Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 751)

Kal-Fadhigii 43-Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta La Soo Gabagabeeyay Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Digay Shirqoolada Siyaasadeed Ee Qaramada Midoobay Ku Mijaxaabinayso Madaxbanaanida Somaliland.

Kal-Fadhigii 43-Aad Ee Golaha Guurtida Somaliland Oo Maanta La Soo Gabagabeeyay Iyo Guddoomiye Saleebaan Oo Ka Digay Shirqoolada Siyaasadeed Ee Qaramada Midoobay Ku Mijaxaabinayso Madaxbanaanida Somaliland. Hargeysa ( maantasomaliland) Ap. 2, 2011 – Kal-fadhigii 43-aad ee golaha guurtida Jamhuuriyada Somaliland, ayaa maanta si rasmi ah loo soo gabagabeeyay, iyada oo goluhu uu gali doono fasax […]

Halkan Ka Akhriiso WArGAYSGA OGAAL!!!Itoobiya maxay ka tidhi in dib loo celiyo muwaadiniinteeda Somaliland ku sugan? Safiirka Itoobiya u jooga Somaliland oo ka hadlay sida uu u arko Hees lid ku ah dalkiisa oo Raadyow Hargeysa baahisay “Khasab laguma celin karo Itoobiyaanka jooga Somaliland sida aan…” Ambasador Berhe Tesfaye…………WARAYSI GAAR AH “Way dhici kartaa in ashkhaas aan waxgarad ahayn qof ama laba dhibaateeyaan, laakiin…”

Itoobiya maxay ka tidhi in dib loo celiyo muwaadiniinteeda Somaliland ku sugan? Safiirka Itoobiya u jooga Somaliland oo ka hadlay sida uu u arko Hees lid ku ah dalkiisa oo Raadyow Hargeysa baahisay “Khasab laguma celin karo Itoobiyaanka jooga Somaliland sida aan…” Ambasador Berhe Tesfaye…………WARAYSI GAAR AH “Way dhici kartaa in ashkhaas aan waxgarad ahayn […]

Madaarka Berbera Oo Koox Carab Ah Axadii Lagaga Reebay Shan Libaax Oo Loo Tahriibinayey Dubai Berbera/Muqdisho, (Saxafi) – Ciidanka Bileyska Madaarka Berbera ayaa Axadii ina dhaaftay waxay madaarka Berbera ku qabteen shan dhalo libaax (Cago-baabuur), kuwaas oo la doonayay in la diyaarad tegaysay dhinaca magaalada Dubai ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta.

Madaarka Berbera Oo Koox Carab Ah Axadii Lagaga Reebay Shan Libaax Oo Loo Tahriibinayey Dubai Berbera/Muqdisho, (Saxafi) – Ciidanka Bileyska Madaarka Berbera ayaa Axadii ina dhaaftay waxay madaarka Berbera ku qabteen shan dhalo libaax (Cago-baabuur), kuwaas oo la doonayay in la diyaarad tegaysay dhinaca magaalada Dubai ee dalka Isu-taga Imaaraadka Carabta. Sida ay Saxafi u […]

Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo Ka Hadlay Biyo la’aanta isa soo taraysa ee Hargeysa

Maareeyaha Wakaalada Biyaha oo Ka Hadlay Biyo la’aanta isa soo taraysa ee Hargeysa Hargeysa (maantasomaliland) Maareeyaha Wakaalada Biyaha ee Hargeysa Mr. Ibraahim Siyaad Yoonis, ayaa mar kale sabeebay biyo-yaraanta soo wajahday Magaalada Hargeysa iyo saamaynta taban ee abaaruhu ku yeesheen biyihii caasimada. Maareeyuhu wuxuu sidaasi ku sheegay shir jaraa’id oo uu saaka ku qabtay xafiiskiisa, […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Ardayda Jaamacadaha Hargeysa iyo Gabilay ayaa maanta Huteelka Safaari ee Magaalada Hargeysa ku qabtay xaflad ay shahaado sharafyo lagu gudoon siinayay odayaashii gacanta ka geystay bilowga wada hadalada nabadda ee shaqaaqadii ka taagnayd Ceel bardaalle. Xafladaasi waxa ka qeyb galay Wasiirro, Xisbiyadda siyaasada iyo dhalinyaro ka socday ardayda labadaasi Jaamacadood.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Ardayda Jaamacadaha Hargeysa iyo Gabilay ayaa maanta Huteelka Safaari ee Magaalada Hargeysa ku qabtay xaflad ay shahaado sharafyo lagu gudoon siinayay odayaashii gacanta ka geystay bilowga wada hadalada nabadda ee shaqaaqadii ka taagnayd Ceel bardaalle. Xafladaasi waxa ka qeyb galay Wasiirro, Xisbiyadda siyaasada iyo dhalinyaro ka socday ardayda labadaasi Jaamacadood. Xildhibaan Garaad oo […]

Hargeysa (maantasomaliland)Mar.30,2011-Madaxda xisbiyada qaranka,siyaasiyiin madaxbannaan iyo qaar ka mida sallaadiinta dalka, ayaa maanta kulan xasaasiya oo albaabadu xidhin yihiin ku yeeshay Magaalada Hargeysa.

Hargeysa (maantasomaliland)Mar.30,2011-Madaxda xisbiyada qaranka,siyaasiyiin madaxbannaan iyo qaar ka mida sallaadiinta dalka, ayaa maanta kulan xasaasiya oo albaabadu xidhin yihiin ku yeeshay Magaalada Hargeysa. Kulankan oo maanta lagu qabtay hoteka Xaraf ee Magaalada Hargeysa, ayay labada dhinac kaga wada hadleen arrimaha siyaasada wadanka oo ay ka mid tahay furshada ururada siyaasada oo dhawaan Madaxweynuhu dalka u […]

magaalada buuhoodle ayaa maanta waxa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan oo lagaga soo horjeedo Madax dhaqameed ka socday Maamulka Puntland, kaasoo gilgilay Magaaladaasi ,isla markaasina lagu dhacay qaar ka mida gaadiidkii Madax dhaqameedkaasi.

magaalada buuhoodle ayaa maanta waxa ka dhacay Mudaharaad Balaadhan oo lagaga soo horjeedo Madax dhaqameed ka socday Maamulka Puntland, kaasoo gilgilay Magaaladaasi ,isla markaasina lagu dhacay qaar ka mida gaadiidkii Madax dhaqameedkaasi. Dadweyne badan oo cadhaysan, kuna dhawaaqaayey erayo ku lid ah Waftigaasi ayaa Mudaharaad la tagay goobti lagu dajiyey Waftigaasi , iyagoo ku qaylinaayey […]

odoba Carruur Ah Iyo Hooyadood Oo Uu Ku Tagay Mujaahid Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Oo Si Gaadmadmo Ah Loogu Dilay Degmada Widh-Widh Sanadkii Hore Oo Deeq Lacageed La Guddoonsiiyey.

Todoba Carruur Ah Iyo Hooyadood Oo Uu Ku Tagay Mujaahid Ka Tirsanaa Ciidamada Qaranka Oo Si Gaadmadmo Ah Loogu Dilay Degmada Widh-Widh Sanadkii Hore Oo Deeq Lacageed La Guddoonsiiyey. Hargeysa (maantasomaliland) – March 30,2011-Deeq Lacageed oo dhan Afar Kun Sagaal Boqol iyo Labaatan Dollar, ayaa maanta la soo gaadhsiiyay Agoontii uu ka tagay Alle ha […]

Xukuumadda oo Cashuuro saartay ganacsatada shidaalka iyo kaalmaha oo ka cabanaya daymaha tuulmay ee ay Xukuumadda ku leeyihiin )

maantasomaliland)30 3 11 kaalmaha-Shidaalka Naafatada ah ayaa gabi ahaanba dalka ka go’an marka laga tago waxoogaa Naafato ah oo ay ganacsatada Iibisa Shidaalku ka soo iibsadaan magaalada Saylac ee Gobolka Salal oo uu ka soo dego Shidaal laga keeno Dalka Yemen. Xaaladan Shiidaal la’aanta ah ayay qaar ka mid ah Ganacsatada Kaalmaha Shidaalka ee magaaladda […]

Laba Mudane Oo Ka Tirsan Golaha Wakiilada Oo Isku Maandhaaafay Su’aalo La Waydiinayay Guddoomiyaha Baanka Dhexe Ee Somaliland.‏

Hargeysa (maantasomaliland)Mar.29,2011- Laba Mudane oo ka tirsan golaha wakiilada Somaliland, ayaa isku maandhaafay su’aalo ay xildhibaanadu waydiinayeen guddoomiyaha baanka dhexe ee Somaliland Md Cabdi Dirrir Cabdi oo maanta mar kale hortagay golaha wakiilada. Labadan xildhibaan ayaa kala ah Marwo Baar Siciid Faarax oo ka mida laba haween ah oo golaha ku jira iyo xildhibaan Axmed […]

Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Caalamka U Soo Bandhigtay Furitaanka Jeelka Hargeysa

Hargeysa (maantSomaliland.com)- Xukuumadda Somaliland ayaa maanta beesha caalamka u soo bandhigtay furitaanka Jeelka weyn ee caasimada Hargeysa, oo dhawaan dib loo furay, waxaana xaflad labaad maanta loogu sameeyay Huteelka Ambassador ee Hargeysa, waxaana ka qeyb galay Wefti ka socday Ha’yada qarammadda midoobay u qaabilsan daroogadda iyo budhcad badeedda oo iyadu maal gelisay dhamaystirka dayactir balaadhan […]

Hogaanka Dhaqanka Ee Degmada Xudun Oo Maanta Taageeray Baaqii Madaxweyne Siilaanyo Gogosha Nabada Ugu Fidayay Beelaha Gobolada Buhoodle Iyo Sool.

Xudun (maantasomaliland) Hogaanka dhaqanka beesha degmada Xudn ee gobolka Sool, ayaa maanta sheegay in ay si rasmi ah u taageerayaan gogoshii nabadeed ee Madaxweyne Siilaanyo u fidiyay beelaha gobolada Sool iyo Buhoodle. Odayaashan oo maanta warbaahinta kula hadlay Magaalada Xudun, ayaa sheegay in ay ayidsan yihiin qorshe kasta oo mabad loogu dhamaynayo colaadaha ka jira […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com