Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 51)

HALKAN KA DAAWO- Fanaanada weyn ee caanka ah ee Khadra Daahir Cige, ayaa si mug leh uga sheekaysay jacaylka iyo waliba sida uu nafteeda u saameeyay,

HALKAN KA DAAWO- Fanaanada weyn ee caanka ah ee Khadra Daahir Cige, ayaa si mug leh uga sheekaysay jacaylka iyo waliba sida uu nafteeda u saameeyay,

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Degaano Cusub Oo Gobolka Sool Kamida.

Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhey Degaano Cusub Oo Gobolka Sool Kamida.

Ciidamada Qaranka Somaliland ayaa wararku sheegayaan inay maanta gaadheen fadhiisimo cusub oo ku yaala degaano hoos yimaada gobolka Sool ee barriga Somaliland. degaanadan ay ciidamadu gaadheen ayay maalmihii ugu dambeeyey wararku sheegayaan inay isku urursanayeen maleeshiyo beleedyo kala duwan ,kuwaas oo kala firxaday markii ciidamada Qaranku halkaasi gaadheen maanta. ciidamada Qaranka ayaa dadweynaha degaanka Go’aalo […]

Maanso Ka Hadlaysa Wacyiga Somaliland Iyo Sida Dadku Udhalan Rogmay Waxa Tiriyay … Mawliid Qolqol

Maanso Ka Hadlaysa Wacyiga Somaliland Iyo Sida Dadku Udhalan Rogmay Waxa Tiriyay … Mawliid Qolqol

Maanso cusub Xili baa la galay Xumihii wanaag U xuub siibtayoo Xurmadi yartahay Xili baa la galay Sharaf iyo qax-dhawr La xaalayninoo Xayihii gadmaday Xili baa la galay Ninkii xoog lahaa Xaabada shitoo Danyar xeel ku dilay Xili baa la galay Runti xaaadhantoo Xaakamaysantoo Beentu xaasil tahay Xili baa la galay Xiqdi iyo nacii Xero […]

Hanbalyo Aroos Oo Ku Socota Lamanaha khalid axmed jamac iyo marwoNajax cabdi salan maxamed

Hanbalyo Aroos Oo Ku Socota Lamanaha khalid axmed jamac iyo marwoNajax cabdi salan maxamed

Hanabalyo Hanbalyo Aroos Wacan Waxa Halkan Anu Hanabalyo Aroos wacan uga dirayna boqor khalid axmed jamac iyo marwo Najax cabdi salan maxamed anago ka la aha suldaan nuur jaamac ducaale cabdi amiin cabdilahi maxmed (goobjoog) Daauud maxmed ibrahiin(tatiko) Aar cali kahin (Araka Araraka) cabdi cali kahin bushra maxmed cismaan Hodaan cabdi salaam Maxmed siciid gaxnuug […]

Golaha Guurtidda Oo Bogaadiyay Siyaasadda Arrimaha Gudaha Dalka

Golaha Guurtidda Oo Bogaadiyay Siyaasadda Arrimaha Gudaha Dalka

Golaha Guurtidda Somaliland ayaa maanta soo af-jaray doodii ajandaha kal-fadhiga 58aad qodobkiisa siyaasadda. Fadhigaasi oo uu shirgudoominaayay gudoomiyahaas Md. Saleebaan Maxamuud Aadan. Qaar ka mid ahaa xildhibaanadii gabagabadda fadhigaasi hadaladda ka jeediyay waxay si weyn u amaaneen siyaasadda arrimaha gudaha gaar ahaana nabadgelyada xukumadda uu hogaamiyo madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Xildhibaan Maxamed Wali Warsame […]

Iska Hor Imaad Sababay Dhimashada Hal Qof Oo Shalay Gabal Dhicii Ku Dhex Maray Meel U Dhaxaysa Deegaanada Qorilugud Iyo Horufadhi Dabalay Hubaysan Oo Ka Soo Jeeda Beelaha Dega Qulrilug.

Dagaal-ku Waxa Uu Ka Dhacay Meel U Dhaxaysa Horufadhi Iyo Qorilugud Dadkuna Waxay Ahaayeen Reer Guuraa” Gudoomiyaha Degmada Qorilugud Iska hor imaad sababay dhimashada hal qof, ayaa shalay gabal dhicii ku dhex maray meel u dhexaysa deegaamada Qorilugud iyo Horufahi dablay hubaysan oo ka soo kala jeeda beelaha dega Qorilugud iyo Buuhoodle, ka dib markii […]

DHAMAAN BAHDA MAREEGTA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM MEEL KASTA OO AY KALA JOOGAAN WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII IYO QARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA XAAWA XAAJI MAXAMED AADAN (DHOOLAYARE)OO MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA DUBAY

DHAMAAN BAHDA MAREEGTA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM MEEL KASTA OO AY KALA JOOGAAN WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII IYO QARAABADII AY KA BAXDAY MARXUUMADA XAAWA XAAJI MAXAMED AADAN (DHOOLAYARE)OO MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA DUBAY           INAALILAALHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN. WAXAANAY ILAHAY UGA BARYAYAAN IN UU JANADII FARDAWSA KA WARAABIYO XUSEEN XARBI […]

TACSI TIIRAANYO LEH MARXUUMADA XAAWA XAAJI MAXAMED AADAN (DHOOLAYARE)OO MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA DUBAY

TACSI TIIRAANYO LEH MARXUUMADA  XAAWA XAAJI MAXAMED AADAN (DHOOLAYARE)OO MAANTA KU GEERIYOOTAY MAGAALADA DUBAY

XILDHIBAAN AXMED XASAN AADAN (WAYSACADAE)GUDOOMIYAHA SHABAKADA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM AHNA MUSHARAXA U TAAGAN JAGADA BAARLAMANKA  XUSEEN XARBI.  deeq xasan daahir .caydiid caare .axmed maxamed cali . jaamac ducaale cige .nuur jaamac ducaale  cabdilaahi siciid aadan  ;maxamed siciid ducaale;dr khadar muuse nuur dakaasi waxay tacsi  u dirayaan eheladii iyo qaraabadii ay ka baxday marxuumada xaawa […]

Guddidii Loo Xil Saaray Ka Soo Tallo Bixinta Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Oo Aan Weli Bilaabin Hawshoodii

Guddidii Loo  Xil Saaray Ka Soo Tallo Bixinta  Sicir Bararka Xadhkaha Goostay Oo Aan Weli  Bilaabin Hawshoodii

Guddidii Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) u magacaabay khamiistii la soo dhaafay  inay ka soo tallo-bixiyaan sicir-bararka saameeyay nolosha  danyarta Somaliland, ayaan wali isu iman oo aan yeelan wax shir ah,  sida ay wargeyska DAWAN u xaqiijiyeen ilo lagu kalsoon yahay. Iyadoo  maalmihii u dambeeyayna sicir bararku sii laba kacleeyay oo loo baahan […]

Daawo Muuqaal:-Sheekh Aadan Siiro Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyey Xarunta Lagu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Sahan

Daawo Muuqaal:-Sheekh Aadan Siiro Oo Deeq Lacag Ah Gaadhsiiyey Xarunta Lagu Xanaaneeyo Dadka Dhimirka Wax Ka Qaba Ee Sahan

Jiif Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan(Cabdiraxmaan Afey) oo ka mid ah cuqaasha ugu miisaanka culus madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa shirkadda Dahabshiil Group ku ammaanay barnaamijka dhaqaale ee shirkaddaasi ku maal-gelinayso ganacsatada yar yar iyo sida oo kale gacan qabashada aas aasidda ganacsiyo cusub,

Jiif Caaqil Cabdiraxmaan Xuseen Xasan(Cabdiraxmaan Afey) oo ka mid ah cuqaasha ugu miisaanka culus madax-dhaqameedka Somaliland, ayaa shirkadda Dahabshiil Group ku ammaanay barnaamijka dhaqaale ee shirkaddaasi ku maal-gelinayso ganacsatada yar yar iyo sida oo kale gacan qabashada aas aasidda ganacsiyo cusub, waxaana uu ku tilmaamay in ay tahay tallaabo horumar ah oo gebi ahaanba wax […]

FAALLO : DHAQAN-XUMADA SIYAASADEED EE KA HILAACDAY GABIILAY. FARIIN KU SOCOTOA: MUJ BOOBE, EX-WASIIR SAMAALE, EX-WASIIR TIMACADE IYO COL. MUUSE BIIXI.

FAALLO : DHAQAN-XUMADA SIYAASADEED EE KA HILAACDAY GABIILAY. FARIIN KU SOCOTOA: MUJ BOOBE, EX-WASIIR SAMAALE, EX-WASIIR TIMACADE IYO COL. MUUSE BIIXI.

Magaalo-joog xumida waxa ka mid ah suuqa oo lagu tufo ama lagu KAAJO. Dhaqan- xumida-siyaasdeedna waxa ka mid ah Martida & Madaxda oo KAB lagu salaamo ama astaamaha qaranka oo Ey & Dameero lagu xidho. Madaxwayne Siilaanyo Reer Gabiilay waxay ku soo dhaweeyeen KAB; Calanka Kulmiye kabaha ay ku masaxeen, Calanka UDUB & WADDANI waxay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com