Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 772)

FA-ga oo loogu baaqay in garsooraha 4 aad uu isticmaalo Tv

FA-ga oo loogu baaqay in garsooraha 4 aad uu isticmaalo Tv

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Crystal Palace Ian Holloway ayaa ugu baaqay xiriirka wadanka Ingriiska ee FA-ga in ay garsooraha afaraad ufasaxaan in uu daawado TV si uu u arko qaladka dhacay markii lagu soo celiyo. Kadib markii mid ka mid ah xidigaha kooxda Crystal Palace bananka looga saaray kulankii Man United iyo Crystal Palace ee asbuuci hore […]

Daafaca Javier Zanetti oo ku dhow in uu dib ugu soo laabto garoomada

Daafaca Javier Zanetti oo ku dhow in uu dib ugu soo laabto garoomada

(maantasomaliland):-Kabtanka kooxda Inter Milan,Javier Zanetti ayaa tilaabo usoo qaaday in uu ku soo laabto garoomada kadib markii uu ka soo kabsaday dhawac uu mudo qabay. 40 jirkaan ayaa kooxdiisa ka maqnaa tan iyo bishii April markii uu ku dhawacmay ciyaar ay kaga hor jeedeen kooxda Palermo. Kabtan Javier Zanetti ayaa hada bilaabay in uu ordo […]

“Dad Waraaqo Hanjabaad ah u Qoray Genel Energy Way Jiraan, Shirkadduna Way Na Tustay”

“Dad Waraaqo Hanjabaad ah u Qoray Genel Energy Way Jiraan, Shirkadduna Way Na Tustay”

(maantasomaliland):-Xukuumadda Somaliland ayaa sheegtay in shirkadda Genel Energy ay u soo bandhigtay cadaymo muujinaya in dad reer Somaliland ahi ay u gudbiyeen qoraalo isugu jira hanjabaado iyo kuwo ka dayrinaya ammaanka dalka oo shirkadu tustay Wasiirro dukumantiyo saxeexyo leh oo lagu handidayay. Sidaasina waxaa sheegay Wasiirka Arrimaha dibadda iyo is-kaashiga caalamiga ah Maxamed Biixi Yoonis […]

Agaasimaha guud ee Wasaarada caafimaadka Somaliland, Dr Cismaan Xuseen Warsame, ayaa sheegay in wasaaradda Caafimaadku ay taageero dhaqaale iyo farsamo u heshay 10 xarumood oo ka mid ah xarumaha gobollada dalka ku kala yaal.

(maantasomaliland):-Agaasimaha guud ee Wasaarada caafimaadka Somaliland, Dr Cismaan Xuseen Warsame, ayaa sheegay in wasaaradda Caafimaadku ay taageero dhaqaale iyo farsamo u heshay 10 xarumood oo ka mid ah xarumaha gobollada dalka ku kala yaal. Dr Cismaan Xuseen Warsame waxa uu sidaasi ka sheegay safar shaqo oo uu khamiistii ku soo maray xanaanooyinka degmada Salaxley iyo […]

Xusuusta Kulanka Galabta Ee Liverpool v Southampton

Xusuusta Kulanka Galabta Ee Liverpool v Southampton

(maantasomaliland):-Kooxda Liverpool ayaa udagaalameysa in ay ku sii sugnaato dabaqada sare ee Premier League iyagoo galabta marti qaadi doona kooxda Southampton. Garoonka: Anfield Garsooraha: Swarbrick Saacada bariga Afrika: 5:00 Daniel Agger ayaa la rajaynaya in uu dib ugu soo laabto garoomada kaas oo seegay kulankii bar bar dhaca ku dhamaaday ee Swansea. Philippe Coutinho ayaa dhaawac uga maqnaan […]

Ciyaaryahanka Pato oo qarka ufuulay in uu ku biiro Tottenham

Ciyaaryahanka Pato oo qarka ufuulay in uu ku biiro Tottenham

(maantasomaliland):-Laacibkii hore naadiga Ac Milan Alexsendaro Pato ayaa sheegay in sanadkaan horaantiisii ugu sigtay inuu ku biiro naadiga Tottenham. Tottenham ayaa dooneysay ka hor inta aysan soo iibsan laacibka reer Spain Roberto Saldado, inay soo qaataan gooldhaliyaha kooxda Corinthians ee Pato. Pato ayaa sheegay in nafsad ahaantiisa uu diiday inuu ku biiro Tottenham, isagoona taas […]

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Chelsea vs Fulham

Wax Walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Chelsea vs Fulham

(maantasomaliland):-Kooxda tababare Jose Mourinho oo dooneysa in ay ka soo kabsato dhibaatooyinkii asbuucii hore ayaa caawa marti qaadi doonta kooxda Fulham. Garoonka: Stamford Bridge Garsooraha: Andre Marriner Saacada bariga Afrika: 7:30 Ramires ayaa dib ugu soo laaban doona Chelsea kaas oo ganaax ku seegay kulankii Champions League ee Basel. Michael Essien oo aan qeyb ka […]

Macalinka Villas-Boas oo ay dhaawacyo hareeyeen

Macalinka Villas-Boas oo ay dhaawacyo hareeyeen

(maantasomaliland):-Macalinka kooxda Tottenham Andre Villas Boas oo shir jaraa’id uu qabtay ayaa waxa uu kaga hadlay guushii ay asbuucii hore ka gaareen naadiga Tromso, kulan daah fur u ahaa koobka Europa League Villas Boas ayaa sheegay in ciyaartii ay habeen hore ciyaareen ay aheyd mid aad u adag, iyadoona ay jiraan qaar ka tirsan ciyaaryahanada […]

Obama Oo Shaybaadh Siyaasadeed Ku Tijaabinaya Madaxweynaha Iran

Obama Oo Shaybaadh Siyaasadeed Ku Tijaabinaya Madaxweynaha Iran

(maantasomaliland):-Madaxweynaha dalka Maraykanka Barrack Obama, ayaa shaaciyey inuu shaybaadh siyaasadeed oo tijaabo ah ka qaadi doono madaxweynaha dhigiisa ah ee wadanka Iran Hassan Rouhani si uu u ogaado heerka uu gaadhsiisan yahay mabda?iisa ku waajahan inuu xidhiidh diblomaasiyadeed la sameeyo dalalka reer galbeedka, gaar ahaan Maraykanka.  Sida lagu baahiyey wakaallada wararka caalamiga ah ee Reuters, […]

Guurtida Xiligii Uu Hogaaminayey Sheekh Ibraahin Sh.Yuusuf Sh. Madar Waxa Uu Ku Shaqayn Jiray Dhaqan Iyo Sharci Dejin, Labadii Midna Ma Hayno” Guddoomyaha Gudida Nabadgelyada Guurtida Axmed Muuse Obsiiye

(maantasomaliland):- Guddoomiyaha Guddida Arrimaha Gudaha iyo Nabad-gelyada Guurtida Axmed Muuse Obsiiye ayaa sheegay inay jiraan 21 dhacdo oo isugu jira dilal iyo iskudhacyo beeleed oo dalka ka dhacay aan ilaa hadda wax xall ah laga gaadhin, isla markaana aanu jirin xidhiidh wadashaqayneed iyo isku xidhnaan ka dhaxaysa golahooda iyo xukuumadda, kaas oo intaa ku daray […]

Mujaahid Ibraahin Dhagaweyne Oo Ka Hadlay Xaaladaha Dalka Ka Taagan,Bixitaanka Shirkada Shiidaalkana Ku Tilmaamay Maamul Xumo Ka Jirta Dalka, Dhismaha Madaarka Shaqayntiisana Su,aalay Shacabka Caasimada.

  (maantasomaliland):-mujaahid Ibraahin Cabdilaahi Xuseen(Dhagaweyne) oo ka mid ah siyaasiyiinta ku midoobay madasha wada tashiga iyo toosinta qaranka Somaliland ayaa maanta ka hadlay qodobo la xidhiidha hawlaha haatan dalka ka taagan. Mujaahid Dhagaweyne oo maanta ka hadlayey shir jaraa,id oo xubnaha madasha wada tashiga iyo toosinta qaranku ku qabteen magaalada Hargeysa ayaa waxa uu ka […]

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Sallaxley Iyo Bali-gubadle

Madaxweynaha Somaliland Oo Si Weyn Loogu Soo Dhaweeyay Sallaxley Iyo Bali-gubadle

(maantasomaliland):-Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftigii uu Hoggaaminayay ayaa maanta duhurkii soo gaadhay Magaaladda Sallexley oo si balaadhan loogu soo dhaweeyay. Madaxweynaha Somaliland waxa uu degmadda Sallexley kulan kula yeeshay maamulka degmadaasi, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshadda oo ay iska xog-waraysteen xaaladda guud ee degmadda iyo horumarkeedaba. Madaxweyne Axmed Siilaanyo […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com