Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 718)

Wasiirro Furdaamiyay Shaqaaqo Ka Dhacday Magaalada Tog-wajaale Oo Sababtay Dhimashada Hal Qof oo Rayid ahaa

Wasiirro Furdaamiyay Shaqaaqo Ka Dhacday Magaalada Tog-wajaale Oo Sababtay Dhimashada Hal Qof oo Rayid ahaa

Hargaysa (MaantaSomaliland); Wasiirka Wasaaradda Wershadaha ee Somaliland Md. Abiib Diiriye Nuur (Timacad) ayaa sheegay in ay soo af-jareen shaqaaqo Khamiistii doraad ka dhacday magaaladda Tog-wajaale ee gobolka Gabiley, taasi oo uu hal qof ku dhintay mid kalena ku dhawaacmay. Shaqaaqadaasi oo ka dhalatay ka dib markii la xidhay guddoomiyihii hore ee Wajaale Qawrax Muuse, kaasi […]

Maxkamadda Hargeysa Oo Ugu Baaqday Masuuliyiinta Wargeyska HAATUF Inay Iska Difaacaan dacwadooda

Maxkamadda Hargeysa Oo  Ugu Baaqday Masuuliyiinta Wargeyska HAATUF Inay Iska Difaacaan dacwadooda

Hargaysa (Maanta Somaliland)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa Guddoomiyaha wargeyska xayiran ee HAATUF Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, ugu baaqday inay ka soo xaadiraan fadhiga maxkamaddu ku gudo-galayso dacwadda loo hayso oo hore loogu muddeeyay maalinta Axadda ee 4/05/2014. Sidaasna waxa lagu sheegay qoraal galabta uu soo saaray masuul u hadlay maxkamadda […]

Madaxweynaha Oo Xilalkii Ka Qaaday Masuuliyiin Kala Duwan Qaarna Isku Bedelay

Madaxweynaha Oo Xilalkii Ka Qaaday Masuuliyiin Kala Duwan Qaarna Isku Bedelay

Hargaysa (MaantaSomaliland)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa caawa digreetooyin kala duwan oo uu soo saaray waxa uu ku magacaabay Wasiir Ku xigeenka cusub ee Amniga, Badhasaabo, Agaasimeyaal guud iyo masuuliyiin kale. Madaxweynuhu waxa kale oo uu xilkii ka qaaday masuuliyiin ay ka mid yihiin Wasiir ku xigeenkii hore ee Amniga, Agaasimeyaasha guud […]

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaale weynaha dalka, munaasibadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1-da May darteed.

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaale weynaha dalka, munaasibadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1-da May darteed.

Guddoomiyaha xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa dhambaal hambalyo ah u diray shaqaale weynaha dalka, munaasibadda maalinta shaqaalaha adduunka ee 1-da May darteed. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu caawa soo saaray Xoghayaha Guud ee xisbiga KULMIYE Xasan Siciid Yuusuf, waxaanu u dhignaa sidan:- “Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi […]

Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud (Jeeniyare) ayaa ku dhawaaqay guddida heer gobol ee qaban-qaabada xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May,

Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud (Jeeniyare) ayaa ku dhawaaqay guddida heer gobol ee qaban-qaabada xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May,

Gudoomiyaha gobolka Maroodi-jeex Maxamed Maxamuud (Jeeniyare) ayaa ku dhawaaqay guddida heer gobol ee qaban-qaabada xuska maalinta qaranimada Somaliland ee 18-ka May, taas oo ku beegan 23-guuradi,i markii jammuuriyadda Somaliland xorriyaddeedii kala soo noqotay wixii la isku odhan jiray Soomaaliya. Guddidan uu magacaabay badhasaabku, isla markaana uu isagu guddoomye u yahay ayaa waxa ka mid ah […]

Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Oo Aan Idiinka Diyaarinay Jaaliyada Somaliland Ee Filland Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Prof Samatar Iyo Gudoomiye Cirro Iyo Hadaladii Ay Halkaas Ka Jeediyeen

Daawo Barnaamuj Dhamaystiran Oo Aan Idiinka Diyaarinay Jaaliyada Somaliland Ee Filland Oo Si Diiran U Soo Dhawaysay Prof Samatar Iyo Gudoomiye Cirro Iyo Hadaladii Ay Halkaas Ka Jeediyeen

Wasiirka wasaarada Caafimaadka somaliland Dr.Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa maanta ka furmay hotel Maansoor ee magaalada hargeysa, Kulan lagaga hadlayey qorshaha siyaasada dhibaatooyinka ka dhasha dabka.

Wasiirka wasaarada Caafimaadka somaliland Dr.Saleebaan Ciise Axmed (Xaglatoosiye) ayaa maanta ka furmay hotel Maansoor ee magaalada hargeysa, Kulan lagaga hadlayey qorshaha siyaasada dhibaatooyinka ka dhasha dabka. Kulankan oo ay ka soo qayb galeen Wasiirka caafimada, Wasiir ku-xigeenka shaqada iyo arimaha Bulshada, Agaasimaha guud ee wasaarada caafimaadka, Gudoomiyaha ururka dhakhaatiirta iyo masuuliyiin kale. Wasiirka caafimaadka Somaliland […]

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaayo) ayaa Qurba jooga reer Somaliland uga mahadceliyey sida ay marwalba ay u yihiin kuwo wakiilo Qaranka Somaliland u ah meel kasta oo ay joogaanba

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaayo) ayaa Qurba jooga reer Somaliland uga mahadceliyey sida ay marwalba ay u yihiin kuwo wakiilo Qaranka Somaliland u ah meel kasta oo ay joogaanba,waxaana uu si gaara ugu mahadceliyey qurba joogta ku nool qaarada yurub oo uu tilmamay sida hagarl’aanta ah ee ay marwalba uga qayb qaataan in […]

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in ay Madaxweynaha u tegayaan, isla markaana weydiinayaan waqtiga uu qaban doono khudbad-sannadeedka uu Madaxweynuhu sannadkiiba mar ka hor jeediyo labada aqal ee Wakiillada iyo Guurtida oo fadhi wada jir ah yeesha

Guddoomiye-ku-xigeenka 1aad Md. Baashe Maxamed Faarax, ayaa sheegay in ay Madaxweynaha u tegayaan, isla markaana weydiinayaan waqtiga uu qaban doono khudbad-sannadeedka uu Madaxweynuhu sannadkiiba mar ka hor jeediyo labada aqal ee Wakiillada iyo Guurtida oo fadhi wada jir ah yeesha.. Md. Baashe waxa uu sheegay in shirweynaha KULMIYE si dimuqraadi ah u qabsoomay, isla markaana […]

“Shirweynaha Kulmiye Waxa ku baxay lacag ka baddan $800,000, Xukumada Siilaanyo waxaan leeyahay Waxaad Burburinaysaan Waa Hantidii Ummada.”warsaxaafadeed jamaal cali xauseen

“Shirweynaha Kulmiye Waxa ku baxay lacag ka baddan $800,000, Xukumada Siilaanyo waxaan leeyahay Waxaad Burburinaysaan Waa Hantidii Ummada.”warsaxaafadeed jamaal cali xauseen

“Shirweynaha Kulmiye Waxa ku baxay lacag ka baddan $800,000, Xukumada Siilaanyo waxaan leeyahay Waxaad Burburinaysaan Waa Hantidii Ummada.” “Is ma laha naf hurista ummadeena Somaliland, kibirka, iyo ku takri falidda xoolaha ummadda ee xisbiga Kulmiye. Kulmiye wuxuu u haystaa in indho sarcaad ummadda lagu haysto”Jaamal Cali Xusseen.) ) – Dalku Wuu biyo laayahay, lacagtaasi waxay […]

-Maxkamadda Gobolka Marodijeex Hargeysa,ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka iyo go,aanka ay ka gaadhay eedaysanayaadha dilkii loo geystay Allaah ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo 24 bishii labaad lagu dilay guri yaalla magaalada Hargeysa oo meydkeeda laga laga soo saaray god.

-Maxkamadda Gobolka Marodijeex Hargeysa,ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo Xukunka iyo go,aanka ay ka gaadhay eedaysanayaadha dilkii loo geystay Allaah ha u naxariistee Marxuumad Ruqiya Siciid Ayaanle oo 24 bishii labaad lagu dilay guri yaalla magaalada Hargeysa oo meydkeeda laga laga soo saaray god. Xoghayaha guud ee Golaha Wakiiladda Somaliland Cibdirisaaq Siciid Ayaanle oo ay […]

Milicsiga Tafaasiisha Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirweynihii 3-aad Ee KULMIYE

Milicsiga Tafaasiisha Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Ee Shirweynihii 3-aad Ee KULMIYE

28-kii Bishan Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxa uu khudbad dheer oo macno badan oo siyaasi ah xambaarsan ka hor-jeediyay 1162 ergay oo ka soo xaadiray shirweynaha saddexaad ee xisbiga tallada dalka haya ee KULMIYE oo uu ahaa aasaasihii iyo Guddoomiyihii u horeeyay ee toban sanadood iyo dheeraad hoggaaminayay xisbigaasi illaa dabo-yaaqadii Bishii […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com