Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Quraan » Ruqiya

Tafsiirka Darsiga 49aad Al-NISAA 46 Ilaa sheekh maxamed sheekh cumar dirir

Tafsiirka Darsiga 49aad Al-NISAA 46 Ilaa sheekh maxamed sheekh cumar dirir

Masaajidada magaaladda hargeysa qaar kamida ayaa maanta lagaga dhawaaqay mudaharaad ka dhan ah xadhiga sheekh aadan cabdiraxmaan (adan sunne) oo muddo usbuuc iyo dheerada ku xidhan xarunta cid-da ee hargeysa

mudaraadkan ayaa maanta lagaga dhawaaway hargeysa waxaana la sheegay in maalinta bari laga qaban doono guud ahaan magaalada hargeysa gaar ahaan agagaarka shacabka oo ay u dhawdahay xarunta sheekhu ku xidhanyahay ee dambi baadhistu si kastaba ha ahaatee mudaharaadkan lagaga soo horjeedo xadhiga sheekh adan sune ayaa laga warsugayaa waxa ka soo baxa iyadoo culimada […]

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis by xuseen xarbi,

Fadlan Ka Qeyb Qaado Dib U Dhiska Masjidka Al Aqsa Ee Yaala Xaafadda Xero Awr Ee Magaalada Hargeisa ogaysiis by xuseen xarbi,

Hadaba Wixii Tabarucat Ah Ee Aad Ku Darsanayso Ku Soo Hagaaji Account-Dan. Dahabshiil Account: Hrgd30855 Zaad Account: 4812666-4721122 Salaama Account: 60047750 Iyadoo Lagu Jiro Bishii Barakeysneyd Ee Ramdaan, Iyadoo Bishan Camalka Wanaagsan Ee La Qabto Ka Ajar Badan Yahay Bilaha Kale, Waxa Dhammaan Laga Codsanayaa Umadda Muslimka Ah, Gaar Ahaan Dadka Soomaaliyeed Inay Ka Qeyb […]

Al Ruqyah by Sheikh Saad Al-Ghamdi

Al Ruqyah by Sheikh Saad Al-Ghamdi

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com