Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 844)

Madaxwayne siilaanyo oo u duulay dalka ingiriiska.

Madaxwayne siilaanyo oo u duulay dalka ingiriiska.

(msl.Hargeysa)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta u duulay Magaalada London ee dalka Ingiriiska, iyada oo aan si rasmi ah loo shaacin ujeedada ka dambaysa socdaalkaas oo ah mid kedis ah. Madaxweynaha oo booqashadiisa ay ku weheliyaan xubno ka tirsan Golihiisa wasiirada, ayaa la sheegay in dawlada Ingiriiska ay kala hadli doonaan digniin ay […]

Shir Beesha Wasiirka Ganacsiga Uga Furmay Duleedka Buuhoodle Oo Maalintii Labaad Galay iyo Xukuumadda Abaabulaysa Shir Lid Ku Ah

Shir Beesha Wasiirka Ganacsiga Uga Furmay Duleedka Buuhoodle Oo Maalintii Labaad Galay iyo Xukuumadda Abaabulaysa Shir Lid Ku Ah

DAN-DAN (msl) – Waxa Maalintii labaad tuulada Dan-dan ee duleedka Buuhoodle shir uga socdaa Beesha Jaamac Siyaad oo uu ka soo jeedo Wasiirka Wasaarada ganacsiga Somaliland Cabdirisaaq khaliif Axmed. Shirkan oo ay ka qayb-galeen Madax-dhaqameedka Beeshaasi, aqoonyahan iyo dadwayne kale oo ka kala yimid guud ahaan deegaanada ay ka daggaan gobolka Sool iyo Buuhoodle iyo […]

Marwadda Koowaad ee Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Waddo Laami ah oo Laga Hirgeliyay Hargeysa

Hargeysa (maantaSomaliland.)- Marwada Koowaad Somaliland Marwo Aamina Xaaji Maxamed Jirde (Aanina Waris) ayaa maanta xadhiga ka jartay waddo laami ah oo dhan 1 km iyo badh oo isku xidhi doonta xaafadaha Sheekh Mubaarig iyo Sheekh Nuur ee Degmada Gacan Libaax Ee Magaalada Hargeysa. Munaasibad balaadhan oo xadhiga lagaga jarayo wadadaasi oo lagu qabtay goobta wadadan […]

Xisbiga Kulmiye Oo Munaasibad Soo Dhawayn Ah Ku Qaabilay Urur Siyaasadeedka RAYS Oo Maanta La Midoobay.

. Hargeysa (msl) Febr 3,2013 – Munaasibad maanta lagu qabtay huteelka Maansoor ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa lagaga dhawaaqay Midowga Xisbiga Kulmiye iyo urur siyaasadeedkii doorashada ku hadhay ee RAYS. Munaasibadan oo ahayd mid si weyn looga soo shaqeeyay, ayaa labada dhinac ee KULMIYE iyo RAYS waxay ku kala saxeexdeen heshiis qeexaya saamiga ay ku […]

Aqoonyahan jiir Aqoonyahan jiir oo khudbadii madaxweyne siilaanyo ku macneeyey inay ahayd mid uu ku danbabasayey maamul xumada maamulkiisa Aqoonyahan jiir ayaa shacabka reer soomaaliland ka tacsideeyey sacabkii guul wadeenka ahaa ee baarlamaanka Ee dhaga barjeeyey khudbadii madaxweynaah ee ay dhagaysan lahaayeen Kuna sheegay baarlamaanka hadaa jiraa ay yihiin kuwii ugu khibrad iyo tamar darnaa ee soo maray soomaaliland

Aqoonyahan jiir Aqoonyahan jiir oo khudbadii madaxweyne siilaanyo ku macneeyey inay ahayd mid uu ku danbabasayey maamul xumada maamulkiisa Aqoonyahan jiir ayaa shacabka reer soomaaliland ka tacsideeyey sacabkii guul wadeenka ahaa ee baarlamaanka Ee dhaga barjeeyey khudbadii madaxweynaah ee ay dhagaysan lahaayeen Kuna sheegay baarlamaanka hadaa jiraa ay yihiin kuwii ugu khibrad iyo tamar darnaa […]

Hargeisa-(maantasomaliland)-halkan ka dheeho Liiska Magacyada Taliyayaasha iyo Hogaanada Madaxweyne Siilanyo ku taxay derejooyinka Maanta iyo sarkaal walba derejaduu u gartay.

Hargeisa-(maantasomaliland)-halkan ka dheeho Liiska Magacyada Taliyayaasha iyo Hogaanada Madaxweyne Siilanyo ku taxay derejooyinka Maanta iyo sarkaal walba derejaduu u gartay. meleteri-three 1-Ismaaciil Shaqalle Taliyaha ciidanka Qaranka ,Derejada Madaxweyne Siilanyo u gartay Sareeye Gaas beeshiisa Sacad Muuse 2-Cabdilaahi Fadal Iiman Taliyaha Ciidanka Booliiska derejaduu Madaxweyne Siilanyo siiyey Sareeye guuto,Beesha Arab. 3-Maxamed Xuseen Xiirane Taliyaha Ciidanka Asluubta […]

Hargeysa (maantaSomaliland.)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa sheegay inuu ku faraxsan yahay in la bixiyo darajooyinkii ciidammadda qaranka ee uu balan-qaaday hirgelintooda xiligii lagu jiray Ololihii doorashadii Madaxtooyadda ee 2010-kii. Madaxweynuhu wuxuu sidaasi ku sheegay khudbad kooban oo uu ka jeediyay munaasibaddii loogu dabaal-degayay sanad-guuradda 19-aad ee ka soo wareegtay aasaaskii ciidanka […]

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka hadlay Shirkad ay Qandaraas ku siiyeen Bixinta Liisamadda Gaadiidka

Wasiirka Hawlaha Guud Oo Ka hadlay Shirkad ay Qandaraas ku siiyeen Bixinta Liisamadda Gaadiidka Hargaysa (maantaSomaliland.): Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guriyaynta Somaliland ayaa bixinta liisamada darawaliinta gaadiidka kala duwan ee dalka qandaraas ku siisay shirkad gaar loo leeyahay. Sidaasina waxa noo xaqiijiyay Wasiirka Hawlaha Guud iyo Guriyayanta Somaliand, Axmed Cabdi Maxamuud (Xaabsade) oo xalay khadka […]

Promoting investment presents its own set of challenges, but a flexible approach adapted to Somaliland’s circumstances and culture has a good chance of success

Promoting investment presents its own set of challenges, but a flexible approach adapted to Somaliland’s circumstances and culture has a good chance of success Nick Haslam A tradesman arriving at the Port of Berbera on the Gulf of Aden will have to pass through a gate marked by a bright sign saying ‘Enter’ and emblazoned […]

Ciidanka Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Wariye Ka Tirsan Wargeyska Ogaal iidamada booliska Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe….

Ciidanka Booliska Oo Xabsiga U Taxaabay Wariye Ka Tirsan Wargeyska Ogaal iidamada booliska Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe……………. Hargeys (msl) -Ciidamada booliska Magaaladda Hargeysa, ayaa maanta xabsiga u taxaabay Wariye Cabdifataax Ismaaciil Caarshe oo ka tirsan Wargeyska Ogaal, kaasi oo la sheegay inuu wariyaha lagu xidhay sawiro iyo codad […]

Gen. Shaqalle Oo Ka War-bixiyay Waxqabadkii Ciidanka Qaranka Iyo Marxaladihii uu soomaray “Ciidanka qaranku waxa uu ka Hawl galay sidii uu u joojin lahaa Ugaadha oo laga daad gureeyo Xeebaha galbeedka dalka” Hargeysa (maantaSomaliland.)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa ka war-bixiyay marxaladihii Ciidankiisu soo mareen 19-kii sanadood ee la soo dhaafay iyo horusocodka ay ka sameeyeen sugida xuduudaha wadanka, tababarrada ciidanka iyo qalabayntoodda. Taliyuhu wuxuu sidaasi ka sheegay khudbad uu ka jeediyay sanad-guuradii 19-aad ee aasaaska ciidanka qaranka oo lagu qabtay Taliska Guud ee magaaladda Hargeysa. Sareeye Gaas Ismaaciil Shaqalle oo ka hadlayay aasaaskii ciidanka qaranka, waxa uu yidhi “Mudane, Madaxweyne, waxa sunne taariikhi ah in dawlad waliba ay yeelato Ciidan Qaran oo ilaaliya sharafteda iyo karaamadeeda, suurta gal ma aha in qaran dhisnaado isaga oo aan lahayn Ciidan ka difaaca Soohdimaha cadawga dibadda iyo mid gudaha laga abuuraba, iyada oo taas laga duulayo waxay Somaliland aasaastay 2-bishii Febarury 1994-kii Ciidanka Qaran, laga bilaabo maalintaas waxa uu Ciidanku Guntiga dhiisha iskaga dhigay isaga oo curdin ah inuu dunka u rito waajibaadka culus ee qaranku u xilsaaray, si uu u hanto waajibaadkaas culus ee la saaray dhismaha cubnihiisa iyo shaqsiyaddiisaba, markaa dadaal dheeraad ah ka dib waxa suura gal noqotay inuu taabo gal noqdo Ciidanka Qaranku.” Taliyaha oo hadalkiisa sii watay wuxuu intaasi ku daray “ Waxa taas ka markhaati kacaysa Xerada aynu joogno oo uu maanta haab haabanayo inuu sugo dhaan Xuduudaha dalka oo dhan, isaga oo aan lahayn mushahar ku filan, mudadaasi 19-ka sanno ah wax uu kaga gudbay duruufihii qalafsanaa ee hortaagnaa Qaran Jacayl iyo Naftii hore nimo iyo dadaladdii is daba joogga ahaa ee ay Madaxdii Ciidanka Qaranka soo maray ku dadaalayeen, Sannadhihii ugu dambeeyey waxa Ciidanka Qaranka ku soo kordhay dhiig Cusub oo ah Saraakiil cusub, kuwaas oo wax ku soo bartay Kulliyadaha kala duwan ee dalka iyo dalaalka kale ee aynu Jaarka nahay. “Waxaanu isagana samaynay Cutubyo aanu si gaar ah u taba barnay oo la yidhaahdo (Camandos) oo si fiican u dabab baran oo aanu ugu talo galnay inay Jawaab ka bixiyaan waxyaabaha soo kordha, waxa kor u qaaday Awooda Ciidan Dugsiyada tababaradda ee Ciidanku ku leeyahay, Sheekh, Darar-weyne, Gorayo-Cawl iyo Bixin, kuwaas oo si joogto ah loogu diyaariyo xirfadaha Ciidan oo ah sida Askarta cusub iyo kor u qaadista xirfadaha taliyeyaasha Ciidan ee kala duwaniyo barasha Tiknikada kala duwan ee ciidanku ku hubaysan yahay, waxaanu ku dhaqaaqnay barnaamijka tayeynta Ciidamada oo aanu samaynay sida Kutubta dhisbiniinka lagu baro Ciidanka, waxaanu samaynay Saraakiil khuburo ah oo xambaarsan dhaqanka uu dalkani leeyahay oo ah ilaa diintii, waxaanu ku dadaalnay inaanu dugsiyadaas ka soo saarno Ciidan tayeysan oo u qalma Difaaca qaranka,”ayuu yidhi Jananku. Taliyaha oo ka hadlayay qodobadii u qabsoomay sanadkii hore ee 2012, wuxuu yidhi “Sannadkii tegay waxa noo qabsoomay inaanu samayno, dhismaha Saldhiga Ciidanka ee Caddaaley, dhamays tirka Kulliyadda Saraakiisha ee Dararweyne, dhismaha Saldhigga Ciidanka Qaranka ee Burco, Taliska Guud oo aanu dib u habayn ku samaynay.”

Gen. Shaqalle Oo Ka War-bixiyay Waxqabadkii Ciidanka Qaranka Iyo Marxaladihii uu  soomaray daawo sawirada “Ciidanka qaranku waxa uu ka Hawl galay sidii uu u joojin lahaa Ugaadha oo laga daad gureeyo Xeebaha galbeedka dalka” Hargeysa (maantaSomaliland.)- Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Sareeye Gaas Ismaaciil Maxamed Cismaan (Shaqalle) ayaa ka war-bixiyay marxaladihii Ciidankiisu soo mareen 19-kii sanadood […]

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo 19 Jirsaday Iyo 12 Sarkaal oo loo Xidhay Darajooyinkii Ciidanimo Xukuumadda Axmed Siilaanyo Oo Ka Dhabaysay Bixinta Darajooyinka Ciidamadda qalabka sida daawo sawirada

Ciidanka Qaranka Somaliland Oo 19 Jirsaday Iyo 12 Sarkaal oo loo Xidhay Darajooyinkii Ciidanimo   Xukuumadda Axmed Siilaanyo Oo Ka Dhabaysay Bixinta Darajooyinka Ciidamadda qalabka sida Hargeysa (maantaSomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta ka qayb galay xuska sanadguurada 19-aad ee aasaaska Ciidanka qaranka Somaliland oo ku beegan maanta oo taariikhdu tahay […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com