Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War

 Xukuumada  Oo Degdeg Ugu Jawaabtay Faysal Cali Waraabe

 Xukuumada  Oo Degdeg Ugu Jawaabtay Faysal Cali Waraabe

Daawo:Garaadada Dhulbahante oo Hadda Warbaahinta la hadlay Tirada Dhimashada & Dhaawaca Dagaalka Laascaanood & Arrimo kale oo xasaasiya shaaciyey

Daawo:Garaadada Dhulbahante oo Hadda Warbaahinta la hadlay Tirada Dhimashada & Dhaawaca Dagaalka Laascaanood & Arrimo kale oo xasaasiya shaaciyey

DAAWO: “SLAND Waxay Qarka U Saaran Tahay Bur-Bur, Ha Is-Casilo Muuse” Gud. Faysal

DAAWO: “SLAND Waxay Qarka U Saaran Tahay Bur-Bur, Ha Is-Casilo Muuse” Gud. Faysal

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA JSL OO KULAN LA QAATAY SEDEXDA XISBI QARAN IYO ARIMAHA AY KALA HADLEEN

KOMISHANKA DOORASHOOYINKA JSL OO KULAN LA QAATAY SEDEXDA XISBI QARAN IYO ARIMAHA AY KALA HADLEEN

Kominshanka doorashooyinka Somaliland ayaa saaka kulan iskugu yeedhay saddexda xisbi qaran ee KULMIYE , WADDANI iyo UCID . Kominshanka ayaa Saddexda xisbi qaran ku war geliyey in bilowga bishan Ramadaan oo ku began 22 bisha March ay dalka  bilaabi doonan qeybinta kaadhadhkii cod bixiyayaasha ee dhawaan diwaangalintoodu dalka ka dhacdey . Kominshanka ayaa hore u sheegay inay […]

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SUBEER AWAL OO U ANBOBAXAY GOBOLKA SOOL IYO BAAQA UU UDIRAY GARAADADA

SULDAANKA GUUD EE BEELAHA SUBEER AWAL OO U ANBOBAXAY GOBOLKA SOOL IYO BAAQA UU UDIRAY GARAADADA

Suldaanka Guud ee beelaha subeer awal suldaan xasan suldaan cabdilaahi suldaan cabdiraxmaan oo kamid ah ergada madaxdhaqameedka Somaliland ee ubaxay xal uhelida xaalada gobolka sool ayaa baaq udiray garaarada beelaha dhulba hante isagoo shacabka Somalilandna ka codsaday in ay usoo duceeyaan in ilaahay ku guuleeyo nabadayta gobolka sool. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN

XISBIGA WADDANI OO KA HADLAY DAGAALKA LAASCANOOD IYO EEDAHA AY UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI

XISBIGA WADDANI OO KA HADLAY DAGAALKA LAASCANOOD IYO EEDAHA AY UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI

Xoghayaha warfaafinta xisbiga waddani ayaa ka hadlay xaalada gobolka sool iyo dagaalada ka dhacay magaalada laascanood Sidoo kale xisbiga waddani ayaa madaxwayne biixi ku eedeeyay in uu isagu keenay dibta ka taagan magaalada laascanood. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

CIIDAMADA QARANKA EE KU SUGAN JIIDA TUKARAQ OO KA HADLAY XAALADA NABADGALYO DEEGAANKA, BEENIYAYNA IN AY KASOO GUUREEN TUKARAQ

CIIDAMADA QARANKA EE KU SUGAN JIIDA TUKARAQ OO KA HADLAY XAALADA NABADGALYO DEEGAANKA, BEENIYAYNA IN AY KASOO GUUREEN TUKARAQ

Ciidamada qaranka somaliland ee ku sugan jiida hore ee gobolka sool gaar ahaan deegaanka tukaraq ayaa ka warbixiyay xaalada guud ee nabadgalyada deegaanka. Sidoo kale taliyaha qaybta ee ciidamada tukaraq faysal bootaan ayaa beeniyay warar sheegayay in ciidamada qaranka kasoo guureen fadhiisinkan HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Muuse Biixi ayaa guddi Wasiiro ah u diray xisbiyada mucaaridka si ugala soo hadlaan qaabka loo anba qaadi karo wadda haddaladii doorashooyinka.

Muuse Biixi ayaa guddi Wasiiro ah u diray xisbiyada mucaaridka si ugala soo hadlaan qaabka loo anba qaadi karo wadda haddaladii doorashooyinka.

warar rasmi ah oo hada i soo gaadhay ayaa sheegaya in afar Wasiir oo xukuumada ka tirsani ay la kulmeen hogaanka xisbiyada mucaaridka ah kuwaas oo u sheegay in Muuse Biixi soo diray si ay ugala hadlaan habka loo sii wado karo kulamadii lagaga tashanayey doorashooyinka ee u dhaxeeyey mucaaridka iyo muxaafidka. Warku waxa uu […]

BOQOR BUURMADOW OO SHEEGAY IN XUKUUMADA SOMALILAND KU FASHILANTAY XALINTA XAALADA LAASCANOOD, MADAXWAYNE BIIXINA UGU BAAQAY IN UU ISCASILO!

BOQOR BUURMADOW OO SHEEGAY IN XUKUUMADA SOMALILAND KU FASHILANTAY XALINTA XAALADA LAASCANOOD, MADAXWAYNE BIIXINA UGU BAAQAY IN UU ISCASILO!

Boqor Cismaan Aw maxamuud buurmadow oo kamid ah madaxdaqameedka Somaliland ayaa ka hadlay xaalada dagaal ee magaalada laascanood isagoo sheegay in xukuumada Somaliland ku fashilantay xal uhelida xaalada gobolka sool Sidoo kale Boqor Buurmadow ayaa madaxwaynaha jsl muuse biixi ugu baaqay in uu iscasilo islamarkaana xilka ku wareejiyo madaxwayne kuxigeenkiisa si uu dalka doorasho ugaadhsiiyo.

MADXADHAQAMEEDKA GOBOLKA SOOL OO KA HADLAY XABAD JOOJINTII AY XUKUUMADA SOMALILAND KU DHAWAAQDAY IYO SHURUUDAHA AY KU XIDHEEN HIRGALINTEEDA

MADXADHAQAMEEDKA GOBOLKA SOOL OO KA HADLAY XABAD JOOJINTII AY XUKUUMADA SOMALILAND KU DHAWAAQDAY IYO SHURUUDAHA AY KU XIDHEEN HIRGALINTEEDA

Garaadada gobolka sool oo ka hadlay mawqifka ay ka qabaan xabad joojin xukuumada Somaliland ku dhawaaqday in lagu joojiyo dagaalka magaalada laascanood Garaad jaamac Garaad cali kamid ah isimada gobolka sool ayaa sheegay in ay soo dhawaynayaa balse Somaliland aanay hirgalin hadalkii kazoo yeedhay islamarkaana ay maanta ciidamada Somaliland ku garaaceen laascanood madaafiic sobobay in […]

MADAXWEYNAHA JSL OO CAAWA KULAN ISUGU YEEDHAY TOBANKA URUR SIYAASADDEED EE CUSUB IYO NUXURKA ARIMAHA AY KA WADA HADLEEN

MADAXWEYNAHA JSL OO CAAWA KULAN ISUGU YEEDHAY TOBANKA URUR SIYAASADDEED EE CUSUB IYO NUXURKA ARIMAHA AY KA WADA HADLEEN

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne ku xigeenka Somaliland, mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa caawa shir Gudoomiyey kulan ay isugu yimaadeen Tobanka Urur siyaasadeed ee u soo baxay tartanka Xisbiyada Qaranka Somaliland oo lagaga Arrinsanayey xaaladda Laascaanood. Ugu horayn Madaxweynaha Jamhuuriyaddu waxa uu warbixin guud ka siiyey hoggaamiyeyaasha ururada […]

XUKUUMADA SOMALILAND OO FAAH FAAHIN KA BIXISAY WEERAR MARKALE AY KUSOO QAADEEN CIIDAMO MALEESHIYAAD AHI IYO XAALADIHII UDANBEEYAY EE DAGAALKA

XUKUUMADA SOMALILAND OO FAAH FAAHIN KA BIXISAY WEERAR MARKALE AY KUSOO QAADEEN CIIDAMO MALEESHIYAAD AHI IYO XAALADIHII UDANBEEYAY EE DAGAALKA

Xukuumada Somaliland ayaa faah faahin ka bixisay wareerar saaka Aroortii Hore ay fadhiisimada ciidamada qaranka ee duleedka laascanood kusoo qaadeen maleeshiyaad ka amar qaadanaya garaadada kaasi oo sobobay dagaal ilaa goordhawayd socday Sidoo kale taliska ciidamada qaranka ayaa soo bandhiga gaadiid dagaal iyo maxaabiis ay qabeen kuwaasi oo qaarkood ay ka yimaadeen maamul goboleedka punthland […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 773123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com