Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War » warar kale (Page 10)

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) Oo Baaq U Jeediyay Guddoomiyaha UCID

Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) Oo Baaq U Jeediyay Guddoomiyaha UCID

(maantasomaliland):-Xildhibaan Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo ka mid ah mudaneyaasha golaha guurtida Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadalladii ka soo yeedhay hogaanka xisbiga UCID iyo siyaasiyiinta isku magacaabay madasha wadatashiga oo si qaawan oo ka baxsan milgaha siyaasadda u weeraray madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Maxamed Maxamuud Yaasiin (Dheeg) oo shalay qaar ka mid […]

Warqad Furan Oo Ku Socota Axmed Maxamed Maxamuud, Siilaanyo, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland “Mudane, Madaxweyne, Haddii Meelaha Qaar Aad Hadalkaygan Qoonsato, Raalli Ayaad Ka Ahaanaysaa, Xumaan Ugama Jeedin” …….Boobe

(maantasomaliland):-Marka hore salaan,Marka xiga: “Arrimaha siddahoodana, Ilaahay kuma seejo”, taasina waa tii Duco, Ta daneed, Mudane, Madaxweyne, Laba ayaan dhex tag nahay ay doorashadoodu igu adag tahay. Mar waxaan doonayaa in aan warqad kooban oo aanad waqti badan ku lumin kuu soo qoro, marna dadweynaha oo aanu beryo kala maqnayn ayaan iga yeelayn ama aan […]

“Dad Waraaqo Hanjabaad ah u Qoray Genel Energy Way Jiraan, Shirkadduna Way Na Tustay”

“Dad Waraaqo Hanjabaad ah u Qoray Genel Energy Way Jiraan, Shirkadduna Way Na Tustay”

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shirkadda Genel Energy ay u soo bandhigtay cadaymo muujinaya in dad reer Somaliland ahi ay u gudbiyeen qoraalo isugu jira hanjabaado iyo kuwo ka dayrinaya ammaanka dalka oo shirkadu tustay Wasiirro dukumantiyo saxeexyo leh oo lagu handidayay. Sidaasina waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo is-kaashiga caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis […]

Agaasimaha guud ee Wasaarada caafimaadka Somaliland, Dr Cismaan Xuseen Warsame, ayaa sheegay in wasaaradda Caafimaadku ay taageero dhaqaale iyo farsamo u heshay 10 xarumood oo ka mid ah xarumaha gobollada dalka ku kala yaal.

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee Wasaarada caafimaadka Somaliland, Dr Cismaan Xuseen Warsame, ayaa sheegay in wasaaradda Caafimaadku ay taageero dhaqaale iyo farsamo u heshay 10 xarumood oo ka mid ah xarumaha gobollada dalka ku kala yaal. Dr Cismaan Xuseen Warsame waxa uu sidaasi ka sheegay safar shaqo oo uu khamiistii ku soo maray xanaanooyinka degmada Salaxley iyo […]

Obama Oo Shaybaadh Siyaasadeed Ku Tijaabinaya Madaxweynaha Iran

Obama Oo Shaybaadh Siyaasadeed Ku Tijaabinaya Madaxweynaha Iran

(maantasomaliland):-Madaxweynaha dalka Maraykanka Barrack Obama, ayaa shaaciyey inuu shaybaadh siyaasadeed oo tijaabo ah ka qaadi doono madaxweynaha dhigiisa ah ee wadanka Iran Hassan Rouhani si uu u ogaado heerka uu gaadhsiisan yahay mabda?iisa ku waajahan inuu xidhiidh diblomaasiyadeed la sameeyo dalalka reer galbeedka, gaar ahaan Maraykanka.  Sida lagu baahiyey wakaallada wararka caalamiga ah ee Reuters, […]

Guurtida Xiligii Uu Hogaaminayey Sheekh Ibraahin Sh.Yuusuf Sh. Madar Waxa Uu Ku Shaqayn Jiray Dhaqan Iyo Sharci Dejin, Labadii Midna Ma Hayno” Guddoomyaha Gudida Nabadgelyada Guurtida Axmed Muuse Obsiiye

(maantasomaliland):- Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Gudaha iyo Nabad-gelyada Guurtida Axmed Muuse Obsiiye ayaa sheegay inay jiraan 21 dhacdo oo isugu jira dilal iyo iskudhacyo beeleed oo dalka ka dhacay aan ilaa hadda wax xall ah laga gaadhin, isla markaana aanu jirin xidhiidh wadashaqayneed iyo isku xidhnaan ka dhaxaysa golahooda iyo xukuumadda, kaas oo intaa ku daray […]

Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne Oo Ka Hadlay Xaaladaha Dalka Ka Taagan,Bixitaanka Shirkada Shiidaalkana Ku Tilmaamay Maamul Xumo Ka Jirta Dalka, Dhismaha Madaarka Shaqayntiisana Su,aalay Shacabka Caasimada.

  (maantasomaliland):-mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen(Dhagaweyne) oo ka mid ah siyaasiyiinta ku midoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland ayaa maanta ka hadlay qodobo la xidhiidha hawlaha haatan dalka ka taagan. Mujaahid Dhagaweyne oo maanta ka hadlayey shir jaraa,id oo xubnaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranku ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Sallaxley Iyo Bali-gubadle

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Sallaxley Iyo Bali-gubadle

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta duhurkii soo gaadhay Magaaladda Sallexley oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Somaliland waxa uu degmadda Sallexley kulan kula yeeshay maamulka degmadaasi, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda oo ay iska xog-waraysteen xaaladda guud ee degmadda iyo horumarkeedaba. Madaxweyne Axmed Siilaanyo […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Mashaariic laga fuliyay Ood-weyne, kuwo cusubna dhagax dhigay

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Mashaariic laga fuliyay Ood-weyne, kuwo cusubna dhagax dhigay

(maantasomaliland):-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay safar shaqo ku marayay qaar ka mid ah goboladda Barri ee dalka ayaa maanta furay mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay magaaladda Oodweyne ee xarunta gobolka Daad-madheedh. waxa kale oo uu dhagax dhigay mashaariic cusub ee deegaankaasi laga fulin doono. […]

Shirkii Hoodaalle Ee Degmadda Agababar Oo la Shaaciyay Inuu Furmayo Axadda Fooda Innagu soo haysa

Shirkii Hoodaalle Ee Degmadda Agababar Oo la Shaaciyay Inuu Furmayo Axadda Fooda Innagu soo haysa

(maantasomaliland):-Shirka Beelaha Waqooyiga iyo galbeedka Hargeysa ayaa la iclaamiyay inuu si rasmi ah uga furmi doono degmadda Agabar maalinta Axadda ee fooda inagu soo haysa. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Afhayeenka Shirguddoonka shirka Hoodaalle Mowliid Maxamed Muumin, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:- “Shirguddoonka shirka HOODAALE ee beel-waynta Sacad Muuse ee degta […]

Wasiirka Shaqadda Oo Sheegay In Horumar Laga Sameeyay Nabadeynta Deegaanka Xariirad

Wasiirka Shaqadda Oo Sheegay In Horumar Laga Sameeyay Nabadeynta Deegaanka Xariirad

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimha Bulshada Somaliland Maxamuud Barre Garaad, ayaa sheegay in horumar laga sameeyay waan-waantii laga dhex waday laba ardaa oo ood-wadaag ah oo dhawaan shaqaaqo ku dhex martay deegaanka Xariirad ee gobolka Salel oo xukuumadda iyo Guurtidu ay dedaalo nabad lagaga dhex islaaxinayo ka wadeen. Waxa magaaladda Xariirad galay maalintii afraad wada […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Sheegay In Dalku yahay Qaran DImuqraadi Ah, Hase Yeeshee Aan La Aqbali Doonin Cid Sheeganaysa Wax Sharci Darro Ah.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) Ayaa Sheegay In Dalku yahay Qaran DImuqraadi Ah, Hase Yeeshee Aan La Aqbali Doonin Cid Sheeganaysa Wax Sharci Darro Ah.

Burco(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay in dalku yahay qaran dimuqraadi ah, hase yeeshee aan la aqbali doonin cid sheeganaysa wax sharci darro ah. Madaxweynaha Somaliland waxa kale oo uu sheegay in la ogol yahay in axsaabta siyaasaddu ay sheegaan wixii dhaliil ah ee dalka ka jira, hase yeeshee aan loo baahnayn […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com