Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 565)

Maktabada Akhriska ee Gaandi, ayaa dib loo furay ka dib markii ay mudo dhawr malmood ah xidhnayd,iyadoo la sheegay in laga Iibiyay Ganacsade. Arintaasi ayaa dareen cadho leh ku abuurtay Bulshada siiba Dhalinyarada iyo aqoon yahanka.

Maktabada Akhriska ee Gaandi, ayaa dib loo furay ka dib markii ay mudo dhawr malmood ah xidhnayd,iyadoo la sheegay in laga Iibiyay Ganacsade. Arintaasi ayaa dareen cadho leh ku abuurtay Bulshada siiba Dhalinyarada iyo aqoon yahanka. Guddi farsamo oo iskugu jirta Qorayaasha Somaliland,hal abuur iyo Daladda dhalinyarada oo iskood isku magacaabay ayaa galabta sheegay in […]

Wariye Sahra Ciidle Nuur,ayaa kadareen celisay sida ay u aragto Maktabada Gaandi ee caasimadda Hargeysa oo la iibiyay waxaanay ku bilawday qoraal ay arrintaa kaga hadlayso oo ay soo galisay barteeda ay ku leedahay bar-kulanka bulshada ee Facebook.

Wariye Sahra Ciidle Nuur,ayaa kadareen celisay sida ay u aragto Maktabada Gaandi ee caasimadda Hargeysa oo la iibiyay waxaanay ku bilawday qoraal ay arrintaa kaga hadlayso oo ay soo galisay barteeda ay ku leedahay bar-kulanka bulshada ee Facebook. Maalmihii u dambeeyay asxaabtayda iyo dadka aanu guud ahaan u wadaagno degelkan Face-book-ga inta baddani waxay aad […]

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, oo ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ah ee Wakiilada, ayaa sheegay in Muranka ka Aloosan golaha wakiiladu daaran yahay mudo kordhin loo sameeyo Xukumadda balse aanu jirin Laaxin ku jira Xeerka Diwaangalinta ee Muxaafadku leeyahay waxbaa laga bedelay

Xildhibaan Ibraahin Jaamac Rayte, oo ka tirsan Xildhibaanada Mucaaradka ah ee Wakiilada, ayaa sheegay in Muranka ka Aloosan golaha wakiiladu daaran yahay mudo kordhin loo sameeyo Xukumadda balse aanu jirin Laaxin ku jira Xeerka Diwaangalinta ee Muxaafadku leeyahay waxbaa laga bedelay. “Nuxurka Khilaafkani muxuu daaran yahay?, waxaan doonayaa dadweynuhu inay intaas fahmaan,Maxaa ka dhexeeya Komishankan […]

Suldaanka Guud Suldan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inaanay haboonayn in laga qayliyo dhul dawladdu leedahay, oo sifo sharci ah ay ku heshay shirkad waddani ahi, isla markaana wuxuu xusay in reer Faarax Xarbi ay deegaan ahaan waligood-ba ahaayeen Hargeysa

Suldaanka Guud Suldan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sheegay inaanay haboonayn in laga qayliyo dhul dawladdu leedahay, oo sifo sharci ah ay ku heshay shirkad waddani ahi, isla markaana wuxuu xusay in reer Faarax Xarbi ay deegaan ahaan waligood-ba ahaayeen Hargeysa, ee aanay ahayn reer Burco iyo reer Ceerigaabo toona. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo ka […]

Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo. waxa uu sheegay inuu haatan ka daran yahay Siyaad Barre, isagoo taxay fishilaado siyaasadeed oo Somaliland wajahday intii Madaxweyne Siilaanyo xilka hayay.

Xildhibaan Cali Sheekh Ibraahin Aareeye, oo ka tirsan Golaha wakiilada Somaliland, ayaa eedaymo culus u jeediyay Madaxweyne Axmed Siilaanyo. waxa uu sheegay inuu haatan ka daran yahay Siyaad Barre, isagoo taxay fishilaado siyaasadeed oo Somaliland wajahday intii Madaxweyne Siilaanyo xilka hayay. “Siyaad Barre ayaan ka cabanaynaye, waxaa ina helay mid boqol Siyaad inagu noqday oo […]

Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Golaha wakiilada Baashe Maxamed faarax iyo ku xigeenka 2-aad Cali Aw-yuusuf Axmed, ayaa sheegay inaanay jirin cid dhexdhexaadinaysa Golaha wakiilada, sidoo kalena aanay ansixinayn Komishanka doorashada ilaa Gudoomiye Cirro ka noqdo ama saxo Qodobada uu ku daray xeerka Diwaangalinta

Gudoomiye xigeenka 1-aad ee Golaha wakiilada Baashe Maxamed faarax iyo ku xigeenka 2-aad Cali Aw-yuusuf Axmed, ayaa sheegay inaanay jirin cid dhexdhexaadinaysa Golaha wakiilada, sidoo kalena aanay ansixinayn Komishanka doorashada ilaa Gudoomiye Cirro ka noqdo ama saxo Qodobada uu ku daray xeerka Diwaangalinta. Mudaneyaasha Muxaafadka ah oo Maanta Hadhimo sharafeed loogu sameeyay Hotelka Maansoor waxay […]

Wasiirka Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Furay Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Lagu Kala Saarayo Kooxaha Heerka Labaad Iyo Saddexaad Ee Degmooyinka Caasimadda

Wasiirka Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha Oo Furay Tartan Kubadda Cagta Ah Oo Lagu Kala Saarayo Kooxaha Heerka Labaad Iyo Saddexaad Ee Degmooyinka Caasimadda

 – Wasiirka wasaaradda dhallinyaradda, ciyaaraha iyo dalxiiska Somaliland Mudane Cali Siciid Reygal oo ay weheliyaan Agaasimaha Guud ee wasaaradda dhallinyaradda iyo ciyaaraha Maxamed Xuseen Axmed (Dhabeeye), Agaasimaha Waaxda ciyaaraha Maxamed Nuux Jibriil, Guddoomiyaha Olombikadda Xasan Maxamed Cabdalle (Waraabe-cadde), Guddoomiyaha Xidhiidhka kubadda cagta Cabdilaahi Kheyre Cawaale (Gacal), Xoghayaha xidhiidhka kubadda cagta Sacad Maxamuud Shire ayaa si […]

Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay

Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaabay

Dhamaan waxa la farayaa Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday. Xisbiga Ucid Oo Xilal Cusub Magacaab Isla markaana Dhamaan waxa la farayaa Masuuliyiintaa kor ku xusan in ay hawshooda si dhakhso ah u bilaabaan kana soo baxaan waajibaadka loo igmaday. Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada […]

Somaliland: IC and Political Leaders Concur on Timely Elections

Somaliland: IC and Political Leaders Concur on Timely Elections

Members of the International Community-IC that are stakeholders in the Somaliland democratization process are ready to fund elections slated for mid 2015. This development follows a meeting between the IC composed Somaliland Democratization Monitoring Committee-SDMC and the leaders of the three official political parties held in Nairobi. The SDMC meeting with the chairs of ruling […]

Fadhi aan caadi ahayn oo hore Shirguddoonka Wakiilladu isugu yeedhay mudanayaasha golahaasi, ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada muxaafadku qaadaceen inay ka qaybgalaan.

Fadhi aan caadi ahayn oo hore Shirguddoonka Wakiilladu isugu yeedhay mudanayaasha golahaasi, ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada muxaafadku qaadaceen inay ka qaybgalaan.

Fadhi aan caadi ahayn oo hore Shirguddoonka Wakiilladu isugu yeedhay mudanayaasha golahaasi, ayaa u baaqday kooram la’aan kadib markii xildhibaannada muxaafadku qaadaceen inay ka qaybgalaan. Fadhigan maanta oo qorshuhu ahaa in lagu ansixiyo xubnaha Komishanka Doorashooyinka cusub ee dhawaan la soo magacaabay, kana soo xaadireen labaataneeyo xildhibaanno oo keliya iyo Guddoomiye Cabdiraxmaan Cirro, ayaa u […]

Musharaxa Madaxwaynaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa nasiibdaro ku tilmaamay is-hortaag uu kala kulmay masuuliyiinta wasiiradda duulista oo isku dayday inay ka joojiyaan madaarka magaaladda Hargeysa oo uu maanta ka dhoofayey

, kaas oo u sii jeeday dalka Ingiriiska oo uu socdaal shaqo ku tagayey sida uu sheegay, isagoo xussay xukuumadda madaxwayne Siilaanyo ay madaxda mucaaridka ka jeceshahay oo ay ka soo dhawaysato shaqsiyaadka sida wayn uga soo horjeeda jiritaanka iyo madaxbanaanida Somaliland. Jamaal Cali Xuseen waxa uu tibaaxay in xad-gudubyo sharci oo badan ay ku […]

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

SOMALILAND: Veteran Journalist Hussein Harbi Announces Candidacy for the Upcoming Parliamentary Elections

Somaliland’s upcoming parliamentary race is heating up, with a veteran journalist Hussein Abdi Muhumed Harbi throwing his hat into the ring. Hussein Harbi is best known locally as the former deputy director of stated-controlled Dawan Newspaper and has held senior roles at various news organizations across Somaliland. Currently he is the chief editor of Maanta […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com