Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 6)

Somaliland: Ceel-shidaalkii u Horreeyay oo la Qodayo iyo Dawladaha iska kaashanaya Soo Saaristiisa

Somaliland: Ceel-shidaalkii u Horreeyay oo la Qodayo iyo Dawladaha iska kaashanaya Soo Saaristiisa

Shirkadda OPIC Somaliland ayaa saami 49% ah ku leh heshiiska Somaliland,ayaa sannadka soo socda laga bilaabaya qodista ceel-shidaalkii ugu horreeyay sida qorshuhu yahay. Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Macdanta Mudane. Cabdilaahi Faarax Cabdi iyo Agaasimaha Waaxda Shidaalka Axmed Aadan Iidan ayaa la sheegay inay Shirkadda OPIC Somaliland oo ah farac ka mid ah shirkadda CPC ee […]

GUDIDA QABAN QAABADA AASKA MARXUUM SAYID CISMAAN MIRE OO KA HADLAY GOORTA MAYDKIISA LA KEENAYO DALKA.

GUDIDA QABAN QAABADA AASKA MARXUUM SAYID CISMAAN MIRE OO KA HADLAY GOORTA MAYDKIISA LA KEENAYO DALKA.

Gudida qaban qaabada aaska gudoomiyihii tvga horyaal24 marxuum sayid cismaan mire ayaa shaaciyay goorta maydkiisa la keenayo dalka iyo halka lagu aasi doono. HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA WARKAN;

Guddida Diwaangelinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Ka Soo Saaray Sida Loo Fulinayo Shuruudaha Laga Rabo Ururada

Guddida Diwaangelinta Ururada Siyaasada Oo War Cusub Ka Soo Saaray Sida Loo Fulinayo Shuruudaha Laga Rabo Ururada

MILICSIGA KHILAAFKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND IYO MARXALADIHII UU SOO MARAY!

MILICSIGA KHILAAFKA DOORASHOOYINKA SOMALILAND IYO MARXALADIHII UU SOO MARAY!

DAAWO: Ururka UBAX Ee Saleebaan Dogax Oo Dadkii Ugu Badnaa Ka Helay Boorama

DAAWO: Ururka UBAX Ee Saleebaan Dogax Oo Dadkii Ugu Badnaa Ka Helay Boorama

CIIDANKA BOOLIISKA SOMALILAND OO GACANTA KU SOO DHIGEY HAWEENAY JIDH-DIL XUN UGAYSATAY GABADH YAR.

CIIDANKA BOOLIISKA SOMALILAND OO GACANTA KU SOO DHIGEY HAWEENAY JIDH-DIL XUN UGAYSATAY GABADH YAR.

Ciidanka Booliska JSL ayaa hawl-gal ay saaka Saladii subax sameeyeen gaar ahaan Saldhiga New Hargeysa waxa ay gacanta kusoo dhigeen haweenay ku eedaysan in ay jidh-dil u gaysatay gabadh yar oo gurigeeda kula noolayd, taasi oo ciidanka Boolisku ka war heleen kaddib markii ay arkeen Muuqaallo muujinaya jidh-dilka loo gaystay ilmaha yar oo lala soo […]

Xukuumada Somaliland Oo Amaro Ka Soo Saartay Nooca Uu Noqonayo Shiidaalka Ay Ganacsatadu Keeni Karaa

Xukuumada Somaliland Oo Amaro Ka Soo Saartay Nooca Uu Noqonayo Shiidaalka Ay Ganacsatadu Keeni Karaa

Xukuumada Somaliland Oo Amaro Ka Soo Saartay Nooca Uu Noqonayo Shiidaalka Ay Ganacsatadu Keeni Karaan

Shacabka Somaliland Oo U Dhegtaagaya Isku Shaandhaynta Madaxwayne Muuse

Shacabka Somaliland Oo U Dhegtaagaya Isku Shaandhaynta Madaxwayne Muuse

Inkastoo hadlahaynta isku shaandhayn, Golaha Wasiirada iyo Hay,adaha Dawladda ah oo laga Filayo Dhinaca Xukuumaddu uu Ku Kooban yahey Shacabka Somaliland, haddana Waxa laga Dareemay dhaqdhaqaaqyada Wasiirada, iyo Masuuliyiinta Xukuumadda, oo Toddobaadkii u Dambeeyay Wadnaha Farta Ku haya inney Galaafan Doonto iyo inney ka badbaadi doonaan Taas, oo ay Su,aalaha Shacabku Wasiirada ku Weydiinayaan khadka […]

DAAWO: SLAND Oo Shir Degdeg Ah Ka Yeelatay Xanuun Ku Habsaday Bulshada

DAAWO: SLAND Oo Shir Degdeg Ah Ka Yeelatay Xanuun Ku Habsaday Bulshada

XISBIGA WADDANI OO SHEEGAY IN AAN SOMALILAND LAGU TILMAAMI KARIN DAL DIMUQRAADIYA!Warsaxafeed

XISBIGA WADDANI OO SHEEGAY IN AAN SOMALILAND LAGU TILMAAMI KARIN DAL DIMUQRAADIYA!Warsaxafeed

Warsaxafeed uu soo saaray xoghayaha guud ee xisbiga waddani ayaa ku sheegay in aan Somaliland la odhan Karin waa dal dimuqraadiya

ODAY MUUSE DALAB OO 27NEEF OO GEELA MUNAASIBADA MAWLIIDKA NABIGA AGWEED UQABIYAY DHAKHTARKA, AGOOMAHA IYO GOOBO KALE.

ODAY MUUSE DALAB OO 27NEEF OO GEELA MUNAASIBADA MAWLIIDKA NABIGA AGWEED UQABIYAY DHAKHTARKA, AGOOMAHA IYO GOOBO KALE.

DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Nin God Dahab Ku Dumay SLAND

DAAWO: Wararkii Ugu Dambeeyay Nin God Dahab Ku Dumay SLAND
Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com