Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 733)

Agaasimihii guud ee waaxda dib u dejinta ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Axmed Cabdilaahi Rooraaye ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay ka dib markii uu wasiirka arrimaha guduhu Dr Gaboose uu faragelin ku sameeyay shaqadiisa sida uu ku dooday.

Hargeysa (maantasomaliland)Agaasimihii guud ee waaxda dib u dejinta ee wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Axmed Cabdilaahi Rooraaye ayaa maanta shaaca ka qaaday in uu iska casilay xilkii uu hayay ka dib markii uu wasiirka arrimaha guduhu Dr Gaboose uu faragelin ku sameeyay shaqadiisa sida uu ku dooday. Mr Rooraaye oo maanta qaar ka mida warbaahinta maxaliga […]

-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qeybiyay nuqulada xeerka isgaadhsiinta Somaliland oo Golaha Wakiiladu u soo gudbiyeen aqalka odayaasha ka dib markii ay cod aqlabiyad ah ansixiyeen.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qeybiyay nuqulada xeerka isgaadhsiinta Somaliland oo Golaha Wakiiladu u soo gudbiyeen aqalka odayaasha ka dib markii ay cod aqlabiyad ah ansixiyeen. Ku Simaha guddoomiyaha Golaha Guurtida ahna Guddoomiye Ku Xigeenka koowaad Sh. Axmed Sh. Nuux Furre oo gudoominayay fadhigan ayaa hadal uu Xildhibaanada u jeediyay waxa uu […]

Shan Sarkaal oo ka tirsan D/Hoose ee Burco oo Loo Xidhay Eedaymo Musuqmaasuq

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-hawlwadeenada hanti dhawrka guud ee Somaliland, oo muddooyinka dembe ka waday baadhitaano haya’daha dawlada, gobollada iyo degmooyinka dalka , ayaa maanta xabsiga u taxaabay shan sarkaal oo ka tirsan dawlada hoose ee magaalada Burco oo uu ka mid yahay ku xigeenka xisaabiyaha guud ee gobolka Togdheer. Ka dib markii lagu soo eedeeyay musuqmaasuq. saraakiisha […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Isku Shaandheyn Ku Sameeyay Xukuumadiisa golaha wasiirada Waxaanu Taliyaha Ciidanka Booliska loo magacaabay Gen. Maxamed Saqadhi Dubad

Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa isku shaandheyn ku sameeyay xukuumadiisa waxaanu xilalkii ka qaaday Wasiirkii dhalinyarada iyo ciyaaraha Maxamed Ibraahim Madar, Taliyihii ciidanka Booliska Gen. Cilmi Rooble Furre iyo qaar ka mid ah agaasimeyaal guud. Madaxweynuhu waxa uu soo celiyay oo uu magacaabay Taliyihii Ciidanka Booliska Gen. Maxamed Saqadhi Dubad.sidaasna waxa […]

Sagaal iyo toban qof oo u dhashay Somaliland kana soo cararay qalaalaasaha dagaal ee ka oogan wadanka Yaman ayaa maanta soo gaadhay magaalada berbera

Hargeysa (MAANTASomaliland.COM)-Sagaal iyo toban qof oo u dhashay Somaliland kana soo cararay qalaalaasaha dagaal ee ka oogan wadanka Yaman ayaa maanta soo gaadhay magaalada berbera , kuwaasi oo qeyb ka ah bulshada Somaliland ee ku noola dalka Yaman . Isu duwaha dibu dejinta qaxootiga ee wasaaradda arrimaha gudaha ee gobolka Saaxil jaamac Siciid Muxumed ayaa […]

Muqdisho goordhawayd WAXA QARAX cIsbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ku geeriyodaay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka xukuumada ee Sheekh Shariif Cacbdishakuur Sheekh Xasan oo galabta qarax ismiidaamin ah lagula beegsaday gurigiisa oo ku yaala agagaar Sarta Zoobe ee Magaalada Muqdisho.WAXAANA QARAXAASI FULISAY GABADH UU ADEER U AHAA

Muqdisho goordhawayd cIsbitaalka Banaadir ee Magaalada Muqdisho ku geeriyodaay Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Amniga Qaranka xukuumada ee Sheekh Shariif Cacbdishakuur Sheekh Xasan oo galabta qarax ismiidaamin ah lagula beegsaday gurigiisa oo ku yaala agagaar Sarta Zoobe ee Magaalada Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Xukuumada KMG Soomaaliya Cabdikariin Xasan Jamaac ayaa goordhawayd warbaahinta u xaqiijiyey geerida Wasiirka Arimaha […]

Suxufiyiinta Ku Bahoobay Ururka Mareegaha Somaliland ama shabakadaha wararka ee intarnatka ee magaciisa loo soo gaabiyo (SOA), ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan koox ku hadhashay afka ururada saxaafadda Somaliland oo qoraal ay soo saareen ku weeraray wargeyska madaxa bannaan ee Waaheen.

(maantasomaliland.com), ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay ku cambaaraynayaan koox ku hadhashay afka ururada saxaafadda Somaliland oo qoraal ay soo saareen ku weeraray wargeyska madaxa bannaan ee Waaheen. War-saxafaadeed ka soo baxay kulan dhinaca internetka ah oo ay yeesheen xubnaha ururka SOA, kuna saxeexanyahay Xogahayaha Guud ee ururka Maxamed Siciid Cabdillaahi (Xarrago), waxa lagu sheegay in […]

Sh. Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray, ayaa maanta khubaddii salaada Jimcaha ee Masaajidka Xawaadle ee Magaalada Hargeysa kaga hadlay booqashadii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo uu xalay ku soo maray qeybo ka mid ah suuqyada,mukhaaxiyaha iyo wadooyinka ku yaala magaalada Hargeysa.

Sh. Aadan Siiro Oo Madaxweynaha Ku Bogaadiyay Booqashadii uu ku soo maray Hargeysa Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Sh. Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray, ayaa maanta khubaddii salaada Jimcaha ee Masaajidka Xawaadle ee Magaalada Hargeysa kaga hadlay booqashadii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo uu xalay ku soo maray qeybo ka mid ah suuqyada,mukhaaxiyaha iyo wadooyinka ku yaala […]

Marwada Koowaad Oo Deeq Gaadhsiisay 900 oo qoys oo degan Agabar iyo Caadda

Marwada Koowaad Oo Deeq Gaadhsiisay 900 oo qoys oo degan Agabar iyo Caadda Hargeysa (maantaSomaliland.com)-Wefti ay hogaaminayso marwada koowaad ee Somaliland Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde (Aamina waris) ayaa gurmad raashin ah maanta gaadhsiiyay 900 qoys oo ku tabaaloobay abaartii kululayd ee dalka soo martay kuwaas oo ku nool deegaanada Agabar iyo Caada oo ka […]

Sadexda Xisbi Qaran oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Saabsan Natiijadii Gudidda Tallo-bixinta

Sadexda Xisbi Qaran oo Ka Hadlay Dareenkooda Ku Saabsan Natiijadii Gudidda Tallo-bixinta ee furashada asxaabta Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Sadexda xisbi qarann ee KULMIYE, UCID iyo UDUB ayaa maanta markii u horaysay si gooni gooni ah uga hadlay aragtidooda la xidhiidha natiijadii ay Guddida tallo bixinta ururada siyaasada ay ku shaaciyaan in la furan karo ururada siyaasada. […]

Wiil uu dhalay Xasan Yoonis Habbane oo maalintii saddexaad Hargeysa ugu xidhan eedeyn la xidhiidha inuu Xirsi dilayo

Wiil uu dhalay Xasan Yoonis Habbane oo maalintii saddexaad Hargeysa ugu xidhan eedeyn la xidhiidha inuu Xirsi dilayo “C.I.D-du iyaga oo saddex Gaadhi wata ayey guriga iga soo qaadeen oo waxay igu yidhaahdeen 5000 oo Doollar oo Zaadka Mobile-kaaga.. (maantasomaliland.com)Maxamed Xasan Yoonis Habane oo ka tirsan Ciidanka Qaranka, ayaa saddex maalmood ku xidhan Saldhigga dhexe […]

Golaha Guurtida oo Xeerka Isgaadhsiinta ku soo dartay Ajandaha Kalfadhigooda 44-aad ee shalay furmay

Golaha Guurtida oo Xeerka Isgaadhsiinta ku soo dartay Ajandaha Kalfadhigooda 44-aad ee shalay furmay Hargeysa (Somaliland.com )-Mudaneyaasha Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta loo qeybiyay nuqulada ajandaha kalfadhigoodan 44-aad ee shalay u furmay, waxaana maanta loo qeybiyay Xildhibaanada ajande ka kooban 9 qodob oo Goluhu wax ka qaban doono mudada ay ku gudo jiraan kalfadhigan. Ajandaha […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com