War View all
War View all
Shirkadda SOMTEL, Oo Hargeysa iyo Garoowe Ka Daah-Furtay Saamiyo Ay Shirkaddu Ka Iibinayso Bulshada. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta…
Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi Ayaa warsaxaafadeed uu soo saaray waxa uu ugu tacsiyadeeyay Eheladda Marxuum Ismaaciil Mire oo xalay ku geeriyooday Magaaladda…
Allaah Haw u Naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa Xalay Ku Geeriyooday, Maanta Gelinkii horena Lagu Aasay Rabbi Naxariistii Janno ha ka waraabiyee Marxuum Ismaaciil…
War View all
Allaah Haw u Naxariistee Waxa Magaaladda Hargeysa Xalay Ku Geeriyooday, Maanta Gelinkii horena Lagu Aasay Rabbi Naxariistii Janno ha ka waraabiyee Marxuum Ismaaciil Mire Maxamed oo ka mid…
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Md. Maxamuud Xaashi Cabdi, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha Dawladaha Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Nicolas Berlanga. Kulankan oo ku qabsoomay Hab…
Ciidamada booliska ayaa manta xabsiga madheera dhaaciyay labadii musharax ee dhawaan laga soo xidhay deegaanka garabis kuwaasi oo ka sharaxnaa xisbiga ucid ismarkaana aanay jirin wax dambi ah…
Wargeyska ka soo baxa dalka Jarmalka oo lagu Magacaabo Spiegel, ayaa War-bixin dheer ka qoray Jamhuuriyadda Somaliland. War-bixintan oo dheer, ayaa ka hadlaysa Nabadgalyada, dhismayaasha, heerarka kala duwan…
Dab ka qabsaday beero u yaala deegaanka go,da yare e gobolka saaxil ayaa khasaare balaadhan soo gaadhsiiyay inka badan 48beerood oo ku yaala degaankani. Beeralayda uu dabku khasaaruhu…
Hogaanka cusub ee dhawaan loo doortay ururka suxufiyiinta somaliland ee solja ayaa manta xilki kala wreegay hogaankii hore HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN OO FAAH FAAHSAN…
Aragti View all
Doorashooyinkii Somalilaan u qabsoomay 29 -kii Sanadood ee la soo dhaafay waa taariikh xusuusteeda leh oo…