Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 717)

Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii! Qormadii: 20-aad

Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii! Qormadii: 20-aad

Magacaabistaydii Iyo Maagistaydii Laba Isku Lamaanaa ! Qormadii: 20-aad Qalinkii Muj: Boobe Yuusuf Ducaale. “Dharaaraa na soo maray” Qormadii: 20aad Malahayga waxay ila tahay in aynu ka yar dhaqaaqno halkan aynu joogno, si aanay inoo soo halabsanba inta garashadu halka ay taagan yihiin dhigtayba. Miyaanu hal-abuurkii waddaniga ahaa ee Cabdi Iidaan Faarax tixdiisii taariikhiga ahayd […]

Wasiirka Cusub ee maaliyada oo istiqaaladiisii xubinimadda barlamaanka u qadimay

Wasiirka Cusub ee maaliyada oo istiqaaladiisii xubinimadda barlamaanka u qadimay

[list type=”check”] ADD_LIST_CONTENT ADD_LIST_CONTENT [/list] Hargeysa (mantaSomaliland.com)- Wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. C/Casiis Maxamed Samaalle, ayaa maanta iska casilay xilkii Guddoomiye ku xigeenkii koowaad iyo Xubinimaddii Golaha Wakiiladaba.

Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday laba wassiiro

Madaxweynaha Somaliland ayaa xilkii ka qaaday laba wassiiro

(maantasomaliland.com)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka xilkii ka qaaday Wasiirro, Wasiir ku xigeeno iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Ha’yadaha Dawliga ah.

Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Istiqaaladiisii Xubinimadda Baaralamaanka u Qadimay

Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Istiqaaladiisii Xubinimadda Baaralamaanka u Qadimay

[list type=”check”] ADD_LIST_CONTENT ADD_LIST_CONTENT [/list] Wasiirka Cusub ee Maaliyadda oo Istiqaaladiisii Xubinimadda Baaralamaanka u Qadimay   Hargeysa (mantaSomaliland.com)- Wasiirka cusub ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Md. C/Casiis Maxamed Samaalle, ayaa maanta iska casilay xilkii Guddoomiye ku xigeenkii koowaad iyo Xubinimaddii Golaha Wakiiladaba.

Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka xilkii ka qaaday Wasiiro

Madaxweynaha Somaliland ayaa saaka xilkii ka qaaday Wasiiro

(maantasomaliland.com)Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa saaka xilkii ka qaaday Wasiirro, Wasiir ku xigeeno iyo qaar ka mid ah masuuliyiinta Ha’yadaha Dawliga ah.

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo ka hadlay Masuuliyiinta la xidhay

Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil Saylici oo ka hadlay Masuuliyiinta la xidhay oo kala ahaa Badhasaabka Gobolka Maroodi-jeex Axmed Cumar X. Cabdilaahi (Xamarje), Agaasimihii Guud ee Wasaaradda Dibu-dejinta Axmed Cilmi Yare iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cismaan Siciid. Hargeysa (maantaSomaliland. com) – Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil […]

Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta xilkii ka qaaday sadex masuul

Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday sadex masuul oo oo uu ka mid yahay badhasaabkii gobalka hargaysa maroodijeex mr xamarje oo uu sheegay inay faraha kula jireen eedo musuqmaasuq oo ku saabsan raashin mucaawimo ah oo la leexsanayay. Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xilkii ka qaaday […]

Magaalada Berbera waxa ilaa maalintii shalay soo gaadhayay madax dhaqameedyo tiro badan ka soo kicitimay Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,

Bebera (MAANTASOMALILAND) Magaalada Berbera waxa ilaa maalintii shalay soo gaadhayay madax dhaqameedyo tiro  badan ka soo kicitimay Magaalooyinka Hargeysa iyo Berbera,kuwaasoo ku hawlan sidii xal loogu heli lahaa khilaafka ka dhashay warshada shamiitada samaysa oo laga dhisayo meel u dhaw wershadihii  hore ee sibidhka. Madax-dhaqameeyadan  ayaa maanta bilaabay kulamo ay la yeelanayaan odayaasha reer Bebera […]

Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku shaaciyay

Muqdisho (MAANTASomaliland.COM)- Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku shaaciyay inuu aqoonsaday maamul ku sheega khaatumo-seeg ee Cali Khaliif Galaydh. Dawladda ku meel-gaadhka ah ee Soomaaliya ayaa burisay wareegto uu Madaxweynaha dalkaasi Sh. Shariif Sh. Axmed laba maalmood ka hor ku […]

Masuuliyiinta Shirkadda Telesom ayaa shalay xaruntooda ku qaabilay wefti ka socda Shirkadda Google

Masuuliyiinta Shirkadda Telesom ayaa shalay xaruntooda ku qaabilay wefti ka socda Shirkadda Google ee caanka ku ah baadigoobaha iyo adeegyada kale ee Isgaadhsiinta. Weftiga Google oo uu horkacayay Mr. Divon Lan, oo ka tirsan qaybta adeegyada Suuqyada soo koraya ee Google, waa markii ugu horreysay ee ay Somaliland yimaadaan iyaga oo qorsheynaya in ay qayb […]

Munaasibad lagu Xusiyey Maalinta haweenka adduunka oo maanta ka dhacday hargaysa

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wasiirka Shaqada iyo Arimaha Bulshada Somaliland Ilhaan Maxamed Jaamac, ayaa maanta ka qaybgashay munaasibad ballaadhan oo lagu qabtay hoolka hay’adda shaqaalaha dawladda ee caasimadda Hargeysa, isla markaasina lagu xusayey maalinta caalamiga ah ee haweenka adduunka oo sannadka la qabto siddeeda March. Waxa munaasibadda hadalka jeedisay wasiirka shaqada iyo arrimaha Bulshadda Marwo Ilhaan Maxamed Jaamac […]

Urur-siyaasadeedka SSCD oo ka mid ah ururrada isdiwaangeliyey, ayaa shalay xaruunta xafiiskiisa ka furtay magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Kood-buur. Furitaanka xafiiskan, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta ururka iyo boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa.

  Hargeysa (maantasomaliland.com) Urur-siyaasadeedka SSCD oo ka mid ah ururrada isdiwaangeliyey, ayaa shalay xaruunta xafiiskiisa ka furtay magaalada Hargeysa, gaar ahaan degmada Ibraahim Kood-buur. Furitaanka xafiiskan, waxa ka qaybgalay masuuliyiinta ururka iyo boqolaal ka mid ah taageerayaashiisa. Guddoomiyaha ururka SSCD Mr. Keyse Cabdi Yuusuf oo xadhigga ka jaray xafiiskan looga talin doono ururka, ayaa faahfaahin […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com