Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 2)

Hargeysa, January, 13/2011-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xukun isugu jira xadhig, ganaax iyo mastaafuris ku riday Mr. Guntar Bischoss,

Hargeysa, January, 13/2011-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xukun isugu jira xadhig, ganaax iyo mastaafuris ku riday Mr. Guntar Bischoss,

Hargeysa, January, 13/2011-Maxkamadda Gobolka Hargeysa, ayaa xukun isugu jira xadhig, ganaax iyo mastaafuris ku riday Mr. Guntar Bischoss, oo ku eedaysnaa falal dhaqanxummo ah oo uu kula kacay haween reer Somaliland, kaasoo muddo maxkamadda Hargeysa dhegaysiga dacwadiisa ka waday Dugsiga Tobabarka ciidamadda ee Mandheera. Maxkammadda Gobolka Hargeysa oo xukunka ninka Jarmalka ah kaga dhawaaqday saaka […]

BARNAAMIJKA GANACSIGA: SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA (Qaybtii 1aad)

BARNAAMIJKA GANACSIGA: SIDEE LOO ABUURAA GANACSI GUULAYSANKARA (Qaybtii 1aad) Waxaan halkan idiinku soo gudbin doonaa barnaamijyo taxane ah oo ay kamid ahaan doonaan: Side loo abuuraa ganacsi Side loo kobciyaa ganacsi Maxaa keenaa in ganacsi guulasyto Maxaa keena in ganacsi uu guul daraysto Shirkadaha guulaystay ee dunnida iyo sababaha ay ku guulaysteen Shirkaddaha guul-daraystay ee […]

Berbera, Jan10, 2010-(maantasomallandi)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), aya safarkiisii ugu horreeyey ee uu dalka gudihiisa ugu socdaalo tan iyo intii uu xilka Madaxtinimmada la wareegay, saaka ku soo gaadhay magaalo-xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil

Berbera, Jan10, 2010-(maantasomallandi)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo), aya safarkiisii ugu horreeyey ee uu dalka gudihiisa ugu socdaalo tan iyo intii uu xilka Madaxtinimmada la wareegay, saaka ku soo gaadhay magaalo-xeebeedda Berbera ee Xarunta gobolka Saaxil Madaxweyne Silaanyo oo ay socdaalkiisa ay ku weheliyeen Xubno ka tirsan golaha wasiiradda, xildhibaanno iyo marwada koowaad ee […]

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi

Safarkii Ethiopia Iyo Horumarka Ku Dayashada Mudan ee ee laga hirgaliyey dalkaasi Warbixin:Barkhad-ladiif M. Cumar Shan sano ka hor ayey ahayd wakhtigii iigu dambaysay dalka Itoobiya, markas oo deegaanada Soomaalidu ay ahaayeen meelo aan horumari ka jirin, isla markaana aanay ardayda wax u soo baratay aanay ku soo noqon jirin deegaankooda iyagoo ka cabsi qaba […]

ALLaybaday(maantasomaliland)- wafti balaadhan Oo uu hor kacayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Barlamaanka JSL ayna ku waheliyeen socdaalkiisaasi,

ALLaybaday(maantasomaliland)- wafti balaadhan Oo uu hor kacayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Barlamaanka JSL ayna ku waheliyeen socdaalkiisaasi,

ALLaybaday(maantasomaliland)- wafti balaadhan Oo uu hor kacayay Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Barlamaanka JSL ayna ku waheliyeen socdaalkiisaasi, Wasiirka Xanaanada Xoolaha dhirta iyo daaqa Axmed Xaashi Oday, Wasiirka Cadaalada Pro. Ismaaciil Muumin Aare, Wasiirka, Hawlaha guud iyo guriyaynta,Xuseen Axmed Caydiid, Wasiirka shaqada iyo shaalaha, Ilhaan Maxamed Jamac, Wasiir kuxigeenka Waxbarasha iyo tacliinta Sare, Cali Xaamud Jibriil,Wasiir […]

ciidamada Maleeshiyada SSC Oo Degtay Fadhiisin Kulaalaya Ciidamada Qaranka

ciidamada Maleeshiyada SSC Oo Degtay Fadhiisin Kulaalaya Ciidamada Qaranka January 9 /1 /2011 Buuhoodle (maantaSomaliland.com)- Maleeshiyada nabad diidka ah ee SSC ee falalka nabadgelyo darro ka wada deegaamadda Gobolka Buuhoodle, ayaa la sheegay inay u guurreen meel u dhow Tuulladda Maygaale ee dhawaan lagu qabtay shirarkii nabadeynta shaqaaqadii Kalshaalle. Maleeshiyadan ayaa la sheegay inay daan […]

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil)

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil)

madaxweynaha somaliland oo la filayo in uu socdaal ku tago gobalka saaxil iyo tabashooyin is biirsaday oo ku gadaamanxeebta magaalada berbera ee batalaale(gobalka saaxil) Berbera, January, 07, 2010- (maantasomaliland.com)- Duruufaha kala duwan ee wax-ka-qabashadoodu hortaal safarka Madaxweyne Siilaanyo la filayo inuu Isniinta ku tago Gobolka Saaxil waxa ka mid ah dib-u-dhacyada iyo dayaca adeegyada bulshada […]

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale .

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale .

Cuqaal Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda gobolka Gabiley oo sheegay in waddo khaldan loo maray Heshiiskii Shalay ee Ceelbardaale . waxaaanu maanta saxaynaa arin shalay lumay oo nabad geliyada wax yeelaya…. Hargaysa(maantasomaliland):-Cuqaal iyo odayaal ka soo jeeda Gobolka Gabiley ayaa jawaab kulul ka bixiyay warar la idhiidhay heshiis la sheegay in ay shalay […]

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono

Xukuumada Oo Shaaca Ka Qaaday In Mushaharka Shaqaalaha Iyo Ciidamada Sanadkan 2011-Ka Loo Kordhin Doono Barnaamijka maqal dadkaaga ee Wasaarada Warfaafintu ay soo qaban qaabiso ee … Hargaysa,(maantasomaliland ) – Wasiirka duulista iyo hawada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa sheegay in dawladu sanadkan 2011-ka ay shaqaalaha iyo ciidamada mushaharka u kordhin doonto %75, isagoo intaa […]

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday

Odayaasha Beelaha Dila Iyo Gebilay Oo Maanta Heshiis Kala Saxeexday Hargaysa (maantasomaliland)- Odayaasha labada beelood ee shaqaaqadu ku dhexmartay Deegaanka Ceelbardaale ayaa maanta shir ballaadhan oo ay markii ugu horaysay yeesheen ku ballanqaaday in ay ka wada shaqayn doonaan sidii xal loogu heli lahaa khilaafka muddada dheer soo jiitamayay. Kulankan oo ka dhacay gurigii hore […]

Hargeysa (maantasomalilamd)- Cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ay u dhaxaysay colaadii deegaanka Ceel bardaalle, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ay ku soo afjarayaan coladdii mudada dheer deegaankaasi ka aloosnayd.

Heshiis Laga Gaadhay Colaaddii Ceel Bardaalle caawa oo lagu qabtay gurigii hore ee madaxwayne siilaanyo Iyo Khudbadihii Masuuliyiinta Xukuumadda Hargeysa (maantasomalilamd)- Cuqaasha iyo waxgaradka beelaha ay u dhaxaysay colaadii deegaanka Ceel bardaalle, ayaa maanta si rasmi ah u kala saxeexday heshiis ay ku soo afjarayaan coladdii mudada dheer deegaankaasi ka aloosnayd. Heshiiskaasi oo la xidhiidhay […]

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta

Colaaddii Ceelbardaale oo lasoo Afjaray galabta madaxweyne Siilaanyo ayaa maanta qasriga madaxtooyada kula kulmay labo beelood oo muddo dheer colaado u dhexeeyeen Hargeysa Talaado, Mid ka mida colaadaha muddada dheer ka jiray Somaliland oo ka taagnayd Deegaanka Ceelbardaale ee u dhexeeya Dila iyo Gebilay ayaa maanta beelihii isku hayey isla qaateen in jawi nabdoon lagu […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com