Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 598)

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa shahaadooyin iyo abaal-marino kala duwan gudoonsiiyay ardaydii kaalmaha hore ka gashay tartanka xifdiga Qur’aanka Kariimka ah ee bisha Ramadaan oo muddo todobaad ah ka socday masjidka Cali Mataan ee magaaladda Hargaysa.

Tartankaasi oo ay soo qaban qaabisaywasaaradda Diinta iyo Awqaafta, ayaa intii uu socday waxaa ka qayb qaatay arday ka kala socday lixda gobol ee ugu waaweyn dalka, iyada oo tartankaasi la soo gabagabeeyay Salaasadii doaraad, isla markaana shalay xafladdii lagu soo gunaanaday abaalmiranahana ardayda lagu gudoonsiiyay lagu qabtay xarunta madaxtooyadda. Munaasibad loo sameeyay gunaanadka tartankaasi […]

Maayirka Hargeysa iyo xubno wasiiro ayaa maanta dhagax dhigay xarun dab-damis oo ay yeelanayso caasimadda Hargeysa, kaas oo xaruntii ugu weynayd laga furay magaaladda Hargeysa.

Maayirka Hargeysa iyo xubno wasiiro ayaa maanta dhagax dhigay xarun dab-damis oo ay yeelanayso caasimadda Hargeysa, kaas oo xaruntii ugu weynayd laga furay magaaladda Hargeysa.

Dab-damisyaddan ayaa waxa isla kaashaday dawladda hoose iyo madaxweynaha Somaliland, kuwaas oo ugu talogalay inay xaafaddaha magaaladda Hargeysa u yeelan lahaayeen Dab-damis yareeya khasaaraha dabka uu dhaliyo oo masiibo xoogan ku hayey guud ahaan Somaliland. Maayirka Caasimada Hargeysa Md:Cabdiraxman Maxamuud Caydiid (Soltelko) ayaa sheegay in mashruucan ay isla kaashadeen dawladda hoose iyo madaxweynaha, sidoo kale […]

Daawo Muuqaal: Dawlada Federaalka Somalia Oo Dhagar Ula Badheedhay Somaliland

Daawo Muuqaal: Dawlada Federaalka Somalia Oo Dhagar Ula Badheedhay Somaliland

-Golaha Sare ee Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa kalfadhigooda 28aad oo ka qabsoomay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ka soo saaray qoddobo kala duwan xambaarsan arrimo khuseeya da’yarta iyo mustaqbalkooda dambe

-Golaha Sare ee Dalladda Dhallinyarada Somaliland ee SONYO, ayaa kalfadhigooda 28aad oo ka qabsoomay hudheelka Maansoor ee magaalada Hargeysa ka soo saaray qoddobo kala duwan xambaarsan arrimo khuseeya da’yarta iyo mustaqbalkooda dambe. War-murtiyeed uu ku saxeexan yahay Guddoomiyaha Dalladda SONYO Mr. Mubaarig Ismaaciil Taanni oo shirkaas laga soo saaray, ayaa u qornaa sidan: “Golaha Sare […]

Kulan ahaa mid ay isku waajaheen,dhinacyada beelaha habarmagaado ee kamid ah Beesha dhexe ee Somaliland ,ayaa kulan ku yeeshay Xalay Huteelka Maansoor

Kulan  ahaa mid ay isku waajaheen,dhinacyada beelaha habarmagaado ee kamid ah Beesha dhexe ee Somaliland ,ayaa kulan ku yeeshay Xalay Huteelka Maansoor

Shir kulan casho ah oo ay ku kulmeen qaar kamid ah beelaha dhexe ee Somaliland ayaa , xaley ku qabsoomay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa. Kulankan oo ahaa mid ay isku waajaheen,dhinacyada beelaha habarmagaado ee kamid ah Beesha dhexe ee Somaliland ayaa kulan ku yeeshay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, kulankan oo ahaa mid casho […]

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhaawaca 30 Ruux Oo Ka Dhacay Bariga Magaalada Hargaysa.

Shil Gaadhi Oo Sababay Dhaawaca 30 Ruux Oo Ka Dhacay Bariga Magaalada Hargaysa.

shilkan baabuur oo ka dhacay duleedka bari ee caasimada Hargaysa agagaarka Xero Dhiigta ayaa waxaa ku dhaawacmay 30 ruux oo kamida rakaabkii gaadhigaasi saarnaa. Dhaawaca kadhashay shilkan baabuur ayaa isugu jiray dhaawac culus iyo dhaawac fudud oo ay ku jiraan dumar uurle iyo ciyaal da’doodu aad uyartahay. Gaadhi  dhacay ayaa ahaa nooca looyaqaan shampooga  oo […]

“Xilka waxa lagu wareejiyaa si nabadgelyo ah iyo doorashooyiin dimumqraadi ah. Hay’adaha qaranku oo uu Booliska ka mid yahay iyo ciidamada qalabka sidaa way shaqaynayaan. Argagixisadu dhulkayaga hoy kuma laha, budhcad badeedna daa’ hadalkeed.” ayuu yidhiMadaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo.

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa midowga Afrika ugu baaqay inay ku dhiiradaan qaddiyadda aqoonsiga Somaliland oo ay gartaan xaqa aayo ka tashi ee shacabka Somaliland. Madaxweyne Siilaanyo, ayaa wuxuu sidan ku sheegay qoraal uu bishii hore ku qoray majalada The East African oo ka soo baxda dhawr wadan oo ka tirsan Bariga Afrika, […]

Jabuuti oo Somaliland u furtay Xadkeeda iyo Warancade oo ku dhawaaqay Kiiska Saddexdii qof ee ay u dhiibeen in Hargeysa lagu qaadi doono

Jabuuti oo Somaliland u furtay Xadkeeda iyo Warancade oo ku dhawaaqay Kiiska Saddexdii qof ee ay u dhiibeen in Hargeysa lagu qaadi doono

    Hargeysa (mantasomaliland) Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Md. Cali Maxamed Waran-cade iyo waftigii uu hogaaminayo ee dhawrka Maalmood joogay Dalka Jabuuti ayaa Shalay  dalka Dib ugu soo laabtay. Waftigan oo socdaal Hawleed ugu maqnaa dalka Djabout ayaa waxa ayaa sheegay inay ku soo guulaysteen in dib loo furo Xadka u dhaxeeya Labada wadan […]

yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda?

yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galay genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda?

(maantasomaliland)yaad ka taqaan shakhsiyaadka magaca wayn ku yeeshay caalamka ama galayg genius world record ee reer dalka somaliland ka soo jeeda? qormadan waxaanu u soo bandhigaynaa shacbiga reer somaliland qof kastaa wixii uu hayo shakhsiyaadka caalamka taariikhdiisa galay sida xuseen bisad oo ahaa mar ninka ugu dheer aduunka galayna genius world ama moe farah oo […]

Wasiir Waran Cadde Oo Beeniyey In Xadka Somaliland Dib Looga Soo Rarayo Magaalada Lawyo Caddo

Wasiir Waran Cadde Oo Beeniyey In Xadka Somaliland Dib Looga Soo Rarayo Magaalada Lawyo Caddo

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland Md:Cali Maxamed Warancade ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay warar ay maalmihii u danbaysay ay qorayeen qaar kamida warbaahinta dalka kaasi oo sheegayey in Xuduudka Somaliland ee Magaalada Lawyo Caddo dib looga soo rarayo, kadib markii ay sida la sheegay dawlada Jabuuti ay ka codsatay in Somaliland ay Xuduudeeda dib […]

Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Daahfurtay Akaadamiga Cilmiga iyo Fanka somaliland oo lagu kaydin doona Tariikh Ummada Somaliland

Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Daahfurtay Akaadamiga Cilmiga iyo Fanka somaliland oo lagu kaydin doona Tariikh Ummada Somaliland

Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Iyo Tacliinta Sare Ee Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa maanta Daahfurtay Akaadamiga Cilmiga iyo Fanka somaliland oo lagu kaydin doona Tariikh Ummada Somaliland. Daah-Furka Akaadamiga Cusub oo lagu qabtay magaalad Hargaysa ayaa waxa ka soo qayb galay, Wasiirka Maaliyada Cabdicasiis Samaale, Wasiirka Waxbarashada Samsam Cabdi Aadan, Wasiirkii hore ee arrimaha dibada […]

Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa iska fogeeyey tuhuno ay qaar kamida bulshada ku dhaqan caasimada Hargeysi ay ka qabeen in uu Wasiirku uu doonayo in uu mashruuca biyo galinta qaar ka mida xaafadaha Hargeysa ee Ceelka Xumba weyne uu u leexinayo Xaafado kale oo aan ahayn kuwa sida aadka ah u haraadan.

-Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Md:Maxamed Biixi Yoonis ayaa iska fogeeyey tuhuno ay qaar kamida bulshada ku dhaqan caasimada Hargeysi ay ka qabeen in uu Wasiirku uu doonayo in uu mashruuca biyo galinta qaar ka mida xaafadaha Hargeysa ee Ceelka Xumba weyne uu u leexinayo Xaafado kale oo aan ahayn kuwa sida aadka ah u […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com