Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 722)

Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa Hanti-dhawraha guud ee qaranka ka dalbatay inuu baadhis maaliyeed ka bilaabo wasaaradaasi, si wax looga ogaado eedihii musuqmaasuq ee uu shalay Wasiirka ku eedeeyay agaasimihii guud ee is casilay Maxamuud Raage Ibraahim.warsaxaafadeed

Hargeysa (maantSomalialnd.com)-Wasaaradda Arrimaha dibadda Somaliland ayaa Hanti-dhawraha guud ee qaranka ka dalbatay inuu baadhis maaliyeed ka bilaabo wasaaradaasi, si wax looga ogaado eedihii musuqmaasuq ee uu shalay Wasiirka ku eedeeyay agaasimihii guud ee is casilay Maxamuud Raage Ibraahim. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed kooban oo caawa ka soo baxay xarunta wasaaradda arrimaha dibada iyo iskaashiga […]

Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa kulan xasaasiya isla markaana ay albaabaddu u xidhan yihiin waxa ay caawa fiidkii la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siiaalyo, kulankan oo ahaa mid garnaqasi oo u dhaxeeya Beesha Gobolka Gabiley iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan Labaatan Waxgarad oo isugu jirra Cuqaasha, Salaadiinta iyo Wax-Garadka Gobolka Gabiley, waxana ay ergaddani Madaxweynaha kala hadleen arimo is biirsaday kuwaas oo ay ka tirsanayaan Dadweynaha Reer Gabiley xukuumadda uu gadhwadeenka ka yahay Axmed Siilaanyo.

Hargeysa (maantasomaliland)- Cuqaasha iyo waxgaradka Gobolka Gabiley ayaa kulan xasaasiya isla markaana ay albaabaddu u xidhan yihiin waxa ay caawa fiidkii la yeesheen Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siiaalyo, kulankan oo ahaa mid garnaqasi oo u dhaxeeya Beesha Gobolka Gabiley iyo Madaxweyne Siilaanyo ayaa waxa ka soo qayb galay in ka badan Labaatan […]

Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yada qurbo-jooga Saleebaan Maxamed Faarax iyo Agaasimihii guud ee arrimaha dibadda Maxamuud Raagge Ibraahim oo isagu Isniintii shaaciyay inuu is casilay.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Ha’yada qurbo-jooga Saleebaan Maxamed Faarax iyo Agaasimihii guud ee arrimaha dibadda Maxamuud Raagge Ibraahim oo isagu Isniintii shaaciyay inuu is casilay. Sidaasi waxa lagu sheegay war-Saxaafadeed caawa ka soo baxay madaxtooyadda oo u dhignaa sidan:- “Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed […]

Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay isku waafaqeen dalka masar inay iska kaashadaan Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan balaandhan oo uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socday dalka Masar oo uu Hoggaaminayay la Taliyaha safiirka Masar u fadhiya Jabuuti Maxamed binu Marwaan.daawo sawirada

Hargeysa (maantSomaliland.com)- Wasiirka Arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta faah faahin ka bixiyay waxyaabaha ay isku waafaqeen dalka masar inay iska kaashadaan Somaliland. Wasiirku wuxuu sidaasi ka sheegay kulan balaandhan oo uu maanta xafiiskiisa kula yeeshay wefti ka socday dalka Masar oo uu Hoggaaminayay la Taliyaha safiirka Masar u fadhiya Jabuuti Maxamed […]

Hormadii u horeysay ee weftiga Somaliland uga qeyb gelaya shirka London oo ka ka ambo-baxay dalka

  Hargeysa (maantaSomaliland.com)- waxa maanta dalka ka ambo-baxay hormadii u horeysay weftiga Somaliland uga qeyb galaya shir-weynaha ay dawlada Britain 23-ka bishan u qabanayso xal u helida mashaakilaadka dalka qalalaasuhu hadheeyay ee Somalia iyo dhacdooyinka saameeya mandaqada Geeska Afrika. Weftigan maanta ka dhoofay dalka oo uu Hoggaaminayay Wasiirka Wasaarada warfaafinta iyo wacyi-gelinta Md. Axmed Cabdi […]

Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta albaabada loo xidhay ka dib markii mudaneyaasha Golahaasi isku maan-dhaafeen mooshin ay 25 Mudane aqalkaasi hor-geeyeen oo ay ku dalbanayaan in xilka lagaga xayuubiyo Xoghayaha Guud ee Guurtida Cabdilaahi Ibraahim Habane (C/Laahi dheer) oo ay ku eedeeyeen musuqmaasuq iyo inuu maroorsaday awoodii shir-gudoonka.+sawr

  Hargeysa (maantaSomaliland. com)-Fadhigii Golaha Guurtida ee maanta albaabada loo xidhay ka dib markii mudaneyaasha Golahaasi isku maan-dhaafeen mooshin ay 25 Mudane aqalkaasi hor-geeyeen oo ay ku dalbanayaan in xilka lagaga xayuubiyo Xoghayaha Guud ee Guurtida Cabdilaahi Ibraahim Habane (C/Laahi dheer) oo ay ku eedeeyeen musuqmaasuq iyo inuu maroorsaday awoodii shir-gudoonka. Fadhiga Guurtida ee maanta […]

UDUB waa nadiifiyey,waxaanu safka hore keenaynaa dhalinyaro, Anaguna dib isu taagno”daawo sawirada

Burco(maantaSomaliland.com):- Weftigii uu hogaaminayey Ku simaha guddoomiyaha ahna guddoomiye kuxigeenka Xisbiga UDUB Md. Axmed Yuusuf Yaasin oo beryahanba safar hawleed ku marayey gobolada Bariga ayaa maanta si diiran loogu soo dhaweeyey Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer, sida uu ku soo waramay weriye Mustafe Janaale oo weftigaas la socda. Weftigan miisaanka Culus oo laga dareemay imaashiyahooda […]

Waxa bishan February 22da la qaban qaabinayaa bannaan bax weyn magaalada madaxda Ingiriiska ee London oo ujeeddadiisu tahay in la taageero qaddiyadda gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland.daawanaayoow waa dalkaagii warsaxaafadeed

Daawanaayow waa Dalkaagii” War-saxaafadeedka banaan baxa Londo Waxa bishan February 22da la qaban qaabinayaa bannaan bax weyn magaalada madaxda Ingiriiska ee London oo ujeeddadiisu tahay in la taageero qaddiyadda gooni isku taagga Jamhuuriyadda Somaliland. Qurbo joogga Somaliland ee UK waxa lagu war gelinayaa inay ka soo qayb galaan isku soo baxan. Waxaynu haysanaa fursad aynu […]

Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu maanta u jeediyay Agaasimihii Guud ee wasaaraddaasi Maxamuud Raage Ibraahim, oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu wasaaradaasi ka hayay.

Wasiirka Arr. Dibadda Oo Jawaab Ka bixiyay Eedo uu u soo jeediyay Agaasimihiisii oo is casilay Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland Md. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa jawaab kulul ka bixiyay eedo uu maanta u jeediyay Agaasimihii Guud ee wasaaraddaasi Maxamuud Raage Ibraahim, oo ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii uu wasaaradaasi ka hayay. Wasiirku […]

Zambia Oo Ku Guulaysatay Koobkii Africa ee 2012

Zambia Oo Ku Guulaysatay Koobkii Africa ee 2012

Zambia Oo Ku Guulaysatay Koobkii Africa ee 2012

Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ah xildhibaanka ugu da’da wayn xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Somaliland ayaa ugu baaqay Madaxdhaqmeedyada beelaha Dhulbahante iyo Maleeshiyaadka Nabad-diidka ee colaadaha ka wada deegaanka Buhoodle inay joojiyaan xabada, isla markaana aqbalaan gogoshii nabada ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u fidiyay, waxaanu Garaadada beelaha Dhulabahante ee dibada wareega ah ugu baaqay inay colaadaha Somaliland ka tanaasulaan.

Xaaji Cabdikariim Xuseen Yuusuf (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ah xildhibaanka ugu da’da wayn xildhibaanada labada gole ee Baarlamaanka Somaliland ayaa ugu baaqay Madaxdhaqmeedyada beelaha Dhulbahante iyo Maleeshiyaadka Nabad-diidka ee colaadaha ka wada deegaanka Buhoodle inay joojiyaan xabada, isla markaana aqbalaan gogoshii nabada ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo u fidiyay, waxaanu Garaadada beelaha Dhulabahante ee […]

Parturient Fringilla Dolor

Parturient Fringilla Dolor

Donec sed odio dui. Duis mollis, est non commodo luctus, nisi erat porttitor ligula, eget lacinia odio sem nec elit. Sed posuere consectetur est at lobortis. Nulla vitae elit libero, a pharetra augue. Donec ullamcorper nulla non metus auctor fringilla. Donec id elit non mi porta gravida at eget metus. Fusce dapibus, tellus ac cursus […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com