Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Ciyaaraha (Page 5)

Tababaraha Xulka Qaranka France Ee Didier Deschamps Oo Ku Dhawaaqay Liiska 23 Ka Ciyaartoy Ee Xulka Qaranka France Uga Qayb Gali Doona Tartanka Euro2016, Dimitri Payet Iyo N’Golo Kante Oo Liiskan Ku Jira

XidigaHA xili ciyaareedkan wacdaraha ku soo badhigay Premier Leaque-ga ee Dimitri Payet iyo N’Golo Kante oo ka kala tirsan kooxaha West Ham iyo leicester City ayaa lagu abaal mariyay in lagu soo daro liiska xulka qaranka France uga qayb gali doonta tartanka qaramada Yurub ee Euro2016 oo dalka France ka furmi doona dhamaadka xili ciyaareedkan. […]

xubnaha ururka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada wadanka Switzerland waxay ku doorteen gudoomiye cusub oo badali doono gudoomiyihii xilka iska casilay ee ururkaasi.

xubnaha ururka kubada cagta aduunka ee Fifa ayaa maanta kulan ay ku yeesheen magaalada wadanka Switzerland waxay ku doorteen gudoomiye cusub oo badali doono gudoomiyihii xilka iska casilay ee ururkaasi. Doorashada lagu dooranayey gudoomiyaha cusub ee ururka Fifa oo ka dhacday magaalada Zurich ayaa waxa ku guulaystay musharax Giani Infantino oo u dhashay wadanka Switzerland, […]

Manchester United ayaa waji gabax kala soo laabtay kooxda ree Denmark ee Midtjylland kadib markii ay ka soo gaadhay guuldaro 2:1 ah. Inkasta oo ay Man United ku hormartay gool uu Memphis Depay udhaliyay

Manchester United ayaa waji gabax kala soo laabtay kooxda ree Denmark ee Midtjylland kadib markii ay ka soo gaadhay guuldaro 2:1 ah. Inkasta oo ay Man United ku hormartay gool uu Memphis Depay udhaliyay ayay haddana soo guuldaraysatay iyada oo  Pione Sisto  kalnsalay goolka Depay laakiin Paul Onuachu ayaa kooxda martida loo ahaa ee Midtjylland udhaliyay […]

Kooxda Juventus ayaa sii wadata taariikhda ay dhigayso waxayna garoonkeeda ku garaacday kooxda hogaanka horyaalka Talyaaniga haysay ee Napoli iyada oo Zaza uu dhamaadkii kulankan qalbi jabiyay Napoli, waxayna Juventus gaadhay guusheedii 15 aad oo xidhiidh ah waxayna guul dahabi ah oo 1:0 ah ka gaadhay kooxda Napoli.

Kooxda Juventus ayaa sii wadata taariikhda ay dhigayso waxayna garoonkeeda ku garaacday kooxda hogaanka horyaalka Talyaaniga haysay ee Napoli iyada oo Zaza uu dhamaadkii kulankan qalbi jabiyay Napoli, waxayna Juventus gaadhay guusheedii 15 aad oo xidhiidh ah waxayna  guul dahabi ah oo 1:0 ah ka gaadhay kooxda Napoli. Juventus ayay guushani ka caawisay in ay […]

(daawo sawiro)Rea Madrid ayaa guul cidhiidhi ah oo ay xili danbe laysla gaadhay ka soo hoysay kooxda Granada, waxayna Los Blancos guushan muhiimka ah ku soo gaadhay 2:1. Laakiin Real Madrid ayay guushani ku qaadatay in ay sugto ilaa daqiiqadii 85 aad kadib

(MSL)Rea Madrid ayaa guul cidhiidhi ah oo ay xili danbe laysla gaadhay ka soo hoysay kooxda Granada, waxayna Los Blancos guushan muhiimka ah ku soo gaadhay 2:1. Laakiin Real Madrid ayay guushani ku qaadatay in ay sugto ilaa daqiiqadii 85 aad kadib markii uu   Youssef El-Arabi uu kansalay gool uu qaybta hore Benzema dhaliyay, […]

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda.

Wararkii Ugu Danbeeyay Ee Ay Wargeysyada Ingariiska Ka Qoreen Suuqa Kala Iibsiga Ciyaartoyda Maanta Oo Khamiis Ah. Shabkada baligubadlemedia oo saka isha soo wada marisay wargesyada ingariiska waxa ay ka qoreen suuqa kala iibsiga ciyaartoyada tobaadkan . Chelsea ayaa 40 milyan ginni ku dalbatay xiddiga khadka dhexe ee Real Madrid Toni Kroos. Xiddiga Jarmalka ayaa […]

Culayska Haysta Tababaraha Man United, Kabtankiisa Oo Baaq Diray, Xaalad Kooxda Chelsea Iyo Tababaraha Liverpool Oo Ka Hadlay Kooxda Leicester

Culayska Haysta Tababaraha Man United, Kabtankiisa Oo Baaq Diray, Xaalad Kooxda Chelsea Iyo Tababaraha Liverpool Oo Ka Hadlay Kooxda Leicester

Culayska haysta tababaraha kooxda Manchester United Louis Vangaal ayaa sii kordhaya iyada oo ay ku soo fool leeyihiin laba ciyaarood oo aad u adag kuwaas oo haddii uu guulaysto u saamixi kara inuu haysto shaqadiisa. Kooxda Manchester United ayaan wax guul ah gaadhin lixdii ciyaarood ee ugu danbeeyey dhamaanba tartamada ay ku jirto, iyada oo […]

Tababarihii Kooxda Chelsea Jose Mourinho Oo Goor Dhawayd Lagu Dhawaaqay In Shaqadii Laga Eryey Iyo Nuxurka War Ka Soo Baxay Maamulka Kooxda

Tababarihii Kooxda Chelsea Jose Mourinho Oo Goor Dhawayd Lagu Dhawaaqay In Shaqadii Laga Eryey Iyo Nuxurka War Ka Soo Baxay Maamulka Kooxda

Tababarihii kooxda hoos u dhaca ciyaareed la soo darsay ee Chelsea Jose Mourinho ayaa goor dhawayd lagu dhawaaqay in laga eryey shaqadi uu ka hayey kooxdaasi. Maamulka sare ee Kooxda Chelsea ayaa war saxaafadeed ay goor dhawayd soo saareen waxay ku sheegeen inay guud ahaanba shaqadii ka joojiyeen tababaraha kooxda gacanta ku hayey mudooyinkii  u […]

Tababare Mourinho Oo Liiska Ciyaaryahanada Isniinta Leicestar City La Ciyaaraya Ku Daray Wiil Somali Ah

Tababare Mourinho Oo Liiska Ciyaaryahanada Isniinta Leicestar City La Ciyaaraya Ku Daray Wiil Somali Ah

Mukhtar Ali Abdullahi oo loo yaqaano “Mukhtar Afgooye” ayaa Maanta waxaa u yeedhay Jose Mourinho. Mukhtaar waa 17 jir Soomaali ah, wuxuu ku dhashay Magaalada Muqdisho, Sanadkii hore Bishii November ayuu Hashiis 4 sano ah u saxiixay Naadiga Kubadda Cagta Chelsea. Maanta wuxuu si rasmi ah Tababarka la qaatay Kooxda Chelsea ee maalinta Isniinta ka […]

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciyaaraha iyo Caalamka + Akhriso

Wararkii Ugu Dambeeyay Ee Ciyaaraha iyo Caalamka + Akhriso

 Kooxaha Manchester United iyo PSG Oo doonaya Ronaldo iyo hooyadii oo koox la jeclaatay Kooxda kubada cagta ee Paris Saint-Germain ayaa lagu soo waramayaa in ay ku raad joogto isla markaana ay doonayso ciyaaryahanka caanka ah ee Cristiano Ronaldo oo u ciyaara kooxda Real Madrid. Lama sheegin dhaqaalaha ay ku baadi doonayso ciyaaryahankanka kooxdan Paris […]

DAAWO- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Madashii Xisbiga WADANI, Ku Soo Bandhigay Qorshihiisa Doorashooyinka

DAAWO- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Khudbadii Uu Maanta Ka Jeediyay Madashii Xisbiga WADANI, Ku Soo Bandhigay Qorshihiisa Doorashooyinka

Kooxaha Horyaalka Ingiriiska Oo Ay 145 Ciyaartoy Uga Qayb gali Doonaan Tartanka Qaramada Yurub Ee Euro 2016, Imisa Ciyaartoy Ayaa Kooxdaada Ugu Jira Euro 2016? Kooxdee Ayaad Filaysaa In Ay Ciyaartoyda Ugu Badan Ku Leedahay?

Waxaa xalay la soo gabagabeeyay kulamadii kala baxaa ahaa ee loogu soo baxayay tartanka qaramada Yurub ee Euro2016 ka oo France ka dhici doona sanadka cusub ee inagu soo aadan. 24 wadan ayaa tigidhka u goostay France kuwaas oo ka qayb gali doona tartankan, waxaana la samayn doonaa isku aadka kulamada Euro2016 iyada oo inta […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com