Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 647)

Tabaarik Maxamed Ducaale oo ah ninkii habeen hore Xaafada Jig-jiga yar ee Magaaladda Hargeysa ku Rasaaseeyey Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka waramay sababta uu Xildhibaankaas u Weeraray, kaas oo sheegay inuu Qabile la kaftamay isla markaana markii hadalkii ka xumaaday uu Xildhibaanku Baastoolad ula soo baxay, isaguna uu isku difaacay Baastoolad uu haystay

Tabaarik Maxamed Ducaale oo ah ninkii habeen hore Xaafada Jig-jiga yar ee Magaaladda Hargeysa ku Rasaaseeyey Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa ka waramay sababta uu Xildhibaankaas u Weeraray, kaas oo sheegay inuu Qabile la kaftamay isla markaana markii hadalkii ka xumaaday uu Xildhibaanku Baastoolad ula soo baxay, isaguna uu […]

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay rasaas lagu riday habeen hore,isaga oo maraayay duleedka hotelMaansoor magaalada Hargeysa.Waxa uu xildhibaanku sheegay in qofka rasaasta ku soo riday oo uu garanaayay uu waydiiyay sababta ay khaatiyaanka uga joogaan ‘ragga hablaha ka qabaa’,waxa kale oo uu xusay gaadhiga rasaasta lagaga soo riday inay tiro rag ahi saarnaayeen,waxaana xusid mudan in aan xildhibaanka rasaastaas waxba aanay ka soo gaadhin.

Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile,ayaa markii ugu horaysay ka hadlay rasaas lagu riday habeen hore,isaga oo maraayay duleedka hotelMaansoor magaalada Hargeysa. Waxa uu xildhibaanku sheegay in qofka rasaasta ku soo riday oo uu garanaayay uu waydiiyay sababta ay khaatiyaanka uga joogaan ‘ragga hablaha ka qabaa’,waxa kale oo uu xusay gaadhiga rasaasta lagaga soo riday inay tiro […]

Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka C/casiis Maxmed Xaashi (C/casiis cagaweyne), Ahna mayar xigeenka caasimada ayaa manta ka hadlay dad danyar ah oo ay ka rareen duleedka Madaxtooyada Somaliland oo dhinaca galbeed ka deganaa.

 (MAANTASOMALILANDA) Gudoomiye Ku Xigeenka Golaha Deegaanka C/casiis Maxmed Xaashi (C/casiis cagaweyne),  Ahna mayar xigeenka caasimada ayaa manta ka hadlay dad danyar ah oo ay ka rareen duleedka Madaxtooyada Somaliland oo dhinaca galbeed ka deganaa. Maayirka ku xigeenka, ayaa sheegay inay dadkaasi u rareen dhinaca waqooyi ee magaalada hargeysa, isla markaana ay siiyen dhul ay degaan […]

Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa sheegay in Shirweynihii qaran ee ay hore ugu baaqeen ay qabanqabadiisa ku wareejiyeen Labbada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo UCID, waxayna sheegen in shirweynaha wakhtigii hore ay u cayimeen uu qabsoomayo, iyaga oo Aqoonayahanada Culimo awdiinka, haweenka, SiyaasiyIinta ugu baaqay in ay ka soo qaybgalaan Shirka Lagaga tashanyo Mustaqbalka Somaliland.

Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Madasha Wadatashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa sheegay in Shirweynihii qaran ee ay hore ugu baaqeen ay qabanqabadiisa ku wareejiyeen Labbada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo UCID, waxayna sheegen in shirweynaha  wakhtigii hore ay u cayimeen uu qabsoomayo, iyaga oo Aqoonayahanada Culimo awdiinka, haweenka,  SiyaasiyIinta ugu baaqay in ay ka soo qaybgalaan Shirka Lagaga tashanyo […]

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa.

  Hargeysa(MAANTASOMALILAND) Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID  ayaa masuul cusub u magacaabay Gobolka Maroodijeex warsaxafadeed MAANTASOMALILAND soo gaadhay aaya sidan u qornaa. JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة REF /UCID /930/ 2013                                                                            Date, 20/10 /2013   Ku :Md, faysal Abiib Gudhane                                                                 Hargeisa Ujeedo: […]

Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu ku tagay socdaal iskugu jira mid shaqo iyo waxbarasho.DAAWO SAWIRADA

London (maantaSomaliland.com)- Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyay madaarka Heathrow ee magaaladda London ee dalka Ingiriiska, halkaasi oo uu ku tagay socdaal iskugu jira mid shaqo iyo waxbarasho. Wasiir Xirsi waxa madaarka kaga horyimid xubno tiro badan oo ka mid ah Jaaliyadda reer Somaliland ee […]

Taliyaha Ciidammadda Booliska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaasi oo ahaa in nin habeen hore rasaas ku riday xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan golaha wakiilada uu ka tirsan yahay ciidamada booliska.

 Taliyaha Ciidammadda Booliska Somaliland Sareeye Guuto C/laahi Fadal Iimaan ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeedhay guddoomiyaha xisbiga UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, kaasi oo ahaa in nin habeen hore rasaas ku riday xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan golaha wakiilada uu ka tirsan yahay ciidamada booliska. Waxaanu sheegay taliye Fadal […]

2 Wiil Oo Soomaali Ah Oo Dalka Sweden lagu Dilay Hilibkoodana La Jar Jaray.

2 Wiil Oo Soomaali Ah Oo Dalka Sweden lagu Dilay Hilibkoodana La Jar Jaray.

2 Wiil Oo Soomaali Ah Oo Dalka Sweden lagu Dilay Hilibkoodana La Jar Jaray.   Wiilashan labada ah oo la la,aa in muddo ah ayaa la helay meydadkooda iyagoo jar jaran oo walina gacamaha laga xidhxidhay…. (MSL)Dalka Sweden ayaa lagu soo waramayaa in ay ka dhacday arin murugo iyo tiiraanyo leh, kadib markii laba wiil […]

Qiimaha kala Iibsiga xubnaha Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa caawa maraya meeshii ugu saraysay iyadoo labada Garab midkoodba midka kale ka hororsanayo xubnaha uu isleeyahay taageeradooda ayaad heli karaysaa.

  Hargeysa(maantasomaliland) Qiimaha kala Iibsiga xubnaha Guddida Fulinta ee Xisbiga Kulmiye ayaa caawa maraya meeshii ugu saraysay iyadoo labada Garab midkoodba midka kale ka hororsanayo xubnaha uu isleeyahay taageeradooda ayaad heli karaysaa. Labada Garab ee Xukuumadda iyo Xisbiga Kulmiye u kala jabeen ayaa caawa Kooxiba meel fadhidaa waxaanay mid waliba gaarkeeda kula Gor-gortamaysaa xubnaha ay […]

Maxamed Kaahin oo Af debecsan iyo Uur Daban kaga hadlay Khilaafka ka taagan Shirweynaha Kulmiye iyo Samaale oo Siigadiisu soo muuqato

Maxamed Kaahin oo Af debecsan iyo Uur Daban kaga hadlay Khilaafka ka taagan Shirweynaha Kulmiye iyo Samaale oo Siigadiisu soo muuqato

:Maxamed Kaahin oo Af debecsan iyo Uur Daban kaga hadlay Khilaafka ka taagan Shirweynaha Kulmiye iyo Samaale oo Siigadiisu soo muuqato Guriga Saylici oo Maalintii labaad Gogosha lagu Doodayaa Goglantahay iyo qaar ka mid ah Ragii Muuse lagu Garaaci jiray Kabihii Xajka la soo galay! Hargeysa(maantasomaliland)-Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Xisbiga Kulmiye Maxamed Kaahin Axmed ayaa […]

Waxgaradka iyo Madaxdhaqameedka Degmada Xudun, ayaa sheegay inay xukuumadda Somaliland gacmaha ka laabatay wax ka qabashada adeegyada aasaasiga ah ee degmada iyo khilaaf muddo sanad ah ka taagnaa xulida Golaha deegaanka ee degmada

  Xudun(MAANTASOMALILAND)-Waxgaradka iyo Madaxdhaqameedka Degmada Xudun, ayaa sheegay inay xukuumadda Somaliland gacmaha ka laabatay wax ka qabashada adeegyada aasaasiga ah ee degmada iyo khilaaf muddo sanad ah ka taagnaa xulida Golaha deegaanka ee degmada oo qayb ka mid ah Is-xambaar lagu soo xulayo, ka dib markii arimo dhanka amniga ahi saamixi waayeen in doorasho gudaha […]

Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa tafaasiil ka bixisay tallaabooyinka ay qaadeen mudadii koobnayd

Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa tafaasiil ka bixisay tallaabooyinka ay qaadeen mudadii koobnayd

Shirkadda Pontus Marine Ltd ee maal-gashiga ayaa kalluumaysiga dalka ka bilowday, ayaa tafaasiil ka bixisay tallaabooyinka ay qaadeen mudadii koobnayd taasi oo ay bulshada ku dhacsiinayeen qorshahooda oo ay ku gaalaa bixiyeen goboladda dalka qaarkood iyo wadamo ku yaala Yurub. Sidaasna waxay shirkadu ku sheegtay war-saxaafadeed dheer oo uu soo saaray Maaryeeha Guud ee Pontus […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com