Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti

Cabdirashiid Riyo-raac: Madaxweynaha iyo Xukuumadu ma aha in ay diidaan wax ka bedelka Xeer 14 .

Cabdirashiid Riyo-raac: Madaxweynaha iyo Xukuumadu ma aha in ay diidaan wax ka bedelka Xeer 14 .

DAAWO;-AAS QARAN OO MAGAALADA HARGAYSA LOOGU SAMEEYAY MARXUUMAD SAFIYA CALI YUUSUF!

DAAWO;-AAS QARAN OO MAGAALADA HARGAYSA LOOGU SAMEEYAY MARXUUMAD SAFIYA CALI YUUSUF!

Alle ha,Unaxariistee Waxaa Maanta Galinkii Danbe magaalada hargaysa lagu aasay Marxuumad Safiya Cali Yuusuf Oo katirsan bahda warbaahinta qaranka mudo dheer Usoo shaqaynaysa. Masuuliyiin katirsan wasaarada warfaafinta iyo suxufiyaan ka qaybgalay aaska marxuumada ayaa ka waramay taariikh nololeedkeedii iyo mudadii ay usoo shaqaynaysay qaranka. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

MADAXWAYNE BIIXI OO KA HADLAY SOBOBTA UU XILDHIBAAN FARATOON UGU XUSHAY SHIR GUDOONKA WAKIILADA

MADAXWAYNE BIIXI OO KA HADLAY SOBOBTA UU XILDHIBAAN FARATOON UGU XUSHAY SHIR GUDOONKA WAKIILADA

Madxawaynaha jsl oo maanta kulan la qaatay xildhibaanada xisbiga kulmiye ugu soo baxay golaha wakiilada oo tiradoodu tahay 30xildhibaan ayaa sheegay in uu shir gudoonka golaha wakiilada la doonaya xildhibaan faratoon oo hore u ahaa wasiirka arimaha dibada ee xukuumadiisa Madaxwayne biixi ayaa sharaxay sobobta uu shir gudoonka golaha ula doonayo xildhibaan faratoon oo uu […]

TELEFISHANKA KTN EE KENYA OO KA WARRAMAY DOORASHOOYINKII KA QABSOOMAY SOMALILAND

TELEFISHANKA KTN EE KENYA OO KA WARRAMAY DOORASHOOYINKII KA QABSOOMAY SOMALILAND

Telefishanka KTN ee dalka Kenya ayaa warbixin ka diyaariyey  Doorashooyinka Wakiillada iyo deegaanka ee shalay ka qabsoomay Jamhuuriyadda Somaliland oo uu ku tilmaamay qaar si nabadgelyo ah oo dimuqraadiyad ah u qabsoomay. Wakaallada Wararka ee SOLNA, ayaa soo xigatay warbixinta Telefishanka Kenyan Television network (KTN) oo si qoto-dheer uga warramay marxaladihii doorashooyinka isku sidkan ee […]

MUJAAHID XASAN MAXAMED UBAXLE XASANGANAY OO KA WARAMY GUDA GALKII HARGAYSA 33 SANO KAHOR ISGOO AHAA TALIYAHA GAADIIDKA GAASHAAMAN IYO KUWA CIIDANKA GURACAAWOO KALE 31 MAY 1988

MUJAAHID XASAN MAXAMED UBAXLE XASANGANAY  OO KA WARAMY GUDA GALKII HARGAYSA 33 SANO KAHOR ISGOO AHAA TALIYAHA GAADIIDKA GAASHAAMAN IYO KUWA CIIDANKA GURACAAWOO KALE 31 MAY 1988

TAAGEERAYAASHA MUKHTAAR AXMED AADAN OO CAAWA ISU SOO BAX BALAADHAN SOO BANDHIGAY IYO GUDOOMIYE CABDIQAADIR JIRDE OO KA QAYB GALAY SAWIRO

TAAGEERAYAASHA MUKHTAAR AXMED AADAN OO CAAWA ISU SOO BAX BALAADHAN SOO BANDHIGAY IYO GUDOOMIYE CABDIQAADIR JIRDE OO KA QAYB GALAY SAWIRO

DAAWO Murashaxiinta Eng Cabdiqadir iman iyo Aqoonyahan Xariir xirsi adari ayaa Wacdaro Hargeisa ka dhigay iyo hadal kooban oo uu hlkaasi ka jeediyay wasiirka arimaha gudaha+sawiro

DAAWO Murashaxiinta Eng Cabdiqadir iman iyo Aqoonyahan Xariir xirsi  adari ayaa Wacdaro Hargeisa ka dhigay iyo hadal kooban oo uu hlkaasi ka jeediyay wasiirka arimaha gudaha+sawiro

Mujaahid Axmed Mire oo ka waramaaya halganlkii SNM iyo guda galkii CIIDANKII SNM EE UU WATAY WEERAREEN MAGAALADA BURCO 27 /5/1988

Mujaahid Axmed Mire oo ka waramaaya halganlkii SNM iyo guda galkii CIIDANKII  SNM EE UU WATAY WEERAREEN MAGAALADA BURCO 27 /5/1988

MUSHARAX XARIIR XIRSI ADARI IYO MUSHARAX ENG CABDIQAADIR IIMAAN OO 56 XAFIIS XALAY SI WADA JIRA U FURTAY DAAWO SAWIRO

MUSHARAX XARIIR XIRSI ADARI IYO MUSHARAX ENG CABDIQAADIR IIMAAN OO 56 XAFIIS XALAY SI WADA JIRA U FURTAY DAAWO SAWIRO

DAAWO.Murashax Beel-Waynta Axmed Cabdale ee golaha deegaanka caasimada hargaysa ENG mukhtaar axmed aadan Ayaa maanta Lix Xafiis ka Furtay Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May

DAAWO.Murashax Beel-Waynta Axmed Cabdale ee golaha deegaanka caasimada hargaysa ENG  mukhtaar axmed aadan Ayaa   maanta Lix Xafiis ka Furtay Degmooyinka Axmed Dhagax Iyo 31 May

Musharax Xariir Xirsi Adar OO u sharaxan golaha baarlamanka jamhuuryda somaliland ayaa Caawa kulan la yeeshay Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May ee Magaalada Hargeysa

Musharax Xariir Xirsi  Adar   OO u sharaxan golaha baarlamanka jamhuuryda somaliland ayaa Caawa kulan la yeeshay Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May ee Magaalada Hargeysa

Musharax Xariir Xirsi Adar OO u sharaxan golaha baarlamanka jamhuuryda somaliland ayaa Caawa kulan la yeeshay Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May ee Magaalada Hargeysa.Kulankan uu la yeeshay Musharax Xariir Xirsi Adar Dhalinyarada Degmooyinka Axmed Dhagax iyo 31 May oo ka qabsoomay Huteelka Nomad Cafe ee Magaalada Hargeysa ayaa waxa lagaga wadahadlay Doorashooyinka Golaha […]

HARGAYSA OO TOBAN BRIDGE U BAAHAN OO HADANA ISTICMAASHA LABA BRIDGE OO 70 SANO KA HOR LA DHISAY!W.Q; ABDIQANI SALAF

HARGAYSA OO TOBAN BRIDGE U BAAHAN OO HADANA ISTICMAASHA LABA BRIDGE OO 70 SANO KA HOR LA DHISAY!W.Q; ABDIQANI SALAF

Hargeisa wa toban bridge u baahan oo hadana isticmaasha laba bridge oo 70 Sano ka hor la dhisay. Isla markaana ku yaala wadnaha magaalada ahna ka loogu isticmaalka badan yahay Aya hada qarka u saaran inuu Meesha kabaxo bedelkiisana cidiba kana fikirin. Bridge waxa loo dhisay dad dadwayne waqtiga tiradoodu ka yarayd 150.000 oo qof […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 71123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com