Home » Entries posted by Xuseen Xarbi

DAAWO;-BARNAAMIJ KU SAABSAN TAARIIKHDA ADEEGA BOOSTA IYO SIDII AY SOMALILAND KU SOO GAADHAY!

DAAWO;-BARNAAMIJ KU SAABSAN TAARIIKHDA ADEEGA BOOSTA IYO SIDII AY SOMALILAND KU SOO GAADHAY!

Barnaamijka Munaasibad lagu qabtay hoolka seryam musiyium oo ay kasoo qaybgaleen aqoonyahan reer Somaliland oo xogbadan ka haya taariikhda adeega boosaha Somaliland sidii uu ku bilowday wakhtigii maxmiyadii ingiriisku ka talin jirtay gayiga Somaliland Sidoo kale munaasibadan ayaa waxaa kasoo qaybgalay agaasimaha guud ee wasaarada boosaha iyo isgaadhsiinta Somaliland HALKAN KAGA BOGO BARNAAMIJKA LAGAGA HADLAYO […]

ASKARTII DAGAALKII LABAAD EE ADUUNKA KU DHIMATAY EE KA SOO JEEDA SOMALILAND OO MUNAASIBAD BOROORDIIQ AH LOOGU QABTAY DALKA FRANCE.

ASKARTII DAGAALKII LABAAD EE ADUUNKA KU DHIMATAY EE KA SOO JEEDA SOMALILAND OO MUNAASIBAD BOROORDIIQ AH LOOGU QABTAY DALKA FRANCE.

Askartii ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka ee kasoo jeeday Gayiga Somaliland ayaa munaasibad Baroor Diiq ah loogu qabtay dalka faransiiska Uska askartii kasoo jeeday Somaliland ee ka qaybgalay dagaalkii labaad ee aduunka ayaa markii labaad lagu qabtay dalka faransiiska waxaana ujeedada loo xusayo askartii dagaal labaad  ka qaybgalay ayaa faah faahin ka bixiyay xubin […]

DAAWO;-HOGAAMIYAHA XISBIGA WADANI OO EEDO CULUS UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI.

DAAWO;-HOGAAMIYAHA XISBIGA WADANI OO EEDO CULUS UJEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI.

Hogaamiyaha xisbiga wadani xirsi cali xaaji xasan ayaa eedo culus ujeediyay madaxwayne biixi dhaliilayna safarka uu ugu baxay gobolada bari Sidoo kale xirsi ayaa sheegay in uu xidhmay madaarkii diyaaraha caasimada hargaysa ayna kasoo degaan oo kaliya laba diyaardood oo mid madaxwaynaha qoyskiisa loo tiriyo. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

DAAWO;-MADAXWAYNE BIIXI IYO NUXURKA KHUDBADII UU KA JEEDIYAY QALIN JABINTA ARDAYDA JAAMACADA BURCO

DAAWO;-MADAXWAYNE BIIXI IYO NUXURKA KHUDBADII UU KA JEEDIYAY QALIN JABINTA ARDAYDA JAAMACADA BURCO

Madaxwaynaha Jsl Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta magaalada burco kaga qaybgalay xaflada qalin jabinta ardayda jaamacada burco university Madaxwaynaha jsl ayaa munaasibad ka jeediyay khubad uu kaga gada arimo door ah oo daka ka tagaan isagoo ardayda qalin jabisay bogaadiyay. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

SAADAASHA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA EE SOMALILAND ”’

SAADAASHA DOORASHOOYINKA SOO SOCDA EE SOMALILAND ”’

Doorashooyinkii Somalilaan u qabsoomay 29 -kii Sanadood ee la soo dhaafay waa taariikh xusuusteeda leh oo diiwaanka gashay. 1- Doorashadii shir-beeleedka ee Boorama ka dhacday sanadkii 1993 waxaa is soo sharaxay Mahamed haji ibrahim Cigaal, Abdirahman Aw Ali tuur ( AHN), Omar Carte Qaalib iyo Ahmed Mohamed Halac. Waxaana madaxweyne loo doortay oo ku guuleystay […]

Daawo:Isu-soo-bax ka dhacay Boorama Awdal & Wuxu daaran yahay

Daawo:Isu-soo-bax ka dhacay Boorama Awdal & Wuxu daaran yahay

Magaalo Qadiimi ah oo la helay+Dalkay ku taallo & Masaajid

Magaalo Qadiimi ah oo la helay+Dalkay ku taallo & Masaajid

Dadka baara haraaga qadiimiga ayaa helay magaalada Xarla ee la illaaway Koox baarayaal ah oo ka shaqeeyo baaritaanka Athaarta hore ayaa bariga dalka Itoobiya ka helay magaalo aasantay oo jirtay qarniga 10-aad. Magaalada Xarla ee haraagi dhismayaasheedi la soo faagay waxaa sida oo kale laga helay farshaxanno laga isticmaali jiray Masar, Hindiya iyo Shiinaha. Sida […]

MAXAMUUD XAASHI, MAXAMED IBRAAHIN QABYO TIRE IYO MAXAMED IID DHIMIIL OO EEDAYMO CULUS U JEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI

MAXAMUUD XAASHI, MAXAMED IBRAAHIN QABYO TIRE IYO MAXAMED IID DHIMIIL OO EEDAYMO CULUS U JEEDIYAY MADAXWAYNE BIIXI

Somaliland Oo Dib Usoo Ceshanaysa Hanti Hore Somaliya Ka Dhacday

Somaliland Oo Dib Usoo Ceshanaysa Hanti Hore Somaliya Ka Dhacday

Maxamuud Xaashi Oo Eedo Culus Mar Kale U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

Maxamuud Xaashi Oo Eedo Culus Mar Kale U Jeediyey Madaxweyne Muuse Biixi + [ Muuqaal ]

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA SOMALILAND IYO DHIGGIISA DALKA TAIWAN OO FARRIIMO DIBLUMAASIYADEED OO XIISO LEH IS-DHAAFSADAY!

MADAXWEYNE KU-XIGEENKA SOMALILAND IYO DHIGGIISA DALKA TAIWAN OO FARRIIMO DIBLUMAASIYADEED OO XIISO LEH IS-DHAAFSADAY!

Madaxweyne ku-xigeenka Dalka Taiwan ayaa hadallo u muuqda kaftan iyo muujinta xidhiidhka saaxiibtinimo ee ka dhexeeya dalkiisa iyo Somaliland waxa uu bartiisa twitter ugu qoray Madaxweyne ku xigeenka Somaliland mudane Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici). William Lai Ching-te oo ah Madaxweyne ku-xigeenka Taiwan ayaa isaga oo ka jawaabaya hambalyo uu Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland bartiisa twitter ka […]

CIIDAMO KASOO GOOSTAY MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTHLAND OO LAGU SOO DHAWEEYAY DEEGAANKA BOOCAME EE GOBOLKA SOOL.

CIIDAMO KASOO GOOSTAY MAAMUL GOBOLEEDKA PUNTHLAND OO LAGU SOO DHAWEEYAY DEEGAANKA BOOCAME EE GOBOLKA SOOL.

Ciidamo tiro badan oo kasoo goostay maamul goboleedka Punthland ayaa soo gaadhay Somaliland kuwaasi oo kamid noqon doona ciidanka jamhuuriyada somalland Waxaana ciidamada soo dhaweeyay saraakiil katirsan ciidanka iyo maamulka gobolka sool HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Page 1 of 820123Next ›Last »
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com