Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 741)

Ciidamada RRU-da Oo La Wareegay Xarunta Wargeyska Madaxa banana Ee Hubaal Xabsigana Dhigay Laba Ka Mid Ah Hawl-wadeenada Wargeyskaasi.

Ciidamada RRU-da Oo La Wareegay Xarunta Wargeyska Madaxa banana Ee Hubaal Xabsigana Dhigay Laba Ka Mid Ah Hawl-wadeenada Wargeyskaasi.

Hargeysa(MSL)Ciidamada gaar ah ee RRU-da ayaa guud ahaanba la wareegay xarunta wargeysaka madaxa banaan ee Hubaal,sida ay noo xaqiijiyeen qaar ka mid ah wariyeyaasha ka hawl gala wargeyskaasi,waxa uu sheegay xarunta oo ku taalla badhtamaha magalada Hargeysa gaar ahaan xaafadda Goljano,ciidamada ayaa l sheegay  in ay isku xeereen xarunta wargeysaka isla markaana hakad galiyeen dhaqdhaqaaqa […]

Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan Iyo Taliye Kuxigeenka Ciidaanka Booliska Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Foole) ayaa si wada-jira u beeniyey war uu daabacay Wargeyska Hubaal

– Taliyaha Ciidaanka Booliska Somaliland Sareeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iimaan Iyo Taliye Kuxigeenka Ciidaanka Booliska Cabdiraxmaan Liibaan Axmed (Foole) ayaa si wada-jira u beeniyey war uu daabacay Wargeyska Hubaal,kaas oo sheegayey inuu khilaaf soo kala dhexgalay hogaanka bileyska,isla markaana waxay si isku mida ugu eedeeyeen Wargeyska HUBAAL inuu caadeystay baahinta warar khatar ku ah nabadgelyadda […]

Qormo Khamiisle ah, Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale, Qaybta 1-aad. “Waar hooy dadkaygow, Laba daan dhexdoodiyo, Dalqo bahal qof galayoo,Dirqi iyo tu, fool adag, Dibaddawgu soo baxay, Halkii shalayto lagu dilay,Ma dareemi waayee, Durba miyaa illowdeen, Duunyadeenni dhacantiyo, In u deynki maqan yahay? Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii,

Qormo Khamiisle ah, Qalinkii Boobe Yuusuf Ducaale, Qaybta 1-aad. “Waar hooy dadkaygow, Laba daan dhexdoodiyo, Dalqo bahal qof galayoo,Dirqi iyo tu, fool adag, Dibaddawgu soo baxay, Halkii shalayto lagu dilay,Ma dareemi waayee, Durba miyaa illowdeen, Duunyadeenni dhacantiyo, In u deynki maqan yahay? Maansadii Dir-sooc ee Ibraahin-gadhle, 6/4/1990kii, Jiidihii hore ee halgankii hubeysnaa, 12/12/2013ka, Hargeysa Haa”Miyaan […]

AGaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Oo Maanta Kormeer Indho Indhay Ah Ku Tagey Degmada TogwajaaleDAAWO SAWIRO BADAN.

Wajaale(msl)Agaasimaha Guud Ee Wasaarada Ganacsiga Iyo Maalgashiga Somaliland Maxamed Sh.Osman Xasan Oo Ay Weheliyaan Isuduwayaash Gobolada Maroodijeex Iyo Gabiley, Madx Shaqaalaha Ee Wasaarada Ganacsiga Guuleed Ismaciil Cali Iyo Xildhibaan Mahadi Maxamed Xashi Ayaa Maanta Kormeer Indho Indhay Ah Ku Tagey Degmada Togwajaale Kuna Laqatey Gudida Ganacsatda Degmada Ogwajale, Kana Xogwareystey Baahiyaha Haysta Ganacsatada Ee Warkhixaadirkan […]

Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhowayd ku dhaqaayay Raysal Wasaaraha cusub ee bedelaya Cabdi Faarax Shirdoon

Muqdisho(maantasomaliland) Madaxweynaha Somalia Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhowayd ku dhaqaayay Raysal Wasaaraha cusub ee bedelaya Cabdi Faarax Shirdoon oo maalmihii lasoo dhaafay Baarlamaanku kalsoonidii kala noqday. Kadib markii ay isku dhaceen Madaxweyne xasan Sheekh. Raysal wasaraha cusub oo lagu magcaabo Cabdiweli Sheekh Axmed Sheekh Maxamed oo dadiisa lagu sheegay 60 Jir, isla markaana haysta […]

Ganacsade caan ah oo magaciisa la yiraahdo Fu’ad Ahmed Ali ayaa xalay lagu dilay magaalada Minneapolis. Alle ha u naxariistee Fu’ad waxaa lagu xabadeeyay meel wax yar u jirta suuqa weyn ee ay Soomaalida ka ganacsadaan ee Karmel.

Ganacsade caan ah oo magaciisa la yiraahdo Fu’ad Ahmed Ali ayaa xalay lagu dilay magaalada Minneapolis. Alle ha u naxariistee Fu’ad waxaa lagu xabadeeyay meel wax yar u jirta suuqa weyn ee ay Soomaalida ka ganacsadaan ee Karmel. Fu’ad wuxuu maanta u dhintay dhaawacii soo gaadhay xalay markii dad aan haybtooda la aqooni xabadeeyeen. Marxuunku […]

Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.12.2013 soo gebogabaysay dacwad dhul oo ka socotay maxkamadaha gobolka Maroodi Jeex muddo ku siman 11 sannadood.

  Maxkamadda sare ee Somaliland ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 12.12.2013 soo gebogabaysay dacwad dhul oo ka socotay maxkamadaha gobolka Maroodi Jeex muddo ku siman 11 sannadood. Dacwaddan oo ku saabsanayd dhul dhaxal-tooyo ah oo ay leeyihiin Ilma Xirsi Geelle oo ku yaala Degmada Ibraahim Koodbuur, kaas oo si sharci darro ah ay u […]

Guddoomiyihii Hore ee SOLJA Oo Ka Hadlay Asbaabaha furaha u ah xadhiga Suxufiyiinta

Guddoomiyihii Hore ee SOLJA Oo Ka Hadlay Asbaabaha furaha u ah xadhiga Suxufiyiinta   HARGEYSA (MAANTASomaliland.com)-Gudoomiyihii hore ee ururka suxufiyiinta Somaliland ee ” SOLJA” Mustafe Cabdi Ciise”Shiine”, ayaa markii ugu horeysay maalmahan bilaabay inuu ka hadlo xadhiga Saxafiyiinta Somaliland ee ay maalmahan xukuumaddu ku hayso. Sidoo kale waxa Mustafe Shiine uu intaa ku daray un […]

Dallada Nafis oo ku dhawaaqday in la gaadhay Wakhtigii Dabargoynta Gudniinka Hablaha.DAAWO MUUQAALADA KULANKOODA

  Hargeysa(MSL) Dallada ay ku midooben ururada Ka shaqeeya Gudniinka Hablaha ee Nafis ayaa Maanta Kulan hal Maalin ah socday u qabtay Suxufiyiinta ka hawlgala Warbaahinta kale duwan ee Somaliland. Kulankaasi oo ka dhacay Hotel Guleed ee Magaalada Hargeysa, ayaa waxa laga hadlayey sidii warbaahintu uga qaadan lahayd kalinteeda Wacyigalineed ee ku saabsan Ololaha  lagu […]

GOOSHII WARANCADDE OO FAKATAY AYEYNU OGAYN DHIBTEEDEE,MAXAAD U MALAYN MADAXTOOYO CADHOOTAYNA?ALLAHAYOOW SHARKEEDA BY MUSTAFA SH‏.

GOOSHII WARANCADDE OO FAKATAY AYEYNU OGAYN DHIBTEEDEE,MAXAAD U MALAYN MADAXTOOYO CADHOOTAYNA?ALLAHAYOOW SHARKEEDA BY MUSTAFA SH‏.   WUXU YIDHI”DEGMADAYADA DUGSI KALIYABAA JIRA DIRIC KELIYA BAA DHIGA DERSI BAANU DHIGANAA………. ISAGOO GALGALADKII LA HADLAAYA GABADHII WUXU YIDHI GUDDONSHUHU,MA RASUUL ALLAAD TAHAY, MA RABBAA KU SOO DIRAY? HALKA REENKA TUHUNKIYO KA BAXAAYO RAAMSIGU MA RUGTAYDAN KALIYAA ugu horayn […]

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in aanu waxb a ka dhegaysanaynin dadka dhaliila siyaasadda dibadda Somaliland iyo qaabka ay u shaqayso.waxaanu wasiirku digniin adag u diray shaqsiyaadkaasi oo uu sheegay in ay yihiin kuwo danno gaar ah leh isla markaana ka soo hor jeeda in ay umaadu horumarto.

Wasiirka Arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis ayaa sheegay in aanu waxb a ka dhegaysanaynin dadka dhaliila siyaasadda dibadda Somaliland iyo qaabka ay u shaqayso.waxaanu wasiirku digniin adag u diray shaqsiyaadkaasi oo uu sheegay in ay yihiin kuwo danno gaar ah leh isla markaana ka soo hor jeeda in […]

Kulankii Wasiirka Arimaha Dibada iyo Sheikkh Khalid Bin Zayed Al Nahyan oo ka mid ah caalilada xukunta Imaaraad ahna nin danaynaya inuu maal-gashi faro badan wadanka gashado + sawiro.iyo warar isasoo taraya oo ku saabsan dekada

  Kulankii Wasiirka Arimaha Dibada iyo Sheikkh Khalid Bin Zayed Al Nahyan oo ka mid ah caalilada xukunta Imaaraad ahna nin danaynaya inuu maal-gashi faro badan wadanka gashado.       Waxaa uu kaloo Wasiirku bixiyey waraysi dheer oo uu kaga hadlaayo socdaalkiisii laga soo bilaabo Yugaandha, Ingriiska iyo kan imaaraadka oo u ku joogo.  Taas oo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com