Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 56)

Dabley Hubeysan oo ka soo jeeda beelaha bariga burco ayaa dhacdey Gaadhi Nooha Ah,oo uu leeyahay Xasan Dhogori Oo Kamid Ah Bulshada Gobolka Saaxil

Dabley Hubeysan oo ka soo jeeda beelaha bariga burco ayaa dhacdey Gaadhi Nooha Ah,oo uu leeyahay Xasan Dhogori Oo Kamid Ah Bulshada Gobolka Saaxil

Dabley Hubeysan oo ka soo jeeda beelaha bariga burco ayaa dhacdey Gaadhi Nooha Ah,oo uu leeyahay Xasan Dhogori Oo Kamid Ah Bulshada Gobolka Saaxil Kadib Markii Uu Hawlo Shaqo U tagay Magaalada Burco, Dablaydaasi Gaadhiga Dhacday Ayaa Sidoo Kale Lacag Iyo Alaabooyinka Kale Ka Qaaday Mulkiilihii Gaadhigaasi Kadib Markii Ay Isagoo Hurda Gacanta Ku Dhigeen […]

“MADAXWEYNE-SIILAANYO IYO BEESHIISAAY HADDII MURASHAXA ARAB EE KIJAANDHE IDINKA DHAADHICI-WAAYO WAXA KA IMANAYSA KALA KICII GURDUMI” MUJAAHID OOTO BIIXI”

“MADAXWEYNE-SIILAANYO IYO BEESHIISAAY HADDII MURASHAXA ARAB EE KIJAANDHE IDINKA DHAADHICI-WAAYO WAXA KA IMANAYSA KALA KICII GURDUMI” MUJAAHID OOTO BIIXI”

Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Ootoo), ayaa waxa uu tallo u-jeediyay Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo qoyskiisa. ooto biixiSidaa waxa uu ku sheegay Mujaahod Ooto-Bixii Qoraal Caawa soo saaray kaas oo u dhignaa sidan: Mujaahid Maxamed Biixi Caalin (Ooto), oo la hadlaya Madaxweyne Axmed-SIILAANYO waxa uu yidhi “Mujaahid Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (SIILAANYO), […]

koox uu hogaaminayo Muuse Biixi Cabdi oo sidata magaca Habar awal ayaa caawa kulan kula leh Qasriga Madaxtooyadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanay ula tagayaan Farriin ah inay beeshu taageersan tahay Musharaxnimadiisa

koox uu hogaaminayo Muuse Biixi Cabdi oo sidata magaca Habar awal ayaa caawa kulan kula leh Qasriga Madaxtooyadda Madaxweyne Siilaanyo, waxaanay ula tagayaan Farriin ah inay beeshu taageersan tahay Musharaxnimadiisa, isla markaana waxay weydiisanayaan in uu taageero uga raadiyo Beeshiisa iyo beelaha kale maadaama uu awoodi karo in uu awaamiir siin karo Golihiisa wasiiradda oo […]

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta markii uu darsay baaxadda khilaafka xisbul-xaakimka KULMIYE, waxa uu go’aamiyay in Guddi shan xubnood ah oo ka kala socda Garabadda u loolamaysa murrashaxa madaxwenaha u xil saaray inay si wada jir ah u qaban qaabiyaan shirka shanaad ee Golaha dhexe ee xisbigaasi.

Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta markii uu darsay baaxadda khilaafka xisbul-xaakimka KULMIYE, waxa uu go’aamiyay in Guddi shan xubnood ah oo ka kala socda Garabadda u loolamaysa murrashaxa madaxwenaha u xil saaray inay si wada jir ah u qaban qaabiyaan shirka shanaad ee Golaha dhexe ee xisbigaasi. D:DCIM111DICAMDSCI0002.JPG Ilo xog ogaal […]

SHIRKADDA UGU WEYN CAALAMKA EE XAMUULKA GAADIIDKA BADDA EE X-PRESS FEEDERS, OO SHAACISAY IN AY ISICMAALAYSO DEKADDA BERBERA

SHIRKADDA UGU WEYN CAALAMKA EE XAMUULKA GAADIIDKA BADDA EE X-PRESS FEEDERS, OO SHAACISAY IN AY ISICMAALAYSO DEKADDA BERBERA

Shirkad weyn oo madaxbannaan oo caalami ah oo qaabilsan gaadiidka xamuulka ee iasaga talaaba baddaha caalamka, oo magaceeda la yidhaahdo X-press Feeders, ayaa si rasmi ah daboolka uga qaaday inay isticmaali doonto dekedda magaalada Berbera ee Somaliland, sidaana waxa lagu sheegay waesaaxafeed qoraal ah oo ka soo baxay shirkadda caalamiga ah ee la yidhaa X-press […]

“HADALKA MADAXWAYNUHU SIDII MURUQII LABA SUUL NINBA SI KU AHAA,” CALI GURAY “Hadalka Madaxwaynuhu Sidii Muruqii Laba Suul Ninba Si Ku Ahaa,” Cali Guray

“HADALKA MADAXWAYNUHU SIDII MURUQII LABA SUUL NINBA SI KU AHAA,” CALI GURAY “Hadalka Madaxwaynuhu Sidii Muruqii Laba Suul Ninba Si Ku Ahaa,” Cali Guray

(MSL) Guddoomiyaha saddexaad ee Ucid, Cali Guray ayaa falanqayn ku sameeyay sababta madaxweyne Siilaanyo uga muquurtay inuu caddeeyo inuu yahay musharaxa Kulmiye ee madaxtinimo iyo inuu tanaasulay. Waxa uu Cali Guray ku dooday inay sababtu noqoto in madaxweynuhu dhawrayo khilaafka cakiran ee qaybaha Kulmiye iyo xukumadda ka dhex jira eek u salaysan loolanka musharaxnimada hogaanka […]

Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 20 suxufi iyo 10 xubnood oo ka kala socday saddexda xisbi siyaasadeed iyo Komishanka Doorashooyinka, kuwaasoo dhammaystay tababar ku saabsan doorka saxaafaddu ku leedahay saaxadda doorashooyinka

Ururka Suxufiyiinta Somaliland (SOLJA), ayaa shahaadooyin guddoonsiiyey 20 suxufi iyo 10 xubnood oo ka kala socday saddexda xisbi siyaasadeed iyo Komishanka Doorashooyinka, kuwaasoo dhammaystay tababar ku saabsan doorka saxaafaddu ku leedahay saaxadda doorashooyinka iyo dimoqraadiyadda oo la soo gunaanaday shalay. Tababarkan oo muddo saddex maalmood ah ka socday hudheelka Imperial ee magaalada Hargeysa, waxa ay […]

“HALGANKU MAAHA WAX LA ISUGU FAANO, CV LAGU FAANO MAAHA EE WAA MID LA WADA LEEYAHAY……..WASIIR XIRSI

“HALGANKU MAAHA WAX LA ISUGU FAANO, CV LAGU FAANO MAAHA EE WAA MID LA WADA LEEYAHAY……..WASIIR XIRSI

Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Xaaji Cali Xasan oo ka mid ah wefdiga Madaxweyne Silaanyo ee ku sugan London, ayaa sheegay in hàlgankii dàlka loo soo galay aanu cidna u noqonayn CV, wuxuuna ku tlmaamay halgankaà mid dàlka in la xoreeyo ujeedafisu ahayd oo keliya. Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland  Xirsi Cali Xaji Xasan wuxuu arrimahaa iyo kuwo kale […]

Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 31aad ee ka soo wareegtay dagaalkii adkaa ee 17 Oktoobar 1984 ciidamadii Mujaahidiinta SNM iyo kuwii Siyaad Barre ku dhex maray Burco-Duurey.

Maanta waxa ay ku beegantahay sannad guuradii 31aad ee ka soo wareegtay dagaalkii adkaa ee 17 Oktoobar 1984 ciidamadii Mujaahidiinta SNM iyo kuwii Siyaad Barre ku dhex maray Burco-Duurey.

17 Oktoobar, oo ah maalinta loo asteeyay xuska shuhaadada SNM, waxa dagaalka maalintaas dhacay oo aad u adkaa ku geeriyooday Alle haw naxaristee Mujaahid Maxamed Xaashi (Lixle) oo ka mid ahaa saraakiishii ciidanka SNM watay, Waxaana xuskan shuhaadada SNM maanta lagu xusayaa munaasibad balaadhan.. Dagaalkaas Burco Duurey, waxa la sheegay inuu ahaa dagaal adag oo […]

XUSKA 31-GUURADA MAALINTA SHUHADADA EE SNM (17/10/1984KII – 17/10/2015KA)

XUSKA 31-GUURADA MAALINTA SHUHADADA EE SNM (17/10/1984KII – 17/10/2015KA)

Mar haddaan hillaab lagu gudbayn, giriftan mooyaane, Gebgebteedu waa xubin intay, gawrac leedahaye, Geeddiga cagaa daaliyaa, lagu geyoodaaye, Gellimaadka hayskaga jirtiyo, goosan-habaqlaaye, Gubuxsiga mar uun bay tirsiga, meel ka soo geliye, Gar-garaaciddeediyo ha deyn, geed-ka-didinteeda,’’ Gud-gude, Hadraawi, 1990kii Qalinka: Boobe Yuusuf Ducaale – cankaabo@hotmail.com, www.dharaaro.com Qormada: 5aad 13/10/2015ka, Hargeysa, SOMALI NATIONAL MOVEMENT Flimsy File Dire […]

Daawo Xiddigaha Geeska oo Sagootin u sameeyey Maxamed BK, Shahaadooyin kala duwanna bixiyey

Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL oo ka qayb galay laba shir oo caalami ah

Gudoomiyaha Maxkamada Sare iyo ta Dastuuriga ah ee JSL oo ka qayb galay laba shir oo caalami ah

Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Somaliland oo dalka Kenta kala qayb galay laba shir oo Shirka hore ku saabsanaa “Shuruuucda oo la is waydaarsadaa doorka ay ka ciyaarto xoojinta Dawlanimo sharci ku dhisan iyo maamulka ku dhisan adan x calihanaanka Axsaabta badan ee Qaarada Africa” (Open Law- Africa Conference 2015, the free Access to Law in […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com