Maamulka Addis Ababa Medical University College ka hadlay xaalada waxbarasho ee jaamacadaasMr Mengisite Mekonen+photo
Maamulka Addis Ababa Medical University College ka hadlay xaalada waxbarasho ee jaamacadaasMr Mengisite Mekonen by/husein harbi Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Maamulka Jaamacadda Addis Ababa Medical University College Mr Mengisite Mekonen ayaa ka waramay xaaladda waxbarasho ee jaamacadaasi. Waxaanu sidaasi ku sheegay waraysi kooban oo uu siiyay saxaafadda. Maamulaha Jaamacadda Addis Ababa Medical University Collge Mr. Mingiste […]
Maamulka Jaamacadda Adis Ababa Medical College Mr. Mengiste Mekeanon Oo Ka Hadlay Heerka Waxbarasho Ee Jaamacada
[imageflow id=”1″]By Xuseen Xarbi. Maamulka Jaamacadda Addis Ababa Medical University College Mr Mengisite Mekonen oo aanu shalay xafiiskiisa ku booqdeen wariyeyaal ka tirsan wargeyska Dawan Media Group ayaa faahfaahin naga siiyay xaalada guud ee waxbarasho iyo maamulka ahaanba. Maamulaha Jaamacadda Addis Ababa Medical University Collge Mr. Mingiste Makenoon, waxaa uu ugu horayn sheegay in […]
Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shirkii Soomaliya loogu qabtay London ka dib maanta Muqdisho ku laabtay ayaa sheegay inay wada hadalo la furayaan dawlada Somaliland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegay si khaldan u turjumay go’aankii ka soo baxay shirka London, kaasi oo sheegayey inay wada hadlaan Somaliland iyo Soomaliya.
Muqdisho (maantasomaliland) Madaxwaynaha dawlada ku meel-gaadhka ah ee Soomaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo shirkii Soomaliya loogu qabtay London ka dib maanta Muqdisho ku laabtay ayaa sheegay inay wada hadalo la furayaan dawlada Somaliland. Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo saxaafada kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa sheegay si khaldan u turjumay go’aankii ka soo […]
Ibraahin Xuseen Dhegaweyne iyo oo ka mid ah mujaadiniinta SNM islamarkaana iminka ah Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDHIS ayaa sheegay in shirkii dawlada Ingiriisku u qabatey kooxaha awooda Somalilda isku haya ee ka dhacay magaalada London,Daarta Lancester House uu ahaa mid lagaga hadlaayey arimaha Somalida oo aan Somaliland wax dani ugu jiriniyo mujaahid axmed waysacade oo ka mid ah xildhibaanadii kasoo horjeeday in shirka london somaliland dani ugu jirin oo mawqifkiisii ku sii adkaystay.
Hargysa,(maantasomaliland)-Ibraahin Xuseen Dhegaweyne oo ka mid ah mujaadiniinta SNM islamarkaana iminka ah Gudoomiyaha urur siyaasadeedka UDHIS ayaa sheegay in shirkii dawlada Ingiriisku u qabatey kooxaha awooda Somalilda isku haya ee ka dhacay magaalada London,Daarta Lancester House uu ahaa mid lagaga hadlaayey arimaha Somalida oo aan Somaliland wax dani ugu jirin. Mujaahid Dhegaweyne wuxuu sheegay in […]
Dallada Ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF ayaa maanta kulan balaadhan oo lagu falanqeynayay caqabadaha horyaala sidii looga gudbi lahaa u qabatay Xibiyada/ururada Siyaasadda, Guddida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Ururada Siyaasadda, Garsoorka, Baarlamaanka iyo qaybaha bulshada ee daneeya arrimaha doorashooyinkadaawo sawirada.
Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Dallada Ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF ayaa maanta kulan balaadhan oo lagu falanqeynayay caqabadaha horyaala sidii looga gudbi lahaa u qabatay Xibiyada/ururada Siyaasadda, Guddida Diiwaangelinta iyo Ansixinta Ururada Siyaasadda, Garsoorka, Baarlamaanka iyo qaybaha bulshada ee daneeya arrimaha doorashooyinka. Guddoomiyaha Dallada ururada aan Dawliga ahayn ee SONSAF Prof. Aadan Xaaji Cali oo furitaankii […]
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu hubo haddii midnimadaa iyo dareenka wada-jirka ah ee ay bulshada, xisbiyada iyo dawladda Somaliland wada qaateen lagu sii wado dhakhso loogu guulaysan doono rabitaanka iyo qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aqoonsiga.
London (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu hubo haddii midnimadaa iyo dareenka wada-jirka ah ee ay bulshada, xisbiyada iyo dawladda Somaliland wada qaateen lagu sii wado dhakhso loogu guulaysan doono rabitaanka iyo qaddiyadda Jamhuuriyadda Somaliland ee aqoonsiga. Madaxweynaha Somaliland waxa uu sheegay inay fadhi gaara la yeesheen Baarlamanka dawladda […]
Telefishanka Horn Cable TV, ayaa xalay si toos ah u soo tabinayay xafladii balaadhnayd ee weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay kula yeesheen magaaladda London Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK.
Hargeysa (maantSomaliland.com)- Telefishanka Horn Cable TV, ayaa xalay si toos ah u soo tabinayay xafladii balaadhnayd ee weftigii uu Hoggaaminayay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ay kula yeesheen magaaladda London Jaaliyadda Somaliland ee ku dhaqan wadanka UK. Xafladaasi oo bilaabantay 10:41 habeenimo ee saacadda Afrikadda Bari waxay socotay illaa 12:55 habeenimo. Waxaanay […]
Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud C/Raxmaan Cali, ayaa bogaadiyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu hoggaaminayay ee ka qeyb galay shirweynihii London oo uu tilmaamay inay guul weyn u soo hooyeen Somaliland. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta Hargeysa ka soo saaray Xidhiidhiyaha Xafiiska Jaaliyaddaha Somaliland Maxamuud […]
Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland mudane siilaanyo ka jeediyay Shirkii London
Nuxurka Khudbaddii Madaxweynaha Somaliland mudane siilaanyo ka jeediyay Shirkii London Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa qoraal ay soo saartay kaga hadashay qodobadii uu gelinkii dambe ee maanta ka jeediyay madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) shirweynihii London caawa fiidkii lagu soo gabo-gabeeyay. Sidaasi waxa lagu sheegay qoraal ka soo baxay wasaaradda […]
Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad gar-naqsi ah ka jeediyay shirweynihii London+sawiro
Madaxweynaha Somaliland oo Khudbad gar-naqsi ah ka jeediyay shirweynihii London London (maantaSomaliland.com)- In ka badan Konton Hogaamiye oo uu ku jiro Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud (Siilaanyo) iyo weftigii qaran ee uu Hoggaaminayay ayaa ka qayb galay Shir balaadhan oo ay dawlada Ingiriisku soo qaban qaabisay kaas oo lagaga hadlay xaaladaha amaan ee […]
Waxa halkan ka dhagaysataan khudbadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Ahmed M Silanyo ka jeediyay shirkii Somalia ee shalay ka dhacay magaalada London. Khudbadan oo goor dhaweed laoo gashay website ka Wasaarada Arimaha Dibada ee Ingirirska ee london
Waxa halkan ka dhagaysataan khudbadii taariikhiga ahayd ee Madaxweyne Ahmed M Silanyo ka jeediyay shirkii Somalia ee shalay ka dhacay magaalada London. Khudbadan oo goor dhaweed laoo gashay website ka Wasaarada Arimaha Dibada ee Ingirirska ee london wxaanad galaysaa ciwaanka hoos ku qoran Khudbadii waxa aad ka helaysaa websitekan Wasaarada Arimaha Dibada London Somalia Conference […]
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caalamka ku booriyay inaanay inaan xalka Somalia ku imanayn dawlad dhexe oo caalamku dusha kaga keenayo, hase yeeshee ay xalku ka dhalan karo nabad-gelyo seeska hoose laga soo dhiso sida Somaliland ay soo sameysay.
Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caalamka ku booriyay inaanay inaan xalka Somalia ku imanayn dawlad dhexe oo caalamku dusha kaga keenayo, hase yeeshee ay xalku ka dhalan karo nabad-gelyo seeska hoose laga soo dhiso sida Somaliland ay soo sameysay. Madaxweynuhu waxa kale oo madaxda kontonkii dawladood ee goob jooga ka ahaa shirka […]