Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 686)

Saxaafada Somalilanad waxa u hadhay in ay berina yidhaahdaan Xasan Sheekh Maxamuud baa Madaarka Berbera Ka soo degay oo Hargeysa Loo soo qaaday(warsaxaafadeed) ka soo baxay wasaarada duulista hawada

Saxaafada Somalilanad waxa u hadhay in ay berina yidhaahdaan Xasan Sheekh Maxamuud baa Madaarka Berbera Ka soo degay oo Hargeysa Loo soo qaaday(warsaxaafadeed) ka soo baxay wasaarada duulista hawada

(maantasomaliland.com) Saxaafada Somalilanad waxa u hadhay in ay berina yidhaahdaan Xasan Sheekh Maxamuud baa Madaarka Berbera Ka soo degay oo Hargeysa Loo soo qaaday Waxa mareegaha Somaliland ee wararka lagu baahiyey warar been abuur ah oo lagu sheegayo in wasiirka arrimaha gudaha dawlada Somalia c/kariim Xuseen Guuleed, uu ka soo degey madaarka caalamiga ah ee […]

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa kulan la qaatay dhigiisa Kenya, Ethiopia iyo Uganda ka hor shirkii madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud iyo wafdi heer sare ah oo uu hoggaaminayo oo shalay iyo maanta ku sugnaa Kampala ayaa kulan la qaatay dhigiisa Kenya, Ethiopia iyo Uganda ka hor shirkii madaxda waddamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya. Shirkan ay wada yeesheen Xasan Sheikh Maxamud, Uhuru Kenyatta, Hailemariam Desalegn iyo Yoweri […]

cabasho nin muwaadin ah oo u tahriibay cadaalad daro ka qabsatay maxkamada degamada hargaysa iyo waliba gabadhiisii oo uu sheegay in xoog lgagaga furay loona adeegsaday gudoomiyaha maxkamada sare

muwaaadin cabdilaahi maxamuud xasan oo ku sugan dalka suudaan una tahriibay maroora dilaac iyo cadaalad daro ka qabsatay maxkamada degmada hargaysa bishii afraad ee sanadkii hore ayaa khadka telfoonka ugu waramay wariye ka tirsan shabakada caalamiga ah ee maanta somaliland.com ayaa waxaa uu yidhi(waxaa laba bilood laygu xidhay saldhiga dhexe ee hargaysa iyadoon xaaskayga aan […]

ma dhabaA IN WASIIRKII ARIMAHA GUDAHA EE SOOMAALIYIA UU KU SUGANYAHAY HARGAYSA?

warar hordhac aah oo maantasomaliland heshay heshay ayaa sheegaya in Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliya shalay ka soo dagey wasmadaarka magaaladda Berbera ee Somaliland, halkaas oo ay kula kulmeen Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Somaliland. Warkan oo aanu ka helnay Ilo wareedyo muhiim ah ayaa Waaheen u xaqiijiyay in Wasiirka Arrimaha gudaha Somaliya manta la socday […]

: Golaha wada-tashiga iyo toosinta oo Beeniyay inay ka baxeen dhexdhexaadintii Salaadiinta iyo Xaalada oo sii Murgaysa “Raga eeddaha noo jeediyay waa Koox Suuq dhexe ka samaystay Ergadii Kontonka suldaan noogu yimaadeen oo Wasiiro dabada ka wadaan”Muj, Axmed Ibraahim.

: Golaha wada-tashiga iyo toosinta oo Beeniyay inay ka baxeen dhexdhexaadintii Salaadiinta iyo Xaalada oo sii Murgaysa “Raga eeddaha noo jeediyay waa Koox Suuq dhexe ka samaystay Ergadii Kontonka suldaan noogu yimaadeen oo Wasiiro dabada ka wadaan”Muj, Axmed Ibraahim. Hargeysa(msl)-Salaadiintii Dhexdhexaadinta muddada ka dhex waday Xukuumadda Somaliland iyo Golaha wada-tashiga iyo toosinta Qaranka ee tobankii […]

Lab aka mid ah baabuurtii Booliiska ee 999 ee dhawaan Wasiir Cali Warancade u Iibiyay Booliiska ayaa galabta afurkii ku dul ssaburburay biriishka labaad ee Caasimadda Hargeysa kadib markii iyaga oo is eryanaya ay isku dhaceen.

Hargeysa(msl) Lab aka mid ah baabuurtii Booliiska ee 999 ee dhawaan Wasiir Cali Warancade u Iibiyay Booliiska ayaa galabta afurkii ku dul ssaburburay biriishka labaad ee Caasimadda Hargeysa kadib markii iyaga oo is eryanaya ay isku dhaceen. Qof Goob jooge ahaa ayaa Wahaeen u sheegay labada baabuur in uu khasaare balaadhani soo gaadhay kadib markii […]

Maareeyaha Dakada Berbera Eng. Cali Xoor-xoor Oo Noqday Guulwadihii Qarniga

Maareeyaha Dakada Berbera Eng. Cali Xoor-xoor Oo Noqday Guulwadihii Qarniga

Maareeyaha guud ee Dekada Berbera Eng. Cali Xoor Xoor ayaa noqday mid ku caan baxay guul-wadeyn uu ugu adeegayo marba Xukuumada timaada , isaga oo ugu khidmaynaya khiyaamooyin kala gedisan iyo tabo iyo xeelado xajiimaysan oo ka dhan ah danta guud ee Ummada. Masuulkan ayaa ah mid muddo dheer ka soo ariminayay dekada Berbera, hasa […]

dhalinyaraarda sadexda degmo ee kala ah gacan libax, 26 june iyo kood buur oo xukuumada uga digay inay ka hor yimaadan golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka

dhalinyaraarda sadexda degmo ee kala ah gacan libax, 26 june iyo kood buur oo xukuumada uga digay inay ka hor yimaadan golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka

(msl)Anagoo ah dhalinyarada sadexda degmo ee kala ah gacan libax 26 june iyo kood buur waxaan taageero buuxda u muujinaynaa golaha wada tashiga iyo toosinta qaranka oo ay ku bahoobeen mujaahidiin dalka naftooda usoo huray oo aanaan marnaba uga baqayn inay dadkooga iyo dalkooga wax tar mooye wax yeela u gaysanayn. Markaanu rogrognay falanqaynayana xaalda […]

Roobab wata duufaano oo ka da’ay degaanka FIQI AADAN ee degmada Saylac ayaa gaystay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawa iyo burbur hantiyeed oo aad u balaadhan

Roobab wata duufaano oo ka da’ay degaanka FIQI AADAN ee degmada Saylac ayaa gaystay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawa iyo burbur hantiyeed oo aad u balaadhan

Saylac (msl)-Roobab wata duufaano oo ka da’ay degaanka FIQI AADAN ee degmada Saylac ayaa gaystay qasaare isugu jira dhimasho, dhaawa iyo burbur hantiyeed oo aad u balaadhan. . Roobabkan duufaanta wata oo da’ayay saacado badan oo habeenimadii xalay ahaa ayaa waxa ku naf waayay AHUN haweenay da’ ah oo uu magaceedu yahay Markabo Rayaale Gadiid, […]

suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir ayaa ugu baaqay guddida dhex dhexaadinta ka wada golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka iyo xukuumada inay ku dedaalan cadaalada.

maaantasomaliland.com):-suldaanka guud ee beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdi Qaadir ayaa ugu baaqay guddida dhex dhexaadinta ka wada golaha madaxa banaan ee wada tashiga iyo toosinta qaranka iyo xukuumada inay ku dedaalan cadaalada. Suldaanka guud ee beelaha Somaliland oo caawa ka hadlayey Hotel casri ah oo laga furay magaalada Hargeysa ayaa sidoo kale waxa uu […]

Booliiska magaaladda Boorama ayaa la sheegayaa in ay Indhaha ka qarsanayaan qabashada Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan magaaladda Borama, kuwaas oo ka dhuumanaya Booliiska.

Booliiska magaaladda Boorama ayaa la sheegayaa in ay Indhaha ka qarsanayaan qabashada Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan magaaladda Borama, kuwaas oo ka dhuumanaya Booliiska.

Borama(shabakada wararka ee maantasomaliland.com) Booliiska magaaladda Boorama ayaa la sheegayaa in ay Indhaha ka qarsanayaan qabashada Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliya oo ku sugan magaaladda Borama, kuwaas oo ka dhuumanaya Booliiska. Sida uu maantasomaliland.com ugu soo waramayo wariye ku sugan magaaladda Boorama waxa jooga laba xildhibaan oo la kala yidhaahdo Xasan Sonkora-liin iyo Xildhibaan Sitiin, […]

Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne oo ah Af-hayeenka Gollaha Wadahadalka iyo Toosinta Qarankaayaa Xukuumadda ugu baaqay in ay Xorriyadooda u soo celiso Dhalinyarada iyo Haweenka Reer Abdaal ee ay xabsiga dhigtay, waxaanu ka codsaday in si dhakhso ah Dadkaas loo soo daayo.

Hargeysa(mantasomalilan) Mujaahid Ibraahim Dhagaweyne oo ah Af-hayeenka Gollaha Wadahadalka iyo Toosinta Qaranka ee dhawaan lagu dhawaaqay oo xalay shabakada maantasomaliland.com la soo xidhiidhay ayaa Xukuumadda ugu baaqay in ay Xorriyadooda u soo celiso Dhalinyarada iyo Haweenka Reer Abdaal ee ay xabsiga dhigtay, waxaanu ka codsaday in si dhakhso ah Dadkaas loo soo daayo. Ibraahim Dhagaweyne […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com