Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 750)

war deg deg ah FBI oo taliyihii ssc ee mr Xagla Toosiye Ku xidhay imaaraadka Hogaamiyee Ururuka Dagaalka Kula jira Maamulada Somaliland iyo Puntland Saleebaan Ciise Aar [Xagla Toosiye] ayaa lagu xidhay Maraykan isaga oo Koox kale oo la sheegay in looga Shakiya Argagixiso Caalami ah.

war deg deg ah FBI oo taliyihii ssc ee mr Xagla Toosiye Ku xidhay imaaraadka Hogaamiyee Ururuka Dagaalka Kula jira Maamulada Somaliland iyo Puntland Saleebaan Ciise Aar [Xagla Toosiye] ayaa lagu xidhay Maraykan isaga oo Koox kale oo la sheegay in looga Shakiya Argagixiso Caalami ah. Saraakiisha Maxakmadda Federalka dalka Maraykanka ayaa waxaa ay su’aalo […]

Hargeysa: Taliyaha Guud Ee Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Waramay maanta Baadhitaan Ay Ku Wadaan Laba Nin Oo Ay Jimcihii ku Qabteen Madaarka Diyaaradaha Ee Hargeysa.

Hargeysa: Taliyaha Guud Ee Ciidamada Booliska Somaliland Oo Ka Waramay maanta Baadhitaan Ay Ku Wadaan Laba Nin Oo Ay Jimcihii ku Qabteen Madaarka Diyaaradaha Ee Hargeysa. Hargeysa (maantasomaliland) Ap.03, 2011 – Taliyaha guud ee ciidanka booliska Somaliland Md Cilmi Rooble Furre (Cilmi-Kabaal) ayaa ka waramay baadhitaan ay ku hayaan laba nin oo ciidamada boolisku jimcihii […]

Buuhoodle: Dhalinyaro Hubaysan Oo Maleeshiyadda SSC Ciidan Ahaan U Qorteen Wakhtiyadii Ay Soo Weerari Jireen Ciidamada Somaliland Oo Raashin Mucaawimo Ah Boobay.

Buuhoodle: Dhalinyaro Hubaysan Oo Maleeshiyadda SSC Ciidan Ahaan U Qorteen Wakhtiyadii Ay Soo Weerari Jireen Ciidamada Somaliland Oo Raashin Mucaawimo Ah Boobay. Hargeysa (maantasomaliland) Aprill 3,2011- Kooxo Dhalinyaro ah oo ka mid ah kooxihii maleeshiyadda nabad-diidk ah ee SSC u qorteen inay ciidan ahaan u adeegsadaan wakhtiyadii ay weerarada gaadmada ah ku soo qaadi jireen […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Somaliland si ay u ansixiyaan 7 Xubnood ee komishankaasi ka kooban yahay iyo xeerka isgaadhsiinta qaranka.

Madaxweyne Siilaanyo Oo G/Wakiiladda U Gudbiyay Laba Digreeto April 3rd, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Golaha Wakiilada Somaliland u gudbiyay Xubnaha Komishanka Xuquuqul Insaanka Somaliland si ay u ansixiyaan 7 Xubnood ee komishankaasi ka kooban yahay iyo xeerka isgaadhsiinta qaranka. Fadhigii maanta ee Golaha Wakiilada Somaliland oo uu gudoominayay […]

Hargaysa 3 APRIL 2011 (maantasomaliland):-Munaasibad balaadhan oo lagu taageeraayey Murashaxnimadii uu markii Saddexaad isku soo taagay Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa.

Madal Lagu Taageeraayey Madaxweynaha Jabuuti Oo Hargaysa Lagu Qabtay Hargeysa Hargaysa 3 APRIL 2011 (maantasomaliland):-Munaasibad balaadhan oo lagu taageeraayey Murashaxnimadii uu markii Saddexaad isku soo taagay Madaxweynaha Jamhuuriyada Djibouti Md Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta lagu qabtay magaalada Hargaysa. Xafladan oo uu soo qaban-qaabiyey Dr Mustafe Cabdillaahi Xaaji Maxamed (Jawaan) ayaa waxaa ka soo qayb-galay […]

Madaxwayne ku Xigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane C/raxman C/laahi Ismaaciil (saylici) ayaa Maanta dhagax dhigay laba hool oo lagu kordhiyay dhismaha jaamacadda Timacadde University ee Gobolka Gabiley, .

Madaxwayne ku Xigeenka Jamhuriyada Somaliland Mudane C/raxman C/laahi Ismaaciil (saylici) ayaa Maanta dhagax dhigay laba hool oo lagu kordhiyay dhismaha jaamacadda Timacadde University ee Gobolka Gabiley, . Xaflad balaadhan oo loogu mahadnaqayay Madaxwayanaha Dalka Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele oo Maalgaliyay dhismaha laba hool oo Cusub ee jaamacadda Timacadde ayaa lagu qabta hotelka Askar ee […]

Argagax iyo is-jiidh salaadii Jimce ee shalay ka dhacay Masjid-Jaamica Hargeysa iyo khasaaraha ka dhashay “Dadku way argagaxeen oo siyaabo kala duwan ayay u fahmeen, laakiin….” Imaamka Masaajidka….WARAYSI GAAR AH Hargeysa 02, April 2011 (Ogaal)- Dadweyne salaadii Jimce ee shalay ku tukaday Masjid-Jaamica magaalada Hargeysa, ayaa isku-jiidhay gudaha masaajidkaas ka dib markii dhacdo ay ka argagaxeen la soo deristay.

Argagax iyo is-jiidh salaadii Jimce ee shalay ka dhacay Masjid-Jaamica Hargeysa iyo khasaaraha ka dhashay “Dadku way argagaxeen oo siyaabo kala duwan ayay u fahmeen, laakiin….” Imaamka Masaajidka….WARAYSI GAAR AH Hargeysa 02, April 2011 (Ogaal)- Dadweyne salaadii Jimce ee shalay ku tukaday Masjid-Jaamica magaalada Hargeysa, ayaa isku-jiidhay gudaha masaajidkaas ka dib markii dhacdo ay ka […]

gobolka Saaxil Oo Laga Bilaabay Uruurinta Cashuur Lagu Soo Rogay Kalluumaysatada Gobolkaas. Berbera (maantasomaliland) Ap.02, 2011 – Maamulka gobolka xeebta ah ee Saaxil, ayaa si rasmi ah u bilaabay uruurinta cashuur cusub oo lagu soo rogay kulluumaysatada gobolkaas, taas oo qayb ka ah dakhli uruurin ay wasaarada maaliyada ka codsatay bishii hore in madaxda gobolada dalka.

gobolka Saaxil Oo Laga Bilaabay Uruurinta Cashuur Lagu Soo Rogay Kalluumaysatada Gobolkaas. Berbera (maantasomaliland) Ap.02, 2011 – Maamulka gobolka xeebta ah ee Saaxil, ayaa si rasmi ah u bilaabay uruurinta cashuur cusub oo lagu soo rogay kulluumaysatada gobolkaas, taas oo qayb ka ah dakhli uruurin ay wasaarada maaliyada ka codsatay bishii hore in madaxda gobolada […]

April 2nd, 2011 Hargaysa (maantaSomaliland.com)- Ku Simaha wasiirka wasaaradda Maaliyadda ahna wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Mudane Warsame Siciid Cabdi iyo guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Mr. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil ayaa maanta xarunta hay’adda shaqaalaha tababar uga furay 67 qof oo ka mid ahaa shaqaalihii wasaaradda maaliyadda ee ku dhacay Imtixaankii laga qaaday shaqaalaha wasaaraddaasi 26-kii bishii December sannadiii 2010-kii.

Shaqaalihii Maaliyada ee Dhacay Imtixaankii Oo loo Furay Tababar Kor Loogu Qaadayo Xirfadooda April 2nd, 2011 Hargaysa (maantaSomaliland.com)- Ku Simaha wasiirka wasaaradda Maaliyadda ahna wasiir ku xigeenka wasaaraddaasi Mudane Warsame Siciid Cabdi iyo guddoomiyaha Hay’adda shaqaalaha dawladda Mr. Muxumed Aw Cabdi Ismaaciil ayaa maanta xarunta hay’adda shaqaalaha tababar uga furay 67 qof oo ka mid […]

Dadka reer Djabuuti eek u dhaqan Magaalooyinkaasi aynu kor ku sheegnay ayaa maamulada deegaanadaasi u diyaarinayaan sidii ay ugu daad-gurayn lahaayeen dhinaca Djabuuti, si ay uga qayb-qaataan doorashada.

Hargeysa (maantasomaliland) – Magaaladda Boorama iyo degmooyin ka mid ah gobolka Gabilay ayaa laga furay xafiisyo loogu tallo-galay in lagu diiwaangaliyo dadka reer Djabuuti ee doonaya inay doorashada 8-da bishan Djabuuti ka dhacaysa ka qayb-galaan. Dadka reer Djabuuti eek u dhaqan Magaalooyinkaasi aynu kor ku sheegnay ayaa maamulada deegaanadaasi u diyaarinayaan sidii ay ugu daad-gurayn […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Soo Saaray Dhaqan-gelinta Daabacaada Lacagta Cusub ee Somaliland Hargeysa (maantasomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray dhaqan galka daabacaadda lacagta cusub ee noodhka kunka shilin iyo shanta kun ee shilin. Ka dib markii Golaha Wakiilada Somaliland meel mariyay todobaadkii hore.

Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Soo Saaray Dhaqan-gelinta Daabacaada Lacagta Cusub ee Somaliland Hargeysa (maantasomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta soo saaray dhaqan galka daabacaadda lacagta cusub ee noodhka kunka shilin iyo shanta kun ee shilin. Ka dib markii Golaha Wakiilada Somaliland meel mariyay todobaadkii hore. Sidaasi waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu […]

April, 02, 2011-(maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa digreeto uu soo saaray ogolaansho u siiyay shirkadaha Dahabshiil iyoTelesom hirgelinta wershad sibidh oo labaad inay ka dhisaan magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera.

April, 02, 2011-(maantasomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), ayaa digreeto uu soo saaray ogolaansho u siiyay shirkadaha Dahabshiil iyoTelesom hirgelinta wershad sibidh oo labaad inay ka dhisaan magaalo Madaxda Gobolka Saaxil ee Berbera. Digreetadan uu Madaxweyne Silaanyo soo saaray waxa uu fasax u siiyay shirkadaha Dahabshiil iyo Telesom inay maalgeliyaan dhismaha wershad sibidh oo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com