Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Quraan » Muxaadiro

CULIMADA AWDIIN DHALEECAYSAY XADHIGA SHEEKH AADAN SUNNE OO MAALINTII AFARAAD HARGEYSA KU XIDHAN (DAAWO)

CULIMADA AWDIIN DHALEECAYSAY XADHIGA SHEEKH AADAN SUNNE OO MAALINTII AFARAAD HARGEYSA KU XIDHAN (DAAWO)   <iframe width=”420″ height=”315″ src=”https://www.youtube.com/embed/jMdx9Jf80o8″ frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Sheekh Haddii maryaha candhuufi iga duusho balse aan garan waayo meesha ay igaga dhacday, dabadeedna aan sidaasi salaadii ku tukado, candhuuftaasi ma noqonaysaa mid najaas ah oo jabinaysa salaada?

Sheekh Haddii maryaha candhuufi iga duusho balse aan garan waayo meesha ay igaga dhacday, dabadeedna aan sidaasi salaadii ku tukado, candhuuftaasi ma noqonaysaa mid najaas ah oo jabinaysa salaada?

Sheekh Haddii maryaha candhuufi iga duusho balse aan garan waayo meesha ay igaga dhacday, dabadeedna aan sidaasi salaadii ku tukado, candhuuftaasi ma noqonaysaa mid najaas ah oo jabinaysa salaada? Jawaab: Marka hore candhuuftu waa daahir, oo nijaas maaha. Meelkastaba ha ku dhacdo waa daahir. Waatan aynu liqayno sharaabkaynu cabayno inoo ah oo aynu jidiinkeena ku […]

Daawo Wacdi Diiniya Oo Ka Hadlaya Axkaamta Soonka Qaybtii 4aad Fadiilatu Sheekh Maxamed Cumar Dirir Xafidahullaahu Waracaahu.

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis by xuseen xarbi,

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis by xuseen xarbi,

Hadaba Wixii Tabarucat Ah Ee Aad Ku Darsanayso Ku Soo Hagaaji Account-Dan. Dahabshiil Account: Hrgd30855 Zaad Account: 4812666-4721122 Salaama Account: 60047750 Iyadoo Lagu Jiro Bishii Barakeysneyd Ee Ramdaan, Iyadoo Bishan Camalka Wanaagsan Ee La Qabto Ka Ajar Badan Yahay Bilaha Kale, Waxa Dhammaan Laga Codsanayaa Umadda Muslimka Ah, Gaar Ahaan Dadka Soomaaliyeed Inay Ka Qeyb […]

DAAWO FADLIGA SOONKA SHEEKH MUSTAFE X. ISMAACIIL XAFIDULLAH

Dhamaan shucuubta Islaamka waxaa caawa u bilaaban tay bisha Ramadaan iyadoo dhamaan caalamka Islaamka laga soomayo. hadaba bahda Gudgudenews.com waxay bulshada reer Somaliland iyo guud ahaan shucuubta caalamka Islaamka ku hambalyaynayaan dhalashada Bisha Ramadaan. waxaanan halkan idiinku soo gudbinaynaa Muxaadaro faaiido badan oo ka hadlaysa fadliga Bisha Ramadaan. waxaana inoo soo jeedinaya Allaah ajar iyo […]

Sheekh Maxamed Aadan oo Muxaadaro qiimo badan u Jeediyey Ardayda Jaamacaddda Admas University

) Sheekh Maxamed Aadan Muxumed oo ka mid ah Culimada ugu caansan Somaliland ayaa khudbad qiima badan oo diini ah u jeediyey ardayda iyo Maamulka Jaamacadda Admas University College ee Magaalada Hargeysa. sheMuxaadaradan oo ciwaankeedu ahaa (Hiigsiga Himilada sarre) taas oo uu qofku ku fikiro inuu gaadho meel sare mustaqbalkiisa diiniga ah. Munaasibadda kulankaasi diiniga […]

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan?

Salaada Sunaha ee Salaatul Laylku waa Imisa Rakcadood ugu yaraan iyo ugu badnaan? Saacadee ayaana ugu haboon inaad tukado salaatu Laylka? Xidhashadu se waa maxay inaad tidhaahdo? Jawaab Sh. Maxamed Sh Cumar Dirir Bismilaah Alxamdulilaah: “ Horta Salaatu Layl dhawr arimood oo magacyadooda sharci aad ku maqasheen baa isku mid uun ha; sida Salaatulayl, Qiyaamu […]

FACEBOOK XAARAAN MIYAA MISE XALAAL SH. SACIID FAARAX

FACEBOOK XAARAAN MIYAA MISE XALAAL SH. SACIID FAARAX

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com