Warning: Undefined variable $theme_path in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/framework/functions/misc-functions.php on line 102
Home » Archives by category » Aragti (Page 58)

Anniga oo ku hadlaya magacayga XUSEEN CABDI MUXUMED XARBI, ka qoyska reer xarbi iyo ka bahda shabakada wararka ee maanta somaliland.com, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan qoyska reer Cabdillahi Axmed, gaar ahaana tifaftiraha wararka hadhawanaagnews Cabdiqani Cabdillaahi Axmed “Asporo

Anniga oo ku hadlaya magacayga XUSEEN CABDI MUXUMED XARBI, ka qoyska reer xarbi iyo ka bahda shabakada wararka ee maanta somaliland.com, waxa aan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa guud ahaan qoyska reer Cabdillahi Axmed, gaar ahaana tifaftiraha wararka hadhawanaagnews Cabdiqani Cabdillaahi Axmed “Asporo” . Geerida kadisada ah ee ku timi walaalkii marxuum Farxaan Cabdillahi Axmed […]

Tacsi:Anigoo ah tariik Cabdi xanddulle waxaan halkan tacsi uga dirayaa qowskii iyo Eheladiiy uu ka baxay marxuum Dr cabdirazaaq Maxamud Cali (keenidiid)oo loo yaqaaney (Baliile)

Tacsi:Anigoo ah tariik Cabdi xanddulle waxaan halkan tacsi uga dirayaa qowskii iyo Eheladiiy uu ka baxay marxuum Dr cabdirazaaq Maxamud Cali (keenidiid)oo loo yaqaaney (Baliile)

Tacsi:Anigoo ah tariik Cabdi xanddulle waxaan halkan tacsi uga dirayaa qowskii iyo Eheladiiy uu ka baxay marxuum Dr cabdirazaaq Maxamud Cali (keenidiid)oo loo yaqaaney (Baliile)oo maalintii carafada Ay ahayd (2)ku Geeriyootay dalka turkiga ka dib markii loo geeyey caafimaad dartii .Alle ha u naxariisto jannadana haka waraabiyo .Alle samir hakasiiyo dhamaan dadkii uu ka geeriyooday […]

Xujeyga Jinsiyadaha Dhintey & Wasaaradda Caafimaadka Sacuudiga Oo Soo Bandhigtey Lambar Ay wici karaan Ehelada Dadka Dhintey/Dhaawacmey Dibadda & Gudahaba 937

Xujeyga Jinsiyadaha Dhintey & Wasaaradda Caafimaadka Sacuudiga Oo Soo Bandhigtey Lambar Ay wici karaan Ehelada Dadka Dhintey/Dhaawacmey Dibadda & Gudahaba 937

Jidda/Sacuudi Carabiya(maanta somliland)Waxaa la sheegayaa in dhimashada Xujeyda ay korodhey ilaa & haddana Dowladda Sacuudiga Tirakoob rasmi ah oo Xujeyda Jinsiyadaha Dhintey ma soo saarin laakiin waxaa jira Lambar aad wici kareysid oo aad weydiin kareysid Qofka(Xaajiga/Xaajiyada) kaa maqan muddo ka dibna iyagaa ku soo wacayaa Xaalidii Qofkii aad baadi goobeysey kuu sheegaya warar aan […]

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa shacabka somaliland ku bogaadiyay munaasibadda ciidul Adxa

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa shacabka somaliland ku bogaadiyay munaasibadda ciidul Adxa

Ugaaska Guud ee Beelaha Arab Ugaas Axmed Maxamed Siciid (Cali Mahdi) ayaa shacabka somaliland ku bogaadiyay munaasibadda ciidul Adxa ugaaska guud ee beelaha arab ayaa qoraal uu soo saaray isagoo ku sugan magaaladda riyad ee xarunta dalka sucuudiga oo nuqul kamid ahi soo gaadhay xafiiska Baligubadlemedia ee hargeysa u dhignaa sidan: bismilaahi wa salaatu wasalaamu […]

GUDOOMIYAHA SHABAKADA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM MUSHARAXA XILDHIBAANIMADA BAARLAMANKA SOMALILAND XUSEEN XARBI IYO DHAMAAN BAHDA SHAQAALAHA MAANTA SOMALILAND HANALYO CIIDAL ADXA

GUDOOMIYAHA SHABAKADA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM MUSHARAXA XILDHIBAANIMADA BAARLAMANKA SOMALILAND   XUSEEN XARBI IYO DHAMAAN BAHDA SHAQAALAHA MAANTA SOMALILAND HANALYO  CIIDAL ADXA

GUDOOMIYAHA SHABAKADA WARARKA EE MAANTA SOMALILAND.COM MUSHARAXA XILDHIBAANIMADA BAARLAMANKA SOMALILAND XUSEEN XARBI IYO DHAMAAN BAHDA SHAQAALAHA MAANTA SOMALILAND MAXAMED ISMAACIIL INA BOOLIS, FAARAX CALI CABDI AADAN AXMED E DR KHADAR MUUSE NUUR .NUUR JAAMAC DUCAALE NIMCO FAARAX IYO DHAMAAN BAHDA WARBAAHINTA EE MAANTA SOMALILAND MEEL KASTAY KALA JOOGAAN waxaY Xuska Ciidal Adxa awgeed Hambalyo u […]

madaxwaynaha aynu dooranay xaguu jiraa, majoogaa ma-maqan yahay,Meeshu uu jirana waan u baahnahay inaad iga jaahil saartaan meeshuu ku maqan yahay

madaxwaynaha aynu dooranay xaguu jiraa, majoogaa ma-maqan yahay,Meeshu uu jirana waan u baahnahay inaad iga jaahil saartaan meeshuu ku maqan yahay

Xildhibaan Maxamed Muuse Obsiiye(Gacan) ayaa shacabka weydiiyay su’aal ah halka uu ku dambeeyay Madaxweyne Siilaanyo. Xildhibaan Gacan ayaa ka tirsan golaha guurtida. Isagoo shalay saxaafadda la hadlay wuxuu yidhi “Maanta hadalka aynu nidhaah waa waalalow,Shacabka Somaliland waxaan waydiinayaa Madaxwayne Cod badan ayaynu siinay kursiga uu fadhiyana Isaaq nimo ayaynu ku dooranay,wax kale kumaynaan dooran,marka horena […]

Hogaaminta Siyaasiga waxa lagu janta looguna soo joogsada kolba qaabka maamulkiisa iyo hanuuninta shacbiyada. Hogaanka fiican waa mid ku suntan kuna calaamadsan Siyaasi leh hurumarin iyo hanasho hogaamin suuban oo taam ah

Siyaasiga waxa lagu janta looguna soo joogsada kolba qaabka maamulkiisa  iyo hanuuninta shacbiyada. Hogaanka fiican waa mid ku suntan kuna calaamadsan  Siyaasi leh hurumarin iyo hanasho hogaamin suuban oo taam ah. Talada qaranimadu waxa ay ku hanaqaada marka laysla jiro meelna looga soo jeedo danta guudna darafyada si fiican loo wada wandaafiyo madax iyo shiciba. […]

UNDP-supported Civil Service Institute Celebrates 10 Year Anniversary in Somaliland

UNDP-supported Civil Service Institute Celebrates 10 Year Anniversary in Somaliland

Somaliland’s Civil Service Institute (CSI) celebrated its 10th anniversary today in Hargeisa. With support from UNDP, the CSI provides training to hundreds of civil servants every year in various subjects, focused on service delivery mechanisms, financial management, strategic management, and results oriented management. With support from the European Commission, Norway, Sweden, Switzerland, and UK AID, […]

Dawladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ka bilawday khad tareen oo magaalada gudaheeda ka shaqaynaya kaas oo isticmaalaya Koronto, waxaa ku baxday 470 milyan oo doolar.

Dawladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ka bilawday khad tareen oo magaalada gudaheeda ka shaqaynaya kaas oo isticmaalaya Koronto, waxaa ku baxday 470 milyan oo doolar.

Dawladda Itoobiya ayaa magaalada Addis Ababa ka bilawday khad tareen oo magaalada gudaheeda ka shaqaynaya kaas oo isticmaalaya Koronto, waxaa ku baxday 470 milyan oo doolar. tareenHalkii saacba wuxuu qaadi karaa 60 kun oo rakaab ah. Tareenadan oo isugu jira kuwo cadiin iyo cagaar ah iyo kuwo buluug iyo cadaan ah waxa ay ka shaqayn […]

What matters to your constituency?Adam Ahmed Adam

What matters to your constituency?Adam Ahmed Adam

At the year of 2002 Somaliland held the first local municipality election. People went polls to shape the direction of their communities by choosing the city councilors to positively enhance the socioeconomic values and wellbeing of the people they representing fixed term. The city councilors have the mandate of the central government to levy taxes […]

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota khaalid axmed jaamac iyo najax c,salaan maxamed oo meherkoodu ka dhacay magaalada burco

Hambalyo Meher Wacan Oo Ku Socota khaalid axmed jaamac iyo najax c,salaan maxamed oo meherkoodu ka dhacay magaalada burco

nuur jaamac ducaale iyo xaaskiisa cabdiqani mohamed axmed iyo xaaskiisa axmed cali kaahin idiris axmed ismaaciil iyo xaaskiisa cismaan cilmi axmed maxamed yaasiin jaamac dhamaan asxaabtani waxay hambalyo kal iyo laaba u diriyaan boqorka iyo boqorada khaalid axmed jaamac iyo najax c.salaan mohamed

Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa war murtiyeed uu soo saaray maanta ugu baaqay madaxwaynaha Somaliland in uu ixtiraamo go’aanada ay soo saaraan golaha wakiilada Somaliland

Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa war murtiyeed uu soo saaray maanta ugu baaqay madaxwaynaha Somaliland in uu ixtiraamo go’aanada ay soo saaraan golaha wakiilada Somaliland

Xisbiga mucaaradka ah ee Ucid ayaa war murtiyeed uu soo saaray maanta ugu baaqay madaxwaynaha Somaliland in uu ixtiraamo go’aanada ay soo saaraan golaha wakiilada Somaliland. Sidoo kale waxa uu Xisbigu ku sheegay war-murtiyeedka uu soo saaray in aanu sina u aqoonsanaaan doonin heshiis kasta oo Xukuumadu ku wareejiso Haaamaha Qaranka iyo hantida dowladda Guud […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com