Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 742)

Golaha Deegaanka Hargaysa oo Ruqsadii Shaqo kala noqday Labadii Shirkadood ee Qashin Ururinta Caasimada

Golaha Deegaanka Hargaysa oo Ruqsadii Shaqo kala noqday Labadii Shirkadood ee Qashin Ururinta Caasimada Fadhi aan caadi ahayn oo maanta golaha deegaanka caasimada hargaysi ku yeeshay xarunta dawlada hoose ee hargaysa ayaa  waxa warbixin dheer halkaasi ka soo jeediyay agaasimaha waaxda arimasha bulshada dawlada hoose  oo ku dheeraaday sida shirkadaha qashinka u xil saaran qaarkood […]

Dalku Badbaado Ayuu U baahan Yahay: Warqad Furan oo ku socota madaxwaynaha

Dalku Badbaado Ayuu U baahan Yahay: Warqad Furan oo ku socota madaxwaynaha

Madaxwaynaha Jamuuriyadda Somaliland Wasiirka Arimaha Gudaha Wasiirka Arimaha Dibadda Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Wasiirka Waxbarashada Wasiirka Cadaaladda Wasiirka Beeraha Somaliland waxa ay si buuxda xoriyadeeda uga qaadatay Mustacmaradii gumeysiga Ingiriiska 26 june 1960kii.  Intaas kaddib jamhuuriyaddii Somaliland Waxa ay la midoowday Konfurta Somalia oo waqtigas uu gumaysan jiray Taliyaanigu markii ay somalialnd la midoowday Somalia Shuruud […]

waraysi wasiirka arimaha dibada

http://www.youtube.com/watch?v=6KUQW5tLg1c&feature=youtu.be

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark.

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Xafiiskiisa Ku Qaabiley Wafti Ka Socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda Ee Dalka Denmark Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro) ayaa galabta xafiiskiisa  ku qaabilay wafdi ka socda Wasaaradda Arrimaha Dibedda ee dalka Denmark. Wafdigan oo uu hogaaminayey Md  Henrik Jespersen, Senior Technical Adviser oo ka socda Wasaaradda Arrimaha […]

Marki ugu Horaysay ayaa somaliland waxa ka bilaabmaya Diiwaangalinta Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Ogaanshaha Aqoontooda, Waxa hadaba saaka lagu daahfuray Gobolka saaxil magaalo madaxdiisa Berbera Mashruucan Diiwaangalinta Dhakhaatiirta iyo DAAWO SAWIRADA

  Berbera(MAANTASOMLILAND)Marki ugu Horaysay ayaa somaliland waxa ka bilaabmaya Diiwaangalinta  Xirfadlayaasha Caafimaadka iyo Ogaanshaha Aqoontooda,  Waxa hadaba saaka lagu daahfuray Gobolka saaxil magaalo madaxdiisa Berbera Mashruucan  Diiwaangalinta Dhakhaatiirta iyo Mihnadahooda, Daahfurka Gididan Qaranka u qaabilsan Diiwangalinta xirfadlayaasha Caafimaadka iyo aqoontooda ayaa ugu horayn waxa ka ahadlay Gudoomiyaha gudidan luul Jirde  o tilmaantay in ujeeada loo aas aasay gudidan ay […]

Dawladda Hoose ee Hargeysa oo adeegsanaysa Iska-ragooyin waaweyn ayaa saaka ku soo kalahday Banjarlayaasha laga naqaseeyo taayirada baabuurta ee teedsan jidka dheer ee wadnaha Hargeysa, waxaanay ka ururisay dhamaan Taayiradii yaalay si aan loogu adeegsan Mudaharaadka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ku baaqay saaka.

-Dawladda Hoose ee Hargeysa oo adeegsanaysa Iska-ragooyin waaweyn ayaa saaka ku soo kalahday Banjarlayaasha laga naqaseeyo taayirada baabuurta ee  teedsan jidka dheer ee wadnaha Hargeysa, waxaanay ka ururisay dhamaan Taayiradii yaalay si aan loogu adeegsan Mudaharaadka Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID ku baaqay saaka. Isku-rogooyinkan ayaa Ururiyey dhamaan Taayiradii Banjarlayaashaas yaalay oo qaarkood DUUG ahaayeen, […]

•Majalada caalamiga ah ee New African Magazine oo ah majalad caan ka ah qaaraddan Afrika, ayaa maro Edna Aden Ismaaciil ku dartay 100-ka qof ee ugu saamaynta badnaa qaaradda Afrika sannadkan 2013 ee sii galbanaya.

Majalada caalamiga ah ee New African Magazine oo ah majalad caan ka ah qaaraddan Afrika, ayaa maro Edna Aden Ismaaciil ku dartay 100-ka qof ee ugu saamaynta badnaa qaaradda Afrika sannadkan 2013 ee sii galbanaya.Majaladan oo sannad kasta qiimayn ku samaysa dadka ugu mudan qaaradda Afrika ee horumar ku soo kordhiyay, ayaa sheegtay inay Edna […]

Waxa dhamaan bulshada Somaliland beryahan dhagahooda ka badatay arinta ka taagan wasaarada warfaafinta somaliland oo gaadhay heer ay shaqaalihii adkaysan kari waayaan dulaynta nafsi ee lagu hayo balse laysku dayay in laga leexiyo dariiqa dhabta ah ee ay lahayd arintu.

Waxa dhamaan bulshada Somaliland beryahan dhagahooda ka badatay arinta ka taagan wasaarada warfaafinta somaliland oo gaadhay heer ay shaqaalihii adkaysan kari waayaan dulaynta nafsi ee lagu hayo balse laysku dayay in laga leexiyo dariiqa dhabta ah ee ay lahayd arintu. Marka hore waxan aad u taageerayaa isku duubnida ay sameeyeen shaqaalaha wasaarada warfaafintu, mana aha […]

Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa dil ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir, kaas oo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen

Hargeysa(mSomaliland.) Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa dil ku xukuntay Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir, kaas oo hore u dilay nin ay saaxiibo ahaayeen. Xildhibaan Mustafe Cismaan Daahir waxa saaka la hor keenay Maxkamadda Gobolka Hargeysa taasoo soo gabagabaysay dhagaysiga Dacwadiisa oo in muddo ah socotay, waxaanay maanta ku dhawaaqday xukun Dil ah, kaasoo ay u cuskatay Xeerka […]

Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Maanta soo Bandhigay Cabasho ay ka muujiyeen Tacdiyada Xukumada Somaliland ku hayso Saxaafadda Madaxbaan.DAAWO SAWIRADA

(MAANTASOMALILAND)Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA ayaa Maanta soo Bandhigay Cabasho ay ka muujiyeen Tacdiyada Xukumada Somaliland ku hayso Saxaafadda Madaxbaan. waxayna Suxufiyiintaasi sheegen in maanta oo ay ku began tahay Maalinta Xuquuqal insaanka Adduunka ay iyaguna soo bandhigeen Tacadiyada ay Xukumada Madaxweyne Siillaanyo ay ku hayso, iyaga oo sheegay in Muddo todobaad Gudihii ay Xukumadu […]

Af-hayeenka wasaaradda Duulista Hawada ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku beeninayo war wargeyska Haatuf ka qoray gaadiid dawladda Ingiriisku ku bcaawisay wasaaradda.

Af-hayeenka wasaaradda Duulista Hawada ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku beeninayo war wargeyska Haatuf ka qoray gaadiid dawladda Ingiriisku ku bcaawisay wasaaradda. War saxaafadeed: Beenin war saaka ku soo baxay Wargeysa Haatuf.   “ Wasaarada duulista hawadda iyo gaadiidka cirka Somaliland waxay si adag u beeninaysaa war saaka ku soo baxay wargeysa Haatuf cadadkiisii 3469, […]

Wasiirka wasaarada dhlinyarada iyo ciyaraha iyo dhaqanka somaliland mudane cali siciid raygal oo maanta xafiiskiisa kula hadlay bahda warbaahinta ayaa sheegay in ay ka wasaarad ahaan dhalinyarada ka wacyi galin doonaan mudaharadada iyo waxyaabaha aadka u foosha xun ee ay xubno reer Somaliland ahi ku dhawaqeen

Wasiirka wasaarada dhlinyarada iyo ciyaraha iyo dhaqanka somaliland mudane cali siciid raygal oo maanta xafiiskiisa kula hadlay bahda warbaahinta ayaa sheegay in ay ka wasaarad ahaan dhalinyarada ka wacyi galin doonaan mudaharadada iyo waxyaabaha aadka u foosha xun ee ay xubno reer Somaliland ahi ku dhawaqeen isaga oo sheegay in ay aad uga fiirsadaan dhalinyarada […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com