Home » Entries posted by MaantaSomaliland (Page 61)

Naafadii Iyo Agoomihii SNM Oo maanta Mudaharaad ka sameeyay Hargaysa iyo Taliyaha ciidanka Booliska oo la hadlay.

waxa ay xukumada ku dhiiratay oo ay samayso wax ka xishootay dawladii hore ee Daahir Rayaale… Hargaysa(maantasomailand.com):-Mudaharaad ay soo abaabuleen qaar ka mid ah naafadii ku waxyeeloobay dagaaladii SNM iyo agoomihii ay ka dhinteen ayaa maanta mudaharaad ka sameeyay magaalada Hargaysa, muadaharaadkaasi oo ay doonayeen inay la hortagaan xarunta Madaxtooyada si ay cabashadoodu u gaadho […]

Xukuumada Somaliland oo Dalka ka Mastaafurisay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal-mudug.

Hargeysa(maantasomaliland.com) Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay Dalka dib uga celisay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maamul Goboleedka Gal-mudug Xasan Maxamud Hayl kadib markii uu laba ku xidhnaa magaaladda Hargeysa. Xadhiga Guddoomiyaha ayaa la sheegay inay Xukuumadda Somaliland u cuskatay Ogolaansho la’aan uu Dalka ku soo galay, taasoo sababtay in lagu xidho Saldhiga Booliiska ee madaarka balse markii […]

Sadexda Xisbi Qaran Oo Si Wada Jir ah u diiday Furashada Ururada Siyaasada

Hargeysa (maantasomaliland.com)-Dood lagu falanqeynayay furashada ururada siyaasada, ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor ee magaalada Hargeysa, waxaana doodaasi soo agaasimay Akaadamiga Nabadda iyo Horumarinta Somaliland iyo Machadka Cilmi baadhista iyo horumarinta. Waxa ugu horayn madashaasi lagu daawaday oo lagu soo bandhigay Filim dukumantari ah oo laga soo diyaariyay aragtida dadweynaha Somaliland ka qabaan in loo […]

Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida Oo Ku Baaqay In Haweenka Loo Xidho Kuraasi Kooto ah

Hargeysa (maantaSomaliland)- Guddi hoosaadka Joogtada ee Golaha Guurtida Somaliland, ayaa Golahaasi ugu baaqay in haweenka Somaliland loo xidho kuraasi kooto ah oo ay iyagu dhexdooda ku tartamaan, si loogu fududeeyo inay si mugleh uga qeyb galaan dhinaca siyaasadda iyo Hoggaaminta tallada dalka. Sidaasna waxa maanta laga sheegay warbixin dheer oo uu Xoghayaha Guddida Joogtada Naasir […]

Taliyaha Ciidanka Booliska oo sheegay in ay soo qabteen lacag Been Abuur ah iyo mishiinka lagu sameeyo lacagta Fojeriga ah.

Hargaysa (maanta somaliland):-Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Gen. Cilmi Rooble Furre (cili kabaal) ayaa sheegay in ciidanka boolisku ay qabteen mashiin ah nooca lagu smaeeyo lacagta faalsada ah ama been abuurka loo yaqaano iyo lacagta foojeriga ah ee lagu sameeyay mishinkan,isaga oo xusay taliyuhu in ay hayaan hal qof iyo baabuurkii uu watay isla markaana ay […]

Xukuumadda Somaliland Oo Sagaal Markaakiib Shiisheeyey U Fasaxay Xeebaha Muddo Affar Billood Gudaheed

Xukuumadda Somaliland Oo Sagaal Markaakiib Shiisheeyey U Fasaxay Xeebaha Muddo Affar Billood Gudaheed Hargeysa, January, 17, 2011-(Berberanews)- Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Kheyraadka Baddaha, ayaa markii u horraysay qirtay tiro maraakiib shisheeye ah oo ay ruqsad kalluumaysi u siiyeen xeebaha Somaliland mudada shanta billood gaadhaysa ee xukuumadda Madaxweyne Silaanyo tallada dalka hayso. Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga […]

Afar Diyaaradood oo Nooca Dagaalka Ah Oo Joog Hoos Ku Duulaya marmarna cagaha soo dhiganaya dhulka Oo Cabsi Xoog Leh Ku Beeray Dadweynaha Ku Nool Deegaanada Balli-gubadle Balli-cabane Iyo Gumar Oo Ka Tirsan Gobolka Hawd.

Hargeysa) Jan.17. 2011 – ( maantasoomaaliland.com) Diyaarado nooca dagaalka ah oo ku duulaya joog hoos, ayaa argagax ku riday dadka ku nool deegaamada Balli-gubadle, Balli-cabane iyo Gumar oo ka tirsan gobolka Hawd, kuwaas oo aan la garanayn cida iska leh iyo waxa ay raadinaynaan. Diyaaradahan oo afar iyo laabankii saacadood ee ugu dambeeyay dul heehaabayeen […]

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shaaca Ka Qaaday Mushahar Kordhinta Ciidamada Iyo Shaqaalaha

Madaxweyne Siilaanyo Oo Shaaca Ka Qaaday Mushahar Kordhinta Ciidamada Iyo Shaqaalaha Januar13th, 2011 Comments Off Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa shaaca ka qaaday inuu l Ciidamada kala duwan iyo shaqaalaha dawlada ugu kordhiyay mushaharkii ay qaadan jireen. Sidaasi waxa caawa baahisay Laanta Afsoomaaliga ee BBC-da oo sheegtay in qoraal […]

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- gudoomiyaha gobolka Sool, C/laahi Jaamac Diiriye, ayaa sheegay in deegaamada gobolkaasi ay soo food saartay biyo la’aan ba’an oo saamaysay dad iyo duunyaba.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- gudoomiyaha gobolka Sool, C/laahi Jaamac Diiriye, ayaa sheegay in deegaamada gobolkaasi ay soo food saartay biyo la’aan ba’an oo saamaysay dad iyo duunyaba.

Hargeysa (maantaSomaliland.com)- gudoomiyaha gobolka Sool, C/laahi Jaamac Diiriye, ayaa sheegay in deegaamada gobolkaasi ay soo food saartay biyo la’aan ba’an oo saamaysay dad iyo duunyaba. Badhasaabku wuxuu sheegay in degmooyinka gobolkaasi ay gabaabsi yihiin biyuhu, isla markaana ay jiraan cunto yaraan, isagoo arrintaasi ka hadlayana wuxuu yidhi “Waxaa soo foodsaartay dhammaan degmooyinka gobolka biyo la’aan […]

Dadweynaha Koonfurta Sudan oo Saaka u dareeraya Goobaha Codbixinta aayo ka tashiga

Dadweynaha Koonfurta Sudan oo Saaka u dareeraya Goobaha Codbixinta aayo ka tashiga

Dadweynaha Koonfurta Sudan oo Saaka u dareeraya Goobaha Codbixinta aayo ka tashiga Hargaysa(maantasomaliland.com)- In ku dhaw afar milyan oo u dhashay Koonfurta Sudan ayaa maanta u dareeraya goobaha codbixinta aayo ka tashiga, oo ay ku kala dooranayaan inay qayb ka sii ahaadaan Koonfurta Sudan iyo inay ka madax banaanaadaan. Sida ay ku soo warameen weriyayaasha […]

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Go’aanka ka soo saaray Arrintii Kalshaale

Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Go’aanka ka soo saaray Arrintii Kalshaale

Hargaysa(maantasomaliland.com)Madaxweynaha JSL Mudane: AXMED MAXAMED MAXAMUUD (SIILAANYO) waxa uu maanta Go’aanka ka soo saaray Arrintii Kalshaale ka dhacday, waxaanu Madaxweynuhu Go,aankaa ku yidhi. Arrinta Kalshaale ka dhacday waa arrin labo beelood oo Somaliland ah u dhaxaysay, Dilalka ka dhacayna aad iyo aad ayaan uga xumahay dadkii ku dhintayna illaahay naxariistii janno ayaan uga baryayaa, Ehlladoodii […]

Haween Hilibleyaal Ah Oo xidhiidh la leh Maayar Jiciir Oo Ku Mudaharaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha

Haween Hilibleyaal Ah Oo xidhiidh la leh Maayar Jiciir Oo Ku Mudaharaaday Wasiirka Arrimaha Gudaha January 9th, 2011 Hargeysa (maantaSomaliland.com)- Illaa Kontameeye haween ah oo ka mid ah Hilibleyaasha magaalada Hargeysa ayaa maanta mudaharaad salmi ah oo ka dhan ah Wasiirka Daakhiliga Md. Maxamed Cabdi Gaboose la hortagay Wasaarada Arrimaha Gudaha.kaasi oo ay kaga cabanayeen […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com