Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 694)

Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Muddo Kordhintii Golayaasha Barlamaanka Mid Khaldan Oo Afduubna Ku Ah Hanaankii Dimuqraadiyadeed Ee Dalka Ka Jirey.

Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga UCID Oo Ku Tilmaamay Muddo Kordhintii Golayaasha Barlamaanka Mid Khaldan Oo Afduubna Ku Ah Hanaankii Dimuqraadiyadeed Ee Dalka Ka Jirey.

“Muddo kordhin laba sanadood dhan oo si dhayal ah laysaga sameeyo waxay burinaysaa balanqaadkii xukuumaddan Kulmiye ee ay ku balanqaaday in aanay wax muddo kordhin ah sameeyn doonin doorashooyinkuna ay sidooddii u qabsoomi doonaan.” Murrashaxa Madaxweynanimada Xisbiga Mucaaridka Ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen ayaa ku tilmaamay muddo kordhintii Golayaasha Barlamaanka Somaliland (Guurtida iyo Wakiilada) […]

Ogeysiis , Ogeysiis project briefing and fundraising event for the Somaliland National Library.

Ogeysiis , Ogeysiis project briefing and fundraising event for the Somaliland National Library.

Somaliland’s 2013 People’s Project that seeks to Empower-Enlighten-Inspire A Nation Friends and Citizens of Somaliland please join us for the London project briefing and fundraising event for the Somaliland National Library. Date: Sunday 5th of May 2013 Venue: Harrow Civic Centre, Station Road, Harrow, HA1 2XY Time: 5pm-8pm £20 at entrance Main Speakers on the […]

Hargeysa Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel, ayaa maanta soo bandhigtay Adeegyo Cusub oo ay ku soo kordhisay Adeegyadii ay hore u bixin jirtay.

Hargeysa Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel, ayaa maanta soo bandhigtay Adeegyo Cusub oo ay ku soo kordhisay Adeegyadii ay hore u bixin jirtay.

Hargeysa (MSL)Shirkadda Isgaadhsiinta Casriga Ah Ee Somtel, ayaa maanta soo bandhigtay Adeegyo Cusub oo ay ku soo kordhisay Adeegyadii ay hore u bixin jirtay. Adeegyaddan oo mid telefoonkaaga gacanta ee Mobileka aad kula socon karto Wararka iyo dhacdooyinka caalamka Iyo adeegga Abaal Marinta Macmiilka. ku qabteen Xarunta Shirkadda Somtel, ugu horeyna waxa halkaasi ka hadlay […]

Tahriibka Dhalinyarta,Walaca Walidiinta, Iyo Dawashada Xukuumadda

Tahriibka Dhalinyarta,Walaca Walidiinta, Iyo Dawashada Xukuumadda

Hargeysa(MSL)Dhawrkii todobaad ee la soo dhaafay waxa siwayn u soo cusboonaday Tahriibtii dhalinyarada gaar ahaan magalada Hargeysa iyo wixii ka sii xiga dhinaca Galbeedka, sida Gabiley,Wajale, Borame hadaba ayadoo ay Tahriibtu horeba u jirtay ayaa waxa loo anaynayaa in dad ka ganacsada Tahriibta ay fududeeyeen Tahriibta oo si fudud iminka ku Tahriibiya dhalinyarada. Hadaba Shabakada […]

Labanin Oo Hubaysan Oo Xalay Weeraray Wargayska Madaxa banan Ee Hubaal Xukuumaddana Lala Xidhiidhiyey

Labanin Oo Hubaysan Oo Xalay Weeraray Wargayska Madaxa banan Ee Hubaal Xukuumaddana Lala Xidhiidhiyey

Hargeysa(MSL) Gudoomiyaha Wargayska Madaxa Banaan ee Hubaal Maxamed Jamac Caloolay ayaa dhaawacyo loogu geystay weerar lagu qaaday xarunta xafiiskiisa. Kadib markii laba Nin oo aan la aqoonsan gudaha u galeen xarunta dhismaha wargeyska oo ku taal duleedka Togdheer ee afaafka Laagta Xaafada Goljano. Dad ku dhowaa xarunta wargeyska ee weerarka lagu qaaday ayaa u sheegay […]

Shirkadda DNO International (‘DNO International’) oo ah shirkad soo saarta Saliida iyo Gaasta ayaa shalay ku dhawaaqday in ay Somaliland la saxeexatay Heshiis ah in ay Shiidaal ka soo saarto Ceelka Block 18 ee saran Xeebta.

Shirkadda DNO International (‘DNO International’) oo ah shirkad soo saarta Saliida iyo Gaasta ayaa shalay ku dhawaaqday in ay Somaliland la saxeexatay Heshiis ah in ay Shiidaal ka soo saarto Ceelka Block 18 ee saran Xeebta. Halkan ka akhriso websiteka DNO

Cawil Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaadacay Ka Qayb Galka Somaliland Ee Shirka Ingiriisku Qabanayo.

Cawil Oo Ka Hadlay Sida Uu U Arko Go’aanka Uu Madaxweyne Siilaanyo Ku Qaadacay Ka Qayb Galka Somaliland Ee Shirka Ingiriisku Qabanayo.

Hargeysa(MSL) Mudane Xuseen Cali Ducaale (Cawil), oo khabiir ku ah arrimaha diblomaasiyadda, islamarkaana ahaa wasiirkii maaliyadda ee xukuumadii hore, ayaa ka hadlay sida uu u arko go’aanka uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku qaadacay ka qayb galka shirka London. Danjire Cawil, oo uu Wargeyska Geeska Afrika weydiiyay sida uu u arko in Madaxweyne Siilaanyo qaadaco codsiga […]

Somaliland’s first Electricity Energy Act will be launched this year and it will be the country’s first legal and regulatory framework aimed at managing energy production and distribution

Somaliland’s first Electricity Energy Act will be launched this year and it will be the country’s first legal and regulatory framework aimed at managing energy production and distribution

An electricity pylon in Somaliland being repaired by Edwin Mireri. Somaliland’s first Electricity Energy Act will be launched this year and it will be the country’s first legal and regulatory framework aimed at managing energy production and distribution. Credit: Ed Mckenna/IPS. HARGEISA, (msl) – A wind turbine, situated some 20 kilometres outside of Somaliland’s capital […]

Kulankan uu badhsaabka gobolka Awdal la yeeshay isuduwayaasha laamaha dawlada iyo saraakiisha ciidanka amniga ee heer gobo ee lagaga hadlayay dhinaca tahriibta

Kulankan uu badhsaabka gobolka Awdal la yeeshay isuduwayaasha laamaha dawlada iyo saraakiisha ciidanka amniga ee heer gobo ee lagaga hadlayay dhinaca tahriibta

Boorame (maantaSomaliland)- Kulankan uu badhsaabka gobolka Awdal la yeeshay isuduwayaasha laamaha dawlada iyo saraakiisha ciidanka amniga ee heer gobo lee lagaga hadlayay dhinaca tahriibta waxa uu ku soo beegamayaa waqti ay boogahii tahriibtu dadka reer Boorama dib u dhiigeen isla markaana ay dhibaatada tahriibta laga dhaxlay noqotay mid si toos ah iyo si dadbanba u […]

Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad ka Jeediyay Xarunta Atlantic Council

Madaxweyne Siilaanyo oo Khudbad ka Jeediyay  Xarunta Atlantic Council

Madaweyne Siilaanyo Oo Maanta Khudbad Ka Jeediyey Xarunta Lagu Magacaabo Atlantic Council, halkan hoose kadaawo khudbadaas.

“Wali Dalna Nama uu Aqoonsan Hase Yeeshee Waanu La Macaamilnaa Adduunka,

“Wali Dalna Nama uu Aqoonsan Hase Yeeshee Waanu La Macaamilnaa Adduunka,

Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa sheegay inaanu jirin wali dal adduunka ka tirsan oo aqoonsaday Somaliland, hase yeeshee ay caalamku ula macaamilaan sidii dal Madax banaan. Madaxweyne Siilaanyo waxa kale oo uu sheegay in Somaliland iskaashi balaadhan caalamka kala leedahay la dagaalanka budhcad badeeda iyo Argagixisadda, kaas oo xusay inay xukuumadiisu xabsiyada ku […]

Daawo Madaxweyne Siilaanyo oo si Heersare ah loogu soo dhaweeyay Washington

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com