Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 756)

Warsaxaafadeed: Madaxweyne Axmed Siilaanyo Oo Maanta Kulan Kula Yeeshay Xarunta Madaxtooyada Guddoomiyeyaasha Gobolada Dalka.

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yaeeshay Gudoomiyeyaasha Gobollada Dalka waxaanu ka Dhegaystay Warbiximo iyo Xog-waran la Xidhiidha Xaalada Guud ee Gobollada Dalka. Ugu horayna waxa ay Badhasaabadu ka warameen Saamaynta ay Abaaruhu ku yeesheen Nolosha Dadka iyo Xoolaha iyo Dedaalka ay Xukuumada iyo Shacabiguba ka gaysteen […]

Waxa isna halkaa ka hadlay Agaasimaha Waaxda horumarinta degmooyinka ee Wasaaada Arrimaha Gudaha Md. Maxamed Axmed, waxaana uu amaan halkaa uga jeediyey maayarka degmada Berbera oo uu xusay in ay ku daydaan wax-qabadkiisa uu ka muujiyey magaalada Berbera.

Shirkii dawladaha Hoose ee dalka oo ka furmay Berbera Hargeysa (maantasomaliland)-Waxa maanta magaalada Berbera si rasmi ah uga bilaabmay Shirwaynaha ururka dawladaha hoose ee Somaliland ALGASl, kaas oo ay kasoo qayb galeen inta badan Guddoomiyeyaasha Golayaasha degaanka magaalooyinka dalka oo dhan. Shirkan oo uu guddoominayey guddoomiyaha golaha degaanka caasimada Hargaysa Md. Xuseen Maxamuud Jiciir, ayaa […]

M/weyne Siilaanyo oo la Kulmay C/raxmaan Aw Cali Markii u Horaysay Wixii ka Dambeeyay Shirweynihii Kulmiye ! Muxuuse kulankaasi Xambaarsanaa?

Maantasomaliland 16 March,-11– M/weyne Axmed Siilaanyo ayaa kulankii ugu horeeyey la qaatay M/weyne K/xigeenkii hore ee Somaliland C/raxmaan Aw Cali, Isla markaana ahaa musharrixii M/weyne K/xigeenka xisbiga Kulmiye ee sannadkii 2003dii. M/weyne Siilaanyo iyo C/raxmaan Aw Cali ayaa waxa dhexmaray khilaaf siyaasadeed oo bilaabmay shirweynihii Kulmiye ee 2008dii ka dhacay Hargaysa, balse khilaafkooda Siyaasadeed ayaa […]

Warsaxaafadeed ka soo baxay Xarunta madaxtooyada JSL

Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yaeeshay Gudoomiyey-yaasha Gobollada Dalka Warsaxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula yaeeshay Gudoomiyey-yaasha Gobollada Dalka waxaanu ka Dhegaystay Warbiximo iyo Xog-waran la Xidhiidha Xaalada Guud ee Gobollada Dalka. Ugu horayna waxa ay Badhasaabadu […]

Wafti Ka Socda Dalka Norway Oo Maanta Kulan la Yeeshay Xubno Ka Tirsan Golaha Wasiiradda Ee Somaliland.

  Hargeysa(maantasomaliland) Mar.13, 2011 – Xubno Wasiiro ah oo ka tirsan xukuumadda Somaliland, ayaa maanta kulan kula yeeshay Magaaladda Hargeysa Wafti balaadhan oo ka socday dalka Norway. Kulankan oo ka dhacay hoolka shirarka Wasaaradda Beeraha ee Magaaladda Hargeysa, ayaa lagu gorfeeyay sidii loo horumarin lahaa mashaariicda dhinaca Beeraha, Khayraadka dabiiciga ah iyo wax soosaarka Dalka. […]

Wasiirka gaaashaandhig hoo maanta golaha baarlamanka warbixin ka siiyay hawlha wasaaradiisay‏

Hargaysa (maantaSomaliland. Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed Xaaji Cabdillaahi Cadami ayaa  hortagay golaha wakiillada, waxaanu mudanayaasha  golahaasi uga xog-waramay qaab dhismeedka iyo waajibaadka qaran ee ay u xil saaran tahay wasaaraddiisu. Fadhigii golaha wakiillada ee maanta  oo uu guddoominayay godoomiye Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro) waxa uu wasiirku ugu horayn xildhibaanada faahfaahin ka siiyay qaab dhismeedka […]

Wasiirka wasaarada warfaafinta mudane xaabsade oo sheegay inaanu nidaam shaqo oo toosan ugu iiman wasaarada warfaafinta‏

Hargeysa, March, 13, 2011-(maantasomaliland)- Mudanayaasha Golaha wakiillada Somaliland ayaa shalay cod aqlabiyad ah ku ansixiyay laba wasiir oo cusub oo ka tirsan xukuumadda madaxweyne Axmed Siilaanyo, kuwaas oo uu dhowaan magcaabay Madaxweyne Siilaanyo. Kadib marii uu laba xubnood oo ka tirsanaagolihiisa wasiirada meesha ka saaray. Labada Wasiir  ee maanta la ansixiyay ayaa kala ah warfaafinta […]

Xafiiska Wasiirka Ganacsiga Somaliland La Jabsaday Iyo Laba Ka Mida Shaqaalaha Wasaaradaas Oo Xabsiga La Dhigay.

Hargeysa(maantasomaliland) Mar.13, 2011 – Xasfiiska wasiirka ganacsiga, warshadaha iyo dalxiiska Md Cabdirisaaq Khaliif Axmed, ayaa la  jabsaday xalay, iyada oo xasbiga loo taxaabay laba nin oo ka mida shaqaalaha ka hawlgala wasraadaas, kuwaas oo hadda la sheegay in ay ku xidhan yihiin xarunta CID-da ee Magaalada Hargeysa. Agaasimaha waaxda ganasciga ee wasaarada ganacsiga Ismaaciil Haybe Cilmi oo […]

War-Deg deg ah: Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland oo Ka Hadlay Darajada Ciidamada Qaran Sheegayna in Colaadda Ka Aloosan Barigu Ay Caqabad Ku Tahay.

    Hargeysa (maantasomaliland) Mar.13., 2011 – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Mudane Axmed X. Cali Cadami oo maanta hor yimi golaha wakiilada Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka waramay xaalada ciidanka qaranka iyo halka ay marayso balanqaadkii loo sameeyay ciidamada in darajo loo samayn doono. Waxa uu wasiirku sheegay in ay wasaaradiisu dadaal ugu jirto sidii ay u […]

Taliyaha Booliska Oo Ka Hadlay Dambi La Sheegay In Loo Haysto Agaasimaha Guud ee Waxbara shada

  Hargeysa (maantaSomaliland)- Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre, ayaa ka hadlay  talaabo a ciidanka boolisku ay Xarunta CID-da uga yeedheen Agaasimaha Guud ee Wasaarada waxbarashada  Cali Maxamed Cali (Cali Caliyow) oo ay kulan xog waraysi ah kula yeesheen  oo uu sheegay in wax laga weydiinayay eedayn culus oo loo hayso agaasimahaasi. Taliyaha […]

Warsaxaafadeed ka soobaxay xarunta madaxtooyada Somaliland

Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Xeer Madaxweyne oo lagu Dhaqan gelinaayo Miisaaniyad Sannadeedka 2011 saaka JAMHUURIYADDA SOMALILAND Republic of SOMALILAND Xafiiska Af-hayeenka Madaxtooyada JSL Date: 10/03/2011 War-Saxaafadeed Madaxweynaha JSL Mudane. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu soo saaray Xeer Madaxweyne oo lagu Dhaqan gelinaayo Miisaaniyad Sannadeedka 2011-ka ka dib […]

Wasiirka Gaashaandhiga Oo Ku Dhawaaqay Abaaro Iyo Biyo La’aan Ba’an Oo Ka Jirta Deegaanada Bariga Sanaag, Baaqna U Diray Hay’adaha, Ganacastada Gobolka iyo Xukuumad.

      Ceerigaabo (maantasomaliland) Mar. 10, 2011 – Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Md Axmed Xaaji Cali Cadami, ayaa sheegay in ay abaaro baaxad weyni ka jiraan deegaano badan oo ka tirsan gobolka Sanaag, gaar ahaan Bariga gobolkaas. Md Cadami oo ugu waramayey warbaahinta magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag, ayaa sheegay in abaar ba’ani ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com