Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 616)

Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland, sarreeye gaasIsmaaciil Maxamed Cismaan(Shaqalle), oo ay weheliyaan saraakiil sarsare oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka ayaa socdaal ku soo maray fadhiisimada Ciidanka qaranka ee aagga hore ee gobolka Sool.

Taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland, sarreeye gaasIsmaaciil Maxamed Cismaan(Shaqalle), oo ay weheliyaan saraakiil sarsare oo ka tirsan taliska guud ee ciidanka ayaa socdaal ku soo maray fadhiisimada Ciidanka qaranka ee aagga hore ee gobolka Sool. Sareeye Gaas Shaqale, ayaa ciidamada qaranka kula dardaarmay feejignaan iyo inay laban laabaan heeganka ay ugu jiraan difaaca dalka, […]

Dhaqaale Yari Soo Food Saartay Xukuumadda Siilaanyo+Sababaha Keenay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Dhaqaale-kab Raadis Ah Ugu Baxaaya Dalka Dibaddiisa.

Dhaqaale Yari Soo Food Saartay Xukuumadda Siilaanyo+Sababaha Keenay Iyo Madaxweyne Siilaanyo Oo Safar Dhaqaale-kab Raadis Ah Ugu Baxaaya Dalka Dibaddiisa.

Xukuumadda madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa muddooyinkii danbe, waxaa soo food saartay dhaqaale yari aad u baahsan, kadib markii hoos u dhac aad u weyni ku yimi mala-awaalkii miisaaniyada 2015ka oo sidii la filaayey uu u soo xerroon waayey dakhligii cashuurahu, waxaana safar u jeedkiisu salka ku hayo sidii dhaqaale-Kab loo waydiisan lahaa dalka Immaaraadka […]

Majaajilaysteyaasha Sooraan iyo kabtan Jawaan, ayaa markii u horaysay sheegay inay raali galin ka bixinayaan Riwaayad ay si cad ugu aflagaadeeyeen saxaafadda madaxabanaan islamarkaana kaga sheegeen waxyaabo aan ka suuroobin Saxaafadda.

Majaajilaysteyaasha Sooraan iyo kabtan Jawaan, ayaa markii u horaysay sheegay inay raali galin ka bixinayaan Riwaayad ay si cad ugu aflagaadeeyeen saxaafadda madaxabanaan islamarkaana kaga sheegeen waxyaabo aan ka suuroobin Saxaafadda. Riwaayad ay dhawaan ku soo bandhigeen madal ay fadhiyeen Madaxweynaha Somaliland iyo haldoorka Xukumadda oo xadhiga lagaga jarayay qalabka sifaynaya shidaalka ee haamaha Berbera […]

Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa sheegtay in mucaaradka Somaliland ay ku jiraan xubno u tafa xaytay in ay burburiyaan ama waxyeelo soo gaadhsiiyaan qaranka.

Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa sheegtay in mucaaradka Somaliland ay ku jiraan xubno u tafa xaytay in ay burburiyaan ama waxyeelo soo gaadhsiiyaan qaranka.

Marwada Madaxweynaha Somaliland Aamina Waris Sheekh Maxamuud Jirde ayaa sheegtay in mucaaradka Somaliland ay ku jiraan xubno u tafa xaytay in ay burburiyaan ama waxyeelo soo gaadhsiiyaan qaranka. Waxa kale oo ay xustay in hogaanka xisbiyada mucaaradka qaarkood ay ka mid yihiin xubno intii ay Somaliland jirtay u shaqayn jiray Maamulka madaxweynihii hore ee Somaliland […]

DAAWO Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay wadanka isku taga imaaraadka carabta.

DAAWO Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay wadanka isku taga imaaraadka carabta.

Madaxweynaha somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa maanta safar shaqo ugu baxay wadanka isku taga imaaraadka carabta. Madaxweynaha somaliland oo ay safarkiisan ku wehelinayaan xubno ka mid ah golaha wasiirada oo ay ka mid ahaayeen Marwada Koowaad ee Qaranka Somaliland, Marwo Aamina Sheekh Maxamed Jirde, Wasiirka W/Warfaafinta, wacyigelinta iyo dhaqanka, Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse, Wasiirka […]

Hargeysa Laga Hirgaliyay iyo Ardaydii Koowaad Oo Dhamaystay

Hargeysa Laga Hirgaliyay iyo Ardaydii Koowaad Oo Dhamaystay

Dugsiga Qoys-Kaab oo ah kii ugu horeeyay ee laga hirgaliyay Somaliland iyo geeska Afrika isla markaana lagu barto arimaha qoyska ayaa shahaadooyin guddoonsiiyay dufcadii koowaad ee ka qalinjabisa dugsigaasi. Munaasibad bilan oo ka dhacday magaalada Hargaysa kana soo qayb galeen Wasiirka qorshaynta qaranka,Guddoomiyaha golaha wakiilada ahna xisbiga WADDANI.Agaasimaha wasaaradda kaluumaysiga,Qoraa Cabdiraxmaan Yuusuf Ducaale(Boobe) iyo marti […]

gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa balanqaad uu hore ula galay xildhibaan rayte kaga baxay

gudoomiyaha xisbiga waddani ayaa balanqaad uu hore ula galay xildhibaan rayte kaga baxay

, balanqaadka uu gudoomiye cirro la galay xildhibaan rayte ayaa ahaa inuu siin doono xilka gudoomiye ku xigeenka labaad ee xisbiga waddani balse xildhibaan rayte oo in muddo ahba ka rajo sugaayay balanqaadka uu la galay gudoomiyaha ayaa markaliya ku warhelay inuu gudoomiye ciro ku wacad furay islamarkaana uu wato nin lagu magacaabo cali kubad […]

Baaqa Shirwaynaha Ciise Muuse ee Dalka UK

Baaqa Shirwaynaha Ciise Muuse ee Dalka UK

Gudida Qabanqaabada Shirwaynaha Beelwaynta Ciise muuse ee Wadanka UK, waxa ay kuugu wargalinayaan in aad ka soo qayb gashaan dhalinyaro iyo waayeelba shirwayne aan caadi ahayn oo lagu qaban doono London, Hayse . maalinta Axada 07 bisha June 2015. Sacada waa 03:00pm- 11:-00pm. Shikaygii hore waxaa uu baaqaday sabtadii hore geeridii kutimid Allah Ha u […]

ururka xaqsoor oo kamida urursiyaasadeedyadii doorashadii golaha deegaanka lagu musuqmaasuqay islamarkaana awood loo adeegsaday reebistiisa ayaa sheegay inay xisbi qaran noqon doonaan hadii aan loo hogaansamin nidaamka & dastuurka u yaala dalka

ururka xaqsoor oo kamida urursiyaasadeedyadii doorashadii golaha deegaanka lagu musuqmaasuqay islamarkaana awood loo adeegsaday reebistiisa ayaa sheegay inay xisbi qaran noqon doonaan hadii aan loo hogaansamin nidaamka & dastuurka u yaala dalka masuuliyiin ka tirsan ururka xaqsoor ayaa sheegay inaan xisbiyadu awood sharci u lahayn inay heshiis kala horyimaadaan qodobo dastuuuriya oo dalka u yaala […]

Majajilaystayasha Sooran iyo Jawaan Oo isu Bedelay Kuwo Loo Adeegsado Cayda iyo Aflagadada Saxafadda iyo Shacabka Reer Somaliland

Majajilaystayasha Sooran iyo Jawaan Oo isu Bedelay Kuwo Loo Adeegsado Cayda iyo Aflagadada Saxafadda iyo Shacabka Reer Somaliland

Majajilaystayasha Sooran iyo Jawaan Oo ah Majajilaystayaal inta badan caan ku ahaa inay bulshada usoo bandhigaan riwayado ka turjumaya xalada dhabta ah ee ka jirta dalka Somaliland ayaa waxa mudoyinkii u danbeyayba ay labadani majajilaystayaal ay isu bedeleen kuwo jawi ku macaash ah oo hadba cay iyo aflagado ka dhan ah u gaysta hadba cid […]

Saraakiil ka socda shirkado ganacsi oo laga leeyahay dalalka Itoobiya iyo Faransiiska oo ka qaybqaadanaya mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa booqasho ku yimi dalka.

Saraakiil ka socda shirkado ganacsi oo laga leeyahay dalalka Itoobiya iyo Faransiiska oo ka qaybqaadanaya mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa booqasho ku yimi dalka.

Saraakiil ka socda shirkado ganacsi oo laga leeyahay dalalka Itoobiya iyo Faransiiska oo ka qaybqaadanaya mashruuca biyo-ballaadhinta caasimadda Hargeysa, ayaa booqasho ku yimi dalka. Shirkadahan oo magacyadooda la kala yidhaa Awash Weldey & Feljas iyo Masson Contracting Company oo ku guulaystay tartan loo galay qandaraaska biyo-gelinta magaalada Hargeysa ee mashruuca ay iska kaashanayaan Midowga Yurub […]

Madaxweynii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa inuu socdaal ku yimaaddo dalka Jimcaha Berri,

Madaxweynii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa inuu socdaal ku yimaaddo dalka Jimcaha Berri,

Madaxweynii hore ee Somaliland Daahir Rayaale Kaahin, ayaa la filayaa inuu socdaal ku yimaaddo dalka Jimcaha Berri, isagoo ka soo duulli doona magaalada Dubai ee dalka Isu-tagga Imaaraadka Carabta oo uu ku sugnaa dhowrkii maalmood ee u dambeeyey. daahir riyaale Md Daahir Rayaale Kaahin oo horaantii todobaadka soo gaadhay magaalada Dubai kaddib markii uu ka […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com