Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 571)

Madaxdhaqameedka oo ah Halbawlaha sugida Muwaadiniinta Somaliland ee qaadanaya Kaadhka Dhalashada ayaa ka biyo diiday Lacagta Xukumaddu u qoondaysay

Madaxdhaqameedka oo ah Halbawlaha sugida Muwaadiniinta Somaliland ee qaadanaya Kaadhka Dhalashada ayaa ka biyo diiday Lacagta Xukumaddu  u qoondaysay

Madaxdhaqameedka oo ah Halbawlaha sugida Muwaadiniinta Somaliland ee qaadanaya Kaadhka Dhalashada ayaa ka biyo diiday Lacagta Xukumaddu  u qoondaysay oo ah 3 Dollar Maalintii. Madaxdhaqameedka ayaa sheegay inaanay suuro galayn in iyagoo lixda Subaxnimo ilaa lixda Fiidnimo shaqaynaya mudo kusiman 3 ilaa 4 Bilood ay ku shaqeeyaan 3 Dollar Maalintiiba. Kulan ay la yeesheen Maayarka […]

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Xukumadda ku eedeeyay ina sharciga ku tumatay maadaama ay bilawday Diwaangalinta Madaniga ah oo Xeerkeedii Golaha wakiiladu gacanta ku hayaaan islamarkaana aan wali la ansixin.

Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani, ayaa Xukumadda ku eedeeyay ina sharciga ku tumatay maadaama ay bilawday Diwaangalinta Madaniga ah oo Xeerkeedii Golaha wakiiladu gacanta ku hayaaan islamarkaana aan wali la ansixin. Masuul Xisbiga Waddani u hadlay ayaa sheegay in Xukumaddu sif sharciga baalmarsan ku bilawday qaadashada kaadhka dhalashad.“Sifo sharci darro ah bay ku bilaabantay diwaangalintii […]

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay inay Baahi weyn oo Caafimaad ku soo arkeen Degaamada Gobolka Hawd

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay inay Baahi weyn oo Caafimaad ku soo arkeen Degaamada Gobolka Hawd

Wefti uu hogaaminayo Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xaglotoosiye ayaa sheegay inay Baahi weyn oo Caafimaad ku soo arkeen Degaamada Gobolka Hawd oo ay ku kormeer ku soo mareen. Weftigan oo ay ka mid ahaayeen Wasiirka Diinta iyo awqaafta Sheekh Khaliil iyo Wasiir xigeenka Shaqada iyo Arimaha bulshada ayaa ka marag kacay in Baahi […]

Mujaahid Cali Guray ayaa Sharaxaad ka siiyay Barbaaridiisii ka dib markii Buurmadow wax ka sheegay meelaha uu ku soo barbaaray iyo qaabka uu u soo barbaa

Mujaahid Cali Guray ayaa Sharaxaad ka siiyay Barbaaridiisii ka dib markii Buurmadow wax ka sheegay meelaha uu ku soo barbaaray iyo qaabka uu u soo barbaa

Mujaahid Cali Guray ayaa Sharaxaad ka siiyay Barbaaridiisii ka dib markii Buurmadow wax ka sheegay meelaha uu ku soo barbaaray iyo qaabka uu u soo barbaaray Qoraal uu Boqor Buur-madow iyo Wasiir Xirsi kula hadlay ayaa u dhignaa sidan “Been Madow Iyo Xirsi Gaab waa ayo dadka ay doonayaan inay Caligurey baraan? Ma dadkii i […]

Dhalinyarada Bariga Hargeysa, ayaa Qado sharaf ku maamuusay Siyaasiyiinta Ruug caddaaga ah ee ku bahoobay Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qarank

Dhalinyarada Bariga Hargeysa, ayaa Qado sharaf ku maamuusay Siyaasiyiinta Ruug caddaaga ah ee ku bahoobay Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qarank

Dhalinyarada Bariga Hargeysa, ayaa Qado sharaf ku maamuusay Siyaasiyiinta Ruug caddaaga ah ee ku bahoobay Madasha wadatashiga iyo Toosinta Qaranka. Dhalinyarada ayaa masha qadada sidoo kale kaga dhawaaqay Shir ay ku qabandoonaan Degmada Caddaadley ee Bariga Hargeysa oo dhalinta Somaliland lagu marti qaadi do Waxaa Munaasibada Qadasho sharafta ah ka soo qayb galay Hogaanka Madasha […]

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa Kormeeray Xarumo Saaka

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa Kormeeray Xarumo Saaka

Maayarka Caasimada Hargeysa Cabdiraxmaan Soltelco, ayaa Kormeeray Xarumo Saaka laga bilaabay Diwaangalinta Madaniga ah oo tijaabo ah. Waxa uu Bulshada ugu baaqay inay kaadhka Aqoonsiga ku dadaalaan sidii ay u qaadan lahaayeen. “Maanta Farxad weyn bay u tahay Shacabka Somaliland iyo Madaxdiisaba inaynu bilaabano diwaangalinta madaniga ah.waxaan leeyahay Shacabka Caasimada oo loogu horaysiiyey,mudnaanta waxaad ku […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Laba khalad ka galay Dhalashadiisii iyo waliba halkii uu ku dhashay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland ayaa Laba khalad ka galay Dhalashadiisii iyo waliba halkii uu ku dhashay

. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sanadkii 2010-kii oo ay dalka ka dhacday diiwaan gelinta Doorashadii Madaxtinimadu waxa uu Ku qortay diiwaankiisa in uu dhashay sanadkii 04.12.1936kii, kuna dhasha Yelay. Saaka oo ay Magaaladda Hargeysa ka qabsoontay Tijaabada Diiwaan gelinta Madaniga ahina waxa uu diiwaanka Dhalashadiisa ku xariiqday taariikhdiisii hore oo lagu Daray Lixsano, xisaabta […]

Dagaal goor dawayd ka dex qarxay ciidamada somali land iyo somaliya puntland

Dagaal goor dawayd ka dex qarxay ciidamada somali land iyo somaliya puntland

Gelinkii danbe ee maanta ayaa waxa magaalada Dhahar ee Sanaag-bari dagaal ku dhexmaay ciidammada qaranka Somaliland iyo Ciidanka Maammul-goboleedka Soomaaliyeed Ee Puntland Waxana inta la hubo dhinaca Somaliland ka dhaawacmay hal askari halka dhinaca Puntland uu ka Dhintay Hal Askari halka la sheegayo in dhaawacyo badani jiraan “Waxa yimid nin wasiir-kuxigeen ah waxanu doonayeen inay […]

Diwaangalinta Madaniga ah ayaa si Tijaabo ah maanta uga bilaamatay Magaalada Hargeysa,

Diwaangalinta Madaniga ah ayaa si Tijaabo ah maanta uga bilaamatay Magaalada Hargeysa, iyadoo dadkii ugu horeeyay ee qaatay noqdeen Wasiirada Xukumadda iyo Madaxdhaqameed ku sugnaa Munaasibada lagaga dhawaaqay. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa markii la furay ka dib iska diwaangaliyay Guriga Shaqaalaha oo ka mid ah meelaha diwaangalintu ka socoto “waxaa inoo bilaamatay […]

Boqolaal qof oo ka mid ah waxgaradka, dhalinyarrada, haweenka iyo culimadda degmadda Qori-lugud ee gobolka Togdheer ayaa banaan bax balaadhan iyo kulan baroor diiq ah oo ay shalay iskugu soo baxeen ku cambaareeyay dilkii labadii sarkaal ee ka tirsanaa ciidanka qaranka

Boqolaal qof oo ka mid ah waxgaradka, dhalinyarrada, haweenka iyo culimadda degmadda Qori-lugud ee gobolka Togdheer ayaa banaan bax balaadhan iyo kulan baroor diiq ah oo ay shalay iskugu soo baxeen ku cambaareeyay dilkii labadii sarkaal ee ka tirsanaa ciidanka qaranka ee 17-kii bishan uu askari ka tirsanaa ciidanka qaranku ku dilay Xero ciidan oo […]

Saraakiisha iyo Askarta Booliiska ku sugan caasimadda Hargeysa ayaa caawa xaafadaha Siinaay iyo Isha Borama ku qaaday hawl-galkii ugu balaadhnaa ee ay Abid Booliiska Caasimaddu sameeyaan, kaasoo ay ku beegsanayaan Dhalinyaro shuftoobay oo Boob iyo dhac ku haya Dadweynaha

Saraakiisha iyo Askarta Booliiska ku sugan caasimadda Hargeysa ayaa caawa xaafadaha Siinaay iyo Isha Borama ku qaaday hawl-galkii ugu balaadhnaa ee ay Abid Booliiska Caasimaddu sameeyaan, kaasoo ay ku beegsanayaan Dhalinyaro shuftoobay oo Boob iyo dhac ku haya Dadweynaha Xaafadahaasi iyo dadka socotada ah. Booliiskan oo galabta ka kicitimay xarunta wasaaradda Arrimaha gudaha horteeda ayaa […]

Wasiiraddii Borama tagay oo oo booqday Maanta qoyskii uu ka dhintay sarkaalkii labaad ee lagu Dillay Qorulugud

Wasiiraddii Borama tagay oo oo booqday Maanta qoyskii uu ka dhintay sarkaalkii labaad ee lagu Dillay Qorulugud

Waxay ahayd maanta kadib markii wafti aan kamid ahay isla markaana ka koobnaa Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Mud. Cali Maxamed Warancade, Wasiiru boraDawlaha Wasaaradda Maaliyada Mud. Cismaan Cabdilaahi Saxardiid , Taliyaha Ciidanka Nabadgelyadda Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan iyo Masuuliyiin kale aan safar ku gaadhnay Caasimada Gobolka Awdal ee Borama. Ujeedada Safarkan Ayaa Ahaa Garab […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com