Home » Entries posted by MaantaSomaliland

GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI OO XUKUUMADA UGA DIGAY IN AY WARBAAHINTA AWOOD U ADEEGSATO KANA QAADO CASHUURO AANU GOLUHU ANSIXIN.

GUDOOMIYAHA XISBIGA WADANI OO XUKUUMADA UGA DIGAY IN AY WARBAAHINTA AWOOD U ADEEGSATO KANA QAADO CASHUURO AANU GOLUHU ANSIXIN.

Gudoomiyaha xisbiga wadani cabdiraxmaan cirro ayaa ka hadlay arimo door ah oo dalka ka taagan doorashooyinka kana digay in xukuumadu cashuur aanu golaha wakiiladu ansixin ay ka qaado warbaahinta. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

“Ma Ahi Socod Barad Dabayshu Waddo..” Saylici

“Ma Ahi Socod Barad Dabayshu Waddo..” Saylici

Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Md. Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa si Taxadar leh uga hadlay Xaaladda siyaasadeed ee xilligan ka dhex jirta Xisbiga Kulmiye oo qabsanaya Shirweynihiisa 4-aad. Mudane Saylici waxa kale oo uu si duur-xul ah uga hadlay Loolan u dhexeeya isaga iyo Wasiirka Ganacsiga Maxamed Xasan Sacad (Saajin), kaasi oo ugu tartamayaan Guddoomiye ku-xigeenka […]

Daawo :- Wareysi Xasaasi Ah Oo Telefishanka Universal Ka Qaadey Gudoomiyaha Suxufiyiinta Somaliland

Daawo :- Wareysi Xasaasi Ah Oo Telefishanka Universal Ka Qaadey Gudoomiyaha Suxufiyiinta Somaliland

” Kulankii Madaxweynaha Waanu Ku Hungow nay…” Gudoomiye C/Qaadir Jirde + [ Muuqaal ]

” Kulankii Madaxweynaha Waanu Ku Hungow nay…” Gudoomiye C/Qaadir Jirde + [ Muuqaal ]

SOMALILAND OO SOOMAALIYA KU EEDAYSAY INAY FARO-GELINAYSO XIDHIIDHKA AY KENYA LA LEEDAHAY

SOMALILAND OO SOOMAALIYA KU EEDAYSAY INAY FARO-GELINAYSO XIDHIIDHKA AY KENYA LA LEEDAHAY

Dawladda Somaliland ayaa Soomaaliya ku eedaysay inay Faro-gelin ku samaynayso xidhiidhka ay la leedahay Kenya. War-saxaafadeed Caawa ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibedda ee Somaliland oo soo gaadhay Shabakada Wajaalenews, ayaa lagu sheegay in Soomaaliya oo looga baahnaa inay ku mashquusho hawlaheeda gudaha, sida Amniga, Dadkeeda gargaarka bani-aadamnimo u baahan yahay iyo xasilinta dhulkeedu ay […]

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Magacaabis Iyo Xil Ka Qaadis Sameeyey

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/XKQ/222/1-330/062019, uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda. Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:- Wareegto Madaxweyne UJEEDDO: XIL KA-QAADIS  Ku: Maxamed Cilmi Aadan (Ilka Case)        Agaasimihii Hore ee Wasaaradda Shaqo-galinta, Arrimaha   Bulshada iyo Qoyska. Og: […]

Xildhibaanadda Iyo Haldoorka Beesha Dhulbahante Oo Bayaan Ka Soo Saaray Xadhiga Xildhibaan Dhakool

Xildhibaanadda Iyo Haldoorka Beesha Dhulbahante Oo Bayaan Ka Soo Saaray Xadhiga Xildhibaan Dhakool

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo kulal ku dhuftay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland ee Soomaaliya,ka dib markii Wasiirka Waxbarashada Punland isku dayay in uu socdaal ku yimaado deegaanka Carmala

Ciidanka Qaranka Somaliland ayaa dhirbaaxo kulal ku dhuftay Maleeshiyaadka Maamulka Puntland ee Soomaaliya,ka dib markii Wasiirka Waxbarashada Punland isku dayay in uu socdaal ku yimaado deegaanka Carmala. Ciidanka Qaranka ayaa khasaare culus gaadhsiiyay Maleeshiyaadka Punland ee duulanka ku soo qaaday deegaanka Carmala waxaana dagaalkaa kaga dhintay maleeshiyaadka maamulka Punland saddex Askari sida warbaahinta u sheegay […]

UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

UCID Oo Amaaney Khudbadii Shalay Ee Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakaaladda Waddooyinka Ku Celiyay Wasaaradda Hawlaha Guud

Madaxweyne Siilaanyo Oo Wakaaladda Waddooyinka Ku Celiyay Wasaaradda Hawlaha Guud

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu xeer madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3673/112015 ku wareejiyey Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka ooh ore u hoos Iman jirtay Madaxtooyada.   Madaxweynuhu:-   Markuu Arkay:     Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;   Markuu Arkay:                 Faqradda 2aad ee Xeer Madaxweyne Lr. 0273/102012 ee ku taariikhaysan 01/10/2012, oo Wakaaladda Horumarinta Waddooyinka lagu hoos geeyey […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay Ilaalinta Deegaanku Kulana La Qaatay Weftigii Dallada Deegaanka Ee Geeska Afrika+Sawiro

Madaxweyne Siilaanyo Oo Ka Hadlay Muhiimada Ay Leedahay Ilaalinta Deegaanku Kulana La Qaatay Weftigii Dallada Deegaanka Ee Geeska Afrika+Sawiro

Dear Honourable Guests,   Good morning to you all, Alhamdulillah by the grace of Allah the Almighty God, I would like to welcome all the delegates of the Horn of Africa Environmental Network here in Hargeisa. I would like to especially welcome the Honourable Dr. Rajendra Kumar Pachauri who was the chair of the Intergovernmental […]

Filashada Liidata W/Q: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Filashada Liidata W/Q: Ibraahin Yuusuf Axmed “Hawd”

Cishooyinkan siyaasadda Xamar waxaa ku soo batay dad Dunida Galbeedka qaxooti ku ahaan jiray oo soo noqday. Waana dad beddelan oo waqica dalkooda laba siyood u dhaafsan. Waxyaalo badan oo ay maskaxda ku sitaan waa wax aan shaqaynayn. Waxa ay u hadlaan sidii ay soo arkeen ee siyaasiga caaddaanku dalkiisa uga dhex hadlo. Erayo iyo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Page 1 of 63123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com