Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 54)

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO TACSI U DIRAY EHELADII,QARABADII IYO SHACABKA SOMALILAND KA TACSIYADEEYEY GEERIDA KU TIMID GANACSADE IBRAAHIM DHEERE.

MADAXWEYNAHA SOMALILAND OO TACSI U DIRAY EHELADII,QARABADII IYO SHACABKA SOMALILAND KA TACSIYADEEYEY GEERIDA KU TIMID GANACSADE IBRAAHIM DHEERE.

Madaxweynaha Somaliland Ayaa Eheladii,Qarabadii Iyo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geerida Ku Timid Ganacsade Ibraahim Dheere. 12/11/2015 TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu tacsi u dirayaa guud ahaan Ganacsatada Dalka, wax-garadka, Aqoonyahanka, Waayeelka, Madax-dhaqameedka, Sulaadiinta, Cuqaasha, Boqorada, Ugaasyada, iyo Shacbiga Somaliland, isagoo ka tacsiyadaynaaya geerida […]

Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta beelaha Arab Waxay Hambalyo U Dirayaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Ee Maanta La Doortay

Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta beelaha Arab Waxay Hambalyo U Dirayaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Ee Maanta La Doortay

Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta beelaha Arab Waxay Hambalyo U Dirayaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Ee Maanta La Doortay Qaar Ka Mid Ah Madax-dhaqameedka iyo Salaadiinta beelaha Arab Waxay  Hambalyo U Dirayaan Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku-xigeenka Xisbiga KULMIYE Ee Maanta La Dooray Qaar ka midda Madax-dhaqmeedka beelaha Arab waxay Hambalyo u […]

Khudbadii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ka Jeediyay Shirwaynihii 5-aad Ee KULMIYE

Khudbadii Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Ka Jeediyay Shirwaynihii 5-aad Ee KULMIYE

Madaxwayne Ku Xigeenka Somaliland ahna Musharaxa Xisbiga Kulmuiye ee Jagada Madaxwayne Ku Xigeenka Eng. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa kadib doorashadii ka dhacday golaha dhexe ee Kulmiye ee lagu doortay musharixiinta doorashooyinka Madaxtinimo ee Somaliland ee 2017 ka jeediyay khudbad socotay mudo 3: daqooqo iyo 3 ilbidhiqsi ah. Khudbadan oo ahayd mid aad u kooban […]

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee dalka Ingiriiska Mujaahid Xuseen Aadan Cade ayaa ka tacsiyadeeyay Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle, geerida naxdinta leh ee ku timid aabihii Marxuum Maxamed Ubaxle.

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee dalka Ingiriiska Mujaahid Xuseen Aadan Cade ayaa ka tacsiyadeeyay Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle, geerida naxdinta leh ee ku timid aabihii Marxuum Maxamed Ubaxle.

Guddoomiyaha Xisbiga Wadani ee dalka Ingiriiska Mujaahid Xuseen Aadan Cade ayaa ka tacsiyadeeyay Mujaahid Xasan Maxamed Ubaxle, geerida naxdinta leh ee ku timid aabihii Marxuum Maxamed Ubaxle. Qoraal kooban oo uu guddoomiye Xuseen Aadan Cade soo gaadhsiiyay shabakada caalamiga ah ee Sagalnews ayaa waxa uu ku yidhi “Waxa aan doonayaa in aan halkan dhambaal tacsi […]

XISBIGA KULMIYE NINKII XIL M/WAYNE KA DOONAYAA, HA OGALAADO IN LAGA GUULAYSTO IYO IN UU GUULAYSTABA”QALINKII MAWLIID AXMED JIBRIIL

XISBIGA KULMIYE NINKII XIL M/WAYNE KA DOONAYAA, HA OGALAADO IN LAGA GUULAYSTO IYO IN UU GUULAYSTABA”QALINKII MAWLIID AXMED JIBRIIL

Xisbiga xaakimka kulmiye ee xukumada laga soo dhisay waxa lasheegay in mucaarid iyo muxaafidba wada jooga ay yihiin oo m/wayne Axmed maxamed maxamuud siiraanyo isku hayo,laakiin waxa hada cadaatay oo kale in laba xukumadood iska hoos dhisnayeen, taasina waxay cadaatay markii shirwaynihii xisbiga kulmiye lagu dhawaaqay waqtiga la qabanaayo oo lagu dooranayo musharaxa m/waynaha ka […]

Fursaddihii Wada-xaajoodka Oo Gabaabsi Ku Dhaw, Ollaha Xagla-toosiye meel sarre gaadhay iyo Saaddaasha Salaasadda

Fursaddihii Wada-xaajoodka Oo Gabaabsi Ku Dhaw, Ollaha Xagla-toosiye meel sarre gaadhay iyo Saaddaasha Salaasadda

Fursaddihii Wada-xaajoodka Oo Gabaabsi Ku Dhaw Iyo Saaddaasha Salaasadda   Hargaysa(MSL):-Iyadoo laba maalmood oo kaliya  ay innaga xigaan  wakhtiga loo cayimay shirka Golaha Dhexe ee xisbul xaakimka KULMIYE, ayaanay   wali jirin fursado waan-waan  lagu dhammeynayo kala qeybsanaantii xisbigaasi. Sidoo kalene, ma jiraan wax ergo ah oo ka baxsan gudaha xisbiga  oo  dhexdhexaadin ku dayay khilaafka […]

Xildhibaan Kijaandhe Oo Beeniyay War Laga Baahiyay ““Anigu mayhi nin hankiisa iyo sharaftiisa siisanaya adduun iyo shilimaad”

Xildhibaan Kijaandhe Oo Beeniyay War Laga Baahiyay ““Anigu mayhi nin hankiisa iyo sharaftiisa siisanaya adduun iyo shilimaad”

“Waa war been abuura oo aan sal iyo raad toona lahayn war uu ciwaanku yahay “War Sir Ah Oo Halbeeg Heshay Garabka Muuse Biixi Oo 11 Xubnood Oo Beesha Arab Ah U Xil Saaray Inay Soo Xero Geliyaan Musharax Kijandhe Si Loogu Sawiro Shirka Golaha Dhexe Ee Muuse Biixi Binaystay, Codka La Siinaayo Kijaandhe Oo […]

Ninkii Dhawaan Dooxa Aw-Barkhadle Qaaday Oo Ka Sheekeeyay Sidii Uu Ku Badbaaday

Ninkii Dhawaan Dooxa Aw-Barkhadle Qaaday Oo Ka Sheekeeyay Sidii Uu Ku Badbaaday

WASIIR CUKUSE OO WEERARKII MUUSE BIIXI KU QAADAY KAGA JAWAAB CELIYAY INUU FARTIISA KA LEEXIYO

WASIIR CUKUSE OO WEERARKII MUUSE BIIXI KU QAADAY KAGA JAWAAB CELIYAY INUU FARTIISA KA LEEXIYO

wasiirka warfaafinta somaliland mudane cabdilahi maxamed daahir (Cukuse) ayaa si dadban u muujiyay dareenkiisa ku aadan xurguf siyaasadeed oo ka dhaxaysa isaga iyo gudoomiyaha kulmiye. cukusedhanka kale wasiir cukuse waxa uu muujiyay kalsoonidiisa siyaasadeed isagoo sheegay inuu xilka iskaga casili waayay xishood iyo ixtiraam wayn oo uu u hayo madaxwaynaha somaliland balse wuxuu sheegay inaanu […]

XIRSI OO QORAAL DHEER KU FAAFHAAHIYAY WAXYAABIHII UU XILKA UGA TAGAY, XIDHIIDHKII UU MADAXWEYNAHA LA LAHAA IYO TARTANKA MURASHAXIINTA KULMIYE

XIRSI OO QORAAL DHEER KU FAAFHAAHIYAY WAXYAABIHII UU XILKA UGA TAGAY, XIDHIIDHKII UU MADAXWEYNAHA LA LAHAA IYO TARTANKA MURASHAXIINTA KULMIYE

“Dad badan ayaa igu yidhi maxaad Madaxweynaha Madaxa uun ugu ruxi wayday oo aad hawshaada hoos isaga waddan wayday! waxaan leeyahay waar anigu Munaafaq ma ihi oo Khaa’in ma ihi oo beenaale ma ihi ee markii aan Madaxweynaha la joogayna waxaan aaminsanahay waan u sheegi jiray imikoon ka tagayna waxaan aaminsanahay uunbaan kaga tagay”  Salaan […]

GAADH-HAYE MAANSO BOOLISKA KA HADLAYSA BY ABWAAN JAAMAC XAAD

GAADH-HAYE MAANSO BOOLISKA KA HADLAYSA BY ABWAAN JAAMAC XAAD

Maasadan oo ka Hadlaysa  Booliska waxa Hal abuuray Abwaan Jaamac Faarax Yuusuf (Jaamac Xaad) Taariikhdu markay ahayd  11/7/2011, waxaanu manta kaga qayb qaadanayaa Xuska Maalinta Booliska ee 3 November 2015. Abwaanka oo oo ilaahay Hibo u siiyey curinta Suugaanta kala duwan ayaa ah mu’alif  suugaantiisa ku cabira aftahanimo iyo hal abaar Mawduuca uu ka hadlayo isla […]

Qaar ka mid ah kooxda xidiga geeska ayaa bari dalka ka ambabixi doona iyaga oo kusii jeeda xaga dalka djabouti oo ay kaga qayb gali doonaan tartan caalami ah

Qaar ka mid ah kooxda xidiga geeska ayaa bari dalka ka ambabixi doona iyaga oo kusii jeeda xaga dalka djabouti oo ay kaga qayb gali doonaan tartan caalami ah

qaar ka mid ah kooxda xidiga geeska ayaa bari dalka ka ambabixi doona iyaga oo kusii jeeda xaga dalka djabouti oo ay kaga qayb gali doonaan tartan caalami ah oo ka dhacaya dalka jabouti iyaga oo matali doona fanaaniinta somaliland waxaana ka mid ah mursal muuse , xaaskiisa khadra cabdi silimoo iyo maxamed cabdirashiid waxay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com