Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 734)

Hogaamiyayaasha Mucaaradku ha Kordhiyaan Aqoontooda Diplomaasiyadeed.

Hogaamiyayaasha Mucaaradku ha Kordhiyaan Aqoontooda Diplomaasiyadeed. Ugu horayn Waxa tixgelin iyo qadarin leh Masuuliyiinta Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland ka socday ee Heshiiska Dhaxal galka ah ka soo hooyay Wada Hadalkii Wajigii Shanaad ee ku qabsoomay Dalka Turkiga, iyada oo ay Dadaal Qiimo iyo Qaayaba leh ay u galeen Sidii ay Cadawga uga dhicin lahaayeen Shacabkooda oo […]

Air Arabia wishes to make it clear that it has not gone into any partnership with authorities in Somaliland. Air Arabia spokesperson said

English News Articles Audio Links Links news flash: Maxamed Muuse Diiriye waa Masuul hanan kara xilka loo magacaabay haddii lagula shaqeeyo Air Arabia wishes to make it clear that it has not gone into any partnership with authorities in Somaliland. Air Arabia spokesperson said Somaliland to attract investors with ‘Dubai model’ Dubai: Somaliland, an autonomous […]

Maayarka Caasimadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Solteco), iyo Maayar ku xigeenka Caasimadda Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cabdicasiis Caga-weyne), ayaa si wada jir ah u beeniyey isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay u dhexeeyo labadooda

Maayarka Caasimadda Somaliland Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Solteco), iyo Maayar ku xigeenka Caasimadda Cabdicasiis Maxamed Xaashi (Cabdicasiis Caga-weyne), ayaa si wada jir ah u beeniyey isla markaana waxba kama jiraan ku tilmaamay u dhexeeyo labadooda. Maayarka Magaalada Hargeysa Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid (Cabdiraxmaan Solteco), ayaa isagu ugu horeyn waxa uu sheegay inay sharciga la tiigsan doonan […]

Golaha wakiiladdaFadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ansixiyey xubin cusub oo ku soo biirtay golaha iyo labo xubnood oo ka mid noqon doonna gudiyada cadaalada iyo xuquuqul insaanka Qaranka.

Golaha wakiiladdaFadhigii maanta ee Golaha wakiilada Somaliland oo uu shir gudoominayey gudoomiyaha golahaasi Md Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa ansixiyey xubin cusub oo ku soo biirtay golaha iyo labo xubnood oo ka mid noqon doonna gudiyada cadaalada iyo xuquuqul insaanka Qaranka. Gudoomiyaha golaha wakiilada Md C/raxmaan Maxamed C/laahi ayaa mudanayaasha ka hor akhriyey warqad ay […]

Golaha Guurtida ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi Md. Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Sheekh Madar ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay warbixin ka dhagaysteen Guddi hoosaadka Siyaasadda arrimaha dibadda iyo iskaashiga xidhiidhka Caalamiga

Golaha Guurtida ee jamhuuriyadda Somaliland ayaa fadhigoodii maanta oo uu shir gudoominaayey Gudoomiye ku xigeenka labaad ee Golahaasi Md. Cabdiraxmaan Sheekh Yuusuf Sheekh Madar ayaa mudanayaasha Golahaasi waxay warbixin ka dhagaysteen Guddi hoosaadka Siyaasadda arrimaha dibadda iyo iskaashiga xidhiidhka Caalamiga ah. Gudoomiyaha guddi hoosaadka siyaasadda arrimaha dibadda iyo iskaashiga xidhiidhka caalamiaga ah Md. Sahal Iidle […]

Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxwaynaha Somaliland, ayaa soo saaray Digreeto uu Hay’adaha kala ah, Telefishanka Qaranka (SLNTV), Xafiiska Xidhiidhka WFP, Guddida Xasuuqa Qaranka iyo Hay’adda Qurba jooga ku hoos geynayo wasaraaddaha ay hawlahoodu khuseeyaan

Axmed maxamed Maxamuud (Siilaanyo), Madaxwaynaha Somaliland, ayaa soo saaray Digreeto uu Hay’adaha kala ah, Telefishanka Qaranka (SLNTV), Xafiiska Xidhiidhka WFP, Guddida Xasuuqa Qaranka iyo Hay’adda Qurba jooga ku hoos geynayo wasaraaddaha ay hawlahoodu khuseeyaan. Madaxweyne Siilanayo waxa uu Telefishanka Qaranka hoos geeyey wasaaradda Warfaafinta,taasi oo burinaysa digreeto uu Tv-ga ku madaxbanaanaysiiyey,Hay’ada xidhiidhka WFP waxa uu […]

Muuse Biixi Cabdi Ayaa markii u horaysay ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha muranada iyo khilaafyada ka dhex aloosnaa xisbiga dhawarkii bilood ee u dambeeyay,dib u dhigista shirwaynaha xisbiga iyo waliba doorkiisa murashaxnimo ee xisbiga,Muuse Biixi oo maanta shirjaraa`id ku qabtay Xarunta xisbiga ee magalada Hargeysa ayaa waxa uu ka hadlay war warka ay qabaan xisbiyada mucaaridka ee ah in ay doorashadu dib u dhacdo waxanuu yidhi”Saaxiibadayda Mucaaridka Ah Waxaan Leeyahay Waan Idin Kala Siman Nahay In Ay Doorashadeedii Dhacdo Waqtigeedii Anaga Xagyaga Waa Ka Diyaar Xaga Xukumadana Waan Ka Sugaynaa In Ay Wixii Ka Dhiman Ay Diyaariso Isla Markaana Aan Xagooda La Soo Eegin Si Aan Loo Odhan Wayjiitamayaan “ ayuu yidhi Muuse Biixi.

Gudoomaya Xsibiga Muxaafidka Ah Ee Kulmiye Muuse Biixi Cabdi Ayaa markii u horaysay ka hadlay arrimo badan oo la xidhiidha muranada iyo khilaafyada ka dhex aloosnaa xisbiga dhawarkii bilood ee u dambeeyay,dib u dhigista shirwaynaha xisbiga iyo waliba doorkiisa murashaxnimo ee xisbiga,Muuse Biixi oo maanta shirjaraa`id ku qabtay Xarunta xisbiga ee magalada Hargeysa ayaa waxa […]

Maxkamada Gobolka Hargaysa Waxaa Saaka Si Rasmiya UBilaabmey Dhagaysiga Dacwada Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar

Maxkamada Gobolka Hargaysa Waxaa Saaka Si Rasmiya UBilaabmey Dhagaysiga Dacwada Badhasaab Ku Xigeenkii Hore Ee Gobolka Togdheer Guuleed Daahir Samatar Abaaro 8:00 subaxnimo Ayaa Waxaa Guuleed La Geeyey Maxkamadda Intii Aanay Dhagaysiga Maxkamadu Bilaabana Waxay Garsoorayaashii Kiiska Qaadayey Dalbadeen In Loo Soo Gudbiyo Waraaqaha Dembiga Lagu Haysto Waxaana La Sheegay In Qaybta Baadhista Dembiyadda Ee […]

Guddi Hoosaadka Arrimaha Bulshada Iyo Diinta Ee Wakiilada Oo Ka Warbxiyey Xeerka HIV/AIDs-ka

Fadhigii maanta ee golaha wakiilada oo uu shirgudoominaayey gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee golaha wakiilada Dr. Cali Yuusuf Axmed ayaa waxa xildhibaanadu warbixin ka dhageystay gudidda arrimaha bulshada iyo diinta. Guddidan ayaa waxay xildhibaanada warbixin ka siiyeen xeerka asaaska komishanka HIV/AIDska ee qaranka. Gudoomiyaha guddida arrimaha bulshada iyo diinta ee golaha wakiilada mudane Xasan Cawaale Caynaan […]

dagaal sababay dhimashada illaa afar qof ayaa saaka ka qarxay deegaanka Doco ee tuulada Gawsaweyne kaasoo ka dhashay ni xalay lagu dillay deegaanka Oog gaar ahaan beesha (Sacad Yoonis) , kaasoo ay dishay beesha Yagoori (Jaamac Siyaad).

dagaal sababay dhimashada illaa afar qof ayaa saaka ka qarxay deegaanka Doco ee tuulada Gawsaweyne kaasoo ka dhashay ni xalay lagu dillay deegaanka Oog gaar ahaan beesha (Sacad Yoonis) , kaasoo ay dishay beesha Yagoori (Jaamac Siyaad). Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in dagaalku si xawli ah u socdo isla markaana ay labada beeloodba wadaan […]

)Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo socdaal ugu kicitimay dalka Itoobiya ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay markii ay ka degeen daroonka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya.

(msl)Weftigii uu hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo socdaal ugu kicitimay dalka Itoobiya ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay markii ay ka degeen daroonka diyaaradaha magaalada Addis ababa ee caasimada dalka Itoobiya. Madaxweyne Siilaanyo iyo weftiga uu hogaaminayo ayaa la sheegay inay garoonka diyaaradaha Addis ababa ku soo dhaweeyeen masuul […]

Gudomiye Xamarje Oo Iscasilay.

Gudomiye Xamarje Oo Iscasilay.

Warar aan wali soo shaac bixin ayaa sheegaya in uu warqad is casilaad ah u gudbiyey Gudomiyaha Gobolka Togdheer Axmed Cumar X C/laahi (Xamarji),in kasta oo aanuu warkaasi la xaqiijin.waxa ay wararku intaasi ku darayaan in uu Gudomiye Xamarje saaka madaxtooyada u soo diray warqadiisa iscasilaada in kasta oo uu madaxwayne safar shaqo saaka madaxtooyada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com