Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 847)

Xasan Ciise Oo Cadeeyay Inay Furteen Dacwad Ay Kaga Ashkatoonayaan Riiqdii Doorashada Deegaanka Iyo Dadkii Boolisku Dhaawacyada Gaadhsiiyay. Hargeysa (msl) Guddoomiyaha Urur Siyaasadeedkii hadhay ee Xaqsoor Xasan Ciise Jaamac ayaa shaaca ka qaaday in Ururkiisu Dacwad ka dhana Guddida Doorashooyinka iyo Xukuumadda Somaliland ka furtay Maxkamad ku taala wadanka Ingiriiska, taasoo ay kaga ashkatoonayaan Natiijadii Doorashada iyo Dilkii lagula kacay Taageerayaasha Ururkaasi ee Degmada Axmed Dhagax iyo Magaalada Saylac. Xasan Ciise Jaamac oo maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib safar uu ugu maqnaa Dalka Jabuuti oo uu kaga qayb galay Aaskii Guddoomiyihii Baanka Jabuuti Marxuum Jaamac Maxamuud Xayd, ayaa dacwada ay Ingiriiska ka furteen ka cadeeyay Warbixin kooban uu Warbaahinta ku siiyay Gurigiisa Magaalada Hargeysa,

gudoomiyaha ururka xaqsoor ahna gudoomiyaha snm ayaa maanta cadeeyay inay dacwad furteen waxaanu yidhi “haa way jirtaa Ashkatadaasi, waxaanan kaga ashkatoonaynaa dhibaatadii Ururka Xaqsoor loo geystay iyo Carruurtii Xabadda Qoorta lagala dhacay ee aanay ilaa hadda Xukuumaddu waxba ka soo qaadin, waxaana nagu kalifay Dacwada inaanu halkaa ka furano, waatii Maxkamadihii dalka xataa loo diiday […]

Daahir Rayaale Oo Waraysi Gaar Ah Kaga Hadlay Aqoonsiga Mareykanka Ee Somalia, Burburkii UDUB, Mustaqbalkiisa Siyaasadeed Iyo Arrimo Kale

. Paris (msl) Jan.20, 2013 – Madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland uu saaran yahay waajib ah in ay la xidhiidho Waddanka Mareykanka ee Khamiistii ku dhawaaqay in uu ictiraafay dawladda laga dhisay Somalia. Daahir Rayaale oo hadda ku sugan magaalada Paris ee Waddanka Faransiiska, xalay khadka telefoonka ugu […]

Wasiirka Madaxtooyadda oo Ka Xog-waramay Natiijadii Socdaalkoodii Imaaraadka

“Socdaalkayagu waxa uu la xidhiidhay Horumarinta Dekadda Iyo Sidii Iyo Wajigii labaad ee ceelashii Imaaraadku inoo qoday” Berbera (msl)- Wasiirka Wasaaradda madaxtooyadda Somaliland Md. Xirsi Cali Xaaji Xasan oo uu weheliyo Maareeyaha dekadda Berbera Eng. Cali Xoor-xoor, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii muddo todobaad ah ay socdaal shaqo ku joogeen […]

Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Hadlay Aqoonsiga Mareykanka Ee Somalia, Burburkii UDUB Iyo Mustaqbalkiisa Siyaasadeed

  Madaxweynihii Hore Ee Somaliland Oo Hadlay Aqoonsiga Mareykanka Ee Somalia, Burburkii UDUB Iyo Mustaqbalkiisa Siyaasadeed   Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Kaahin waxa kale oo uu ka hadlay mustaqbalkiisa Syaasadeed iyo……….. Paris (msl) – Madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin, ayaa sheegay in xukuumadda Somaliland uu saaran yahay waajib ah in ay la […]

With all my respect of the international Organization, and United States, who are trying hard bring about peace and tranquility to the Somali people, I forward my humble contributions to the fatal issue as a member of the concerned.

With all my respect of the international Organization, and United States, who are trying hard bring about peace and tranquility to the Somali people, I forward my humble contributions to the fatal issue as a member of the concerned. May be I am wrong, but I see blood being shed again within the remains of […]

guddida wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa mudanayaasha golaha guurtida hor keenay maanta qodobo muhiima oo ku saabsan arimaha bulshada kuwaas oo ay soo jeediyeen in wax laga qabto.

(msl)guddida wanaag farista iyo xumaan reebista ayaa mudanayaasha golaha guurtida hor keenay maanta qodobo muhiima oo ku saabsan arimaha bulshada kuwaas oo ay soo jeediyeen in wax laga qabto. Guddida wanaag farista iyo xumaan reebista o maanta goob joog ka ahaa fadhigii mudanayaasha golaha guurtida ayaa golaha u soo gudbiyey arimo u baahan in wax […]

This work tries to pave the way for the achievement of a sustainable economic growth by taking into account the current position of the Somaliland economy and then compiles a set of recommendations for those agents including policy makers who are interested in improg the economy.

This work tries to pave the way for the achievement of a sustainable economic growth by taking into account the current position of the Somaliland economy and then compiles a set of recommendations for those agents including policy makers who are interested in improving the economy. Currently, Somaliland is in the stage of what Rostow […]

Xogo maanta somaliland heshay soo ururisay ayaa sheegaaya in shalay Barqadii Nin Khamiis Gashani uu soo galay gudaha Xarunta Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Hargeysa ,dacal ilaa dacalna isaga gooshay Kaanboolka iyo Xafiisyada Wasaarada iyadaan cidna dhaadin balse ugu danbayntii lagu joojiyey isaga oo ka baxaaya Gaydhka weyn. Ninkaas Khamiiska Gashanaa ayaa markii ay joojiyeen ilaalada Gaydhka hore ee Wasaarada Madanta iyo Biyuhu la weydiiyey su’aalo badan, Wuxuuna ninkaasi sheegay sida laga soo weriyey inuu Magaalada Hargeysa ku sugnaa muddo Shan Sanadood ah, islamarkaana degan yahay,haddana uu ka yimi dhankaa Masaajidka Tabliiqa.

Xogo maanta somaliland heshay soo ururisay ayaa sheegaaya in shalay Barqadii Nin Khamiis Gashani uu soo galay gudaha Xarunta Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Hargeysa ,dacal ilaa dacalna isaga gooshay Kaanboolka iyo Xafiisyada Wasaarada iyadaan cidna dhaadin balse ugu danbayntii lagu joojiyey isaga oo ka baxaaya Gaydhka weyn. Ninkaas Khamiiska Gashanaa ayaa markii ay joojiyeen ilaalada […]

Aasaaskii unuga Schoolka Abaarso Tech iyo himladii hirgalintiisa

Aasaaskii unuga Schoolka Abaarso Tech iyo himladii hirgalintiisa Schoolka Abaarso waxa uu yahay iyo meesha uu yahay waa la wada ogyahay. Laakiin sida ka muuqata, dadka qaar bay weli ka maqantahay cidda schoolka dhistay iyo cidda loo dhisay. Schoolka Abaarso Tech qof gaar ahi ma laha. Sidoo kale, hay’ad gaar ah ama sharikad ganacsi schoolka […]

Kulankiii Xukuumada Iyo Beesha Ciise Oo Burburay

(mSL.Saylac)- Kulan la doonayay in xal loogu raadiyo khilaafka maamul ee ka aloosan Magaalada Saylac, ayaa guuldaro ku dhamaaday maanta. Kulankan oo ay saaka wada yeesheen wasiirka arrimaha gudaha iyo xubno ka socday beesha Ciise , ayaa lagula kacay , markii dhanka xukuumada soo jeedisay in beeshaas ay qaadato jagada maayar ku xigeenka . Wasiirka […]

Ciidamada booliska somalilnd oo soo Ban dhigay khamri ay gacanta ku dhigeen.

(msl-Hargeysa)Ciidanka boliska Somaliland ayaa warbaahinta u soo bandhigay 30 Shirri kaan oo khamriya una dhigma 900 oo litir,Taliyaha ciidanka boliska jamhuuriyada Somaliland Cabdilhi fadal Iman ayaa sheegay in ay saaka hawl gal ay sameeyeen ku soo Qabteen gaadhi noo ciisuyahay ZUKI-ZUKI iyo laba Nin Oo Ku edaysan in ay ku sideen gaadhiga . Taliye Fadal […]

– Ardayda barata cilmiga deegaanka ee Jaamacada Hargeysa, ayaa xalay soo bandhigay hindise lagaga faa’ideysa karo qashinka. Munaasibada oo ay soo diyaariyeen ardayda barata Deegaanka, ayaa waxa lagaga hadlayey sida ugu haboon ee loo dhimi karo qashinka iyo looguna samayn lahaa goobo gaar ah oo qashinka la dhigo, si looga badbaado nadaafad daro horseeda caafimaad daro soo waajahda deegaanka iyo dadkaba.

– Ardayda barata cilmiga deegaanka ee Jaamacada Hargeysa, ayaa xalay soo bandhigay hindise lagaga faa’ideysa karo qashinka. Munaasibada oo ay soo diyaariyeen ardayda barata Deegaanka, ayaa waxa lagaga hadlayey sida ugu haboon ee loo dhimi karo qashinka iyo looguna samayn lahaa goobo gaar ah oo qashinka la dhigo, si looga badbaado nadaafad daro horseeda caafimaad […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com