Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 721)

Afhayeen u hadlay Maleeshiyada ka dagaalanta Buuralayda Galgala ee Bariga Sanaag ayaa ku dooday inay gacanta ku hayaan deegaano ay dhawaan ku dagaalameen Ciidamada Maamul Goboleedka Puntland.

Galgala) (maantasomaliland)-Afhayeen u hadlay Maleeshiyada ka dagaalanta Buuralayda Galgala ee Bariga Sanaag ayaa ku dooday inay gacanta ku hayaan deegaano ay dhawaan ku dagaalameen Ciidamada Maamul Goboleedka  Puntland. “Galgala anagaa gacanta ku hayna waa deegaankayagii waana dadkayagii, anagu deegaankayagii iyo dalkayagii ayaanu u hadlaynaa”ayuu yidhi afhayeenka u hadlay Jabhadaasi oo magaciisa ku sheegay Maxamed Axmef […]

Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal ka soo yeedhay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, kaasi oo uu ku duray hab-dhaqanka xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo.

Hargeysa (maantasomaliland.com) Guddoomiyaha golaha dhexe ee xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Jaamac Ismaaciil Cigge (Jaamac Shabeel) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay hadal ka soo yeedhay Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xisbigaasi Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, kaasi oo uu ku duray hab-dhaqanka xukuumadda Madaxwayne Axmed Siilaanyo. Jaamac Shabeel oo saacado ka hor shir-jaraa’id ku qabtay Magaaladda Hargeysa […]

-Guddoomiyaha xafiiska siyaasadda iyo xidhiidhka Goleyaasha Madaxtooyadda Somaliland Bashiir Cabdi Xariir iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dakhiliga Somaliland Cabdilaahi Xuseen Cigge, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hudheelka Hadhwanaag ee magaaladda Hargeysa jawaab kaga bixiyay hadalo xukuumadda loo jeediyay oo ka soo yeedhay Agaasimihii is casilay ee wasaaradda Khaarajiga Maxamuud Raagge iyo Guddoomiye Ku xigeenka koowaad ee KULMIYE C/Raxmaan C/Qaadir.

  Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Guddoomiyaha xafiiska siyaasadda iyo xidhiidhka Goleyaasha Madaxtooyadda Somaliland Bashiir Cabdi Xariir iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dakhiliga Somaliland Cabdilaahi Xuseen Cigge, ayaa shir jaraa’id oo ay ku qabteen Hudheelka Hadhwanaag ee magaaladda Hargeysa jawaab kaga bixiyay hadalo xukuumadda loo jeediyay oo ka soo yeedhay Agaasimihii is casilay ee wasaaradda Khaarajiga Maxamuud Raagge iyo […]

Wefti ka socda golaha baarlamanka ee dalka Jabuuti oo ka kooban shan xubnood ayaa maanta socdaal hawleed oo qaadan doonta afar maalmood ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa. shantan xildhibaan oo dhamaantoodba ah haween waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal international Airport ku qaabilay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiilada Mudane C/Casiis Maxamed Samaale , Xildhibaano ka tirsan labada gole ee Sharci dejinta Somaliland,Shaqaale hoosaadka golaha Wakiilada iyo Xubno ka socday dallada ay ku bahoobeen ururadda haweenka ee NAGAAD.

  Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wefti ka socda golaha baarlamanka ee dalka Jabuuti oo ka kooban shan xubnood ayaa maanta socdaal hawleed oo qaadan doonta afar maalmood ku yimid Caasimada dalka ee Hargaysa. shantan xildhibaan oo dhamaantoodba ah haween waxa garoonka diyaaradaha ee Cigaal international Airport ku qaabilay Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Mudane C/raxmaan Maxamed C/laahi (Cirro), […]

Weftigii Shirka London oo qaybi Addis Ababa u baxday, Siilaanyo oo 18 ka bisha Nairobi u duulaya iyo dhaliilaha ka muuqdaiyo wasiirka madaxtooyada oo markii ugu horaysay ka hadhaya madaxwaynaha socdaalkiisan iyo baratakoolkii oo qasaniyo magacyada qaar ka mida ah dadka ka qayb galaya

Hargeysa (maantasomaliland.com) – Wefti ka kooban Guddoomiyayaasha saddexda xisbi qaran, Wasiiro, Xildhibaano Guurtida iyo wakiilada ah  iyo ganacsto ay xukuumaddu u xushay inay ka mid noqdaan wufuuda Somaliland shirka London uga qayb-galaysa ayaa shalay u ambo-baxay Magaaladda Addis-Ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Weftigan oo ay ka mid yihiin Guddoomiyayaasha xisbiyadda UCID,  Kulmiye iyo waliba Guddoomiye […]

Dhismaha Wasaarada duulista iyo hawada Somaliland oo uu muddo ka hor guddida qandaraasyadu naadiyeen in la iibinayo isla-markaana tartan ay u galeen shirkado badan oo Wadani ahi ka dibna ay ku guulaysatay shirkadda shidaalka ee National Fuel Station oo bixisay lacag ka badan $ 800,000 doolar, ayaa maalintii qandaraasku dhammaaday waxa wasaarada ku bilaabmay kiro, taasi oo shirkada iibsatay ay masuuliyiinta wasaarada kaga kireysay $ 1500 doolar bishiiba.ilaa hadan mudo lix bilood ah aanay bixin masuuliyiinta wasaaradu lacagtaasi kirada ah

Wasaaradda duulista Hawada iyo gaadiidka Cirka Somaliland oo iibisay dhismaha ay ku jirto ayaa waxa muddo lix bilood ah  ku baaqatay kirada dhismahaasi. Dhismaha Wasaarada duulista iyo hawada Somaliland oo uu muddo ka hor guddida qandaraasyadu naadiyeen in la iibinayo isla-markaana tartan ay u galeen shirkado badan oo Wadani ahi ka dibna ay ku guulaysatay […]

Raysal-Wasaaraha Itoobiya Oo Faro-galin Qaawan Ku Sameeyay Somaliland, Saraakiil Xaqiiqo Raadin Ahna U Diray Deegaanadii Ay ku Dagaalameen Ciidamada Qaranka Iyo Maleeshiyaadku.

Buuhoodle –  Magaaladda Buuhoodle oo xarun u ah Maleeshiyaadka Somaliland diidka ah ee dagaalada dhowrka jeer la galay ciidamada Qaranka Somaliland ayaa la sheegay inay Isniintii todobaadkan yimaadeen saraakiil Itoobiyaan ah. Saraakiishan reer Itoobiya oo aan ilaa hadda si dhab ah loo ogeyn ujeedada ka dambaysa socdaalkooda Buuhoodle, ayaa la sheegay inay kormeero dhowr ah […]

Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka ku yaal qaaradda Yurub, ayaa ka digtay in horumarka muuqda ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay uu burburi karo haddii aanay beesha caalamku si dhaqso ah taageero ugu fidin. Sidaa waxa ku dhawaaqay Wasiirka Horumarinta Denmark Md. Christian Friis Bach, isagoo ku baaqay inay waajib tahay in beesha caalamku taageero u fidiso horumarka dhinaca fiican loo qaaday ee Somaliland

(maantaSomaliland.com)- Dawladda Denmark oo ka mid ah dalalka ku yaal qaaradda Yurub, ayaa ka digtay in horumarka muuqda ee Jamhuuriyadda Somaliland ku tallaabsatay uu burburi karo haddii aanay beesha caalamku si dhaqso ah taageero ugu fidin. Sidaa waxa ku dhawaaqay Wasiirka Horumarinta Denmark Md. Christian Friis Bach, isagoo ku baaqay inay waajib tahay in beesha […]

Wefti ka tirsan Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray xafiisyada ururada siyaasaddu ku leeyihiin xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo.

Ceerigaabo (maantaSomaliland.com)- Wefti ka tirsan Gudida Diiwaangelinta ururada siyaasadda ee Somaliland ayaa kormeer ku soo maray xafiisyada ururada siyaasaddu ku leeyihiin xarunta gobolka Sanaag ee Ceerigaabo. Weftigan oo uu horkacayo Afhayeenka gudidaasi Xasan Axmed Ducaale (Xasan-Macalin) ayaa kormeerkooda ku qiimaynaya xarumaha ururada siyaasadda ee dhawaan la diiwaangeliyey, waxaanay saaka kormeer ku soo mareen xafiisyada ay […]

Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Shaqale ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka.+sawir

Hargaysa (maantaSomaliland.com):- Taliyaha ciidamada qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Shaqale ayaa tababar ugu soo xidhay dugsiga tababarka ciidamada ee Dararwayne guutadii u horaysay ee kamaandaws ah oo ka tirsan ciidamada qaranka. Xaflad loo sameeyay xidhitaanka tababarkaasi oo lagu qabtay dugsiga tababarada ciidamada Danab ee Dararwayne waxaa ka qayb galay taliyaha ciidanka qaranka Somaliland Gen. Ismaaciil Maxamed […]

Guddoomiyaha Jaaliyadda Jabuuti ee Somaliland Mr. Siciid Maxamuud (Doobirro), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey Daahir Axmed faarax (daaf) oo u waramay wargeyska ogaal ee ka soo bax magaalada hargeysa waxuu gudoomiyuhu sidaasi ku sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa warkan uu baahi yey wargeyska Ogaal ayaa, , lagu sheegay,inuu ismaaciil cumar geele ku hawulan yahay sidii uu Somaliland uga dhex samayin lahaa maamul goboleediyo wakaasi ayaa,mr doobiro ayaa,hadalkaasi ayaa, waxuu ku tilmaamay, mid riqiis ah isle markaana uu mr( daaf)uga dal leeyahay inuu ku kala fogeeyo labada shacab ee Jabuuti iyo Somaliland ee xidhiidhka walaaltinimo ka dhaxeeyo, isla makaana uu uga gol leeyahay dane siyaasadeed.

Hargeysa (maantasomaliland.com)- Guddoomiyaha Jaaliyadda Jabuuti ee Somaliland Mr. Siciid Maxamuud (Doobirro), ayaa jawaab kulul ka bixiyey eedaymo uu u jeediyey Daahir Axmed faarax  (daaf) oo u waramay wargeyska ogaal ee ka soo bax magaalada hargeysa  waxuu gudoomiyuhu sidaasi ku sheegay shir jaraaid oo uu ku qabtay magaalada Hargeysa warkan uu baahi yey wargeyska Ogaal ayaa, […]

War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Cali Maxamed Waran-Cadde o uu arimahaa iyo arimo kale kaga hadlay ayaa u dhignaa sedan “Laalidii qodobadii sharciyeed ee dabarka u ahaa bulshada iyo Dowladda somaliland waxaa ka dhalanaya arrimo arrimo xasaasi ah oo wax yeelo weyn u geysanaya gooni isu taaga somaliland .

 War-saxaafadeed uu maanta soo saaray Cali Maxamed Waran-Cadde o uu arimahaa iyo arimo kale kaga hadlay ayaa u dhignaa sedan “Laalidii  qodobadii sharciyeed ee dabarka u ahaa bulshada iyo Dowladda somaliland waxaa ka dhalanaya arrimo arrimo xasaasi ah oo wax yeelo weyn u geysanaya gooni isu taaga somaliland . Arrimaahaasi oo ay ka mid yihiin: […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com