Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 747)

Waxqabadkii Xukuumadda January-March 2011 Q. Sadexaad

Hargeysa(maantaSomaliland.com)-Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa waxqabadkii xukuumada Somaliland ee bilihii January-March 2011 ee dhawaan xukuumaddu soo bandhigtay. waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qeybtii sadexaad oo u qornayd sidan:- W. Xanaanada Xoolaha, Deegaanka iyo Horumarinta Reer Miyiga: – Iyada oo laga duulayo Balan-qaadkii Madaxweynaha waxa gobollada iyo degmooyinka dalka loo kala diray 30 kooxood oo ka tirsan […]

Hargeysa, 15, April, 2011-(maantasomaliland)- Xukuumadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday inay xayiraadii saarnayd ka qaaday Telefiishanka Universal oo muddo bil ku dhawaad ka hor ay dawladu shaqada ka joojisay shir jaraaid wasiirka warfaafinta mudane xaabdase

Hargeysa, 15, April, 2011-(maantasomaliland)- Xukuumadda Somaliland, ayaa daboolka ka qaaday inay xayiraadii saarnayd ka qaaday Telefiishanka Universal oo muddo bil ku dhawaad ka hor ay dawladu shaqada ka joojisay ka dib markii laga sii daayay sawirro been abuur ah oo Weriyaha Telefiishankaas u jooga Buuhoodle ka baahiyay sawir-gacmeedyo taangiyo iyo ciidanka Somaliland oo xaquus sammaynaya […]

War deg deg ah Kalshaalle: Hal Qof Oo Ku Dhintay Deegaankii Hore Dagaaladdu Uga Dhaceen

April 15th, 2011 Buuhoodle (maantaSomaliland.com)- Alle ha u naxariistee Marxuum-Jamaac Cali Cartan, ayaa ku geeriyooday deegaanka Kalshaalle shalay ka dib markii ay ku qaraxday walax taallay deegaanka Kalshaalle ee ay ka dhaceen dagaaladii u dhaxeeyay Ciidamada qaranka iyo kooxaha nabad diidka ahi. Alle ha u naxariistii Marxuumku wuxuu ahaa 18 jir la joogay Geel ka […]

Friday, April 15, 2011 Boqor Cismaan Buurmadow ayay soo gadheen nabaro dakharo iyo dhawaac kale isugu jira, sidaana waxaa noo xaqiijiyay dad ku sugan magaalada caasimadda waddanka isugu taga Imaraadka ee Abudabi, lama garanaayo dadkan sida xun u garaacay Boqor Buurmadow

Friday, April 15, 2011 Boqor Cismaan Buurmadow ayay soo gadheen nabaro dakharo iyo dhawaac kale isugu jira, sidaana waxaa noo xaqiijiyay dad ku sugan magaalada caasimadda waddanka isugu taga Imaraadka ee Abudabi, lama garanaayo dadkan sida xun u garaacay Boqor Buurmadow Boqor Cismaan Buurmadow ayay soo gadheen nabaro dakharo iyo dhawaac kale isugu jira, sidaana […]

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Xukuumaddii Rayaale Oo Hargeysa Ka Bilaabay Olole Uu Doonayo Inuu Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqo Urur Siyaasadeed La Baxay (PDP) Oo Uu Maanta Qaybiyey Qoraalo Sharaxaya + Dareenada Jira.

Wasiirkii Hore Ee Arimaha Gudaha Xukuumaddii Rayaale Oo Hargeysa Ka Bilaabay Olole Uu Doonayo Inuu Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqo Urur Siyaasadeed La Baxay (PDP) Oo Uu Maanta Qaybiyey Qoraalo Sharaxaya + Dareenada Jira. Hargeysa (Ramaas) Apr.14, 2011 – Wasiirkii Hore Wasaaradda Arimaha gudaha Somaliland ee wakhtigii xukuumaddii Madaxwayne Daahir Rayaale Kaahin Md Ismaaciil Aaden […]

April 14th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa iska fogeeyay eedo la xidhiidhay inuu ka dambeeyay dhalinyaro xalay rabshado ka sameeyay xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa oo taageero loogu raadinayay furashada ururada siyaasada

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Beeniyay In Xisbigiisu Ka Dambeeyay Xubno Rabshado Ka Sameeyay Xaflad April 14th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa iska fogeeyay eedo la xidhiidhay inuu ka dambeeyay dhalinyaro xalay rabshado ka sameeyay xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa oo taageero loogu raadinayay furashada […]

April 14th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa iska fogeeyay eedo la xidhiidhay inuu ka dambeeyay dhalinyaro xalay rabshado ka sameeyay xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa oo taageero loogu raadinayay furashada ururada siyaasada.

Guddoomiyaha KULMIYE Oo Beeniyay In Xisbigiisu Ka Dambeeyay Xubno Rabshado Ka Sameeyay Xaflad April 14th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Guddoomiyaha xisbiga tallada haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi ayaa iska fogeeyay eedo la xidhiidhay inuu ka dambeeyay dhalinyaro xalay rabshado ka sameeyay xaflad lagu qabtay Huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa oo taageero loogu raadinayay furashada […]

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Kuwayt Iyo Imaaraadka Carabta

Madaxweyne Siilaanyo Iyo Wefti Uu Hoggaaminayo Oo U Kicitimay Kuwayt Iyo Imaaraadka Carabta April 14th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa maanta u kicitimay socdaal shaqo oo uu ku tagay lugtii ugu horaysay ee uu ugu baqoolo dunida carabta tan iyo markii la doortay doorashadii dalka ka […]

April 14th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hor intii aanu dalka ka dhoofin wuxuu xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare Cali Maxamed Cali iyo Maareeyihii Ha’yada Korontada Xasan Cismaan Aadan. Waxa kale oo Madaxweynuhu uu xilalkaasi u magacaabay laba masuul oo kale, sida lagu sheegay laba warsaxaafadeed oo ka soo baxay xafiiska Afhayeenka Madaxtooyada. Warsaxaafadeedka Xilka qaadista labadaasi masuul wuxuu u dhignaa sedan:

April 14th, 2011 Hargeysa(maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka hor intii aanu dalka ka dhoofin wuxuu xilkii ka qaaday Agaasimihii guud ee wasaarada waxbarashada iyo Tacliinta sare Cali Maxamed Cali iyo Maareeyihii Ha’yada Korontada Xasan Cismaan Aadan. Waxa kale oo Madaxweynuhu uu xilalkaasi u magacaabay laba masuul oo kale, sida […]

Dagaal Gacanta La Isula Tagay Oo Ka Dhacay Hotelka Maansoor Oo Ay Socotay Dood Lagaga Hadlayay Furashada Ururada iYo Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Dhalinyaro Qaswadayaal Ah.

Dagaal…………. Dagaal Gacanta La Isula Tagay Oo Ka Dhacay Hotelka Maansoor Oo Ay Socotay Dood Lagaga Hadlayay Furashada Ururada iYo Ciidamada Amaanka Oo Xabsiga Dhigay Dhalinyaro Qaswadayaal Ah. Hargeysa (Raamas) Apr.13, 2011 – Dagaal gacmaha la isula tagay ayaa ka bilaabmay hotelka Maansoor goor dhawayd wakhti ay hotelka ka socotay dood ku saabsan furashada ururada […]

Natiijada shirka Nairobi Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Augustine Mahiga ayaa shirka soo qaban qaabiyay Shirkii wadatashiga arrimaha Somalia oo ay soo qabanqaabisey qaramada midoobey ayaa galabtab lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya.

Natiijada shirka Nairobi Wakiilka gaarka ah ee Qaramada Midoobay, Augustine Mahiga ayaa shirka soo qaban qaabiyay Shirkii wadatashiga arrimaha Somalia oo ay soo qabanqaabisey qaramada midoobey ayaa galabtab lagu soo gabagabeeyay magaalada Nairobi ee dalka Kenya. Shirkaasi oo ay albaabadu u xirnaayeen ayaa waxaa ka soo qeybgaley xubno ka socdey baarlamanka Somalia, maamulada Puntland, Galmudug, […]

Hargeysa (maantasomaliland .com )- Jaamacadda Golis oo ka mid ah jaamacadaha reer Somaliland ee sida gaarka ah loo leeyahay, gaar ahaan kuliyadda caafimaadka jaamacadda, ayaa iskaashi caalami ah la samaysay 25 jaamacadood oo ku kala yaal 4 qaaradood oo adduunka ah, iyada oo ardayda waxka bartay Golis University ay ku biiri karaan jaamacadaha ay iskaashiga la sameeyeen.

Hargeysa (maantasomaliland .com )- Jaamacadda Golis oo ka mid ah jaamacadaha reer Somaliland ee sida gaarka ah loo leeyahay, gaar ahaan kuliyadda caafimaadka jaamacadda, ayaa iskaashi caalami ah la samaysay 25 jaamacadood oo ku kala yaal 4 qaaradood oo adduunka ah, iyada oo ardayda waxka bartay Golis University ay ku biiri karaan jaamacadaha ay iskaashiga […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com