Home » Entries posted by Xuseen Xarbi (Page 773)

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Mashaariic laga fuliyay Ood-weyne, kuwo cusubna dhagax dhigay

Madaxweynaha Somaliland Oo Furay Mashaariic laga fuliyay Ood-weyne, kuwo cusubna dhagax dhigay

(maantasomaliland):-Madaxwaynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu hogaaminayo oo maalmihii u danbeeyay safar shaqo ku marayay qaar ka mid ah goboladda Barri ee dalka ayaa maanta furay mashaariic kala duwan oo laga hirgeliyay magaaladda Oodweyne ee xarunta gobolka Daad-madheedh. waxa kale oo uu dhagax dhigay mashaariic cusub ee deegaankaasi laga fulin doono. […]

Shirkii Hoodaalle Ee Degmadda Agababar Oo la Shaaciyay Inuu Furmayo Axadda Fooda Innagu soo haysa

Shirkii Hoodaalle Ee Degmadda Agababar Oo la Shaaciyay Inuu Furmayo Axadda Fooda Innagu soo haysa

(maantasomaliland):-Shirka Beelaha Waqooyiga iyo galbeedka Hargeysa ayaa la iclaamiyay inuu si rasmi ah uga furmi doono degmadda Agabar maalinta Axadda ee fooda inagu soo haysa. Sidaasi waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu maanta soo saaray Afhayeenka Shirguddoonka shirka Hoodaalle Mowliid Maxamed Muumin, waxaanu qoraalkaasi u dhignaa sidan:- “Shirguddoonka shirka HOODAALE ee beel-waynta Sacad Muuse ee degta […]

Wasiirka Shaqadda Oo Sheegay In Horumar Laga Sameeyay Nabadeynta Deegaanka Xariirad

Wasiirka Shaqadda Oo Sheegay In Horumar Laga Sameeyay Nabadeynta Deegaanka Xariirad

(maantasomaliland):-Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arrimha Bulshada Somaliland Maxamuud Barre Garaad, ayaa sheegay in horumar laga sameeyay waan-waantii laga dhex waday laba ardaa oo ood-wadaag ah oo dhawaan shaqaaqo ku dhex martay deegaanka Xariirad ee gobolka Salel oo xukuumadda iyo Guurtidu ay dedaalo nabad lagaga dhex islaaxinayo ka wadeen. Waxa magaaladda Xariirad galay maalintii afraad wada […]

Xukuumadda Somaliland Oo Hudheelada Hargeysa Dul Dhigtay Amaro Ay Kaga Mamnuucayso Siyaasiyiinta Shirarka Jaraa`id Ee Dhaliisha Loogu Soo Jeedinayo Lagu Qaban.

Xukuumadda Somaliland Oo Hudheelada Hargeysa Dul Dhigtay Amaro Ay Kaga Mamnuucayso Siyaasiyiinta Shirarka Jaraa`id Ee Dhaliisha Loogu Soo Jeedinayo Lagu Qaban.

Hargeysa(MSL)Xukuumadda Somaliland ee uu hogaamiyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa Hudheeladda wawayn ee  Magaaladda Hargeysa ku soo rogtay amaro culul culus , awaa miirtaasi  oo siyaasiyiinta shirarka jaraa`id ee xukuumadda dhaliilaha u soo jeedinaya anay ku qaban karin. Amarkan oo ay xukuumaddu qoraal ahaan  ugu soo gudbisay Hudheelada shirarka lagu qabto, ayaa waxa uu […]

Marwadda Koowaad Oo Kormeertay Xarun Cusub Oo Loo Binaynayo Agoomaha Burco

Marwadda Koowaad Oo Kormeertay Xarun Cusub Oo Loo Binaynayo Agoomaha Burco

burco(MSL)Marwadda Koowaad ee Jamhuuriyada Somaliland Marwo Aamina Sh.Maxamed Jirde “Aamina Weris” oo ku sugan Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco ayaa maanta kormeer ku soo samaysay goobta laga dhisayo Xarunta Daryeelka Caruurta Agoomaha ee Magaaladda Burco. Wakiilka hay’ada HEEDO Marwo Amaal Cali Maxamed ayaa Marwadda Madaxweynaha warbixin ka siisay marxaladihii ay soo martay Goobta loo dhisayo […]

10-Ka Difaac Uu Ugu Qaalisan Taariiqda Kubbada Cagta

10-Ka Difaac Uu Ugu Qaalisan Taariiqda Kubbada Cagta

(maantasomaliland):-Kadib codsi ka yimid aqristayasheena gaarka ah ayaan hada dib u eegeynaa 10-ka difaac ee ugu qaalisan taariiqda kubbada cagta . Daafaca kooxda Man United Rio Ferdinand oo la iibsatay 11 sano ka hor ayaa wali ku jira 10-ka difaac ee ugu qaalisan aduunka . Kubbad joojiyaha kooxda PSG iyo xulka Brazil Thiago Silva ayaa […]

Arsenal Iyo Liverpool Oo Ka Qeyb Galaya Loolanka Honda

Arsenal Iyo Liverpool Oo Ka Qeyb Galaya Loolanka Honda

(maantasomaliland):-Naadiyada ka dhisan horyaalka Ingiriiska ayaa lagu soo waramayaa inay ku dagaalamayaan saxiixa weeraryahanka kooxda CSKA Moscow ee Keisuke Honda. Kooxaha kala ah Everton, Liverpool iyo Arsenal, ayaa midba gooni u dooneysa xidiga reer Japan ee Honda, inkastoo wali aysan jirin kooxo qiimo soo bandhigtay Wargeyska Daily Express ayaa sheegay in kooxaha ka soo jeeda […]

Wax walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Manchester United vs Bayer Leverkusen

Wax walba Oo Aad Uga Baahan Tahay Kulanka Caawa Ee Manchester United vs Bayer Leverkusen

(maantasomaliland):-Tababaraha kooxda Manchester United David Moyes ayey caawa ubilaaban doonta nolol uusan horey u aaqoonin taas oo ah heerka Group-yada ee Champions League . Garoonka: Old Trafford Garsoore : Damir Skomina Saacada bariga Afrika: 9:45 United ay jawi dagan ku jirta kadib markii ay asbuucan 2-0 kaga adkaatay kooxda Crystal Palace Rafael iyo Phil Jones […]

Hordhaca Kulanka Caawa Ee Galatasaray vs Real Madrid

Hordhaca Kulanka Caawa Ee Galatasaray vs Real Madrid

(maantasomaliland):-Kooxda ugu guulaha badan Champions League ayaa caawa usafri doonta magaalada Istanbul kulan ka tirsan Group-ka B ee Champions League. Garoonka: Türk Telekom Arena Garsooraha: Mark Clattenburg Saacada bariga Afrika: 9:45 Selcuk Inan oo ku so dhaawacmay waajibka xulkiisa ayaa soo wanaagsanaday waxaana la aaminsan yahay in uu ka hor tagi karo Real Madrid . Galatasaray ayaa ciyaari […]

Xusuusta Kulanka Caawa Ee Bayern Munich vs CSKA Moscow

Xusuusta Kulanka Caawa Ee Bayern Munich vs CSKA Moscow

(maantasomaliland):-Kooxdda Bayer Munich ayaa caawa ku bilaabi doonta gurigeeda marxalada ay ku difaacaneyso Champions League marka ay marti qaadaan CSKA Moscow. Garoonka: Allianz Arena Garsooraha: Gianluca Rocchi Saacada bariga afrika: 9:45 Kooxda Bayer Munich ayey hareeyeen dhawacyo badan ka hor ciyaartooda koowaad ee Champions Leeague. Munich ma heli karto Holger Badstuber,Jan Kirchhoff,Pierre Hojbjerg,Javi Martinez,Mario Gotze, iyo Thiago Alcantara […]

Falqeynta Kulanka Caawa Ee Viktoria Plzeň vs Manchester City

Falqeynta Kulanka Caawa Ee Viktoria Plzeň vs Manchester City

(maantasomaliland):-Kooxda Manchester City ayaa bilaabi doonto ololihii sadexaad ee Champions League iyagoo caawa usafri doona kooxda Czech Republic ka dhisan ee Viktoria Plzen. Garoonka: Doosan Arena Garsooraha: Tagliavento Saacada bariga afrika: 9:45 Kabtanka kooxda Manchester City, Vincent Kompany ayaa dib ugu soo laabtay kooxda waxaana uu qeyb ka yahay safarka ay kooxdiisu ku aaday Czech. […]

Hordhaca Kulanka Caawa Ee FC Copenhagen vs Juventus

Hordhaca Kulanka Caawa Ee FC Copenhagen vs Juventus

(maantasomaliland):-Kooxda Juventus ayaa dib ubilaabi doonta olalaheeda Champions League iyagoo caawa wajihi doona FC Copenhagen ,xili sanadkii hore ay aamusnaan ku ciyaareen. Garoonka : Parken Garsooraha: Bebek Saacada bariga Afrka: 9:45 Xidigii hore ee kooxda Juventus Olof Mellberg ayaa ka hor imaan doona kooxdiisii hore ee Juventus. Kooxda difaacaneysa horyaalka Denmark ayaan heli doonin daafacooda […]

Warning: Undefined variable $additional_loop in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10 Warning: Attempt to read property "max_num_pages" on null in /customers/7/e/9/maantasomaliland.com/httpd.www/wp-content/themes/city-desk/archive-default.php on line 10
Advertise with us: Contact: harbi_31@hotmail.com