’adahaasi in aanay horumar waara gaadhsiin doonin , laakiin ay suurta […]
Xisbiga UCID Oo Madaxweynaha Jabuuti Ugu Baaqay Inuu Aqoonsado Somaliland
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Afhayeenka xisbiga ahna Ku Simaha Guddoomiyaha Xisbiga UCID Mr. Xasan Xuseen (Codyare) ayaa Madaxweynaha Jabuuti Md. Ismaaciil Cumar Geelle ugu baaqay inuu aqoonsado qaranimada Jamhuuriyada Somaliland. Afhayeenka xisbiga UCID oo maanta u waramayay TV-ga SLSChanal ayaa Madaxweyne Geelle ku booriyay inuu aqoonsado Somaliland si ay labada dal u noqdaan kuwo cilaaqaadkoodu intan ka […]
Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May…Qaybtii 3-aad
Ujeeddada aynu qormaddan u anbaqaadnay, waa taxanne qayb ka ah diyaar-garowga xuska 18-ka May oo ku suntan maalintii Somaliland dib ulla soo noqotay madaxbanaanideedii luntay.
Macdanta Somaliland Oo Markii U Horraysay Lagu soo Bandhigay Carwo Caalami Ah Oo Lagu Qabtay Sweden
Noocyada Macdanta Somaliland Oo La Jaad Noqday Macdanta qaaliga ah ee Musambique Sweden (maantaSomaliland.com)- Carwaddii u horraysay ee lagu soo bandhigo noocyada macdanta Somaliland, ayaa Sabtidii todobaadkan lagu qabtay Magaalada Varnamo ee gobolka Jonkooing ee koonfurta dalka Sweden, waxaana khubaradii caalamiga ahayd ee ka soo qeyb gashay ay ka Marag kaceen in macdanta Somaliland ay […]
Nin Soomaali oo lagu qabtay 26 Baasaboor Gegida diyaaradaha ee Qaahira
Nin Soomaali oo lagu qabtay 26 Baasaboor Gegida diyaaradaha ee Qaahira Gegida diyaaradaha ee Qaahira Nin Soomaali ah oo lagu qabtay gegida dayaaradaha ee magaalada Qaahira, ayaa la sheegay in laga helay 26 Baasabboor oo Soomaali ah, oo qaarkood ay yihiin Baasaboorradda diplomaasiyiinta. Ninkaas oo magaciisa lagu sheegay Yusuf Axmed Xasan, waxaa la qabtay ka […]
Ciidanka Qaranka Oo Beeniyay Inay Ka Gadoodeen Dhul Uu Bixiyay Chief Of Cabinet-ka Madaxtooyadda
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Qaranka Somaliland Jeneral Nuux Ismaaciil Taani, ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay war warbaahinta maxalliga ah qaarkeed baahiyeen shalay oo ku saabsan in ciidammada qaranku ka gadoodeen dhul ciidanku leeyahay oo uu bixiyey Chief of Cabinet-ka Madaxtooyada Mr. Xirsi Cali Xaaji Xasan. Jeneral Taani waxa uu si adag u […]
Odayaal, Siyaasiyiin, Madax Dhaqameed iyo Aqoonyahano ka soo jeeda Gobolada Bari ee Dalka oo Guurtida iyo Xukuumadda u soo jeediyay meelmarinta Xeerka Isgaadhsiinta
Odayaal, Siyaasiyiin, Madax Dhaqameed iyo Aqoonyahano ka soo jeeda Gobolada Bari ee Dalka oo Guurtida iyo Xukuumadda u soo jeediyay meelmarinta Xeerka Isgaadhsiinta Hargeysa ( ) – Odayaal, Madax dhaqameed, Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin ka soo kala jeeda Goboladda Maroodi-jeex, Togdheer iyo Sool ayaa shir ay maanta ku yeesheen Huteelka Shiraaqle ee bariga Hargeysa waxay ku […]
Somaliland: 20 Sanno Ka Dib Iyo Xamaasadda Qabanqaabadda Xuska 18-ka May qaybtii labaad
May 9th, 2011 Qormaddii tan ka horeysay waxa aynu ku soo qaddinay oo duuduub ahaanugu sharaxnay ujeedada aynu qormaddan u anbaqaadnay ooah,diyaar-garowga xuska 18-ka oo May ku suntan maalintii Somalilanddib ulla soo noqotay madaxbanaanideedii luntay, balseintii ay wanaag u arkayeen iyo dedaalkii ay ku jireen oo dhan in ayarragti ahaan ugu muuqdeen dawladdii kalle ee […]
Weftigii ka koobnaa Wasiirrada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafka oo ka dhoofay madaarka London iyagoo ku soo jeeday Somaliland
London (maantaSomaliland.com)- Weftigii ka koobnaa Wasiirrada Wasaaradaha Diinta iyo Awqaafka Sh. Khaliil Cabdilaahi Axmed, Beeraha Md. Faarax Cilmi Maxamuud, Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac, ayaa shalay ka dhoofay madaarka magaalada London ee dalka Ingiriiska iyagoo ku soo jeeday Somaliland, ka dib markii ay dhamaysteen socdaal shaqo oo qaatay muddo afar todobaad […]
Badhasaabka gobolka Sool Mudane Cabdillaahi Jaamac Diiriye ayaa been aan sal iyo raad lahayn ku tilmaamay war sheegayay in uu ciidamada amaanka gobolkaasi ay ka diideen sii danynta nin macalin ah oo loo xidhay tuhuno argagixiso
Badhasaabka Sool Oo Beeniyay Inuu Amar Ku Bixiyay Siidaynta Nin Loo Haysto Falal Argagixiso May 9th, 2011 Laascaanood (maantaSomaliland.com)- , sida uu qoray wargayska Haatuf cadadkiisii 2658 ee soo baxay 8-dii bishan. Badhasaabka oo galabta khadka telefoonka kula soo xidhiidhay Shabakada wararka eemaanta Somaliland.com waxa uu yidhi “Waxaan beeninayaa war aan sal iyo raad lahayn […]