Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 771)

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynah

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynah

Xaabsade Oo Sheegay Inaan Xuduudaha Somaliland Lagu Badali Karin Isir Iyo Wada Dhalasho, Madaxweynaha Puntland-na Uga Digay Inuu Ku Soo Xad-Gudbo Sool Iyo Sanaag “Xidhiidha SomalilandHaybtu Macno Ma Laha Dhulkana Sharci Iyo Xuduud Baa Yaala, Faroolena Shaqo Kuma Laha Sool Iyo Sa Iyo Itoobiya Madaxweyne Siilaanyo Ayaa Haya Waana Kolba Sida Uu U Dhigo, naag” […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafaadka Golaha Wakiilad

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Khilaafaadka Golaha Wakiilad

Hargeysa (maantasomaliland)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan C/Laahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay inaanay xiligan ugu muuqan in wax ka bedel lagu sameeyo xeer hoosaadka Golaha Wakiilada si loo yareeyo tirada Mudaneyaasha ridi kara shirgudoonka. Madaxweyne Ku Xigeenka oo maanta saxaafada kula hadlayay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa wuxuu ka hadlay khilaafka ba’an ee kala qeybiyay […]

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Sii Daayay Maraakiib Shisheeye Ah Iyada Oo Ay Weli Xidhan Yihiiin Maraakiib Ay Leeyihiin Dad Muwaadiniin Ahi

Wasiirka Kalluumaysiga Oo Sii Daayay Maraakiib Shisheeye Ah  Iyada Oo Ay Weli Xidhan Yihiiin Maraakiib Ay Leeyihiin Dad Muwaadiniin Ahi

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Xukuumada Somaliland ayaa shalay sii daysay laba Markab oo ka mid ahaa afar Markab oo ay Ciidamada ilaalada xeebahu 17- kii bishan Dicembar ka soo qabteen xeebta galbeedka ee magaalada Saylac, oo ay sifo sharci darro ah uga kalluumaysanayay. Warku wuxuu intaas ku darayaa in labadan markab ay ruqsad ka haysteen Wasaaradda Kaluumaysiga […]

Ugaadhsato Carbeed Oo Lagu Arkay Deegaamo Ka Tirsan Degmada Lughaya

Boorama (MAANTASOMALILAND) Wararka ka imanaya degaanada Lughaya iyo Cabdi Geeddi oo ka kala tirsan gobolada Awdal iyo Hargeysa ,ayaa la sheegey in lagu arkay deegaamadaas ugaadhsato Carbeed oo hawlo ugaadhsi ah ka wada deegaamadaas. Warkan oo uu magaalada Boorama nooga soo diray weriyaha Wargeyska Maantasomaliland uga soo warama gobolka Awdal weriye Maxamed Cumar Sheekh (HYNE) […]

Biyo Yaraan Ba’an oo Soo Food Saartay Buuhoodle Iyo Sicir Barar Saameyay Nolashii danyarta

Buuhoodle (MAANTASOMALILAND)- Magaalada Buuhoodle iyo deegaamada hoos yimaada waxa soo waajahay xaalad biyo yaraan ah oo ba’an, waxaana qaaliyoobay qiimaha biyaha. Biyo yaraanta Magaaladaasi waxa sababay roobkii dayrta oo yaraa. Foostada biyaha ah ayaa gaadhay 2 Dollar waxaanay arrintaasi saamayn xun ku yeelatay qoysaska danyarta ah ee degan deegaamadda Buuhoodle. Waxa magaalada Buuhoodle dadweynuhu ka […]

Xeer Ilaaliyaha Guud Oo Sheegay Inay Sii Daynayaan Laba Suxufi Oo Saarnaa Diyaarada Hargeysa ku Xidhan

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Xeer Ilaaliyaha Guud ee Somaliland Xasan Axmed Aadan, ayaa sheegay in wax dambi ah lagu waayay laba Nin oo Suxufiyiin ah oo saarnaa diyaaraddii u socotay magaalada Boosaaso ee maamul goboleedka Puntland, muddada tobanka cisho ah ku xidhan madaarka Hargeysa oo ay soo fadhiisatay markii shiidaal yaraani soo waajahday. Xeer Ilaaliyaha guud ee […]

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay Diyaaradii Madaarka Hargeysa Ku Xidhan ee Puntland Ku Socotay

Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Ka Hadlay  Diyaaradii Madaarka Hargeysa Ku Xidhan ee  Puntland Ku Socotay

Hargeysa (MAANTASOMALILAND)- Wasiirka Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa sheegay inay qaramadda midoobay u gudbiyeen baadhista diyaaraddii dirayska ciidamadda iyo saanadda milatari u siday maamul goboleedka Puntland ee tobankii cisho ee la soo dhaafay ku xidhnayd Madaarka Hargeysa ka dib markii ay soo wajahday shiidaal yaraani. Wasiirka arrimaha […]

Guddoomiyaha NEERAD Oo Ka Digay Abaaro Ku Soo Fool Leh Somaliland

Hargeysa (Maantasomaliland)- Guddoomiyha Hay’adda ka hortaga aafooyinka Dabiiciga ah ee Somaliland (NERAT) Dr. Maxmed Muuse Cawaale ayaa sheegay in Soamliland ay soo food saaratay Abaar Iyo Biyo la’aan ba’an, taas oo uu tilmaamay in ay saamayn ku yeelan nolosha dad ka badan 30% . Dr. Maxamed Muuse Cawaale oo shalay u waramay qaar kamida warbaahinta […]

Wasiirka Duulista Iyo Hawada SL. Oo shaaca ka qaaday In Ay Diyaaradii U Gudbiyeen Xeer Ilaalinta Qaranka

Wasiirka Duulista Iyo Hawada SL. Oo shaaca ka qaaday In Ay Diyaaradii U Gudbiyeen Xeer Ilaalinta Qaranka Hargaysa-(Qaran news)-Xukuumada Somaliland ayaa markii ugu horaysay ka hadashay dacwad ku adan Diyaaradii lagu qabtay Madaarka Hargeysa, taasi oo hub u siday Maamul Goboleedka Puthland, waxaanay sheegeen inay xeer ilaalinta u gudbiyeen Xeer ilaalinta qaranka si maxkamad loo […]

Duqa Caasimada Hargeysa oo beeniyay Eedo Loo Soo Jeediyay‏

Duqa Caasimada Hargeysa Oo beeniyay Eedo Ay U Soo Jeediyeen Ururka Hilibleyaashu Duqa Caasimada Hargeysa Eng. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa maanta beeniyay war ku saabsan in Maayarka Hargeysa uu jeebaddiisa ku shubto lacag dhan 65 kun oo Dollar, oo laga qaado Hilibleyaasha caasimadda Hargeysa, warkaasi oo lagu daabacay Wargeyska DAWAN ee ka soo baxa magaalada […]

“Way Tahay In Wargeyska Ku Xad Gudba Karaamada Aan Dalka U Hayo Talaabo Sharciya Laga Qaado”‏

Taliyaha Bilayska Somaliland Cilmi Rooble Fure (Cilmi Kabaal) ayaa xeer ilaaliyaha guud ee qaranka u gudbiyay dacwad ka uu kaga dalbanayo in masuuliyiinta wargeyska Waaheen si sharciga waafaqsan talaabo looga qaado, isagoo sheegay in warysigii uu siiyay daraad wariyaha BBC-da u jooga Hargeysa Axmed Siciid Cige oo uu kaga hadlay dilka ka dhacay todobaadkan deegaanka […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Guddi U Magacaabay Diyaaradda lagu hayo Madaarka Hargeysa iyo Calooshood U Shaqaystayaashii Watay Oo Loo Soo Dhaadhiciyay Hotel Ku Yaalla Gudaha Magaalada‏

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud  “Siilaanyo”, ayaa la sheegay inuu u magacaabay Guddi ka kooban Xukuumaddisa oo masuul ka noqon doonta baadhista kiiska Diyaarada Saanada Milatari u sida Puntland ee lagu qabtay madaarka Hargeysa. Guddida uu magacaabay Madaxweynaha Somaliland oo ka kooban shan xubnoo d waxa ay kala yihiin Wasiirka Arrimaha Gudaha Dr: Maxamed Cabdi […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com