Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » XISBIYADA » Kulmiye

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha

Warsaxafadeed ka soo baxay xarunta dhexe ee xisbiga talada haya ee KULMIYE, ayaa lagu sheegay in aanu jirin warar ay baahiyeen qaar ka mid warbaahinta guddaha, kaas oo sheegay in Guddoomiye Muuse Biixi Cabdi uu weedho aflagaado ah ku ganay culimada dalka. Kulmiye Warsaxafadeedkaasina waxa uu u dhignaa sidan:- “Waxa maalintii Salaasadda ee taariikhdu ahayd […]

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Shirkii Golaha Dhexe Ee Xisbul-xaakimka KULMIYE Oo Bil Dib Loo Dhigay Markii Madaxweynuhu ka dalbaday. xoghayaha guud ee kulmiye xasan siciid (warsaxaafadeed)

Xoghayaha Guud ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Xasan Siciid Yuusuf, ayaa sheegay in shirkii Golaha Dhexe ee xisbigaasi oo hore ugu mudaysnaa maanta oo taariikhdu tahay 24/06/2014-ka, dib loo dhigay illaa 05/08/2014-ka, ka dib markii Madaxweynuhu sidaasi ka codsaday fadhi uu maanta isugu yeedhay Hoggaanka xisbiga. Sidaasna waxa uu Xoghayaha KULMIYE shaaca […]

Muuse Biixi oo isna Caawa ku dhawaaqay Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye

Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi ayaa caawa soo saaray Liiska xubnaha guddida fulinta ee Xisbigaasi, saddex maalmood kaddib markii Shir-guddoonka shirweynaha saddexaad ee Xisbigaasi shaaciyay guddi kale oo fulineed. Warsaxaafaddeed goordhaweyd ka soo baxay Xisbiga Kulmiye, ayaa lagu shaaciyay Liiska Guddid fulinta ee Xisbiga, taasoo khilaafaysa tii hore shir-guddoonku ugu dhawaaqay. Guddidan ayaa ka […]

“Halkan Ka Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Ka Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

Daawo Qaar Ka Mid Ah Ergooyinkii Gobolada Awdal/Selel Ee Xisbiga Kulmiye Uga Qaybgalayay Shirwaynaha Xisbiga Kulmiye Oo Loo Diiday In Ay Galaan Goobtii Shirku Ka Dhacayay.

Hargeisa(MAANTASOMALILAND) Qaar ka mid ah Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hogaamin doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah

  Hargeisa(MAANTASOMALILAND) XUBNO ka mid ah Guddida qaban qaabada shirweynaha Xisbiga Kulmiye ayaa kulan ay goor dhaweyd magaaladda hargeysa ku yeesheen ku doortay hogaanka Rasmiga ah ee hogaamin doona hawlaha qaban qaabada kuwaas oo kala ah: Guddoomiye, ku-xigeen, Xoghaye iyo Af-hayeen. Guddidi waxay Guddoomiye u doorteen Abuubakar Xaamud Jibriil, Guddoomiye, ku-xigeen Xildhibaan Saleebaan Cabdi Cali Bukhaari, […]

Xuseen M. Bisad Oo Sheegay Inuu Mayarka Berbera C/shakuur Ciddin Ku Wacad Furay Bulshadii Reer Berbera Ee Soo Doortay

Xuseen M. Bisad Oo Sheegay Inuu Mayarka Berbera C/shakuur Ciddin Ku Wacad Furay Bulshadii Reer Berbera Ee Soo Doortay

London(maantasomaliland):-Xuseen Maxamed Bisad oo ah ninka Labaad ee ugu dheer Aduunka kana tirsan xisbiga UCID, ayaa wax laga xumaado ku tilmaamay. maayarka Berbera C/shakuur Ciddin in uu ku biiraan xisbiga Kulmiye, waxaa tilmaamay inuu ku wacad furay taageerayaashii xisbiga UCID ee sida xooga iyo xaamasada lahayd xiligii doorashadii ugu soo baxay ee maalkooda iyo dhiigooda […]

Xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID inuu keeno cadaymaha eedo uu Salaasadii ku qoray wargeyska Geeska Afrika ay sheegeen inay loo gudbin doono Ha’yadaha sharciga qaabilsan. (warsaxaafadeed uu galabta soo saaray xoghayaha guud ee kulmiye0

(maantasomaliland):–Xisbiga talladda Somaliland haya ee KULMIYE, ayaa ugu baaqay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID inuu keeno cadaymaha eedo uu Salaasadii ku qoray wargeyska Geeska Afrika ay sheegeen inay loo gudbin doono Ha’yadaha sharciga qaabilsan. KULMIYE waxa kale oo uu cambaareeyay faro-gelin ay maamul-goboleedka Puntland ee Soomaaliya ku hayaan soohdinta iyo xuduudaha Somaliland, sidaasna waxa […]

Wasiirka Arimaha Dibadda Somaliland Mahamed Biixi Yoonis oo Waraysi dhinacyo badan lalayeeshay Daawasho wacan.

War-saxaafadeed: Guddoomiyihii Hore Ee Hay’adda Qurba-joogta Somaliland Oo Isku Sharaxay Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye

War-saxaafadeed: Guddoomiyihii Hore Ee Hay’adda Qurba-joogta Somaliland Oo Isku Sharaxay Jagada Xoghayaha Guud Ee Xisbiga Kulmiye

Hargeysa (msl) Guddoomiyihii hore ee  hay’adda qurba-jooga Somaliland Saleebaan Maxamed Faarax, ayaa ku dhawaaqay inuu u tartamayo xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye. War-saxaafadeed uu maanta soo saaray oo soo gaadhay Xafiiska Wararka ee Ramaasnews, ayuu ku sheegay inuu u taagan yahay Musharaxnimada xoghayaha guud ee xisbiga Kulmiye isla-markaana uu ka dhex raetami doono shirka golaha […]

X.cabdi Waraabe Oo Fariimo Kulul Oo Canaan Iyo Dhaliilo Isagu Jira u soo jeediyay Madaxweyne Siilanyo iyo Saylici iyo Golaha Wasiirada Siilanyo

X.cabdi Waraabe Oo Fariimo Kulul Oo Canaan Iyo Dhaliilo Isagu Jira u soo jeediyay Madaxweyne Siilanyo iyo Saylici iyo Golaha Wasiirada Siilanyo

Xaaji Cabdi Waraabe oo ah Xildhibaan ka tirsan Golaha Guurtida iyo Odayga ugu da’ weyn golayaasha qaranka oo ka qeyb galay xaflad Nin ku sheegay inuu ku qiimeyay Boqol qof oo uu xushay oo wax dhintay iyo wax noolba isagu jiray ayaa canaan,talooyin iyo dhaliilo isbarkan u soo jeediyey Madaxweyne Siilanyo,ku xigeenkiisa Saylaci iyo Golaha […]

“Saxaafaddeenu xoriyad madax banaan ayay haysataaye’. waa inay wixii dalkooda dhisaya ee qiimo u yeelaya ay baahiyaan,” Madaxweweyne Axmed Siilaanyo

“Saxaafaddeenu xoriyad madax banaan ayay haysataaye’. waa inay wixii dalkooda dhisaya ee qiimo u yeelaya ay baahiyaan,” Madaxweweyne Axmed Siilaanyo

  Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo)  ka qeyb galay Munaasibad Bilado lagu gudoon siinayay muwaadiniintii Somaliland wax taray mudadii ay jirtay kuwaasi oo tiradoodu dhamayd 100 qof isla markaana iskugu jiray siyaasiyiin, aqoon yahano, abwaano, iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda oo maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaaladda Hargeysa. Barnaamijka la magac […]

Hadalhaynta Reer Somaliland iyo loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

Hadalhaynta Reer Somaliland iyo loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye

  Hargeysa (msl)- Shacabka reer Somaliland ayaa si balaadhan u faaqidaya maalmahan dambe arrimaha loolanka ee ka dhex taagan hogaanka sare ee xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda uu xisbigu ku abtirsado. Loolankan oo soo shaac baxay maalmihii u dambeeyey ayey dadweynuhu si weyn ugu dhag taagayaan halka uu sal dhigan doono, iyada oo dadweynaha qaar arintani […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com