Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » War (Page 757)

Lix qof oo ku dhaawacmay shil baabuur oo ka dhacay dawga sheekh laguna dawnaayo cusbitaalka berbera

Sheekh(maantasomaliland) Mar.09, 2011 – Lix qof oo saarnaa gaadhi noociisu yahay Toyota Surf, ayaa shalay abaaro 11-kii barqanimo dhaawacyo kala duwani ka soo gaadheen, kadib markii uu ku qalibmay jidka Dawga Sheekh ee gobolka Saaxil. Rakaabka gaadhigaa ayaa waxa soo kala gaadhay dhaawacyo kala duwan, waxaana Lixda qof Saddex kamid ah soo gaadhay dhaawacyo burbur […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Sanduuqa Horumarinta Faransiiska

    Hargeysa (maantasomaliland.Org)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici)  ayaa shalay xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday  sanduuqa horumarinta wadanka Faransiiska iyo Baanka BCIMR oo socdaal hawleed dalka ku yimi. Madaxweyne Ku Xigeenku wuxuu u sheegay weftiga in uu ku farax sanyahay inuu arko maal gashadeyaal caalami ah oo  maal gashi ka […]

Marwada madaxweynaha Somaliland iyo wasiiro ka tirsan xukumada oo xalay ka qayb galay xaflad lagu maamuusaayo maalinta haweenka addunka oo lagu lagu qabtay maansoor hotel

Hargeisa (maantasomaliland )-xaflad aad u  Balaadhan oo lagu maamuusaayey  Maalinta Haweenka Aduunka 8 march ayaa xalay lagu qabtay Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeisa, Xafladaasi oo ahayd mid si heer sare ah loo soo qaban qaabiyay ayaa Waxaa ka soo Qayb galay Marwadda Koowaad ee Madaxwaynaha Somaliland Marwo Aamina Waris, Wasiirka Diinta iyo Aw qaafta Sh.Khaliil […]

‘Reer Puntland Waxaan Leeyahay Faraha ayaad Kaga Guban Doontaan Dagaalka Qabiilka’ Guddoomiyaha Xisbiga UCID

  Hargeysa (maantasomaliland)- Guddoomiyaha Xisbiga mucaaridka ah ee UCID eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa  maamul goboleedka Puntland uga digay inay joojiyaan dagaalka qabiilka ku dhisan ee ay doonayaan inay ka ridaan Sool, Sanaag bari iyo Buuhoodle, haddii kale ay faraha kaga guban doonaan. Faysal Cali Waraabe waxa uu sidaas ku sheegay shir jaraa’id oo maanta  […]

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Qaabilay Wefti Ka Socday Sanduuqa Horumarinta Faransiiska

  Hargeysa (maantasomaliland)-Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil, ayaa maanta  xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday  sanduuqa horumarinta wadanka Faransiiska iyo Baanka BCIMR oo socdaal ku yimid Somaliland. Madaxweyne Ku Xigeenku wuxuu sheegay inuu ku faraxsan yahay inuu arko maal gashadeyaal caalami ah oo  maal gashi ka sameynaya Somaliland si kor loogu qaado […]

Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Oo Ka Soo Laabtay Socdaal Uu Ku Tagay Shiinaha

Hargeysa(maantaSomaliland.)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Dibada Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii uu  soo dhamaystay socdaal  shaqo ku  tagay markii u horaysay wadanka Shiinaha. Waxa sidaasi lagu sheegay war saxaafadeed ka soo baxay xafiiska xidhiidhka saxaafada ee wasaarada arrimaha dibada Somaliland waxaanu qoraalkaasi u qornaa sidan:- “Waxaa […]

Warsaxaafadeed uu soo saaray af hayeenka madaxwaynuhu‏

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland oo xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo ka socda Sanduuqa Horu-marinta ee Wadanka France iyo Baan ka BCIMRMadaxweyne ku xigeenku waxa uu Weftiga uga waramay xaalada Guud ee Dalka Gaar ahaan Dhinacyada Maalgashiga i Madaxweyne Ku xigeenka JSL Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wefti balaadhan oo […]

Qiimaha dollarka oo maraya 5000 iyo maciishada oo aan waxba iska bedelin iyo danyarta oo ku hoos dulman‏

hargeisa (maantasomaliland):- Bilihii u danbeeyey ee sannadkan  waxa guud ahaanba hoos usii dhacayay magaalooyinka Somaliland sarrifka qiimaha Dollar-ka maraykanka. Tusaale ahaan halka Dollar ayaa lagu sarrifayay dabayaaqadii sannadkii hore 6800 SL SH (shilinka Somaliland) iyadoo wakhtigan xaadirka ahna uu marayo halkii Dollar 5000 SL SH.   Qiimahan hoos udhaca dollar-ka oo maraya heer-kii ugu hooseeyey […]

Wasiirka Warfaafinta Somaliland Oo Sheegay In Dhawaan Keeni Doonaan Cusub Oo Laga Dhageysan Doona Gobollada Wadanka Oo Dhan.

Hargeys) Mar. 08, 2011- Wasiirka wasaarada warfaafinta iyo wacgalinta Somaliland Md Axmed Cabdi Xaabsade, ayaa maanta sheegay in dhawaan la keeni doonaan dalka idaacada wada gaadha gobollda oo dhan, taasoo lagaga hortagi doono dacaayadaha uu cadawgu faafinayo. Wasiirku waxa uu hadalkani  ka sheegay mar uu maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafti ka socda dalka Ingiriiska oo […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Qaabilay Wefti ka Socda Dalka Ingiriiska

Hargeysa (maantaSomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wefti ka socday dalka Ingiriiska oo uu hoggaaminayay Agaasimaha Afrika u qaabilsan dalka Ingiriiska. Warsaxaafadeed Afhayeenka Madaxtooyada Cabdilaahi Maxamed Daahir uu ka soo saaray Kulankii Madaxweynuhu la yeeshay  weftigaasi waxaanu u  dhignaa sidan:- “Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ,waxa […]

Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Oo Si Heer Qaran Ah Loogu

  Hargeysa (maantaSomaliland.)- Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Md. C/Raxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa ka qeyb galay aaska Alle ha u naxariistee Guddoomiyihii Rugta Ganacsiga Somaliland Marxuum- Cabdiraxmaan Faarax Sugaal oo Isniintii ku geeriyooday magaalada Hargeysa maantana si heer qaran ah loogu aasay xabaalaha Boqol Jire ee galbeedka caasimada. Waxa kale oo aaska marxuumka ka qeyb […]

Afhayeenka Madaxtooyadu waxa uu ka dheereeyey Guuxiisa. Wariye:Saleban Cabdi Cali C/lahi Maxamed Daahir waxa uu dusha ku qaatay afhayeenkii Wasaaradda Gaashaandhiga,

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland C/lahi Maxamed Daahir (Cakuse) oo ahaa shakhsi ka mid ah dadkii Xisbiga Kulmiye ku caano maalay qalinkooda,kana qayb qaatay Ololihii lagu hujuumay Xukuumaddii Madaxweyne Riyaale iyo Xisbiga UDUB,isla markaana madaxweyne Siilaanyo markii uu talada ku guulaystay u magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland oo sida la rumaysanyahay aanu u qalmin,balse loogu abaal guday, waxa […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com