Home » Archives by category » Ciyaaraha

Hargeysa: Macalin Haaruun Vs Maxamed Mooge

Hargeysa: Macalin Haaruun Vs Maxamed Mooge

Daawo :- Fanaanka Maxamed BK Oo Galabta Hargeysa Si Dhoolatus Ah Loogu Soo Dhaweeyey

Daawo :- Fanaanka Maxamed BK Oo Galabta Hargeysa Si Dhoolatus Ah Loogu Soo Dhaweeyey

CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND OO KA HADLAY ASKARI KU DHINTAY ISKA HOR-IMAAD

CIIDAMADA BOOLISKA SOMALILAND OO KA HADLAY ASKARI KU DHINTAY ISKA HOR-IMAAD

CiiD MUBARAK Hees Cusub 2019 Mohamed Bk Khadro Salimo Nadira neyruz Sahra ileys

CiiD MUBARAK Hees Cusub 2019 Mohamed Bk Khadro Salimo Nadira neyruz Sahra ileys

LIVERPOOL OO MARKII LIXAAD KU GUULAYSATAY KOOBKA UEFA CHAMPIONS LEAGUE (SAWIRRO)

LIVERPOOL OO MARKII LIXAAD KU GUULAYSATAY KOOBKA UEFA CHAMPIONS LEAGUE (SAWIRRO)

Kooxda Liverpool ayaa markii lixaad ee taariikhda kooxdeeda ku guulaysatay koobka UEFA Champions League kadib markii ay guul ka gaadhay kooxda ay Premier league ka wada ciyaaraan ee Tottenham. Mohamed Salah ayaa daqiiqadii labaad ee ciyaarta goolka furitaanka rekoodhe ku dhaliyay laakiin Origi ayaa noqday xidigii Tottenham kaga oohiyay goolka labaad iyada oo ciyaarta saddex […]

Xuskii 18 May Iyo Gobolka Hawd 2019

Xuskii 18 May Iyo Gobolka Hawd 2019

Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sharaxaysa Sababaha Ay Isku Casishay

Daawo Muuqaal:-Raysal Wasaaraha Ingiriiska Oo Sharaxaysa Sababaha Ay Isku Casishay

Ra’iisul wasaraaha Britain, Theresa May ayaa sheegtay inay is-casili doonto kadib markii ay saddex goor ku guul darreysatay inay xubnaha baarlamanka ka dhaadhiciso heshiiskeeda Brexit. “Hadda waa ay ii caddahay in waxa ugu wanaagsan dalka ay tahay in ra’iisul wasaare cusub uu hoggaamiyo dadaalladan” ayay tidhi iyada oo ilmeynaysa “Sidaas darteed, waxaan maanta ku dhowaaqayaa […]

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay.

Arsenal ayaa guul weyn garoonkeeda Emirates kaga gaadhay kooxda uu ficiltanka weyni ka dhexeeyo ee Tottenham kaddib ciyaar xiiso badan oo lix gool la iska dhaliyay. Guushan ayaa ah mid uu gacanta ugu weyn ka qaatay Emerick Aubameyang oo laba gool u dhaliyay wiilasha Unai Emery waxaana uu kulankani dhibco wadaag ka dhigayaa labadan kooxood. […]

Qaabka loo Samayn doono isku aadka isreeb reebka koobka yurub 2020?

Qaabka loo Samayn doono isku aadka isreeb reebka koobka yurub 2020?

Waxaa lasamayn donaa isku aadka isreeb reebka koobka qaramada yurub 2020 iyada oo lasoo bandhigay qaabka ay boodadka u kala geli doonaan dalalka yurub. Isku aadka isreeb reebka koobka qaramada qaarada yurub ayaa lasamayn doonaa 2 da bisha December waxaana lagu qaban doonaa Magaalada Dublin. UEFA Nations League pot (4): Switzerland*, Portugal*, Netherlands*, England* Pot […]

Bbc Sports Oo Warbixin Ka Diyaarisay Ciyaaraha Somaliland

Bbc Sports Oo Warbixin Ka Diyaarisay Ciyaaraha Somaliland

Warbaahinta BBC Sports ayaa diyaarisay warbixin qiimo badan oo si dhab ah u taabanaysa nolosha shacabka Jamhuuriyadda Somaliland, taariikhdeeda illaa Midowgii Somaliya, xornimadii ay lasoo noqotay, sida aanay dunida uga helin caawimo caalami ah, caqabadaha hor yaalla iyo heerka ay ka marayso ciyaaraha. Warbixintu waxay sheegtay in Somaliland oo aan haysanin aqoonsi ay la dhibaatoonayso […]

DAAWO MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY XARUMO KU YAALA MAGALADA BERBERA

DAAWO MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO BOOQDAY XARUMO KU YAALA MAGALADA BERBERA

“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK + [ Muuqaal ]

“ Dalkii Qoqob Ayaa Ka Dhacay …” Fanaan Maxamed BK + [ Muuqaal ]

Fanaanka Maxamed BK Oo ku sugan magaalada Burco ayaa waxaa uu ka war bixiyey ujeedka safaro uu ku maraayey qaar ka mid ah gobalada Dalka oo uu dadka kaga wacyi galinaayey qabyaalada Fanaanka ayaa sheegay in Somaliland maanta qoqob ka dhacdey taas oo ay dadkiina qeybyalaadi ka dhigteen wax ay si rasmi ah ugu dhaqmaan […]

Page 1 of 35123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com