Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 3)

DAAWO;Khabiir Soo Bandhigay 10 Su’aalood Oo Somaliland Ka Mid Tahay Oo Wejigabax Ku Noqday Farmaajo socdaalkii uu ku joogay USA

DAAWO;Khabiir Soo Bandhigay 10 Su’aalood Oo Somaliland Ka Mid Tahay Oo Wejigabax Ku Noqday Farmaajo socdaalkii uu ku joogay USA

GEED UU KU XOQDO MA WAAYO. Qalinkii: Axmed Cali Kaahin

GEED UU KU XOQDO MA WAAYO. Qalinkii: Axmed Cali Kaahin

Laba waa mid uun in xaga hore loo Socdo iyo in dib loo socdo. Waxaad dareemaysaa qaylo dhaan iyo cabasho dhaqaale oo guud ahaan Caalamkana ka jirta.In hore loo socdaa muuqata. Siyaasiyiin MusalafayIyo Daciifnimo xaga Odayaynta ah iyo bulsho aan bislaan. 5 Sanaa la Siiyay. kaliya Suga Sanduuqa cod bixinta. Hadaad diido Waxaynu ku heshiinay […]

Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Sh Dirir

Wanaag Farista Iyo Xumaan Reebista Sh Dirir

DAAWO: Daraasad Lagu Ogaaday Dalka Uu Ka Yimid Gorgorkii Dadka Ku Cunay Somaliland

DAAWO: Daraasad Lagu Ogaaday Dalka Uu Ka Yimid Gorgorkii Dadka Ku Cunay Somaliland

Xisbiga Waddani Oo Cadeeyey Ajandaha Lagaga Hadlayo Shirka 2aad Ee Golaha Dhexe

Xisbiga Waddani Oo Cadeeyey Ajandaha Lagaga Hadlayo Shirka 2aad Ee Golaha Dhexe

Xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa ka hadlay ajandayaasha ay qorshaysan tahay in lagaga hadlo shirka 2aad ee golaha dhexe oo ka furmaya magaalada Burco. Afhayeenka xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Barkhad Jaamac Batuun ayaa cadeeyey waxyaabaha lagaga hadli doono shirka 2aad ee golaha dhexe ee xisbigaasi, isaga oo meesha ka saaray in isbadal lagu […]

Kornayl Cawil Cadami oo ka waraamay diyaaradii afduubay ee Somaliairline 1984

Kornayl Cawil Cadami oo ka waraamay diyaaradii afduubay ee Somaliairline 1984

Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Qorshaha Ay Soomaaliya Ku Doonayso Joojinta Daabacaada Lacagta Somaliland

Xukuumada Somaliland Oo Cadaysay Qorshaha Ay Soomaaliya Ku Doonayso Joojinta Daabacaada Lacagta Somaliland

Wasiirkii hore ee wasaaradda maaliyadda Somaliland haatan ah xubin ka tirsan guddida tacliinta sare, Yuusuf Maxamed Cabdi ayaa sharaxaad ka bixiyey hadal madaxweyne uu laba goobood kaga hadlay, isla markaana ay bulshadu siyaabo kala duwan u fasiratay kaasi oo ku saabsanaa saldhigga millateri ee dawladda Imaaraadku ka samaysanayso madaarka magaalada Berbera. Yuusuf oo arrintaasi ka […]

Daawo Muuqaal:-Taliye Cusub Oo La Wareegay Ciidanka Booliska Gobolka Awdal TALIYE CABDI CALI XAYD

Daawo Muuqaal:-Taliye Cusub Oo La Wareegay Ciidanka Booliska Gobolka Awdal TALIYE CABDI CALI XAYD

Geedoole intii aad Wasiirka ahayd Qalad Bulshada aad ka gashay ood Qiranayso Maanta ma Jiraa?

Geedoole intii aad Wasiirka ahayd Qalad Bulshada aad ka gashay ood Qiranayso Maanta ma Jiraa?

Soo Jiidh Wanaagga – Maxamed Mooge HEES cawayska jimcaha

Soo Jiidh Wanaagga – Maxamed Mooge HEES  cawayska jimcaha

Hargeysa: Wiil Yar Oo Hindisay Qalab Uu Iska Difaaco Weerarka Gorgorka

Hargeysa: Wiil Yar Oo Hindisay Qalab Uu Iska Difaaco Weerarka Gorgorka

Wiil yar oo ku nool Magaaladda Hargeysa ayaa hindisay qorshe uu damacsan yahay in uu kaga hor tago weerarka Gorgorka Bahaloobay ee dhawrka caruur ah ku cunay hawdka HALKAN GUJI OO DAAWO MUUQAALKAAS

“Waa La Joojiyay Shiidaalkii Shirkaduhu Keeni Jireen” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

“Waa La Joojiyay Shiidaalkii Shirkaduhu Keeni Jireen” Wasiirka Ganacsiga Somaliland

Xukuumadda Somaliland ayaa xaqiiqo ku tilmamaatay war uu shalay baahiyey Wargeyska Geeska Afrika, warkaas oo nuxurkiisu ahaa in Xukuumadda Somaliland joojisay Shidaalka dalkan iman lahaa bishan iyo bisha dambe, isla markaana amarkan lagu joojinayo shidaalka uu soo saaray Maareeyaha Haamaha Shidalka. Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Somaliland Maxamuud Xasan Sacad Saajin oo Wargeyska Geeska Afrika weydiiyey warkan, ayaa yidhi “Haa waa […]

Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com