Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 7)

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo Shirweynaha Xisbiga Xukuumada Ingiriiska kaga hadlay Qadiyadda Somaliland

Wasiirka Arrimaha Dibedda Somaliland oo Shirweynaha Xisbiga Xukuumada Ingiriiska kaga hadlay Qadiyadda Somaliland

Waxaa kale oo uu ka hadlay xidhiidhka soo jireenka ah eek a dhexeeya Wasiirka wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga Dr Ciise Kayd Maxamuud oo socdaal shaqo ku jooga dalka Ingiriiska ayaa ka qayb galay shirwaynaha xisbiga muxaafidka dalka Ingiriiska. Wasiirka Arrimaha Dibedda Dr Ciise Kayd oo shireynaha xisbiga mucaafidka Ingiriiska lagu casuumay,ayaa ka jeediyay […]

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OO QAABILEY WAFTI CULIMO AH OO UU HORKACAYO SHEIKH CABDIRASHIID SH, CALI SUUFI

WASIIRKA ARIMAHA GUDAHA JSL OO QAABILEY WAFTI CULIMO AH OO UU HORKACAYO SHEIKH CABDIRASHIID SH, CALI SUUFI

Wasiirka wasaarada arimaha gudaha Somaliland oo ay weheliyaan wasiirada diinta iyo awqaafta kuwo kale ayaa qaabiley sheikh cabdirashiid sheikh cali suufi iyo culimo kale oo wehelisay. HALKAN DAAWO MUUQAALKA WARKAN

KULAN LAGAG HADLAYAY KA HORTAGA KHTARTA KORANTADA OO MAANTA KA QABSOOMAY ARUNTA KUMISHANKA TAMARTA

KULAN LAGAG HADLAYAY KA HORTAGA KHTARTA KORANTADA  OO MAANTA KA QABSOOMAY  ARUNTA KUMISHANKA TAMARTA

Kulan Wadatashi oo maanta ka qabsoomay xarunta Komishanka Tamarta kaas oo laga wada hadlay sidii looga hortagi lahaa khatar kasta oo ka dhalan karta koronto gaar ahaan suuqyada wadhata ee aan lahayn meel laga bakhtiin karayo sida wadada Xero hadhuudha , Suuqa Gobonimo iyo xaafadaha isku raranta .Waxa nagala soo qayb galay ciidamada taliyaha Ciidanka […]

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xanuun Ka Dilaacay Somaliland Iyo Mooganaanta Xukuumada Muuse

Xisbiga UCID Oo Ka Hadlay Xanuun Ka Dilaacay Somaliland Iyo Mooganaanta Xukuumada Muuse

 Xoghaye Yuusuf Kayse Abdilaahi oo ka tirsan Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ayaa sheegay in xanuun farobaas ku hayo shacabka Somaliland, isagoo xukuumadii loodoortay dalkuna uu sheegay inay ku mashquulsantahay hambalyada muddo kordhinta loosameeyay Madaxwayne Muuse Biixi. Xoghayaha ayaa sidaaku sheegay qoraalkan hoose oo uu baahiyay:- “KAAF IYO KALA DHEERI Xanuun Cusub oo Dad badani […]

DAAWO Booliska Oo Ka Hadlay Shil Dadbadan Ku Dhaawacmeen Oo Hargaysa Ka Dhacay

DAAWO Booliska Oo Ka Hadlay Shil Dadbadan Ku Dhaawacmeen Oo Hargaysa Ka Dhacay

KALFADHIGII GOLAHA WAKIILADA JSL OO SAAKA DIB UFURMAY IYO HADAL JEEDINTII GUDOOMIYE KHALIIF

KALFADHIGII GOLAHA WAKIILADA JSL OO SAAKA DIB UFURMAY IYO HADAL JEEDINTII GUDOOMIYE KHALIIF

Fadhigii Xildhibaanada golaha wakiilada Somaliland ayaa saaka dib ufurmay khilaaf uu maalmo uxidhnaa goluhu Sidoo kale gudoomiyaha golaha wakiilada cabdirasaaq khaliif ayaa ka hadlay HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Madaxwayne Biixi Ay Fidno Ka Dhex Abuurayso Somaliland.

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Oo Sheegay Mudo Kordhintii Ay Golaha Guurtidu Usameeyeen Xukuumada Madaxwayne Biixi Ay Fidno Ka Dhex Abuurayso Somaliland.

WASIIRKII HORE EE WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA JSL OO KA XOGWARAMAY XAQIIQADA RAADKA SHIDAAL EE LAGA HELAY DEEGAANKA BAHO DHAMAL.

WASIIRKII HORE EE WASAARADA MACDANTA IYO TAMARTA JSL OO KA XOGWARAMAY XAQIIQADA RAADKA SHIDAAL EE LAGA HELAY DEEGAANKA BAHO DHAMAL.

Wasiirkii hore ee wasaarada macdanta iyo tamarta eng xuseen ayaa laga xogwaraysay raadka shidaal ee laga helay deegaanka baho dhamal ee duleenka caasimada hargaysa iyo waxa uu xog ka hayo maadama uu ahaa masuulkii ugu mudada dheeree ee wasaarada islamarkaana mudadaasi sameeyay baadhitaano.

XISBIYADA MUCAARIDKA JSL OO SHAACIYAY MAWQIFKA AY KA TAAGAN YIHIIN MUDO KORDHINTA LOO SAMEEYAY XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI

XISBIYADA MUCAARIDKA JSL OO SHAACIYAY MAWQIFKA AY KA TAAGAN YIHIIN MUDO KORDHINTA LOO SAMEEYAY XUKUUMADA MADAXWAYNE BIIXI

Hogaamiyayaasha xisbiyada mucaaridka somailand ee waddani iyo Ucid ayaa meel adag iska taagay mudo kordhintii golaha guurtidu usameeyeen xukuumada madaxwayne biixi iyaguna isku kordhiyeen Xisbiyada mucaaridka ayaa sheegay in aanay aqbalaynin mudo kordhin xaaraan oo kazoo horjeeda Soo jeedintii gudida doorashooyinka ee wakhtiga ay ku qaban karaan doorashada madaxtooyada.

DAAWO: KULMIYE Oo War Ka Soo Saaray Doorashooyinka Ta Lahorqabanayo

DAAWO: KULMIYE Oo War Ka Soo Saaray Doorashooyinka Ta Lahorqabanayo

KABAA IIRTA UGU WAAWAYN EE DASTUUR LAGA GALO, AYUU SALEEBAAN GALAY MAANTA, IN LOOGU DULQAATANA MAAHA” CABDIQAADIR JIRDE.

KABAA IIRTA UGU WAAWAYN EE DASTUUR LAGA GALO, AYUU SALEEBAAN GALAY MAANTA, IN LOOGU DULQAATANA MAAHA” CABDIQAADIR JIRDE.

Siyaasi cabdiqaadir jirde oo kamid ah rugcaadayada siyaasadeed ee Somaliland mudo dheer katirsan golaha wakiilada ayaa sheegay in talaabadii saleebaan gaal ku celiyay xeerkii wakiiladu usoo gudbiyeen ay tahay mid aan loogu dul qaadan Karin sharci jabinta uu ku kacay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Xaqiiqda BLOCK 6 – Shidaalka laga helay Baha-Dhamal, Salaxley.

Xaqiiqda BLOCK 6 – Shidaalka laga helay Baha-Dhamal, Salaxley.

xaqiiqda BLOCK 6 – Shidaalka laga helay Baha-Dhamal, Salaxley.Halka shidaalka laga helay ee Degmada Salaxley gaar ahaan Tuulada Baha-Dhamal waa BLOCK 6 sida ka muuqata shaxda shidaalka Somaliland. Waxaa xusid mudan in Block 6 (iyo qaybo block 7 iyo 10 ah) ay shirkada GENEL ENERGY u haysato liisan isla markaana ay leedahay saami dhan 50%. […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com