Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 597)

Afar qof ayaa dhaawac ka soo gaadhay kadib markii nin aan haybtiisa la garanayn uu tooray ku dhaawacay dad ku tukunaya Masaajidka xaafad ka tirsan Dagmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa.

Afar qof ayaa dhaawac ka soo gaadhay kadib markii nin aan haybtiisa la garanayn uu tooray ku dhaawacay dad ku tukunaya Masaajidka xaafad ka tirsan Dagmada Maxamuud Haybe ee Magaalada Hargeysa. dadkan dhaawacu soo gaadhay ayaa waxaa ku jira Imaamkii Masaajidka ku yaala Xaafada Saylada Magaalada Hargeysa. Ilaa hada lama oga sababta uu ninkani dadka […]

tacsi mudane cabdilaahi geeljire geeri naxdin leh oo ku timid ilma cumar yare hooyadood xalay

tacsi mudane cabdilaahi geeljire  geeri naxdin leh oo ku timid ilma cumar yare hooyadood xalay

Inaa lilaah wa Inaa ileyhi raajicuun. Anigoo ku hadlaya magacayga iyo dhamaan magaca reer Cisman Gulaid, rag, haween iyo carruur waxaan halkan tacsi uga dirayaa adeerkay Cumar Cabdi Ileeye (Cumar yare) iyo walaaladay carruurtiisa dhamaantood iyo hooyo Busaad anigoo ka tacsiyadaynaya geerida ku timi hooyo Muumina oo caawa (xalay) ku xijaabatay Hargeisa. Waxaan leeyahay Ilaahay […]

DAAWO:VOA-da oo warbixin ka diyaarisay jahawareerka dhinaca amniga ah ee haysta Somaliya

Waxa lagu qaaday weeraro isdaba jooga madaxtooyada Somaliya iyo shakhsiyaad ka tirsan dawlada kuwaa soo dawlada taagta daran ee taageerada ka helasa ceedamada ajaanibka ah  inay ka hortagto.e <iframe width=”560″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/oOgSX1886Rk” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa caddeeyey inay xisbiga kalee WADDANI ku raaceen, isku mawqifna ka yihiin in dawladda Somaliland gebi ahaanba joojiso wadahadallada Soomaaliya, arrintaas oo ay tilmaameen in dhaawac ka soo gaadhay qarannimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland.

Xisbiga mucaaridka ah ee UCID, ayaa caddeeyey inay xisbiga kalee WADDANI ku raaceen, isku mawqifna ka yihiin in dawladda Somaliland gebi ahaanba joojiso wadahadallada Soomaaliya, arrintaas oo ay tilmaameen in dhaawac ka soo gaadhay qarannimada iyo madaxbannaanida Jamhuuriyadda Somaliland. Md. Jamaal Cali Xuseen oo shir-jaraa’id ku qabtay shalay xarunta xisbiga UCID ee magaalada Hargeysa, waxa […]

Guddida iyo Maamulka Jaamacadda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolkaasi Aniis Saalax X. Xasan inuu sifo sharci-darro ah u lunsaday lacag qaadhaan jaamacaddu lahayd oo la ururinayey muddo sannad ku dhaw.

Guddida iyo Maamulka Jaamacadda Gobolka Sanaag ayaa ku eedeeyey Guddoomiyaha Waxbarashada ee gobolkaasi Aniis Saalax X. Xasan inuu sifo sharci-darro ah u lunsaday lacag qaadhaan jaamacaddu lahayd oo la ururinayey muddo sannad ku dhaw. Maamulka Jaamacadda Gobolka Sanaag waxay sheegeen inuu guddoomiyaha waxbarashadda gobolkaasi diiday inuu bixiyo lacag xadigeedu dhan yahay $5,400 (shan kun iyo […]

akhristayaashayada shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland ee ku kala nool daafaha aduunka iyo dalka gudihiisa ee ka soo jawaab celiyay qormadii ku saabsanayd yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee dalka somaliland ka soo jeeda??ee sideedii bishanan ee sideedii bishan julay idiin soo bandhignay halakan ka akhriso jawaabihii qaybtii koowaad

akhristayaashayada shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland ee ku kala nool daafaha aduunka iyo dalka gudihiisa ee ka soo jawaab celiyay qormadii ku saabsanayd yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee dalka somaliland ka soo jeeda??ee sideedii bishanan ee sideedii bishan julay idiin soo bandhignay halakan ka […]

Booliiska oo xabsiga u dhigay Baadhista Qaraxii Jabuuti Qoyskii lahaan jiray Iskuuladdii Al-baraka ee Hargeysa

Booliiska Somaliland ayaa habeen hore gurigooda kala baxay Axmed Maxamed Ducaale (Caawiye) iyo xaaskiisa Nuura Aw Yuusuf C/laahi, waxaanay u taxaabeen xarumaha sirdoonka iyo baadhista danbiyada. Lama oga sababta Rasmiga ah ee qoyskan loo xidhay, hase yeeshee wararka aanu ka helayno ayaa sheegaya in loo haysto baadhista kiiska Qaraxii Jabuuti ee ay xukuumadda Somaliland saddexda […]

Saylici iyo Soltelco oo xadhiga ka jaray 3 laami oo cusub “Hargeysa”Daawo Hoos ka Daawo Saddex Laami oo laga sameeyay Degmooyinka Kood-buur iyo Axmed iyo Axmed Dhagax ee Hargeysa

Saylici iyo Soltelco oo xadhiga ka jaray 3 laami oo cusub “Hargeysa”Daawo Hoos ka Daawo Saddex Laami oo laga sameeyay Degmooyinka Kood-buur iyo Axmed iyo Axmed Dhagax ee Hargeysa BaligubadleHargeysa(MSL)-Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cavdilaahi Ismaaciil Saylici iyo xubno xildhibaano iyo saraakiil kale oo dawlada ka socda ayaa kormeer ku soo sameeyay Jidka isku-xidha Hargeysa iyo […]

Cabdicasiis Maxamed Samaale Oo Isku Shaandhayn Ku Sameeyey Shaqaale Waaxeedyada Wasaarada Maaliyada

Waxa shaqaalaha magacyadoodu hoos ku xusan yihiin lala socodsiinayaa in maanta oo bishu tahay 10/07/2014 loo kala bedelay sidan hoos ku qoran:- Keyse Axmed Cismaan oo ahaan jiray waaxda Baadhista waxa loo magacaabay Agaasaimaha Waaxda Miisaaniyadda. C/raxmaan Jaamac Cilmi oo ahaan jiray Agaasimaha waaxda Miisaaniyadda waxa laga dhigay La-taliyaha Waaxda Arrimaha Miisaaniyadda. Maxamed Nuur Maxamuud […]

“Maanta waxaanu halkan aanu ku soo dhawaynay shikada la yidhaahdo Bolore ee dakada Barbera nagala shaqaynaayey,sida aad ula socotaana shirkadani dhawr goor ayaa ay halkan noogu timi,waana shirkadaha caalamka ugu wayn xaga Dakadaha,waxaana ay ka yimaadeer Itoobiya oo ay la soo kulmeen raysal Wasaaraha dalka Itoobiya oo ah meesha aynu doonayno in aynu ka iibino alaabta hadii ay Dakadeenu ay shaqayso ama ay dhamaatoWasiirka Wasaarada Arrimaha Dibadda Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis,waxaana ka mid ahaa hadaladiisii.

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md:Axmed Maxamed Maxamuud(Silaanyo) ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socday shirkada Shirkada Bollare ku shaqada leh horumarinta dakada Barbera.oo uu saldhigeeduna yahay Dalka France. Kulankan oo ahaa mid saxaafadu ay dibad Joog ka ahayd ayaa ka dib markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta uga warbixiyey wax yaabaha ay ka wada hadleen […]

Daawo Muuqaal : Sida ay u arkaan Dadweynaha Ku nool UK Qaadkii laga Joojiyay.

Daawo Muuqaal : Sida ay u arkaan Dadweynaha Ku nool UK Qaadkii laga Joojiyay Tan iyo in tii laga Mamnuucay Qaadkad/Jaadka, waxa goobaha ay somalidu ku kulmaan kusoo biirey kooxihii iyagu ku walfay cunida qaadka oo aan hore loogu arki jirin goobaha ay somalidu ku kulanto. – See more at: http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=134207#sthash.qtnXOHQ7.dpuf . <iframe width=”560″ height=”315″ […]

Daawo Muuqaal : Sida ay u arkaan Dadweynaha Ku nool UK Qaadkii laga Joojiyay.

Daawo Muuqaal : Sida ay u arkaan Dadweynaha Ku nool UK Qaadkii laga Joojiyay.

Daawo Muuqaal : Sida ay u arkaan Dadweynaha Ku nool UK Qaadkii laga Joojiyay. <iframe width=”560″ height=”315″ src=”//www.youtube.com/embed/ns0yecAxh4E” frameborder=”0″ allowfullscreen></iframe>

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com